HIRGAL HAMBALYO FURO WAREJIN 🙏🙏

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 10

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 4 месяца назад +1

    Masha Allah ❤❤❤❤. Ha iska ijaarin

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 3 месяца назад

    Guryo diyaar ahna ma haysaan ❤

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Месяц назад

    Mahadsanid

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 месяца назад

    Koos waa garanayaa waa reer gaalkacyo sweden na waan ku aqaanay

  • @NorthActon
    @NorthActon 4 месяца назад

    maashalah Guriga waa la Qurxiyay.. waxa kaliya ee guryahay somaliya ka dhiman waa Garden green ah.. leh meel lagu nasto hawo fiicana laga qaadan karo..

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 месяца назад

    Soomaalidu iyo wax ay dhisaan waxaan Ku nacay ma rabaan inay lah mitir dhul ah u baneeyaan in Hawada laga qaado oo beero lagu nasto Ka dhigaan (landscape)

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 4 месяца назад

    Masha

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 4 месяца назад

    Fadlan manoo sharrixi kartaan G+1 waxa uu yahay?
    Mahadsanidiin

  • @mohamediidow8154
    @mohamediidow8154 4 месяца назад

    Daaqadaha guryaha aad dhistaan aad bsy u yayar yihiin wadankeenuna cimiladiisu waa kulay midakale guryaha fillooyinka ah ee aad dhistaan qalfoofka saqafka sare aad buu dheer yahay,arrinkaasina qarashka dhismaha ayuu kordhinayaa.

  • @Fartun-ek2cs
    @Fartun-ek2cs 4 месяца назад

    J+1 maxaa laga wadaa