“DEG DEG MUUSE BIIXI OO XILKA KA XAYUUBINAAY BARKHAD BATUUN IYO MAXAMEED ABIIB.ISMAACIIL CUMAR GEELE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • “DEG DEG MUUSE BIIXI OO XILKA KA XAYUUBINAAY BARKHAD BATUUN IYO MAXAMEED ABIIB.ISMAACIIL CUMAR GEELE OO..

Комментарии • 16

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Месяц назад +4

    GOOD JOB M.WEYNE MUUSE BIIXI CABDI GUUUUUUULLLLLLLL SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Месяц назад

    Good job mw biixi ❤❤❤ guuuuuuuul side wad guulaystay somaalilaan inshaallaahu guuuuuuuul horaad uguulaysareen hanblyo cadawga iska qabta

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 Месяц назад +1

    Good Job 👏

  • @XuseenAwcabdi
    @XuseenAwcabdi Месяц назад

    Saxsax wllaahi waguul fardheeraadatay buunoqday

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Месяц назад +1

    Sidani waa gumaysi qabiil qabiil kale u dowladaynaya😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад +3

    War meesha ma sharci ayaa ka jira muuse iyo heego waxay jecel yihiin ayaa ka socda oo keliya dadka qaar denbiba laguma soo oogi karo. Hargaysa waa meel kooxi ku shaqaysato dadka inta kale way ku dulman yihiin

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад +2

    Muuse fircoon haduu ragaad isku sii eryey ninkastaa tol.ayuu leeyahay xinyahooda ayey diidan yihiin kooxda muuse fircoon ma rabo nin xinyo leh. Ina abiib dadkiisii iyo dalkiisii ayuu goosanayaa. Oo hugaaminayaa
    Barkhad batuun tolkii waxay ku khasban yihiin inaanay doorasho gelin. Tan kale hargaysa iskaga tagaan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад +1

    War waxaas soomaali oo dhan ayaa daawanaysa nimankan xininyahooda ayaa la diidan yahay

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Месяц назад

    Ciirataa. Dhanaa. Caada. Yaqaan. Waxaa. Ba. Allh. Maxaa. Massa. Hoosat. Laagu. Haadst. Yaab

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Месяц назад +1

    Qabiil been iyo cuqdad laga dhaaadhiciyey
    32 sano bay been isugu isugu sheekeynayaaa
    Dadkaaan waa cawaaan
    Wax somaliland Dhaho majirto
    Somalia somalibaaaa leh
    Idooorow guuura
    Dhulkaaan somalibaaa leh
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Месяц назад

    Waxasa. Baad. Hoosata. Ku. Haasataan. Heerkaaba. Magaadheen. Waar. Isaka. Ilaaliiy. Waxas

  • @Mawliidcasoowe
    @Mawliidcasoowe Месяц назад

    Waliba waa lawasayaa

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Месяц назад

    😂😂😂😢😢😢😮😮😮😅😅

  • @ismahanbarkad9173
    @ismahanbarkad9173 Месяц назад

    Moussa bixi xilka warejii wad fashilatay

  • @canabwarfa1966
    @canabwarfa1966 Месяц назад

    Dhigaalaw madoqonkan iafkiisaba waligii muraayad u eegin baad noo sheegaysa Abiib waa lama taabtaan ilkaha gasho Abiib waa madaxwaynaha mustaqbalka jaahilow