Alaaha c/fyo kulu nafsin daaiqatul moowt qof walba wy sugeysa ee qof walba nabarkiisa ha xajisto mar waa lagu soo dul is istagaya Alaah u daa Arimaha Geerida
We must remember the same date as:09/14/2021 at 12:19 p.m."The President of the Republic is on a private trip, as had long been planned in his agenda, and will return to Djibouti in the coming days,” Film IOGIST 😂😂😂😂
Allha caafiyo Madaxwayne Ismaaciil Cimar Gelle.
Aamiin.
Midkastoo Dalkeena, iyo Dadkeena Dowladnimo, iyo Nabad Udiidan Allaha Nadhaafiyo, amiiiin😊
Dhimohanoolaan.kii.waxnoodhimaayaw.dharag.oohaliicin.midka.fuliyaw
Allaha cafiyo insha allah
Mujrimkii soomaaliya dhibaateynayey dilaalkii irbadii soomaaliya ayaa laga siibayaa , inta dhibtey soomaaliya ,ilaahay uma unaxariisto, aamiin keligiis ma ahane inta kalana ha raacaan
Hadduu yahay nin wanaagsan
Ilaahey hacaafiye ,balse
hadduu mujrim yahay sida
Xasan munaafaq Allow
nadhaafi kaas oo kale.Aamin.
Allaah umada ka horwaraeejiyo wax kaqe
Alle caafimaad taama ha siiyo aamiin yaarabi
allaha caafiyo ismaaciilcumar iyocidkasta oomuslim ah ooxsnuunsan.aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin.
Simxaanalaa waan uducaynaynaa madaxwaynaha anagoo jamaca ilaahay ha caafiyo ayaan leenahay anagoo joogna walaalgoo awrdil xarnta dahamka ee awdal
allah ha caafiyo mw geele
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
Ilaahy sxnu waqadir ilaahy hacaafiyo madax Wayne ismaaciil cumar geele ilaahy waxan UGA baryay naa caafimad dagdag ah waa geesi geele waa gogosha nabada waa halyaygii afrika ilaahy ha caafimadsho inshaa alaah
Alaaah cafiyo cafimad dagdag taam inshalaaah
Allaah umada ka horwareejiyo wax kaqeyr badan allaah ugu badalo jabuuti hada waa qam jabuuti xaaladuna waa hadha hadha
Allah ha caafiyo waa madax waynehena wayaan waana qof Muslim Ah oo walaalkeena
Macallinoow waarun xanuunka waa mid illaahey ku iqaabaayaa dad badan buu laayey soomaaliya uu baabiyey allaah umada ka hor wareejiyo xasandhiiqo iyo mooryaan tiisa allaah umada ka hor wareejiyo inshaalaah allaah masoo celliyo geele umaduu rafaadiyey allaah kahorwareejiyo xassan allaah kuxijiyo dhibaatuu soomaali ya kawaday
ALLAH afii 🤲🏻🤲🏻🤲🏻ya Allah ya Rabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allow cafimad sii ya rab
Alle ha caafiyoh
YA ALLAH NOO CAAFIY AMINN AMINN ABO JIR OO JOG WE LOVE YOU ABO 😢😢
Allah ha caafiyo waa qof muslim ah
Subxan allah qadka internet wo shaqaynaya wariye war sugan sheg
Illahay ha caafiyo
Alaaha c/fyo kulu nafsin daaiqatul moowt qof walba wy sugeysa ee qof walba nabarkiisa ha xajisto mar waa lagu soo dul is istagaya Alaah u daa Arimaha Geerida
Amin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Subxanalla waar beenta wa xaran
Allaha dayo djibouti wa nabad iyo ismail omar na Allaha xafido
Geele iyo xasan dhiiqo Alaha ka aaro Aamiin
Allaha.cafiyo.m.x.cusmacil.c.gele.amiin
ASW Alle kamakiyo naartiijaxiim No.1)Allaha kadhigo Aamiin
Alle hawnaxa riisto
Aamiin,,aamiin
Haduu tago wey Heshineysaa Fidhiga somalia wuu udiidey
allah ha cafiyo amin
Waa shaydan somali isag ayaa baabiyo from burco
Hooyada baa babisay khanisyahow tulada joga ee badowga nacala issaq iyo darood baa abihini bila abalka kawase marqanland bila waji iyo bila aqlaq baad isku darsateen oo xasidin ayad tihin Djibouti iyo Ciise ka xun ana wllalkoda oo hawiya ah oo lagarab joga duco iyo hill baa réer tuloyin
Ilahayii.kuma.naxaristp.meel.wanagsan.ilahaayi.ku.mageyp.
Ilaahay ha caafiyo
Allah cafiyo notre cher president par la grace du seigneur
Ilaahey Reer Jabuuti ha dhaafsiiyo kali taliyee.
Odeygaan Haduu jiro somalia majireyso
Hadu nadhaafo somali way heshiin
Odeygaan waxba nagama galin. Waxa nadhibay waa Ragga Soomaaliyeed qaarkood oo intey Qur'aanka Kariimka ah ku dhaartaan hadana umadda dhiba
Alah cafiyo si se vraie
بسم لله الرحمن الرحيم
Ilaahay naguma soo kiciyo amiin aamin
Allaha cafiyo allahacafiyo 100incha allah
اللهم اشف شفاء عاجلا غير اجل ير حمك راحمين اخونا سظقى اسماعيل عمر
Hadu yahay mid umada somaliyed an cadow ku eheyn ilahay ha cafiyo hadu masibo ku aha Somali na oo hanun leheyn ilahay ha dafiyo ya Rab 🤲🇸🇴♥️
Aammin ya Allah 😢
allah cafiyo
Dhaqso Bey ku Heshineysaa 5ta somalia
Halyay somaliyed oo dalkisa hodan ka dhigay Allah yashfik
Alle hacaafiyo ismail cumar
Kaas Allaha ka qabto Somalida 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
We must remember the same date as:09/14/2021 at 12:19 p.m."The President of the Republic is on a private trip, as had long been planned in his agenda, and will return to Djibouti in the coming days,” Film IOGIST 😂😂😂😂
Hadey somalia Degto Jabuti Bey ku Mashquuleysaa
ALLAHA CAFiiIDO
Aminnnnn
Jareer Jaajuus Itobiyaan BAtahay
Ilahay hacaafiyo waa qof Muslims ah oo xanuun saday
Run hadey tahay ilaahey ha unaxariisto been hadey tahayna Ilaahey ha caafiyo iinshaa allaah
Wuxuu kow ka yahay dadka ay Soomaaliya ka degi weydahay.
Hadaan nahay Mj waa ognahay cadowgayaga iyo saaxiibka reer Puntland.
Xaliye from Garoowe
Madhintay doqontii jabuuti
Ilahi.ha.cafiyo
Allaha cafiyo cadawgeesana allaha jibiyo madax weyn allaha noo soo cisho ado mabad qabo
Isha Allhu haina dhaafiyo
ALLAHA CAAFIYO
aadanow waan ku salaamay kadib axaan kuui sheegayaa madaxwaynuhu waa banii aadam wuu bukoon Karaa laakiin war aad huftay ood Kala haafisay noo sheeg waayo qof baa bukooday war maaha
Allow cafi Asaga iyo intii muslin Ah oo xanunsan
XASAN MUNAAFUQ TAN KU DHICI DOONTO AYAA KA DARAN UMADII XAQOODII AYUU DHACAY QABIILADII AYUU MADAXA ISU GELIYEY. ILLAAHOW NINKAN DAALIMKA AH NABAR AAN DAAWO LAHAYN KU RID ISAGA IYO INTA DULMIGA KU TAAGEERSAN.
Allaah ha caafiyo. Baarak'Allaah fiih.
ماشاءالله ❤
Aamina
Cafimad tamah
Allhallows afiiyu qoffa.musllim.doo.bahhan.
Ismaacill Wuu Dhintay Faqashey
Alhaa xaa cafiyo
Allaha cafiiyo madaxwayne Geele inshalllh lkn ma dhimaan
Alaha cqafiyo
Ninkan Somali o Dhan o qasay siyasinta is shacabka wu walay all kama kama kiciyo amin
Alle kama kiciyo ha u dhinto ismail omar geel
Aiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Macalin''bey'bay'guelleh
Wanadhiibeb nin kas tiija alhaah unaxaritu143❤❤❤🎉🎉🎉
Tena iyo tisa wan usimanahay wetka lakin wa mixnat nagu tak neyd
Ilaahay kamakiciyo aamiin❤
Illaaheey ummada ha qabto
ALLAHA Xukunka wata
Macalinow allaah ha.inadhaafiyo
Soomaliya waxay u hagaagi weyday waa isaga unadii ayuu dhibay reer dj ha ugu darnatee
Waligaaba run masheegin
Waxa.wayah.gerih.haday.idaysoh
Gaboh.imah.deynayo.waa.yah.
Sheq.adan.wanah.mahamah
Somaliyed
Merci
Ilaahow nagaqabo 8:22
Sax aad iyo aad
Allha caafiyo dhib iyo faidoba haduulaha allha haunaxariisto haduu dhintana xisab ale agtiisejirtaa
Alaaha nadaafiyo aamiin aamiiin
Alle kuumanaxariisto waxa uu ahha mujrim
Geele iyo xasan maxamud Allah dhafi
xanunak allaya bakeen allaaafiiyoo alla xaduulau qaado
Ami ami ami
iilahay haa caafiyo
Alle hacaafiyo waan simanahay