CABSI 5 SANA IS QABNA WALIGAY MA ARKIN KALA WADAN JOGNA TIJABI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #Subscribe #Like #Share

Комментарии • 439

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 месяцев назад +176

    Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad
    Like saar😢❤😢😢😢😢❤

    • @shukrixuseen2823
      @shukrixuseen2823 9 месяцев назад

      Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤

    • @user-em2ft6sb8g
      @user-em2ft6sb8g 9 месяцев назад

      Scw scw scw scw ❤

    • @naemamohamed2941
      @naemamohamed2941 8 месяцев назад

      scw scw scw scw scw

    • @fardowsaliz6016
      @fardowsaliz6016 8 месяцев назад

      Scw

    • @aaminomaxamed3344
      @aaminomaxamed3344 8 месяцев назад

      Salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam ❤❤

  • @ebyanmohamed198
    @ebyanmohamed198 9 месяцев назад +103

    This lady is another level😂😂
    Dating and getting married to someone you have not meet for 5years😂😂this lady has patience

    • @nuuraaadan
      @nuuraaadan 9 месяцев назад +1

      😳😂😂😂

    • @mohaaofficial5176
      @mohaaofficial5176 9 месяцев назад +2

      😂😂😂😂

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 9 месяцев назад +7

      🤔🙄 Waa Aduun Aakhiro Zaman. 🤷🏽‍♀️ everything is possible in this world.

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 3 месяца назад

      Caadi maaha, wbt

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 9 месяцев назад +124

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

    • @abrarmohammed5043
      @abrarmohammed5043 9 месяцев назад

      اللهم صلي وسلم على نبيناا محمد ❤

    • @shukrixuseen2823
      @shukrixuseen2823 9 месяцев назад

      Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn 9 месяцев назад

      SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW

    • @abdiraxmanarman
      @abdiraxmanarman 9 месяцев назад

      Scw ❤

    • @AbdirahmanOmar-ds8oi
      @AbdirahmanOmar-ds8oi 9 месяцев назад

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @saadiacodey9847
    @saadiacodey9847 9 месяцев назад +50

    All we need is DUA for them Baraka Allah Masha Allah ilhow isku barakee yarabi ❤❤❤❤

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 9 месяцев назад +19

    This lady has enough energy to date boys, to talk, to be confident and to wait her king🤴Masha Allah She is hardworker and strong enough.

  • @ultimaterr2407
    @ultimaterr2407 9 месяцев назад +38

    This girl has energy and patience maasha allah 😂😂

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 9 месяцев назад +5

    Something especial for Hamdi’s 👌 Love it her confidence manshallah ❤congratulations and wish together forever🤲

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 9 месяцев назад +14

    Big legend always ridhwan isaq go forwards interests people's i can't wait 💯❤👍😍❤😊

  • @HamdiHussein-gs9fv
    @HamdiHussein-gs9fv 9 месяцев назад +16

    M.a allha isku barakeeyo Rakeena oo dhamaan allha sidaan nooga dhigo❤❤❤

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 9 месяцев назад +11

    Dua to our brothers and sisters in Palestine please.

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 9 месяцев назад +12

    Masha Allah, Allah haydiinsiyaadiyo farxadiin, is'arag iyo iskuwaarid insha Allah.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 9 месяцев назад +7

    HAMDI XAAJIGAAGU WUU KU JACELYEY ALLE HASKU KIIN BARAKEEYO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-ry8fp4ze2z
    @user-ry8fp4ze2z 9 месяцев назад +14

    Wan ka hayaa zxp cw waan xanuun sanhy iso duceeya guys ❤❤❤

    • @anasmahamoud4129
      @anasmahamoud4129 9 месяцев назад

      Alle Cafimad Taam haku siiyo Wll😢🤲🏼

  • @sabiriinbile1829
    @sabiriinbile1829 9 месяцев назад +16

    The way he's saying ihave time to listen you story 😂

    • @zeyzey2533
      @zeyzey2533 9 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 9 месяцев назад +23

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad ad wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 9 месяцев назад +26

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo wax walbo indhaha aan ka dawano ma isku raacne

    • @abdikariinismaciil8012
      @abdikariinismaciil8012 9 месяцев назад +2

      Intaasna way samenaynaa waana gursanyna hadan inan wanagsan.oo noqalanta helno

    • @Amiira96
      @Amiira96 9 месяцев назад

      ​@@abdikariinismaciil8012waa gabar adag koley 😂😂

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 9 месяцев назад +1

      Meesha haku duqoobin saxiib

    • @boqranbila1413
      @boqranbila1413 9 месяцев назад

      ​@@abdikariinismaciil8012sax

    • @user-ee8yt8wy1c
      @user-ee8yt8wy1c 9 месяцев назад

      Anoo ah teem singal umaleyn maayo l 2024 inaa is kabulo sii ahaanaayo 🥺💔🤲

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 9 месяцев назад +16

    Masha Allah! Jacaylkii isku waar Alle haka dhigo

  • @MohaSrt-km3ty
    @MohaSrt-km3ty 9 месяцев назад +6

    Ayyy qofta way xanunsantaxay ilaxaw cafiii

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 9 месяцев назад +19

    Hamdi Abdullahi is my name😂.Imagine I shared the same name as this lady.Wow 5 good years 🥰.Hamdi you are on another level❤️.May Allah continue blessing both of you with happiness,joy and good health together 🤲🥰❤️.

    • @xamdicabdulahi6480
      @xamdicabdulahi6480 9 месяцев назад

      Same wlhi hamdi Abdullahi 😂😂

    • @Shamuurecabdi
      @Shamuurecabdi 5 месяцев назад

      Waxaga xoog waye sxbey mexeytahy ninka waba afduubatee😂​@@xamdicabdulahi6480

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas 8 месяцев назад +3

    Masha'Allah Allaha isu kiin barakeeyo, Allaha iskiin tuso idinka oo Nabad ah, Allahana idin kala siiyo Awlaad wanaagsan oo baariiyaal ah insha'Allah, Allaha idin barakeeyo ❤😊

  • @Diriye597
    @Diriye597 9 месяцев назад +18

    Ridwan legend 👍 big up sir🎉

    • @saabirinbullefahiasaabirin5284
      @saabirinbullefahiasaabirin5284 9 месяцев назад

      Anaa labo jeer guursaday nin america joogo anakoo is arag

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 9 месяцев назад

      @@saabirinbullefahiasaabirin5284😂😂😂😂 Maxaad dareentay markaa

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 9 месяцев назад +22

    Nairobi 😂 waa anther level i will never date someone from nairobi 😂

  • @mohammedabdimuse5876
    @mohammedabdimuse5876 9 месяцев назад +3

    Lesson from this video: whatever you want, put it down for yourself and you will get it.

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад +88

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍🏾 ❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ Haween wanagsan ❤️🫶🏿

  • @user-cb4hh1gp3m
    @user-cb4hh1gp3m 9 месяцев назад +11

    Hoog naag wx xogsty uma xumo ridwan markuu dhahy nosheg ani asxbty waa run war jcli nAGBTY😂😂😂

  • @user-nz1xv3mu5r
    @user-nz1xv3mu5r 9 месяцев назад +20

    Alah is one❤❤

  • @istaahilbarre410
    @istaahilbarre410 9 месяцев назад +9

    Xamdi iyo jeceylkee masha alllh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamamohamed3126
    @maryamamohamed3126 9 месяцев назад +20

    Wow neiropi nolosheda wey adagtahay😂
    Passport is not easy 😂

    • @AbdiwaliAyuubAbdi
      @AbdiwaliAyuubAbdi 9 месяцев назад

      Sxp Nairobi noloshayada miya adagtahay ina imado Ayan rabay from kismayo

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 9 месяцев назад +58

    Passport isn’t easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mascud3079
    @mascud3079 9 месяцев назад +39

    wlhi qoftan waa Misaanka culus 😂😂

  • @elminasibb
    @elminasibb 9 месяцев назад +14

    maa shaa Allaah waa gabar energy badan u haysa jacaylka 🫡

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 9 месяцев назад +6

    Laa xawla walaa quwata ilaa bilaah fudayd badanaa waligay qof ka indha adag ma arkin habo aad ayaad dhulka isu dhigtay Allah nasiib kaada hakaa roo nay siiyo

  • @user-ox6wn1kk8t
    @user-ox6wn1kk8t 9 месяцев назад +17

    Ridwan is not easy wlhi 🎉❤

  • @xaawocismaan2407
    @xaawocismaan2407 9 месяцев назад +45

    Hadaa nahy team Dumarland nakama mid ahan qoftaan😂😂

    • @safamaxamed967
      @safamaxamed967 9 месяцев назад +2

      Way naga mid tahay

    • @Dabasunaaye12Joojubaresh-cq9vc
      @Dabasunaaye12Joojubaresh-cq9vc 9 месяцев назад +1

      M.a

    • @naimafarah3434
      @naimafarah3434 9 месяцев назад

      Waa gabar adag Maasha Allah oo xaqeeda dhacsanaysa

    • @deeqocadarcali9616
      @deeqocadarcali9616 9 месяцев назад +1

      Adeeg Bay nadhertaha aniga walhi waa jececlan kara mahe inana nin usheegan karin jacayl 😅😅😅😅fulay

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy 9 месяцев назад

      Hhh na an iskaga dulqadano wlle way adagthy aniga wn u dhiman Kara le

  • @mrNe4
    @mrNe4 9 месяцев назад +4

    Daganaantu waa Qurux Gabadhani aad bay u fududay sirtedna ma qarsan.
    Dadka is qaba Alle haisku keeno inta is jecelna Alle calaf ha iskuugu daro.
    Gabari waa tii xishoota habloow Gaa gaabsada.

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 9 месяцев назад

      Waa runtaa fuded zaaid ah baa kujira

  • @Maariyo-jg8yb
    @Maariyo-jg8yb 9 месяцев назад +1

    Saas camal hadaan lagu jeclayn adoo garooba aad cidla kusodhacee ❤mnsha allh allh haiskukin barakeyo owlaad bariyana haidin siiyo❤

  • @mohamedali4884
    @mohamedali4884 9 месяцев назад +4

    Mohamed Is Always Legend 👌

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 9 месяцев назад +4

    😂😂😂😂masha allah hambalyo ala isku kin dayo waa kufarxa marku shegay❤❤❤❤

    • @Kendndnd
      @Kendndnd 9 месяцев назад

      Passport is not easy 😂😂

  • @nacimohassan1393
    @nacimohassan1393 9 месяцев назад +5

    Adigo ardey ah jcl hakugalo wllhi waaa rafad 😥iso duceya wllkyga qima bdn😍🥰

  • @mohamedhussein2653
    @mohamedhussein2653 9 месяцев назад +4

    Gabadha wayba xanunsantahy cannula aya uxiran xage laga haya mad weydisid mise it's emergency incase she got shock for resuscitation

  • @farxiyodaahir4133
    @farxiyodaahir4133 9 месяцев назад +5

    Waa is oog yihiin ku waan🥰

  • @AbdulqaniMohammed-ve5vn
    @AbdulqaniMohammed-ve5vn 9 месяцев назад +16

    Hadey marbo wiil sxb latahay wey iga dhimatay😂😂

  • @sakariyehusein3629
    @sakariyehusein3629 9 месяцев назад +4

    Masha Allah gabadhan qatar wayaa

  • @Abdirahman145
    @Abdirahman145 8 месяцев назад +2

    Allow musliminta xanunsan cafi❤

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 9 месяцев назад +8

    GabAdhaan qalbig ayey kahadashay sida aan anigu u arki inkastoo anan kuraacsanayn in ay social media imaato oo nolosheeda so bandhigto

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 9 месяцев назад +5

    She's so pretty and strong 💪🏿 My Samii ❤❤❤ All the best abyo

  • @umumaida808
    @umumaida808 9 месяцев назад +3

    Mash allh wll ridhwan issak

  • @abdihunoofficial3777
    @abdihunoofficial3777 9 месяцев назад +10

    Dadkoo idil in la'iqabo Wey ogyihiin kulahaa Maxaa noonabeysaa Abayo in laguqabo hadaa iigukaa horesee,😂😅Sikastaba Adiga iyo Seygaaga Allaha iskukiin barakeeyo Abayo💯🤲

  • @maskiiney143
    @maskiiney143 9 месяцев назад +6

    Tan indho adkaa bisinkee nin maa raadin karaa dhimashaa ka xigaaa

  • @Rahma-s5n
    @Rahma-s5n Месяц назад

    Nairobi waligay ma argin inchallah wan rajanaya

  • @user-ir2yt2oj4z
    @user-ir2yt2oj4z 9 месяцев назад +3

    Subxaanallah,xishoodka muhim waaye,gabdhoow sidan wax kabadala waa mxy raga labaacsanaayo poke

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 8 месяцев назад +1

    Wlhi wAA cajib ❤😂 MashaAllah alle haiskuken dayo❤

  • @Taraagle67
    @Taraagle67 9 месяцев назад +8

    Ridwanow adiga malin un shawaqa wad so gali donta adigo lgu tijabinayo inshallah 😂😮

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp 9 месяцев назад +6

    Labis hadaa ku raacday waa dhib qabtaa ragnimo lagu doortaa raga quruh iyo labis aqli yari waaye ma labiskaa I dhaqo fudeed badanaa saqiirta wax ma ogto walee nin saas maku ogaan kartid ee rabi isku hir naag nimo kulaha naag kar kastoo tahay nin maceliso illa inuu rabiga kugu daba qorin maayee

  • @aminayassin25
    @aminayassin25 9 месяцев назад +2

    Miskin she’s still living in la la land. He has been your husband for over two years and has still not seen you. He can afford a plane ticket to Kenya if he really wanted to.😂😂

  • @maxamedcabdirahmaan-oq9pk
    @maxamedcabdirahmaan-oq9pk 9 месяцев назад +3

    Maxamed cabdirxmaan axmed waa magacayga oo saddexan kwrn

  • @user-ui7vu2ve4r
    @user-ui7vu2ve4r 8 месяцев назад +2

    yaaah gabdhu caaadi ma ahan oo kuma dhaco xitaa inaan dhoho asagoo on ogahy inuu ijecelyhy hadana kuma dhiirado inan dhoho waan kujecelhy waali gabdhan waa misaanka cusul 😅😅😅

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 9 месяцев назад +6

    Dadka is qaba waxan may iska dhaafaan ceeb weeye keliya group ka iskaabuladaa baa ku qurxoon aragtidayda inay wax fiir fiiriyaan

  • @Naxarizlay
    @Naxarizlay 9 месяцев назад +1

    Yow.yow yow ku lahaa reer badiye ilaa rer miyi😂mohamet is always legend😊

  • @user-ye3rv7oo2v
    @user-ye3rv7oo2v 9 месяцев назад +1

    Legendary ridwan keep it up we are supporting you anytime

  • @jasminsweetlove5898
    @jasminsweetlove5898 9 месяцев назад +15

    Tan kula joogta adi kexeyso kulaha 😂😂 Wallahi wuu iga qosliyey

  • @dontworry6674
    @dontworry6674 7 месяцев назад +2

    Scw scw scw

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 9 месяцев назад +10

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤

  • @AhmedNagei-et5vm
    @AhmedNagei-et5vm 9 месяцев назад +4

    Ma Sha Allah kuwi iskuwaran Allah Xaniqadiqo

  • @faisosaciidseedhe9479
    @faisosaciidseedhe9479 9 месяцев назад +3

    Masha Allah abaayo mcn illahey waa ku farxay❤❤❤😂

  • @neymarjr8516
    @neymarjr8516 9 месяцев назад +41

    Passport is not easy 😂😂😂

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 9 месяцев назад +16

    Anigu waligay wiil lama saaxiibin ee maxaa iga qaldan 😂😂

    • @xafsoimam5651
      @xafsoimam5651 9 месяцев назад +2

      😂😂xamdi raadi ayadaa casharo wangsan kubarysee abyo

    • @cabdiraxmancali231
      @cabdiraxmancali231 9 месяцев назад +1

      Wali madan qangarin ee so barbar

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 9 месяцев назад +1

      Sidaas ku wad gabar aday❤

    • @nurfunny6411
      @nurfunny6411 9 месяцев назад

      Dantaada ayaad ogtahay keep going calfkaaga I sug

    • @abdullahijelle9420
      @abdullahijelle9420 9 месяцев назад +1

      Haday run katahay wadadi saxda ahayd yaad haysa

  • @yasmiindhowrsan
    @yasmiindhowrsan 9 месяцев назад +1

    Like how girl, can you be married for years and your guy never bothered to show up in all those years

    • @firstindos3226
      @firstindos3226 8 месяцев назад +1

      Like how ? This level of trust with a guy she’s never seen in real life is unhealthy

  • @user-zx6ty3qe8u
    @user-zx6ty3qe8u 9 месяцев назад +3

    Eebu weka new vedeo everday plz

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 9 месяцев назад +2

    Bismillah iladakaa walee gabdho majiraan yaarabi nin laraadsaday seekuqaba diblaan ayooba kuhelaye.🤭

  • @mohaazadebillioner5273
    @mohaazadebillioner5273 9 месяцев назад +5

    Legend ridwaanow❤😊

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 9 месяцев назад +5

    waligey ma arkin baa kadhacday😂😂😂😂

  • @luulabdinuur4584
    @luulabdinuur4584 9 месяцев назад +9

    😂😂😂😂 Yahooy mel fadhi nin wayay waa nin bili adan wayay 100 sas dhahday 😢way na kala taken😮

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 9 месяцев назад

      Waa. Runtaa

    • @dhulkaygahooyo3023
      @dhulkaygahooyo3023 9 месяцев назад +1

      Bal arag waxay ku hadashay, hadduu naag ka horeysay xittaa shaqo kuma lihi asagaa khaladka leh kulahaa..naagaha Afrika fudeyd waxna ma hubsadaan daanyeer bey heshay tani iyo pasaport baa udaran 😂😢

  • @laylaali7940
    @laylaali7940 9 месяцев назад +2

    Xoogaa. Kal sooni daraa jirto waliba waa mihiib in aad kor igu qaadey sirtaada aad qarsatid

  • @saynabahmed4724
    @saynabahmed4724 9 месяцев назад +8

    Waxan jeecel maha waa dhoof radis nolosha Nairobi bay kudhafaysa umaleya 😳

  • @MrShaacir
    @MrShaacir 9 месяцев назад +3

    Wixii kale adi lee qaado kulahaa😂😂
    Tolow amay is ogaayeen😂

  • @user-ii2zw1ev7q
    @user-ii2zw1ev7q 9 месяцев назад +1

    Muximadaa araqtidhaa maxan ee waa darenka❤I appreciate you

  • @sharmavich
    @sharmavich 9 месяцев назад +2

    Tan oo kle naag laga dhahaa wllhi mashallah 😂

  • @saeedasomali8134
    @saeedasomali8134 9 месяцев назад +1

    Masha allah mahammed nin raged xamdi ilasho adigna ninkag

  • @user-yy9qq3br4w
    @user-yy9qq3br4w 9 месяцев назад +6

    Mohamed is always legend 😊

  • @abdirahmaanadan605
    @abdirahmaanadan605 9 месяцев назад +7

    Xalimoyinka meshan ku jira waan idin salamay

  • @foozia426
    @foozia426 9 месяцев назад +9

    Bisinka nin 5 igamaqan oonan arag baa iqaba dulqaad badana 😂

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 9 месяцев назад

      Wayhe 1sano kudarso inta ankuqabya😂😂😂

  • @abshirabdi6137
    @abshirabdi6137 9 месяцев назад +20

    Naag 2 sano laqabo ninkeedana Annan arag
    Tan daanyeer Bay heshay 😂😂

    • @sahroruuni7158
      @sahroruuni7158 9 месяцев назад

      5sano wye😂

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 9 месяцев назад +1

      So danyeer kuhyhy wa xalalsiisa si kasta lacag usiya wa ninkeda

    • @abshirabdi6137
      @abshirabdi6137 9 месяцев назад

      @@halimajeylani9243
      2 Sanaa isqabnaa ismana anan arag guurku ma afbaa

  • @hodanosman9936
    @hodanosman9936 9 месяцев назад +12

    Kulaha ana radsaday Tani qoomka sosocad 2024 ayay tussle utahay😂😂😂😂

    • @MhomadDuran
      @MhomadDuran 9 месяцев назад

      waa sax

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 9 месяцев назад +1

      Waxana ka sii daran ninbas iqaba oo biilkiisa la baxa iyo waxan ka qayb galay xulo dookhaaga Tani waa xuf nin fiican bay heshay haday ehelkiisu daawadaan aad bay uga xumaan

  • @user-ls5cj8vs4k
    @user-ls5cj8vs4k 6 месяцев назад

    الله يديم محبتهم و يجمعهم على خير 😍🌹

  • @aliyoriyori1000
    @aliyoriyori1000 5 месяцев назад

    Kuwa isaqabo kasara please ilhaya ka cabso Aqiiro iyo aduun waa kala badhan ta haye sxb please ilhaya dartis aaya ka codasady

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 месяцев назад +2

    Im very confused about this program

  • @user-ky3nh4uw5x
    @user-ky3nh4uw5x 5 месяцев назад

    ku sali saliga nabiga scw scw ❤

  • @shamsarashid5938
    @shamsarashid5938 9 месяцев назад +2

    Good job 👏 ridwan issack

  • @mohamedmuhumedmohamud
    @mohamedmuhumedmohamud 9 месяцев назад +9

    Jecelow Hal qaadho😅😅😅😅

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 9 месяцев назад +3

    Tan waa doqon ridwaan Norobi buu jogaa ninkana waa Og yahay taas oo si fudud buu ku dhihi kadha Nagtada norobi jogta ma iska aaminin nin naag iyo carruur leh weyh ninkaas wakhti 6sano ah nin miyaa iska jogaya 1sano waa macquul lkn 6sano waa mudo badan 😂😂😂

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 9 месяцев назад

      Hada nag cauruur lyhy tan ilmaha u heynin wo inkiri lahay ila nagta kala ku kacaysa

  • @user-ok3ft2yu4u
    @user-ok3ft2yu4u 9 месяцев назад +5

    Qofkii u horeeyya😂😂 rithwan isack

  • @mohamudabdullahi7025
    @mohamudabdullahi7025 9 месяцев назад +5

    War qoftan gacanteda arka isbitalka cafimad ee ay kaso baxsaty halugu ciliyo 😂😂

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp 9 месяцев назад +1

    Aniga waxaan jeclahay in aniga laiga helo mideda kala naag laqabo mahaa asxaab rag ah u yeeley adoo wax hun sameyeynin hitaa haraam waaye

  • @user-ul2rp8mc8f
    @user-ul2rp8mc8f 9 месяцев назад +2

    Welcome to online marriage, if u still have wishes on existing world that's how it turns down 😂

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 9 месяцев назад +6

    Astakhfirulah ha odhanin gabadhey ilahay ba og wuxu ka yelidono Alxamdulilah uun dheh 😅dee oo maxad ka tijabinaysay hadaa cajiib miyad noo fanaysaa abayo

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 9 месяцев назад

    Anaa ka.helay anaa xooooog ku raadsaday Shabaqeega waan kusoo ritay Malaay cml Haddii America aad rabto isla weyni maafi walahi qoftaan waa cabsi cabsi allow na mooti

  • @user-kg8qi5zn9e
    @user-kg8qi5zn9e 9 месяцев назад +2

    M.a nin wanagsan❤

  • @Mohagnito94
    @Mohagnito94 9 месяцев назад +3

    New subscriber, bro!
    🔥 🔥 🔥

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 9 месяцев назад +6

    Aduun wx walba la arkayo weeye yaab😂