war naxdin leh carurti shaqalada dhishay hoyadod maxakudhacay 😥

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • BISMILAHI RAAHMANI RAHIM ALAHU MASALI ALA MOHAMMED

Комментарии • 249

  • @anisahaaji9248
    @anisahaaji9248 22 дня назад +13

    Subxanallah ilaahow reerkas dhibta ka dulqaad caruurta ucaafi,ilaahow iyada nah caafi oo kamarinsi tuubada allahuma amiin yaa allah scw😢🤲

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal 22 дня назад +7

    Ilohoow u gar gaar yaa rabi abyooy wakusoo duceyneenaa😢😢😢😢😢 farhiyay bal nala socodsii xaaladeede😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Animeedits1348
    @Animeedits1348 21 день назад +7

    Ilahow musiiibo hanagu ridin musiiba kudhacay ilahow caruurta caaafi oo gbdhana caafi yaa allah yaa rabi xanuun badanaaa. Gabar yaro sadex jira baa ijoogta shaqaale warkeeda daaye mcal ogamatago dadka ehelkaa waayo waxan isleeyhy armaa ilmah yar lakaa wax yeela

  • @MaryanAbdullahi-ox5mj
    @MaryanAbdullahi-ox5mj 22 дня назад +10

    Allow caafi 😢farxiyo waxaa kula talisaa sadaqad istiqfaat iyo saliga nabiga

    • @jawhara4154
      @jawhara4154 21 день назад +2

      Haa wlhi waa wadada kaliya ay kubadbaadi karaan markay masiibo kugu dhacdo xaga rabiyaa loo cararaa allihay haka dulqaado 😢

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l День назад

    Subhhannallah wa waxa aan kala yaabay dumarka Nairobi joogo specially kuwa aan ugu nimid reer Africa kuweena dibada ka yimaada ayaaba rooon 6 jir ayaa igu yar waligeeyna ugama tagin wax ii siina ma dhihin war caruurtiina ilaal sada sidee naag aan saxarada iska dhaqan gacanteeeda ugu aamintaa ilmahada😢😢😢😢😢

  • @najma649
    @najma649 14 дней назад

    Allaha caafiyo caruurtana allaha caafiyo shaqaalaha ha aaminina caruurtiina haysta ama walaal hadaad leedahay udhiibo

  • @user-kc2mn1zi9p
    @user-kc2mn1zi9p 22 дня назад +3

    Allah uu caafiyo caruuta iyadan Allah
    Caafiyo
    Wan kaa xuumahay😢😢😢😢😢

  • @user-nt1yj7bp2i
    @user-nt1yj7bp2i 22 дня назад +3

    Ilaahey cafi iyo caafimaad hasiiyo ayada iyo ilmahaba wey kakaceysaa insha allh

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 22 дня назад +2

    Allah cafimad dega ha siyo hooyada iyo ilemaheda bari cafima Deg Deg Allah ha siyo cafimada tama Allah ha siyo amiin amiin yaa rabi iska jire nagaha shaqalaha wa cadowo nagta carurta sida u gasheya masking Allah ha cafiyo amiin amiin yaa rabi carurta saqera

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 18 дней назад

    Ilaahoow dhibaatada kaqaad ya rabi, ilaahoow ilmaha ucaafi iyadanacaafi

  • @user-wh5mq5ng2p
    @user-wh5mq5ng2p 21 день назад +2

    Abayo Allah u Cafiyo Caruurta ayadana Qalbika Allah u Qaboojiyo Waa imtixan Adunyo Walhi Waa Dareemi Karna hooya nahay ilmaha Hadu Qandho Qabto walwalna Walhi Waa Xanun Allow waa 2 sac habinimo allow qalbika u Qabooji 😢😢😢 Xxxxxx🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥲

  • @hafsamohamed8528
    @hafsamohamed8528 20 дней назад

    Ilahey. Caafii. Maad. Khayr. Qaabo. Iyada. Iyo. Caruur. Teeda. Haasiiyo. Aamiin. Yaa. Raabii

  • @fdwehliye7048
    @fdwehliye7048 21 день назад

    Yaa allaah wlhi gabadhaas cwa kahor lama ooyin sheekadeeda illaahow cfimaad taam sii ayada iyo caruurta abyoy nala soo socdsii wixii kusoo kordha anagana wan usoo duceyneenaa😢😢

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o 20 дней назад +1

    Allow cafimad taam ah sii hoyadan iyo caruurteda amiin yaa rabi 🤲

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 16 дней назад

    Ilahayow rabiyow cafimad si gabadhas yarabi ilahayow no cafi gabadhas iyo owladeda abaayo rabigaga ulabo saliga nabiga salalahu calehii wasalam iyo istaqfarta badi rabihaka dulqado walahi wan kanaxay

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 5 дней назад

    Gabadhaas ilmaha way dayacday ilaahay ha ucaafiyo

  • @SuratCadey
    @SuratCadey 19 дней назад

    Ilahow dhibatada ka dulqad gawadhas ilama iyo ayadaba ilaha ha cafiyo🤲😢

  • @hawasaid7325
    @hawasaid7325 21 день назад

    Subxanalah xanun badana yaa allah ugar gar ayada iyo ilmahaba cafi

  • @hijaboaden7883
    @hijaboaden7883 18 дней назад

    Aamiin ilaahay ha caafiyo
    Waa iska imtixaan aduun kaan

  • @ZahraAbdirahman-zj4wx
    @ZahraAbdirahman-zj4wx 9 дней назад

    Allow caafimad ugadeeq ayada iyo caruurteeda yaa Allah

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 2 дня назад

    Ellahay hacaafiyo walaasheen caruurtana ha u caafiyo

  • @farhiyamohaaa6291
    @farhiyamohaaa6291 21 день назад +1

    Allah ucafiyo carurta iyo hoyadod ba cafimad tam ah Amin amin ya rabi

  • @deeqoxasan9239
    @deeqoxasan9239 22 дня назад +3

    Ilahayow caafimaad Tama sii gabadhas iyo caruurteda

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 21 день назад

    Xasbunallah illhy ha ugargro rerkz cfimad tam ah alle hku arzaqo 😭🤲🏻

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 20 дней назад

    Allaah ha caafiyo iyada iyo caruurteeda

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 21 день назад

    Asc abaayo mcn cururta iyo hooyo allowe cafimad 🤲🤲🤲🤲🤲🤲, aamiin aamiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 13 дней назад

    Allow cafimat taam ah sii aamiin

  • @sahraismail610
    @sahraismail610 15 дней назад

    alle haw cafiyo cafimaad deg dega alle haku siiyo

  • @shukri8571
    @shukri8571 22 дня назад +1

    Subxaanallah....ilaahayoow awoodaada iyo cizadaada ugu gargaar walaasheen iyo caruurteeda..oo caafi caafimaad taam ah.Innaka waliyyu dàalika walqaadiru calayhi.aamii yaa Rabb

  • @hidayaahmedhassan-sq9oj
    @hidayaahmedhassan-sq9oj 19 дней назад

    Ilaahey cafimaad taama hasiyo dhamantood😢

  • @amiiraadan5474
    @amiiraadan5474 21 день назад +2

    Maamada waxan leeyahy wll sabir qofka mu'minka ah ba la imtixama sabirkaaga Alle janno abaalkeeda ha kaaga dhigo, waxaad ogaataa Allah in uu cid kasta kaaga naxariis badan yahay naftaadana dhahoo, Alxmdulilah dheh wll.
    Hooyoyin hadaan nahay aad bay noo damaqday arintadu😢 , imtaxan adag bad maraysaaye Allaha kugu guuleeyo____ wanan kuso ducaynayna goor walba

  • @user-np6ij6gm5v
    @user-np6ij6gm5v 21 день назад

    Subxana lah alxamdulilah masiibo rabaani ayaa ku dhacday ilahey ha uboogo dhayo caafimad taam allaha siiyo iyada iyo caruurteda aamiin 🤲😭

  • @Sahraugas-wi7or
    @Sahraugas-wi7or 20 дней назад

    Yaa allaah wala imtixaamay ee Rabbi haku guuleyo imtixaanka

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u 15 дней назад

    Allaha cafiyo ayada iyo caruurta

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 21 день назад

    😢😢😢😢allaah caafiyo ayada iyo elmaheeda yaarbi

  • @ifrahabdinur8239
    @ifrahabdinur8239 21 день назад +1

    Caafimaaad dagdag ah allah hasiiyo ilmaha iyo ayada gabadha maskiinta adunka waaa dhibato walagu imtixanaaaa lkn allah mideee kashekeso o ay kakabsato allah ha uga dhigo

  • @user-bd3ze9gl4l
    @user-bd3ze9gl4l 21 день назад

    Waa imtixaan wlhi subxanallah ayada iyo ilmaheeda ilhy ha caafiyo dhibkana ha ka dul qaado waa xanuun intisa la eg

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 21 день назад

    Allaha u cafiyo ilmahs iyo iyadaba

  • @munaAbdullahi-tm1ej
    @munaAbdullahi-tm1ej 19 дней назад

    اللهم آمين يارب العالمين 😢😢😢😢

  • @user-zo8vs8xh4g
    @user-zo8vs8xh4g 21 день назад

    allahayaw u caafi illahayaw cafi hoyadana halo duceyo gabadhas dadka u dhaw haka war qabaan hoyadas wallahi calosha aya na oloshay wlalayal hoyafa ka war qaba rer nayrobi

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 21 день назад +1

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @habiboali4146
    @habiboali4146 21 день назад

    Subxanallah ilahye u garagare ilmahan u cafi

  • @hibaaqjamaal9936
    @hibaaqjamaal9936 20 дней назад

    Ilaahey ha caafiyo adiyd io caruurda

  • @khadijoabdi7373
    @khadijoabdi7373 20 дней назад

    Subxana allaah illaahey ha ucaafiyo😢😢

  • @casisayusuf3381
    @casisayusuf3381 19 дней назад

    Ala ciiil bdnaa allw u caafi hooyada iyo ubadkedaba😢

  • @nasraabdi603
    @nasraabdi603 22 дня назад +2

    Allaha caafiyo abayo hadey Nairobi kulajogto maad soo firisid

  • @abdulahiyussuf8936
    @abdulahiyussuf8936 19 дней назад

    Ax Allah cafiyo wll dhamantod

  • @user-wr8mx1lg7f
    @user-wr8mx1lg7f 21 день назад

    Aamiin Yaa Allah
    Allah caafiyo caafimaad taam ah oo dag dag ah hooyada iyo caruurteeda

  • @yahyaail9289
    @yahyaail9289 21 день назад

    Illaahayow ucaafiyo yaarabe midas mase wo Haku redo

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 22 дня назад +2

    Ilhayoow ugargaar anagana masiibadaas ilhay naguma rido sadaqada habadsato sadaqada waa wax cajaaib badan ilhay gabadaas culeeyska hakaqaado 😢😢😢😢beerka ixanuunjisay😊

  • @umusajdamuhammad7723
    @umusajdamuhammad7723 21 день назад

    That's why i dont believe maid,ilahay cafimad taam ah hasiyo ayada iyo carurteydii Rabbana anta shafii 'iishfihum ya Rahmaan

  • @balkesagarane2652
    @balkesagarane2652 19 дней назад

    Illahayow dhamantodaba cafimad siii

  • @user-de2zm9rz4b
    @user-de2zm9rz4b 20 дней назад

    Xasbunalaahu wanicmal wakiil alle naguma keeno ilaahy iyadan hacaafiyo cruurtna ha ucaafiyo

  • @user-hf1rt8mb5q
    @user-hf1rt8mb5q 21 день назад +1

    Ilhey ha caafiyo caruurata

  • @bariramohamed9201
    @bariramohamed9201 21 день назад

    Alla murug badana ilmaha see uyaryar yihiin iyo waxa ku dhacay maskaxda weydide 😢ilahow ucafii oo nabad ugu so Celi ilmaheda eyadana cafimad saric ah sii

  • @TasnimAhmed-e9w
    @TasnimAhmed-e9w 21 день назад

    Amin ilahow usaqir

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 22 дня назад +2

    Wlhi been maaha ilmaha hadaan la daryeelen yaan LA dhalin waa xaqiir naagaha qaar shaqaale faan u maleeyaan

  • @user-wx2wu6iu3r
    @user-wx2wu6iu3r 22 дня назад +1

    Rabi ha ucaafiyo caruurteda iyo iyadaba😢😢😢

  • @munamohamed1078
    @munamohamed1078 21 день назад

    Illahay ha ucaafiyo maskinta

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 2 дня назад

    Ilahay U cafiyo

  • @Nihanmaxamuud
    @Nihanmaxamuud 22 дня назад +1

    Alle ha caafiyo iyada iyo caruurtaba Alle ha ugargaaro

  • @user-qo8rr3dh4l
    @user-qo8rr3dh4l 20 дней назад

    Yaaa raabi iyada iyo carurteedaba caafi 🤲🤲🤲 saliga nabiga afka saar wlhy waa guulaysaan intaa iga garsii abyo

  • @SuwaidaNuur
    @SuwaidaNuur 19 дней назад

    walaley gabadhan ayadana Allah caafiyo awlaadana Allah ucaafiyo lkn waa qeyru masuul ayada iyo ninka qaba ba Waa hadii uu ogyahay in ilmihiisa shaqaalo looga tago oo laga shaqa tago subxanallah

  • @rabiaabukar5091
    @rabiaabukar5091 20 дней назад

    Caafimad taam ah Allah siiyo dhamaan😢

  • @ummuhaifa1924
    @ummuhaifa1924 21 день назад

    Allow ucafi ya rabbi😢😢.wlh aad uganaxay

  • @hony5804
    @hony5804 22 дня назад +2

    Farxiyo wlly tan muslinkaa xitaa aamin male galkood iyo muslinkood

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 21 день назад

    lkn farhiyooy xumidaa bismllaah maa soo booqatid 😢😢
    gabdhaas wa la imtixaanay Alleha ku guuleeyo imtixaanka waa caruurta masakinta ah ee gaalada loo dhiibay

  • @emumohammed4550
    @emumohammed4550 15 дней назад

    Allah ha cafiyo

  • @حسن-ق9ط
    @حسن-ق9ط 21 день назад

    Allecaafimaaddegdegahasiiyo hooyadaiocaruurta

  • @FarhiaAhmed-p1g
    @FarhiaAhmed-p1g 21 день назад

    Allah’a cafiyo Hooyada iyo ilmahedaba insha Allaah yaa rabbi

  • @NasriinAbiib
    @NasriinAbiib 21 день назад

    Suxanallah ilahayoow u gargaar

  • @UbahHussein-jw9un
    @UbahHussein-jw9un 21 день назад

    Ilaahay cafimaad Dag Dag hasiiyo gabadhaas ilmahana ilaahay hacaafiyo shaqaale lama aamini Karo xitaa dad kale haku aaminin ciyaalkaada

  • @Hayaad112
    @Hayaad112 22 дня назад +1

    Alle ha caafiyo dhamaantood wlhi waa xauun reerkaas aan uducayno in alle u caafiyo iyo hooyadaba yaa rabi wlhi waa qiso xaunnbadan

  • @sureyaomar3849
    @sureyaomar3849 21 день назад

    Wlhi waa xanun aad udaran illahyow familkas dibatadha ka dulqaad

  • @reemreemo21
    @reemreemo21 22 дня назад +1

    ربي يشفي كل مريض ويجبر كسر كل مسلم.

  • @bilanmohamed4598
    @bilanmohamed4598 22 дня назад +1

    Alle ha u gargaaro xanuun ka weyni ma jiree😢
    Naagti ma laso helay weli

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 19 дней назад

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raahacuun illahayow qaderta ku dhacday famliga illahayow u gargar adiga awood lehe

  • @zainabmoha1835
    @zainabmoha1835 21 день назад +1

    ilmahaa cuqubadoda kudhacdy ilaaahy haudhib yareyo ilmahaa maxaad udhalee hadadan jeceel sinen

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 21 день назад

    Subaxllah Allah h cafiyo amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @user-qv2wg6de8f
    @user-qv2wg6de8f 20 дней назад

    Rabiyow caafimaadsii sii adiga ayaa awoodleh

  • @shackzsharif1629
    @shackzsharif1629 22 дня назад

    Allah haucaafiyo carurta ayathana Allah hacafiyo ameen jazakallah kheir

  • @habibo7051
    @habibo7051 20 дней назад

    Amiin amiin

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 21 день назад

    illhaw u caafi ilamaha saqiirka ah nagta shaydamada ah illhay soo qabo adaa og meshay ku dhuumanay so kenya waxa ma dhanto somaliya wlhi wadan dawlad adag ka jirto haday jogi la hayd nagta waa la soo saari lahaa dhul iyo cir meshay gasho wllhi

  • @safaaahmedelmi1136
    @safaaahmedelmi1136 21 день назад

    Allha ucaafiyo

  • @user-tz1ff9cp2m
    @user-tz1ff9cp2m 19 дней назад

    Alla ha u caafiyo

  • @suleeqosiman2164
    @suleeqosiman2164 21 день назад

    Cafimad tamah Allaha siyo gabdhana Allaha cafiyo xanun waye walwal waye illahow ka dul qad oo farxad ugu badal Cafimad tamah Allaha siyo 😢

  • @shamsohussein
    @shamsohussein 21 день назад

    Allow ha caafiyo cafimad taam ah ilmaha iyo hooyadood

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 21 день назад

    Allaha caafiyo gabadha iyo caruurteeda. Aamiin.

  • @habibo7051
    @habibo7051 20 дней назад

    Yaa Allah

  • @munamohamed1078
    @munamohamed1078 21 день назад

    Ayadana allaha cafiyo

  • @sahtocalas-hs4ss
    @sahtocalas-hs4ss 22 дня назад

    Ilaahow cafimaad u siih yaarabi ilaahow qalbiga yaarabi

  • @zeitunadan
    @zeitunadan 21 день назад

    Allow cafimaad taama ah sii ayada iyo caruurta Allahuma Ameen 😢

  • @fatumaabsiye4429
    @fatumaabsiye4429 21 день назад

    Yaa Allah😢😢😢😢

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 21 день назад

    Alle hacaafiyo

  • @hafsoisman1847
    @hafsoisman1847 22 дня назад +1

    Gabadhas ayada ilmaheda ayada dayacday ilahow u cafi yarabi

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 22 дня назад

    Allaha u caafiyo iyada caruurtaba wax walba waa qadar Allah

  • @maslah345
    @maslah345 21 день назад

    ALLAHA UCAAFIYO CARUURTA IYADANA ALLAHA SHAAFIYO

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 21 день назад

    Subxanallah gabadhaas allah hau gargaaro..oo qalbi allah haudajiyo

  • @suleeqosiman2164
    @suleeqosiman2164 21 день назад

    Nagtii ma dhumatayne mase wala hayah wlh dumarkena kheyr Allah siyo wa wada sas qalbi Adeg may ka tahay ma aqan gabadhas gabar qarabdah ah ma wayiin xtah hotel ispital ku dhagan kensan lahed mida kle daqiqad walba wala wacah may wacen miyah subxanalah

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 21 день назад

    Allah ha ucaafiyo yaan la aaminin shaqaala ah soomaaliyeey