Budlaan guul ciidamada guul ayuub cimrigaaga allaah ha dheereeyo cibaado iyo xigmad allaah ha ku siiyo ayuub xamar ma rabno kaddaa taas budlaan waa inay goddaa Mar labaad yeynaan il duufin
Daacish iyo shabaab waa oromada lee Hadaa somali jeceshihiin badbaadsha bunti laan war m aheee is kaashta hadii kalle faan hormar la aan ah meel lafadhiya❤❤❤❤
MISKIIN YAA DALAS AFKII SSDF AYAAD KU HADLAYSAA MAAHA AF SOOMAALIYEED ETHIOPIA DAL KA AYEY U SOCOTAA FIIRA YEESHA YAAN LAYDIIN JABHADAYN OO QALADKII HORE EE LAYDINKA GALAY QALAD KALE LAYDIINKU DARIN DADYOHOHOW SOOMAALIYEED
Maashaa allaah general ayuun iyo cidamada xooga puntland iyo madaxwene siciid cabdulaahi Dani iyo dhamaan reer puntland wixii puntland gaara somali buu gaarey Somali wixii gaarana puntland bay gaaren general ayuun waa madaxwenwha noo badali doona mudane Dani inta uu xilka beeshin ka noqonaayo lkn ilaaa uu sicid dani iska wareejiyo inta ka horeysa ilaaa 10 sano oo soo socda isgaa madaxwene ahaan doona mudane Dani hadii cimrigiisa raago we loved ❤❤❤ puntland where ever we are
Guulaysta beerkaad nooga taaliin guul dani guul puntiland❤️💜💙💚🩵😁😁😁😁😁😁😁💯
❤guul general ayuub
Janaral ayuuboow illaahay gargaar kusii oo guusha haydinsiiyo rabigeena guulahaa. aamiin yaa rabi raxmaan Xasbunallahu wanicmalwakiil cadowgiin hajabo
Mansha allaaah❤
Gabtan ayuub guul guul guul hadal wanaagsan hadalka wanaagsan wuxuu bogsiiyaa quluubta iyo is usoo jiidka quluubta umada somalia
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul guul🎉🎉🎉🎉jeenaraal ayuub geesi geesi dhalay🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah ku xafiido Amiin halaya Geesi Geesi dhaya ✊🏾🦁🦁✊🏾✊🏾
Budlaan guul ciidamada guul ayuub cimrigaaga allaah ha dheereeyo cibaado iyo xigmad allaah ha ku siiyo ayuub xamar ma rabno kaddaa taas budlaan waa inay goddaa Mar labaad yeynaan il duufin
Mash allaah guul kabtan ayuub
Illaahay ayaa ku mahadsan libintaa alxamdulillaah alxamdulillaah alxamdu lillaahi rabilcaalamiin Allaahuma rabilcaalamiin yaarabi caalamiin
guul inshlh
Maansha Allah Tabaraka mansha Allah geesi Siyaasadiisu dheer tahay. Ilaahay hakuxafiido Aamiin Aamiin Yarabi
G/ayuub you Read hadalka waa intaa sheegtay?1/2025year
Guulaysta dowladeena barakaysan puntland power full iyo madaxweyne siciid cabdulaahi deni
Guul kabtan
Waa balan madaxwayne❤❤❤❤❤❤
Daacish iyo shabaab waa oromada lee
Hadaa somali jeceshihiin badbaadsha bunti laan war m aheee is kaashta hadii kalle faan hormar la aan ah meel lafadhiya❤❤❤❤
Ayuu b yes support Ethiopia Ethiopia is our brothers
Oromo aa thy
KAyuub Guuleysta,Ajanabiga waxaa lageyn xadkooda DDS/Mamulka Puntlaand ayaa kala sari doona.
|Ciidanka ha laisku badalo oo si loo guulaysto |
|| kuwii hore iyagoo mooral haya si ayYsoo laabtaan ||
||Guulaysta Ciidanja Puntland ||
Budland.guuul.guul
Turki naga baxsha blaayda diyaard ku siimeeso isha ayee kaa fiirsanaayan turkiga waa arga gaxiso kalle iyo carabta❤❤
Kujecliyaa cadow kuma arko🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
😊😅😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉
🎉❤
Kaptan ama General mid uun udaa oo ugu yeer
MAANSHA ALLAAH TOLKAY NOOLADA DIFAACA IYO DAGAALKA AAD GASHEEN WAADIFAAC CAALAM KOODHAN AH GAAR AHAAN GEESKA AFRIKA OGAADENIA BUTLAAND KHAATUMO SSC JUBALAAND ENAFD GUUL GUUL GUUL
Asc, Genaral baa khasaaray oo magacoodii Ba’ay, Kuli wada General,
Mashallah Guuleysta. ❤❤❤❤❤❤ Wa ku faraxsanahay in wadan kena in nabad noqdo
“Halyeey Ayuub”😂😂😂!!!!
Guuuuuuuuuul Guuuuuuuuuul Guuuuuuuuuul Guuuuuuuuuul iyo gobanimo putlaand
Guuleysta
👍🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪💪💪❤️💪💪👍👍🇸🇱💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Kkkk waakadhacsanyahay
Mansha Allah guuulesta
Kaabtan ma oo gayan in oo etopain sas oo taagiro
Maraa waaxid ayuu Geesi siyaasi ah anag juba land ah waxaan leenahay itoobiya waa walaaladiin yaan lagu fogaan
Sarkaalka ag taagan aad buu uga xun yahay in nin aan xabad ridin in la waraysto TikTok kor lkkkkk waa wax lagu qoslo
Gulayso. Butlan
☝🏻♥️🙏♥️🙏♥️🙏✨️✨️🇸🇱🇸🇱🇸🇱
SICIIDANI WAXANLEEYA HAY WAA SANAD WARAN BUDLAAN WAAD KUFILANTA HAY DHIS KHAATUMO SAY ISMAAMUL KU NOQON LAHAYD MAAAMUL BUUXA ISJIR DAAROOD MARKA UUKUNICI WAA MARKA AAD KHAATUMO SSC HAGAR KAGASHO OGOW IGA GAADH SIIYA QORAALKAN MADAXWAYNE SICIID DANI
Général AYUUB hambalyo hambalyo.
Ka qariiya kuwii WACAYSLE ee XAMAR qayl yaayay.
Ciinkayaga cadawo giin cagta hoosteeda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MISKIIN YAA DALAS AFKII SSDF AYAAD KU HADLAYSAA MAAHA AF SOOMAALIYEED ETHIOPIA DAL KA AYEY U SOCOTAA FIIRA YEESHA YAAN LAYDIIN JABHADAYN OO QALADKII HORE EE LAYDINKA GALAY QALAD KALE LAYDIINKU DARIN DADYOHOHOW SOOMAALIYEED
Guuleysta geesiyashii darbi punlaan
SSDF SNM USC SPM RRA YAANEY IDIIN AFDUUBIN ÄA
XMAARO IYO CADOWGA
Dani iyo axmed madooweavadooda waxey dhiseen ciidamo xoog badan khaatumana iyadana aad bay u xoog badan tahay xasan culusoow wuu ogaadey inuusan tabaraheyn wuxuu quustay dagaalkii raaskambooni ka dhacay ciidankiisa towbar malaha markay is dagaaleen kuwa jubaland ciidankii xasan culusoow 5 daqiiqo ayey isku dhiibaan markii danbe axmed madoowe wuu iska daayey maadaama ay soomaali yihiin xasan culusoow bootadii waa joojiyey
Kkkkkkk general ayuub been weynaa hal xabo ma ridin been car Germany ku noqo hadaad nin tahay is qor