Tuuladan 24ka saacdood Lagama seexdo | Tuulada soo jeedka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 1 тыс.

  • @qalidmohamed317
    @qalidmohamed317 3 года назад +403

    Aaway Dadkii Xapiipkeena Muhamed jeclaa Sallalahu Callayhi Wasallam 🥰

    • @anwarjubjub8758
      @anwarjubjub8758 3 года назад +1

      صلى الله عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

    • @suleymaanyaasiin1208
      @suleymaanyaasiin1208 3 года назад +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @cabdifataxmursal3440
      @cabdifataxmursal3440 3 года назад

      صلی الله علیه وسلم

    • @sadaam488
      @sadaam488 3 года назад

      ص الله عليه وسلم

    • @engkhadarshiine8842
      @engkhadarshiine8842 3 года назад

      scw scw scw

  • @diraacofficial1659
    @diraacofficial1659 3 года назад +371

    Best Vloger ahna best RUclipsr sxp Qays Qayser Gulayso bro Horumar wacan walal

    • @cabdalealijama8161
      @cabdalealijama8161 3 года назад +1

      Diraac Best RUclipsr taageero walalkay

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 года назад +3

      Qeysow nabada nabsi haka galin hadad ifahanto wax garad😍

    • @nimcocabdi559
      @nimcocabdi559 3 года назад

      @@Suhayb1_4 ck maxakuqaday

  • @Engkafi
    @Engkafi 3 года назад +84

    Masha Allah waa tuulo marar badan aan maqlay gabar walasheyda ah oo isku hooyo nahay baa reerkooda dago Allah xifdiyo walaalaheyga Somaliland

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 3 года назад +3

      😂😂 wlsha ma isaxaqba

    • @zakiabdirashidahmed2832
      @zakiabdirashidahmed2832 3 года назад +1

      Gabdha aad isku hooyada tihiin reerkoda so un reekada maaha xageed ukala wada mase wxad kawada meshas ba lagu qaba

    • @natureworld4148
      @natureworld4148 3 года назад +2

      @@zakiabdirashidahmed2832 maya wa kala aabo macnaha sidas weeyi

    • @Ahmedhussein8-A
      @Ahmedhussein8-A 3 года назад

      @@mo.ziyaad6216 ma isaxaqbaa daga hhhh

    • @Engkafi
      @Engkafi 3 года назад

      @@mo.ziyaad6216 hhh maya walaal isaxaaq ma ehee ee waa isaaq

  • @suhaibelmi6410
    @suhaibelmi6410 3 года назад +26

    Intii ciida gale like isaara

  • @najaxnuura4966
    @najaxnuura4966 3 года назад +129

    Happy to see u habo khamiis iyo jimce walba 8hrs ayaay ku daawadan dhamaan family gaygu caruurtaydoo dhan way ku jecel yihiin they wish one day they will meet u 😘 mansha Allah habo

    • @siciidsaleebaan2501
      @siciidsaleebaan2501 3 года назад +4

      so beuty full wll🥰

    • @AsmaAsma-bh6hi
      @AsmaAsma-bh6hi 3 года назад +2

      Waa tuulo qoolcaday waa tuulo shidan, hadana qurux badan waad mahadsantahay, heestii Amina cadillahi kaahin, iyo rwayadii, xisabadeen ee dan jecel katiwaa xasan cadilahi gini waa waah.

  • @clicadami5855
    @clicadami5855 3 года назад +74

    Dhagax dab lagu dhuftty baa tahy legend🔥🙏

  • @mustaqiimabdiqani2255
    @mustaqiimabdiqani2255 3 года назад +15

    Simply but amazing video, actually you are the first person who tell us that motherland are alot of terism keep going legend you made my night.

  • @Lander_18_may
    @Lander_18_may 3 года назад +51

    Tuulo ciidagale👦❤️😍😍😍😍

    • @Xikmaawi77
      @Xikmaawi77 3 года назад +1

      *TUULO SOMALILAND LEEDAHAY WEEYE CID GAAR AHI MALAHA HOOY. 🥰🥰*

    • @jaamacxassan1394
      @jaamacxassan1394 3 года назад +7

      @@Xikmaawi77 hadaa ma hooyadaabaa degta ninkastaaba deegaanuu leeeyee ciidagala nacaybaaa ku hayee noocaan dameeraa dumarka uga dhignaatee jilicsanyey

    • @apanduletemmpo3703
      @apanduletemmpo3703 3 года назад

      @@jaamacxassan1394 bro we proud somalilnad✊✊

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 3 года назад +6

    Qays qaysar qoyska odhan ayaa ku dawadaa waliba hooyaday mcn aad ayay kuu jecelahay respect ♥

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 3 года назад +8

    Masha allaah waay farax sanyihiin waxaay jogaan dalkodi oo nabada dhaxalkii SNM ku raxaaystaa masha allaah

  • @hamdabiite9901
    @hamdabiite9901 3 года назад +61

    Tuuladii Tolka😂💕
    One love ❤️

  • @qeyrullahcaidrusxaji2142
    @qeyrullahcaidrusxaji2142 3 года назад +18

    War ninkaani mad million subscriber gadsisaan somaliyey Allah haidhin sharfe my favourite youtuber❤️❤️❤️❤️❤️

  • @queenaya22
    @queenaya22 3 года назад +96

    The most talented youtuber. Hormar wacan wll👌

    • @suldaanseed8395
      @suldaanseed8395 3 года назад +3

      War qaysow sida kale ok bate geesaha uun inaga reeb

  • @rashidhassan4419
    @rashidhassan4419 3 года назад +6

    walal muhimdu wa inan walalo nahay somalia io somaliland💙💙

    • @suldnka4724
      @suldnka4724 3 года назад +2

      Nin rageed ba tahy sxb

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 3 года назад

      MA QASABAA LAGU WALAAOBAYAA WAA YAABE MAR LA IS DABAR JARAYO MAXAAC LA ISKU YAHAY YA WAAR DEE MANA FAHANTAY FAQASHEY

    • @munacali3853
      @munacali3853 3 года назад +1

      Waxa tahay inta yare caqaliga salimkaa xaqiiq boqortoyo

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 3 года назад

      ninka jakedka sita waa somali galbed ha ku qaldin somalia dadka mesha daga aya somaliland iyo somali galbed ba leh

  • @abdullahiarabazaami3242
    @abdullahiarabazaami3242 3 года назад +23

    Maclin da'yar oo xitaa mcliminta dugsida wx dheer 😍👏 Macalinka dhulka somlida ikala baray 🥰

  • @sheikhsharawi9230
    @sheikhsharawi9230 3 года назад +21

    My friend ur so motivated person well-done ur doing good job.

  • @malyuunmaanka5645
    @malyuunmaanka5645 3 года назад +6

    Walal hooyadey xanuusanaysa iigu soo duceeya😪🤲🤲😭

  • @hamdamahmoud826
    @hamdamahmoud826 3 года назад +21

    Ur energy is somthing else 😅😅 best RUclipsr ever

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 3 года назад +17

    Masha allah Magaalo qurxoon iyo wariye sare qays qayser hore usocda love ta ku booba reer Somaliland jamhuuriyada👏❤️👏✊

  • @maxamedcabdi5369
    @maxamedcabdi5369 3 года назад +1

    Hambalyo Reer Qoolcaday, Allaah ha idiinku waddo, nabadda iyo waxbarashadan ogaada

  • @Aviationsta
    @Aviationsta 3 года назад +13

    Nin Dhalinyaro Ah Oo Aan Muuqaaladiisa Aad Uxiiseeyo Hore Usoco My Brotha 🔥

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 3 года назад +21

    Muqaalkan marku iso dhacay si ban u farxay wllhi wa anigan orod meshii kuso galayba😅😅Gulayso wllle❤thanke u

  • @hibonuora6183
    @hibonuora6183 3 года назад +27

    Woow it's an amazing village 😍

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 года назад +6

    Ninka quruxda Somaliland zoo bandhiga❤❤🙏🙏

  • @asmahassan14
    @asmahassan14 3 года назад +43

    Masha allah waa magladay hoyady macan ku dhalatay aad baan ujecelhay keep going my brother shaqo wacan

    • @ccxkhsbcrb8149
      @ccxkhsbcrb8149 3 года назад

      Magaceed tuladan wll

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 года назад +1

      @@ccxkhsbcrb8149 Qool-caday

    • @hamdaahmed49
      @hamdaahmed49 3 года назад

      @@lamajofficial2446 xagey ku tala waqoyi miyaa

    • @nimcocabdi559
      @nimcocabdi559 3 года назад +1

      @@hamdaahmed49 haa wll hargysa ayayhawd ugu tosantahay

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 3 года назад +13

    Wllhy Wa meeshan Ku dhashay qeys shp tariikhda Ku xusi doonta❤️

  • @awshan571
    @awshan571 3 года назад +3

    Qay_Qaysar ayaaba ka horeeya ,warbaahinta caadiga ah 💯hore u soco walaal fariid baadtahay ee 💯✅🙏

  • @suleymaanyaasiin1208
    @suleymaanyaasiin1208 3 года назад +6

    Mansha allah, sxb guuleeyso goorkastaba 👏💯👑masuul #qays_qaysar muuqaaladaada lagama caajiso, waa kuwo soo jiidasho leh oo cajiib ah runtii 📸😎

  • @nkhlan1263
    @nkhlan1263 3 года назад +6

    Qurux badanaa wadankeyna i.n maalin adiga cml waa u soo dalxiisi doona pro✊🙏full respect

  • @najahqaliqurux8411
    @najahqaliqurux8411 3 года назад +1

    Wlhi bilahi tolhi been laguma dhaarte wx thy qofka wadnkayga na jcleysiyay war kaman hayan quruxda wadnku leedahay wa natusatay quruxda wadnkayga aad u mhdsnthy wll qali 🦁😍

  • @jamaalcosta
    @jamaalcosta 3 года назад +3

    hadii qof youtubku ubahan yahay zhp adiguu ku bahan yahay🥰❣️

  • @roodarugux4761
    @roodarugux4761 3 года назад +1

    Weji aan laga xiiso dhicin cadi maha sida musasalka ayan usuga muqalada quruxda badan 🥰🥰🥰

  • @zizeypoi24
    @zizeypoi24 3 года назад +15

    Qeys qeysar ninka kaliya oo dalxis dalkena hoyo u ado m.a bro keep going 🙏💓💓

  • @siradm
    @siradm 3 года назад +1

    Dhexmushaax dadkaaga maasha Allah dadka kaliya ee wax isla cuna ee sahay la’aan isku dhex safri kara Soomaali Allaha badiyo waa salaamayaa

  • @imanhassan6488
    @imanhassan6488 3 года назад +51

    Masha Allah wiilkani dalki bu inakala baray .
    Hargaisa un maaha dalku. Somaliland daawo dacalada 😍

  • @faysalmohamed2467
    @faysalmohamed2467 3 года назад

    Janaalka waa Soomali 🇸🇴wiilkana waa somaali🇸🇴meeshuna waa Somali🇸🇴dadkuna waa Soomali🇸🇴♥️waaxay dadkan afka galaad ku hadlaayo engilishka🇸🇴❤️war somaliyow afkaaga iyo dhaqankaaga ku dhag🇸🇴♥️🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Rragaxchanel123
    @Rragaxchanel123 3 года назад +6

    Best youtuber somaliland ina kugu daydo wali wadaada hayaa 🤲

  • @xamdamaxauued3137
    @xamdamaxauued3137 3 года назад +2

    Somaliland 💚💬❤🙏😭🤲🤲 qays wllkh nolow

  • @mubarikabdilahi7782
    @mubarikabdilahi7782 3 года назад +6

    Qays qaysar legendary 🙌 brother keep going 🙏
    Nin jecelahay veiod diisa .

  • @zhakirupdychamac6650
    @zhakirupdychamac6650 3 года назад +1

    Qaysa qaysar legend bilicda dalkaaa noo soo bandhigyaa wlhyy wxa badan baan kaa bartay wllo

  • @swaracabdiraxman
    @swaracabdiraxman 3 года назад +11

    Amazing dhulkena nimca fadhida masha Allah I'm so proud of u guys for watching many videos in this you tube Qeysr you are open up for many things so thank u so much 🙂 and good luck

  • @ilyaasrambow863
    @ilyaasrambow863 3 года назад +1

    Masha Allah wll qali waan ku laa socda markasta waan jeclahay muqalada dhuulkeyga hooyo kaa soo duubto daad isku maa jiiran legend 👍👍👍✌✌✌✌👌👌👌🥰🥰🥰💯💯💯💯 dhuulka hooyo waan uu xiisey ruuntii 🥺🥺🥺

  • @hassanmacruuf
    @hassanmacruuf 3 года назад +8

    The one whom I spend most of my time watching
    Great RUclipsr #Qaysqeyser watching you from Northern part of Kenya

  • @shukrisulaymaan5671
    @shukrisulaymaan5671 3 года назад

    ilahay ha uugu deekho intii dhimatay janadis 😭😭😭walidiinteenah ilahay ha geeyoh janatul firdows Aamiin

  • @clrahmancaqilka3374
    @clrahmancaqilka3374 3 года назад +36

    Never give up my brother ❤️🙏🏻

  • @Murtisame770
    @Murtisame770 3 года назад +2

    Qays qayser qof aan taageero kuna daydo shakhsi ahaah ilaahay haku xifdiyo walaal Waan jeclahay Shaqadan aad haysid oo kale Love igu qabo Broh❣🙏

  • @Ali-uh4lo
    @Ali-uh4lo 3 года назад +3

    Nimaan dhul Marin dhaaya ma leh ayey Somali horey utidhi Qays Qaysar waa naga Nasiib badan thy Horey usoco Pro♥👍

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 года назад +1

    KU Sali Nabiga, Scw💟

  • @reyskiiriyadavlogs1259
    @reyskiiriyadavlogs1259 3 года назад +8

    Someone to emulate and always want to be like him

  • @nasteexobintush2996
    @nasteexobintush2996 Год назад

    Qays qaysar bey ku dheheen melahaad sanado kahor tagtay baan iminkadaas dawanayaa muqaladii o dhan inan dawadey noqotay masha allah talantigii o qof ah 👏👏

  • @dhancadesaed6959
    @dhancadesaed6959 3 года назад +13

    Doing awesome work and creating makes me happiness 👍✌🙏

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 3 года назад

    Intii reer gunburood iyo reer baligunadle gobalka hoowd iso raaca geedlabka isaaq arab sheekh isaxaaq ❤️

  • @KM-jc1he
    @KM-jc1he 3 года назад +8

    When you hear the term "halkaaaas" then you know you're in for a great experience. Well done buddy.

  • @AhmedOsmnn
    @AhmedOsmnn 3 года назад

    Tuulada inta jeer ee aan maray tiro maleh.. waa magaalo ramadaan aad moodo mar walba..👍

  • @farhiagutale1191
    @farhiagutale1191 3 года назад +15

    Masha allah My eyes tears watching this vedio xasuus ayuu igeliye best vlog I enjoy watching it thanks wllo keep going 👏👏👏👏👏🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hamdamalaboofficail5907
    @hamdamalaboofficail5907 3 года назад +2

    Qays qayser huuno mcn ilaahay maskaxda haku barakeyo iyo caqligba wllo🤴

  • @hanimohamed4058
    @hanimohamed4058 3 года назад +7

    Malin uun wan kula kulmi doona i.a🥰

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 3 года назад

    Illaahay ha ku Xiftiiyo qasow wan ku farxay aragaaga from America

  • @suleymaanyaasiin1208
    @suleymaanyaasiin1208 3 года назад +5

    Mansha allah, deegaan qurxoon 🌎🥰#degmada_QOOLCADAY waa meel cajiib ah runtii waa meel fiican, dhulka allah ha inoo barwaaqeeyo oo ha inoo barakeeyo🤲aaamiin aaamiin.

  • @hodanabdilahi7812
    @hodanabdilahi7812 3 года назад

    Qays qaysar alh haku barkeyo wallo wad ku mahadsanty sida quruxda badn eed nogu soo gudbiso bilicda dhulkena hoyo gulayso labada darodba

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 года назад +4

    Mansha allaah wllky hore u socda Firom hargeisa qeys qeser ilove you wll ❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 года назад +2

    Mashallah ilahay haku xafido markaad hadlayaan joojiya heesa si laguu maqalo guul iyo gobanimo somalilaan thank you good luck 👍👍👍👏👏👏💚❤💚❤💚

  • @adammuhiyadin5878
    @adammuhiyadin5878 3 года назад +4

    Well done bro maalinta kasta waaan kula socadaa bro jarmalka ayaan kaga soo salaamaya keep going bro🙏😍🎻🎻🎸🎸🎸🎸🎻🥁🥁

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 2 года назад

    Qays Qeyser Walal Waan ku salamay
    Walal marka aad barnaamishka Noo soo gudbineyso musiga Ka daa intow hadalka socodo sababtoo ah so Fiican wax looga is maqli maayo. Waxan ahay ruux barnaamijkaada si wanaagsan ula socda shukran

  • @barremaxamedmaxamuud7038
    @barremaxamedmaxamuud7038 3 года назад +4

    You make me happy if I watch your videos. I love you sake of allaah

  • @Jacayow2011
    @Jacayow2011 3 года назад +3

    70 jir baan ahy 60 waan so jeday walhi waa funny vidoe ee Qays qaysar so badi video thanky my Hungy boy for word hard✊🏻

  • @mubaarikshukri206
    @mubaarikshukri206 3 года назад +3

    Legend soo badi zhp wan ku tgeraa

  • @haphsasaed3513
    @haphsasaed3513 3 года назад +1

    Qays Waa RUclipsrka kaliya een video giisa dhameysto anoo waliba xiiseynaya inaanu iga dhamaan ayuu iga dhamaada alle haku sharfo wllkayow 🥰

  • @abdiwahabmohamed6019
    @abdiwahabmohamed6019 3 года назад +10

    Geeluun raacdye gabiley tagoo lo,Dana soo raaC aanu wx ka ogaane 💕🔥

  • @abdiazizawdahir4507
    @abdiazizawdahir4507 3 года назад +1

    Qays qayser youtuber-ka ugu wanaagsan ee la daawado hore u soco sxb

  • @barwaaqobedriya3511
    @barwaaqobedriya3511 3 года назад +3

    Wlhi waa qoslay 😂😂magala aan laga seexan kulahaaa aar qays qayser maxaad naga waa sheen🤭 sikastaba keeb going prother💯🌎💯 cimaamadaaa mahaysankaro💯👑👑👑👑 legend libaax laba maaha👑👑👑

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 3 года назад +1

    That's my favourite city iam from London

  • @kashuusevenk7
    @kashuusevenk7 3 года назад +6

    Qeys you're a phenomenal man salams bro greeting from mombasa kenya

  • @Murtisame770
    @Murtisame770 3 года назад

    Walaal Barnaamijyada noocaan ah Inoo soo badi Sida kuwa Tuuloyinka iyo wadooyinka iyo baabuurta inta ila taagerta like👇👇👇👇

  • @Bulshaawimedia07
    @Bulshaawimedia07 3 года назад +3

    qays qayser is youtuber which is my favorite youtubers showcasing the beauty of the country

  • @amiinamkachannel4001
    @amiinamkachannel4001 3 года назад +2

    youtuber the best youtuber I support going forward

  • @naturelovers8112
    @naturelovers8112 3 года назад +9

    The one and only RUclipsr, keep going brother qays

  • @yonezcrown1909
    @yonezcrown1909 3 года назад +1

    Qays qaysar zxp aadbaan kuu tageeraa
    Barnamijyadaadu zxp way ixiisagaliyaan
    👍👍zxp keep going🙏🙏🙏

  • @hafsasuleiman8093
    @hafsasuleiman8093 3 года назад +9

    My first time 🤣🤣🤣🤣🤣 big respect qays qaser

  • @khalidmohamed3154
    @khalidmohamed3154 3 года назад +6

    Inader Aadban ku salamy From G36🙋🏿

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 3 года назад

      Inader ❤️❤️🐪🐪🐪

    • @khalidmohamed3154
      @khalidmohamed3154 3 года назад

      👸🏾🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 3 года назад

      @@khalidmohamed3154 ilhy ino barkeyow 🐪🐪🐪❤️🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @apdiphatahayaanle7029
    @apdiphatahayaanle7029 3 года назад +5

    Qof iga horeeya lama hayo siday ila tahay
    Legend qayz hore usoco wllky

  • @SOMALILANDXPRESS
    @SOMALILANDXPRESS 2 года назад

    Very niice mini documentary absolutely fantastic

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 года назад +7

    Boqorka Yutubarada Somalida
    Waliba Heer Calami Ah.

  • @deeqawarsame9417
    @deeqawarsame9417 3 года назад

    Dhalinyar wadankooda KU qanacsan ..masha allaah. Allah protect you. Good work.👍👍

  • @hanamuse9359
    @hanamuse9359 3 года назад +6

    The one and only youtuber Abdirahman Abdiwali mohamud farah 😊🥀🥀

  • @ducofilms5749
    @ducofilms5749 3 года назад +1

    Maasha allah🐪🐪🐪🐪
    Kolay nin so arkay saamaleylka qoolcadey weliba cunto kuso cunay waa ogyahay maasha allah insha allah halkaa iyo meel ka sareysa ayaan u rjynayaa wadankeena quruxda badan dhamaan soomaali oodhan❤✅
    Haldoorka youteberada qays qayzer mhdsnid wlo❤

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 года назад +5

    Mashaa Allaah waa caasimadii saladiinta hore usoco qays qaysar❤️👍

  • @zaamgucciofficial5684
    @zaamgucciofficial5684 3 года назад +2

    Xamse ninkas xabsi mandheera 8 years ku wada xidhnayn legend 👏

  • @apdirahman3809
    @apdirahman3809 3 года назад +17

    Kanax ama kufarax this is somaliland. 💚🤍🤎

  • @DiiniPath
    @DiiniPath 3 года назад +1

    Waxaan ka helay habka aad u samaysay muuqaalka laakiin dhanka codka waxaa la maqlayaa buuqa magaalada iyo codad kale oo kaa soo dhex galaya.
    Sidoo kale isku day inaad sii horumariso xirfada #Storytelling ka HORAY USOCO WALAAL ❤

  • @s.j.3322
    @s.j.3322 3 года назад +3

    Maasha allaah jazaakallaahu khayran qays qaysar good job 👏 I hope you enjoyed your life 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @somalia2730
    @somalia2730 3 года назад +2

    We proud of brother to show us our beautiful country somalia

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 3 года назад +6

    Mashllh qool caday wan jeclahy lkn weli ma tegin🥰❤

  • @zuzanlitterqueen1840
    @zuzanlitterqueen1840 3 года назад

    Adon ii aqon anon ku aqon walalkay matihid saxipkay maa tihid waxaba matihid hadana walhi iam soo proud of you video yashada xabad imaa dhafan keep going my own legend 🙏🤴♥️💉

  • @hothan.1152
    @hothan.1152 3 года назад +3

    Masha allaah walalo ayamahan waad nanacday sodhawoow waa xili roobaad oo jawigu macaanyahay ee soo badi videoyawyda 🙏❤️‍🔥💯

  • @r.lewangoalski3956
    @r.lewangoalski3956 3 года назад

    Sidan videogan ugu kulanay si lamid ah inaan janada ugu kulano aamiin dheh wll ❤

  • @salmaali2142
    @salmaali2142 3 года назад +10

    Love your vlogs Masha Allah beautifully edited 🔥🔥

  • @ayaandheeman6374
    @ayaandheeman6374 3 года назад +1

    Masha Allah Waxy ila thy mesha shaqa tala inta shaqadona kaha isoo raca 😍

  • @abdirahmanking882
    @abdirahmanking882 3 года назад +8

    Wow thank you Abdirahman for showing us best vloges 😍🥰🤞🤘
    Teresa kle Ninka Hamse wan garanaya waa legend tulo ku ururay😁 incha Allah wan kugu soo Mari malintan wadanka imado Incha Allah 🤲☝️😘❤🤞🤘👊

  • @Shirazy.
    @Shirazy. 2 года назад

    M.allaah sxb sei in gamba... Wadan ka nosoo bandhig quruxdiisa,
    Weli #Koonfur wan ka suugynaa