calafdoon iyo qosolka aduunka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 42

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 5 лет назад +5

    أذكار الصباح

    Duco subax
    👉 Asbaxanaa wa asbaxal mulku lillaah wal xamdu lillaah laailaaha illal laahu waxadahu laa shariika lah lahul mulku walahul xamdu wahuwa callaa kulli shay.in qadiir rabbi as' aluka khayra maa fii haadal yawmi wa khayra maa bacdah wa acuudu bika min sharri maa fii haadal yawmi washarri maa bacdah rabbi acuudu bika minal kasali wasuu'il kibari rabbi acuudu bika cadaabin finnaar wacadaabin fil qabar
    🌹💕🌹💕🌹

    Ducoo subaxdii
    Rasuulkii alle .s.c.w wuxu barijiirey asxaabtiisa
    Mar allaale iyo markii uu qofku soo kaco subaxii iyo markii uu habeenku soo ogog yeedho waa innuu yiraahdaa
    👉 Allaahumma calimal qaybi wa shahaadah faadira samaawaati wal- ardi rabba kulli shay'in wamaa liikah ash-hadu al laa ilaaha illaa anta acuudu bika min sharri nafsii washarri shaydaani washirkih "" wa an aqtarafa calaa nafsii suu'an aw ajurrahu ilaa muslim

    💕🌷💕🌷💕
    Wuxu yiri rasuulki alle csw addoonkii muslim ahoo yiraahda subaxii galabtii

    👉 Bismillaahilladii laa yadurru maca is mihi shey' un fil ardi walaa fis-
    samaa wahuwas samiicul caliim

    💕🌴💕🌴💕🌴
    Markii uu soo kaco subaxdiina wuxu c.s.w aran jiirey

    👉 Al-xamdulillaahi ladi axyaanaa bacda maa amaatanaa wa 'ilayhin nushuur



    🌻🌻🌻🌻🌻🌻
    Markii uu qofku soo kaco waa inuu yiraahdaa
    👉 Al-xamdu lillaahi ladii caafanii jasadii waradda calayya ruuxii wa adina lii bidirih


    ☕☕☕☕☕☕
    Waxaa la soo wariyey in rasuulkii alle c.s.w uu marnabaka tegin ducadan soo soocota
    👉 Alllaahumma innii as' alukal cafwa wal caafiyah fid-dunyaa wal-aakhirah allaahumma innii as-alukal cafwa wal-caafiya fii diinii wadunyaaya wa 'ahlii wa-maalii allaahummastur cawraatii
    wa aamin rawcaatii .allaahummax fadnii min bayni yadayya wamin khalfii shimaalii . Fii cadamatika an uqtaala min taxtii
    💎💎💎💎💎
    Rasuulkii alle s.c.w wuxu yiri istiqfaarta waxa usarreysa inlalayimaado ducadatan oon sida tan loo denbi dhaaf dalbo
    👉Allaahumma anta rabbii laa ilaaha illaa anta khalaqtanii wa anaa cabduk wa anaa calaa cahdik wa wacdik mastadactu acuudu bika min sharri maa sanactu abuu'u laka binicmatika calayya wa abuu'u bidambii faqfirlii fainnahuu laa yaqfirud'dunuuba illaa anta
    👉 Rasuulka s.c.w waxaa laga weriyey 📿qofka yidhaahda markuu waa beriisto iyo markuu galabayst📿
    👉 xasbiyallahu laa ilaaha illaa huwa calayhi tawakaltu wa huwa rabbul carshil cadiim
    👉 (7) jeer Allaah wuxu kaga kaafiyaa wixii murug galinaya
    )(حَسْبِـيَ اللّهُ لا إلهَ إلاّ هُوَ عَلَـيهِ تَوَكَّـلتُ وَهُوَ رَبُّ العَرْشِ العَظـيم . ( سبع مَرّات
    Wllfilh👉 IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis )
    Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa iyo islaaaaxa uMada Muslimta
    🌻 ✔Baarakallaahufiikum ✍🏿🌹

  • @abdiazizibrahim72
    @abdiazizibrahim72 4 года назад

    Somali ayaga o wadadhashy ayey kala faanaan dunida kalena dad isku qomiyad aheen aya isku keeney kadib wy wadanolyihin

  • @samiradakane9179
    @samiradakane9179 5 лет назад +3

    Allah hooyooy wlhi kadi run aya iga imaday

  • @saiddalmar
    @saiddalmar 5 лет назад +1

    Walhi sadacadan uqoslay waxbah la marsiiyay odaygiiye

  • @tasniimcumar
    @tasniimcumar 5 лет назад +3

    wallahi waan suuxay 🤣🤣🤣

  • @dalwanaajiyedalkiisa5730
    @dalwanaajiyedalkiisa5730 5 лет назад

    kkkkkkkkkkkk

  • @sultanbashka2740
    @sultanbashka2740 5 лет назад

    😁😁😁😁😁😁😁

  • @ahmedsomali7259
    @ahmedsomali7259 5 лет назад +2

    Wlhi daacad baan u qoslay labadan Nin wax u kala garnaqo malawaayey kkkkkkkkkkk

  • @cumarmaxamud7471
    @cumarmaxamud7471 5 лет назад

    Sxb mustafoow horta mnd bili Adam ahyn sxb qosol wlhi wxni ka darne

  • @pheynuus9840
    @pheynuus9840 5 лет назад

    Wlh wan qosloy

  • @abdirahmanaska5851
    @abdirahmanaska5851 5 лет назад

    Hhhhh walahi ninkan waa ruwaayad

  • @allaaamin6680
    @allaaamin6680 5 лет назад

    Hhhhh alla beerka tlhi wax aa ka dhacay umada ayaan laysu qasbin ismaba fahmayane

  • @mahadlucio2207
    @mahadlucio2207 5 лет назад

    Ar zHp calafdon aHee

  • @muxyadiinyare1881
    @muxyadiinyare1881 5 лет назад +1

    Waxa aad iska naaree waa maxay ha danbaajin walalow .hhhhhhhhhh

  • @israosmanali2629
    @israosmanali2629 5 лет назад

    Caadi må ahaa ninkan

  • @oo-zt7uz
    @oo-zt7uz 5 лет назад

    ar kan dadka xarapeeste

  • @farxiyamohamed6543
    @farxiyamohamed6543 5 лет назад

    Kkkkkkkkk

  • @sagaldolal3141
    @sagaldolal3141 5 лет назад

    Asc joofaw

  • @zaddamtube2240
    @zaddamtube2240 5 лет назад

    Subscribe dhe adiga oo mahadsan sxpta zaddam tube

  • @hananali7818
    @hananali7818 5 лет назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @axmedayax269
    @axmedayax269 5 лет назад

    Asc joof iyo johorad

  • @Basso1099
    @Basso1099 5 лет назад +1

    Somali Maha Shekadu Maraysa😂😂😂

  • @Abdulhakimraamare100
    @Abdulhakimraamare100 5 лет назад

    Waryaa dhoor maad izka xiirto waa ramdaane

  • @hamseahmed8746
    @hamseahmed8746 5 лет назад

    Wuu cajabay nafluhu 🤣

  • @fadumoabdi5474
    @fadumoabdi5474 5 лет назад

    Asc walalkey Mustaaf wankusalamy salan kadhiib walalow Calaf dhoon baan ahaye nmbr ankalaso xarira isoqor suldan Nin gaar gaar kuwaacaan✋😍

  • @ahmedzavar2695
    @ahmedzavar2695 5 лет назад +1

    0619145610 ar wakaayee labaekyga ilsoohadal pro waa whats app ka weeeye

  • @hananali7818
    @hananali7818 5 лет назад

    Astaqfurrullah

  • @munaburco7679
    @munaburco7679 5 лет назад

    Asc

  • @burhanmohamednur6957
    @burhanmohamednur6957 5 лет назад

    Sxbu

  • @ahmedmusa9857
    @ahmedmusa9857 5 лет назад

    😂😂😂😂😂

  • @ahmedmusa9857
    @ahmedmusa9857 5 лет назад

    😂😂😂😂

  • @ahmedmusa9857
    @ahmedmusa9857 5 лет назад

    😂😂😂😂😂

  • @ahmedmusa9857
    @ahmedmusa9857 5 лет назад

    😂😂😂😂😂