Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Waxaa jirta siday Aniga oo Jira 67 Sanadka Seddex geesoodka Baramuuda waxaan u malaynayaa inuu Ilaahay dadka Aduunka ku nool Tusayo Awooda Alle Casawajale dhigay waxa ku jirtaa tahay Birlab ka Awood weyn wax walba weligay waan maqli jiray iyo Saxan wereega oo le midabo badan markaan yaraa kirka daruuri jiri Beeralay baan ahayn oo nalal ama ladha ma jirin markaan si cad ayaan u arki jirnay.Ahadan Xamar 1970/1975 waxaa Idaacad han ka dhegaysan jirnay inay Diyaarado Xamuulihi arkeen laakiin waxaa isku haystay Ruusha oo waarso hogaaminay iyo Maraykanka oo Naato ah waxaa ka dhexeeyay dagaalka Qabaw waxaa is Caydhsanayay KGP Ruushka iyo CIA Maraykanka Dagaalkii Kuba iyo Raashinkii Qamadiigii Maraykanu siin jiray Ruusha oo bada lagushubay markii danbe waxay labaduba ogaadeen markii maraykanka meel ka mid ah lagu sheegay inuu mid dhulka ku dhacay wixii saarnaan waxay yihiin la garan waayay.
Waxaa jirta siday Aniga oo Jira 67 Sanadka Seddex geesoodka Baramuuda waxaan u malaynayaa inuu Ilaahay dadka Aduunka ku nool Tusayo Awooda Alle Casawajale dhigay waxa ku jirtaa tahay Birlab ka Awood weyn wax walba weligay waan maqli jiray iyo Saxan wereega oo le midabo badan markaan yaraa kirka daruuri jiri Beeralay baan ahayn oo nalal ama ladha ma jirin markaan si cad ayaan u arki jirnay.
Ahadan Xamar 1970/1975 waxaa Idaacad han ka dhegaysan jirnay inay Diyaarado Xamuulihi arkeen laakiin waxaa isku haystay Ruusha oo waarso hogaaminay iyo Maraykanka oo Naato ah waxaa ka dhexeeyay dagaalka Qabaw waxaa is Caydhsanayay KGP Ruushka iyo CIA Maraykanka Dagaalkii Kuba iyo Raashinkii Qamadiigii Maraykanu siin jiray Ruusha oo bada lagushubay markii danbe waxay labaduba ogaadeen markii maraykanka meel ka mid ah lagu sheegay inuu mid dhulka ku dhacay wixii saarnaan waxay yihiin la garan waayay.