AFKAAGA HADAAN KUGU DILIN 25DOLLAR QAADO WAA LII GAADAY IYO IAMK OO II DHAARTAY GABDHAHA OO....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 7 месяцев назад +247

    Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo
    kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 месяцев назад +213

    Kusaliya nabigena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @Wllabdulahi
    @Wllabdulahi 7 месяцев назад +236

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️

  • @Amiiraqurux-i8c
    @Amiiraqurux-i8c 7 месяцев назад +93

    Fadliga Jimcaha Awgii Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed ﷺSCW🕌📿🕋

  • @khaalidcismaan
    @khaalidcismaan 7 месяцев назад +104

    Please reer Somalia 🇸🇴 waan idin jecelnahay wlhy sharaf korkiina ha ahaato walalaheen reer Somalia 🇸🇴❤ from Somaliland 🇭🇺

    • @falisa576
      @falisa576 7 месяцев назад +15

      Somali+land.wa dadki somaliyeed iyo
      Dhulki somalida.marka kuli dadka
      Somaliyeed wa walalo somaliyana
      Somali baa leh

    • @sihaamitaAbdukrem
      @sihaamitaAbdukrem 7 месяцев назад +6

      Sido kle wllo anagba wa idin jecelnahy sharaf iyo karaamo 🫡

    • @Hipodiamond75
      @Hipodiamond75 7 месяцев назад

      Hye kalay wa dhulkinaye😂​@@falisa576

    • @MrSahaldon
      @MrSahaldon 7 месяцев назад +3

      Wllo Hungry miyaad kasoo jeedaa Mise Italy kala garan weynay Flaga aad nala soo wadaagtay !!!? SOMAALIYA SOMAALI BAA LEH🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @richboy3602
    @richboy3602 7 месяцев назад +167

    Asadoow nio yarkii Filmka jilaaye ee Ahmed ina la dhoho rajeynaa ninkaa waa ku heysanaa qofkii igu raac San like

    • @Qa.70
      @Qa.70 7 месяцев назад +3

      Ahmed wlh saaid baa ujeclaadey ani reer magalnimo kaftan sharf leh ninka wuu iga dhex baxay😂

    • @richboy3602
      @richboy3602 7 месяцев назад

      😂 oo cadaa 😢

    • @SumayoJamac-wv8lg
      @SumayoJamac-wv8lg 7 месяцев назад

      ​@@Qa.70😂😂😂😂

    • @ruweida--
      @ruweida-- 7 месяцев назад

      Same😂

    • @CaaishaYusufmuuse
      @CaaishaYusufmuuse 7 месяцев назад

      S​@@Qa.70😂😂😂😂😂😂😂

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn 7 месяцев назад +78

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿📿🤲🏻😭🙏🏻

  • @Fatumina2
    @Fatumina2 7 месяцев назад +162

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdullahisheikh1032
    @mohamedabdullahisheikh1032 7 месяцев назад +126

    Walaal asad hagio ii waran walaal waa walaalka saaxibkaa maxamed yare oo kula degenaa marko cadey kana shaqeyn jiray isbitaalkaa marka kulana joogay marka aad dhaawaca noqonaysay walaal ala mahada iska leh uu cuu caafiyay inta dhimana allaha kuu dhamays tiro walaal qaali

  • @Amiisha-h3o
    @Amiisha-h3o 7 месяцев назад +69

    Part 2 soo samay asad cayda iyo cumeer amira koko macalimo sundus arimahena please soo samay asad😢🙏

    • @YasineApdallah
      @YasineApdallah 7 месяцев назад +1

      Wee isku dheceen dadkaas u maleenaa

    • @Cabaasapdirahmaan1
      @Cabaasapdirahmaan1 7 месяцев назад +1

      Kuwaas awal horaba dantooda ayay Ku gaadhayeen

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 7 месяцев назад +123

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Baden Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🥹

    • @cabdinasir8631
      @cabdinasir8631 7 месяцев назад +2

      SCW SCW ❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @XusenMaxamed-u8j
      @XusenMaxamed-u8j 7 месяцев назад +2

      Scw

    • @Abdiqafaar1
      @Abdiqafaar1 7 месяцев назад

      Scsw sxb hlkee kaala soo xidhiidha

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 7 месяцев назад

      صلي الله عليه وسلم ♥️

    • @AmaaniMustafe
      @AmaaniMustafe Месяц назад

      Koko abaayo waan ku taageeraa

  • @NALEEYCali-ve8ty
    @NALEEYCali-ve8ty 7 месяцев назад +93

    Dunidan maa soo maran ruux kasharaf badan kana ruun badan nabi muxamad scw❤❤❤❤

  • @Zaaraomer-j6r
    @Zaaraomer-j6r 7 месяцев назад +60

    Ala wlaalayal waxn riyo laigu tusay Asad hagio oo wiljarka kakacay markaa alle haka kiciye ilaahy u barya dhamaan inta taagerta team 27 😢🤲😭

    • @Zaaraomer-j6r
      @Zaaraomer-j6r 7 месяцев назад

      @@khadracabdulahi6574 walhi qacbaa kaayedhay hada 😂😂😂😂😂💔😭

    • @f.mohamed4638
      @f.mohamed4638 7 месяцев назад

      Illahow urumey riyadas walashey. Ameen thuma Ameen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 7 месяцев назад

      Beenta iska daa😂😂

  • @MoZaahid-7
    @MoZaahid-7 7 месяцев назад +8

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all Created prophet MUhammed ( SCW)🥰

  • @Welcome-d1g
    @Welcome-d1g 7 месяцев назад +481

    TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤😊

  • @CabdifitaxCabdi-ze4bx
    @CabdifitaxCabdi-ze4bx 7 месяцев назад +67

    Team samia only like ❤

  • @king_amiid
    @king_amiid 7 месяцев назад +47

    Team amiira qurux on like

  • @Raxmamaxamed-wh9wl
    @Raxmamaxamed-wh9wl 7 месяцев назад +19

    Part two abti please koko amiira sundus iyo cumyr ceyda❤❤❤❤

  • @DeeqowAbuukar-ld8pz
    @DeeqowAbuukar-ld8pz 7 месяцев назад +11

    Dunidan ma soo marin Ruux kasha Raf badan kana run badan Nabi muxamed Scw ❤❤😢

  • @Saaaboh
    @Saaaboh 7 месяцев назад +53

    Amiira iyo koko balanso iyo ceyda kuwasa kaa adag😂

    • @Fahadabukar97
      @Fahadabukar97 7 месяцев назад

      Aad iyo aad wllhi 😂

    • @SumayoJamac-wv8lg
      @SumayoJamac-wv8lg 7 месяцев назад

      Kuwas game yaqana ciyaalkan buu ku so gaban😂😂😂

    • @fatmina08
      @fatmina08 7 месяцев назад

      Usheegbo😂😂😂😂

    • @Eva_1046
      @Eva_1046 7 месяцев назад

      ​@@SumayoJamac-wv8lg kuwaas wee soo jabeen Walhi kuwaana wee baranooyin Iska daaya😂😂

  • @safaruby
    @safaruby 7 месяцев назад +67

    Team Samia one like❤😊

  • @menom234
    @menom234 7 месяцев назад +65

    waayadan ya arkay asad dad cusub uu nagu wareeriye xaraarad dhan malaha channel ka aaway amiira koko cumeer io cayda io adigo wada jira 😂😭

    • @xaawomacalin6882
      @xaawomacalin6882 7 месяцев назад +9

      Abaa ma argty asi dhan caajis noqdy Dadkeni hore uxisine😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 7 месяцев назад

      ​@@xaawomacalin6882 dee dadkana laso shaacsaraya mafahmin😂😂😂

    • @Safa-xc9xs
      @Safa-xc9xs 7 месяцев назад +13

      Dadkaas wabaraten kuwan neh wa baraneysiin cundurinimada jojiya

    • @iqramaxamud8009
      @iqramaxamud8009 7 месяцев назад +3

      Kuwaana fursad uu siinaa sidii kuwii hore oo kle

    • @marwamustafe8270
      @marwamustafe8270 7 месяцев назад +3

      Anaka kuwaana baa ku haysanaa😂😂

  • @Mawgaofficial
    @Mawgaofficial 7 месяцев назад +24

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana
    Run Baden Nabi Muxamed SC❤❤😢

  • @QueenMuniita-su6dk
    @QueenMuniita-su6dk 7 месяцев назад +20

    Hayeeey hadaan soo dhacy 😢😢😢 oo iisoo dhamaady examka dawlada asxaabta one maheli karaa dadkii isla soo galny examka aawey alle ayaan ka rajynaa inuuu natiijo fcn oo aan kawada faraxno alle hana siiyo❤❤❤😢😢😢

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 7 месяцев назад +18

    Team samiya only one love ❤️

  • @ibrahimmusse7423
    @ibrahimmusse7423 7 месяцев назад +13

    Waa jimce nabiga ha lagu soliyo..scw..🎉

  • @Tushleey
    @Tushleey 7 месяцев назад +61

    No ex no next week for me Allah is the best 😢♥️🕋🕋

  • @jinagameing999
    @jinagameing999 7 месяцев назад +19

    Kusaliya nabigena muhammad scw

  • @najmacadey5159
    @najmacadey5159 7 месяцев назад +25

    Team 27 plz iso duceya in uu alle riyadeda irumeyo🤲😢

  • @AHMEDAABDIRAHMAN
    @AHMEDAABDIRAHMAN 7 месяцев назад +26

    Inta Samia codkeda ila jecel one like❤

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 7 месяцев назад

      Aniga ciddi jclhy hadlkeda io qosalkeda ❤

  • @AbdiRahman-yv6yb
    @AbdiRahman-yv6yb 7 месяцев назад +30

    Team asad one like ❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 7 месяцев назад +8

    Kiki waala farxay wlahi waa gabar nasiib badan maa shaallah

  • @AYUUP-b5z
    @AYUUP-b5z 7 месяцев назад +23

    Alx waa marki igu horeysay Asad video soodhigay qofki ugu horeyay alxm🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamednorosman2879
    @mohamednorosman2879 7 месяцев назад +36

    Team iamk one like ❤🎉🎉

  • @CabdinaasirGawow-tr7rq
    @CabdinaasirGawow-tr7rq 7 месяцев назад +32

    wixii ciyaal xamar ah like ha ii saraan cidkale kamarabo ❤❤❤❤

  • @MuniirMaxamed-tz8yx
    @MuniirMaxamed-tz8yx 7 месяцев назад +13

    Maal mahan ma daawan channelk asad hagio imtixaanka shahaadiga ah awgii balse caawa ayaan fursad u helay in aan daawado asadoow aaway dadkii aan ku baranay channelka muuqaladii xiisaha lahaa isla soo duuba faadil,saki,amiira,ceyda koko Ayaanita arimahena,cumeer,Imk

    • @Bariyey-p6e
      @Bariyey-p6e 7 месяцев назад

      Me too wlhi ❤😂

  • @abdicasiisyacquub-jc2eg
    @abdicasiisyacquub-jc2eg 7 месяцев назад +16

    Kusaliya xapipkeena محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤

  • @Sahalcadr_isue
    @Sahalcadr_isue 7 месяцев назад +8

    Ilaahay adi iyo waalidka janada haidin geeyo hadaad janalkeyga soobooqato Insha Allah

  • @saaqaabdikariim1458
    @saaqaabdikariim1458 7 месяцев назад +13

    Way cadahay sababtay u badishay waayo wuuxu ku xujaystay in ducadeeda la aqbalayo iyo inkala waliga xaga rabi haku kaftamin

  • @LaylocaliCabdulaahi-dy9ec
    @LaylocaliCabdulaahi-dy9ec 4 дня назад

    Kusaliya nabigeyna muxamed scw😅😮

  • @musalsalofacial
    @musalsalofacial 7 месяцев назад +7

    Ani markii hore Teamka saa id aan utaawan jiray lkn hada sidee hore umadaa wadi ma aqaan sababta😢😢😢 my team is team 27❤❤❤❤❤

  • @FarxiyoMacalin-gh9hs
    @FarxiyoMacalin-gh9hs 6 месяцев назад

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @khaalidcismaan
    @khaalidcismaan 7 месяцев назад +12

    Asad hajio wallo Allah ha Ku sharfo wallo from Berbera Somaliland 🇭🇺

    • @Somali_best_Youtuber
      @Somali_best_Youtuber 7 месяцев назад +3

      calanka wuu kaa khaldanyahay wll waa kii dalka hungry😅😅

    • @Kinglion-co2ir7xx9u
      @Kinglion-co2ir7xx9u 7 месяцев назад +2

      Calanka somaliland kuma jiro calamada aduunka calanka dalka Hungary baa ugu dhaw is ku ekaanshaha

  • @MrbeastFan77-v3i
    @MrbeastFan77-v3i 7 месяцев назад +6

    IAMK LAANDHERE OGAADEN AH ❤😎

  • @FardowsoSalax-yg1dy
    @FardowsoSalax-yg1dy 7 месяцев назад +15

    Goat of social media 🎉

  • @Asad0___hagio
    @Asad0___hagio 7 месяцев назад +65

    TEAM KOKO ONE LIKE 🎉❤😢

    • @HassanCali-hg1hq
      @HassanCali-hg1hq 7 месяцев назад +1

      Asad please 🙏 sxb waa codsi jwb kaa sugaa

    • @lionalmessi1422
      @lionalmessi1422 7 месяцев назад

      @@HassanCali-hg1hqasaga maaha 😅

    • @HassanCali-hg1hq
      @HassanCali-hg1hq 7 месяцев назад

      @@lionalmessi1422 maxaa asaga aheen sxb

    • @Road94east
      @Road94east 7 месяцев назад +1

      Asad Hagio legend, I am big fan bro all the way from Minnesota 🇺🇸. I would like to meet you inshallah when I come to Malaysia 🇲🇾 your show is amazing walaal.

    • @IftinXasan-m7m
      @IftinXasan-m7m 7 месяцев назад

      😂😂😂😂

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 7 месяцев назад +11

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢

  • @RaxiimaIsmaciil
    @RaxiimaIsmaciil 7 месяцев назад +10

    Team samiya one like❤😊

  • @SacdiyoMaxamuud-p8n
    @SacdiyoMaxamuud-p8n 7 месяцев назад +34

    Aan ku salino nabigena scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @israidil7286
    @israidil7286 7 месяцев назад +20

    Cadnaan iyo samiyo soo qabo 😢❤😂

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 7 месяцев назад +14

    Asad walhi waa funny idinku yaad tihiin kulahaa may dhahdo anagu samaroon siciid ayaanu nahy 😂😂❤

    • @amein_hazan4
      @amein_hazan4 7 месяцев назад

      Landerrr Inay Tahaaa wx wLpa ka Qaalisann Inaaderr🔥🦁🙌🏻

  • @JaamacMaahir
    @JaamacMaahir 7 месяцев назад +11

    Walal asad farxada aad arkaysiin waxaa ku hoos qarsoon murugo ama dhibaato haysata waayo baduba way qurxoon thy biyaheeduna way dhanaan yhn qulaasada hadalkayga ilaahay ha kaa qaado dhibaato hadii aad nimcad ku jirtidna ilaahay ha kuu barakeeyo

  • @RaaxoRaaxoruun
    @RaaxoRaaxoruun 7 месяцев назад +6

    Asadaw dadkii waawaynka waad kacabsan sida koko iyo cayd amiira iyo cumeer kuwaa hadaad kabadiso aa kuu qiraa ani❤❤❤

  • @MaxamedAmiin-y2x
    @MaxamedAmiin-y2x 7 месяцев назад +16

    Team samia ismuujiya

  • @Mrkaka27
    @Mrkaka27 7 месяцев назад +1

    Only like 👍 team love Allah and Nebiyunaa muxamed SCW❤

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 7 месяцев назад +11

    Asad adiga qarar gemkaa adiga ku jirtit ee dacad u samee aamiin iyo hadal wax qof loogu dhajiyo ma ahn

    • @Iqruudsh
      @Iqruudsh 7 месяцев назад

      Ma ila aragty wax fudud uu qabsanaa

  • @XaWw-ql2nk
    @XaWw-ql2nk 7 месяцев назад +1

    Wllkey asad gabdhah waa gade sawabto ah wexey ehed adiga neh inaa isku dhajiso ehed waxan ka mid ahay dadka ugu barnaamijkan jecel insh Allah waxan rajenaa sida dawo u ahay inaa noqdo la dawade wlhi team 27 qalbiga idin jeclahay Allah idin xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 7 месяцев назад

      Si Fican buu u qiyaamy xdaa wx fudud ficn amiin hdl wxs wx miyaa waaba hdlada bilowgiise 😂

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 7 месяцев назад +8

    Team Amiiro ONE like 👍

  • @anasmoussa3406
    @anasmoussa3406 7 месяцев назад +1

    Team reer Djibouti one like

  • @seinabgo
    @seinabgo 7 месяцев назад +10

    Kusali nabiga scw

  • @kawsaradan2832
    @kawsaradan2832 7 месяцев назад +10

    Malinkii ugu horeeyay ee aan like saaro ❤❤❤

  • @CaliMaxamed-x8h
    @CaliMaxamed-x8h 7 месяцев назад +2

    TEAM KOKO IYO AMIIRO ONE LIKE

  • @Sihaam-Atham
    @Sihaam-Atham 7 месяцев назад +4

    Nabiga ku sali Scw ❤

  • @IidfaysalYuusuf
    @IidfaysalYuusuf 7 месяцев назад +3

    Kusali nabigena maxamed scw 0:53

  • @Abdullahi7-i-2025
    @Abdullahi7-i-2025 7 месяцев назад +1

    Igula sali nebi Muhammad scw wll ❤❤

  • @SulleSuleiman
    @SulleSuleiman 7 месяцев назад +3

    Asad hajio inshallah three million wankurajeyna

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 6 месяцев назад +1

    Asc asad geemka kabax adiga macalin ayaad tahay geemka xalad malahan gabdhaha isku daa

  • @IidfaysalYuusuf
    @IidfaysalYuusuf 7 месяцев назад +5

    Kusali nabigena maxamed scw

  • @Fozinaqali
    @Fozinaqali 7 месяцев назад +2

    Team samiya one like 😊

  • @Iqraabdisalam
    @Iqraabdisalam 7 месяцев назад +4

    Team asad one like 👍😊

  • @MudanAnwar
    @MudanAnwar 7 месяцев назад +2

    Asadow car koko keen 😍 next 👌 koko plz 🙏 😢

  • @allyhaji1902
    @allyhaji1902 7 месяцев назад +4

    Ducooyinkeena ilaah ha aqbalo 🤲🤲

  • @AhmedFaisal-p7g
    @AhmedFaisal-p7g 7 месяцев назад +2

    Wall team 27 isooo duceya Inu ilahay rayaday da ii rumeyo🥰🥰🥰🥰🙏

  • @KhaalidDaahir-yf2cw
    @KhaalidDaahir-yf2cw 7 месяцев назад +3

    Cayda iyo Amiira ku soo dar Inta igu racsan part 2 like

  • @baabkafaqi9659
    @baabkafaqi9659 Месяц назад

    Waaw samiya reer borama kaf iyo kala dheri uma maley neynin

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 7 месяцев назад +5

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱❤

  • @MaryanCabdi-bt3ik
    @MaryanCabdi-bt3ik 7 месяцев назад +1

    Allaha kafarxiyo asad sida gbadha uga farxise 😭🫶

  • @haboondiini-fz5fh
    @haboondiini-fz5fh 7 месяцев назад +8

    😂Inta sariirtoda ku dawaneeso wll hpn wngsn❤

  • @MrbeastFan77-v3i
    @MrbeastFan77-v3i 7 месяцев назад +2

    FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉

  • @Ahmedshariif87QoodhkaMudug52
    @Ahmedshariif87QoodhkaMudug52 7 месяцев назад +3

    Asad taliye wax easy ah baad soo qaaadatay waa qiyaano wax uusan qofku hadal hayska ka mid ahyn soo qaado

  • @BAAJIYE
    @BAAJIYE 7 месяцев назад +1

    Face to face ja dhig amiira cayda cumeer koko Kiki ladan Sundus ja soo dhig❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 7 месяцев назад +5

    Allah is one 😢❤☝️

  • @MudanAnwar
    @MudanAnwar 7 месяцев назад +2

    Dee asadow xitaa waqtiga waa isku dheerisay uguyaraan 2 kadhig maadamoo tahy qof kaliya😊😢😢😢😢😢😢

  • @YaxyeDaahir-jf8ce
    @YaxyeDaahir-jf8ce 7 месяцев назад +5

    Kusali nabigena mohamed [nnkh ] ❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 месяцев назад +1

    The big man asad hajio Insha allah 3millian ❤🎉

  • @fartuunfantastic5455
    @fartuunfantastic5455 7 месяцев назад +6

    Asad haji hadaan dawanin Habeenkeyga iima qurux badnaato taageranimo heer aan ka gaaray ❤❤hada ila mid tahay love ha ila dhaafin 😮🎉😊

    • @Aaminashariif7
      @Aaminashariif7 7 месяцев назад

      Ilahay waxaan kabariye inuu naga madooweeyo😢😢

  • @WllMoha-gz6db
    @WllMoha-gz6db 6 месяцев назад +1

    TEAM ASAD ONE LIKE❤

  • @nasrinahmed5782
    @nasrinahmed5782 7 месяцев назад +4

    One like team amiira qurux❤

  • @NadalXoogaxaafada
    @NadalXoogaxaafada 7 месяцев назад

    Ciyarti labada koxod ee ayi ciyarayen sundus iyo samiyo am ceyda iyo cumer so badi bilis❤👏👏👏👏👏

  • @Ĺ.ÆĹÍBoy
    @Ĺ.ÆĹÍBoy 7 месяцев назад +3

    99 all the names of Allah. one name☝️

  • @AbyanMaxamedahmed
    @AbyanMaxamedahmed 7 месяцев назад

    Reer Djibouti 🇩🇯 one like 🎉

  • @kinowkamil
    @kinowkamil 7 месяцев назад +3

    Samiya youtube ufuur wllka. team 27 ❤❤❤❤

  • @CumarCabdulahi-i7l
    @CumarCabdulahi-i7l 3 месяца назад

    ma. Wll. Asad guuleyso waligaa

  • @CraxmanMaxamed-cb3wm
    @CraxmanMaxamed-cb3wm 7 месяцев назад +5

    Team wiilasha soo samey wllky

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel1 7 месяцев назад

    Please iso boqda halmar gacanta isara dadkey gow allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤❤ thank you 😍😍😍 plz 🎉🎉🎉🎉

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 7 месяцев назад +11

    6:38 kuuska thy maxan dhahaa kulaha samiyo😂😂

  • @nololmedia3214
    @nololmedia3214 7 месяцев назад +2

    king ceyda
    Cumeer
    Arimeheena
    Armaan soo qabo🎉🎉🎉

  • @IsraDaud-kd3xv
    @IsraDaud-kd3xv 7 месяцев назад +4

    Hadiiba samiyadeyda laga rayay waa aniga iska baxay by 😢😢😂😂

  • @rooblecabdi5520
    @rooblecabdi5520 7 месяцев назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @AbdiazizHassan-fg7bt
    @AbdiazizHassan-fg7bt 7 месяцев назад +3

    2milion is here 3MILION is coming soon I.a 🎉🎉🎉🎉🎉🎉3