Subxaanallaah war goormaad balanban iyo soonaheeda wax ku yeelateen war sooyadii laamiga dheer dhulka kala bari jirey ma sheekadii muqdisho marka iyo baraawe unukaa leh baa @@majdihassan647
Mareexaan caqligooda hadeey maaleen adigana kaaga sidaas yahay asaadan wax miisaaniyad ah la imaan maxaa ku eedaysaa hadeey waxtar la yimaadeen? Ila caqli xumoow ama diyaarad baan soo ridayaa!😮
War Soomaaliyey Sheydaanimada inta iska dhaaftaan Qof walba ha ku dadaalo Nabadda, Horumarka, Daris wanaagga iyo kheyrka oo la isku kaalmeeyo. Hadduu ILaahay Garoon idiin kordhiyo ciddii sameesay ALLaha ka Ajar siiyo idinkana ka wada faa'ideysta. Hadduu Nin waddo dhiso Dadka oo idil bey maslaxad u tahay inta Fiyow Dadka inta jiran wax ha u sheegeen. Shukran.
Kkkkk wlhi reer awoowgay inaysan gaajo u dhimanayn iidaaya..ku qabso ku qadi mayside waa maahmaah cusub oo mooryaannima ah laakiin reer awoowgay hallaga soo garboxo toloow dhawaaqoodu waa i dhibayaaye.
Waa hawiyihii asalka. Cawaankii oo laga sheekeyn jiray weeye. Dad sidaas jahli iyo dugaagnimo ka muuqato waa maqli jirey laakiin been ayan moodi jiray. Maanta ayaan rumeystay in dad savage ah ay soomalida ku jiraan.
Alla somalideena cawan Sanaa o diyarada idin imaneyso Reer balanbal Kaliya faa Ido ku qabo gabar ba dhigbixi karto dhasha si ku noqon karto so idn anfacci mayso war somaliyeey qabiilka iskadayo hormarka isku dayda
Waa isbaaradii dhulka ayaa hawada la geeyay, Somaali markii ay dowlad ahaayd dadkan meey ku noolayeen? Airport cidwalbo ka faaiido ayaa intaa macawiiso huruuda lasoo gashaday la diidan yahay, waar dadkan waa inaa nolosha la baro walahi sidan waa yaab
Xaaran xaaran dhashay batihin maseerka iska daaya
Balanbale maxaa idingeeyey war mooryaantaan allha umada kaqabto
Moryaan marexan baa ah hubkii aay dhaceen soo celiya tuugo
MAGAALADA HADII AAD WADA DEGAN TIHIIN KOOFUR IYO WAQOOYI U HESHIIYA. ILAAHEY KA BAQA
War somaaliyeed dulmiga iska daaya war balanbale mareexaan baa dagijireye goormaad dagteen, bal wadahadla ugu yaraan dhiigiinu xaaraan ayuu kalayahaye nimanyahaw waligiin mays gumaadaysaan wadankiiba waa laynagu haystaaye idinka umbaa isu muuqda miyaa?nasiibdaro caqligu hashaqeeyo.
😂😂😂 ina adeer waa iska hadal maogiye Balambale waxba kama gooyaan , wax hanaloo taago waaye waana teey kugoaan , marka run ha moodin waxaan anagaa kaa naqaane
Munaafiqin baad tihiin waxaadna uu eg tihiin dad ka maseyrsan garoonka balseh maanta mareexaanku kaa taqaaneen maahan waadna ku baabi'i doontaan booto mareexaan waxbo looga guri maayo
War nimankaas hanagu tatabanina hub badan ayey heleen
War balanbale mareexaan baa dega ee maxaa idin geeyey
Waa hunguri doon
1980 ayaa Xero Military loo badalay deegaan BALANBALLE.magalada waxay ku taal bartamaha dhul CAYR.
Orod dhulkiina aada mooryaaneey@@majdihassan647
Subxaanallaah war goormaad balanban iyo soonaheeda wax ku yeelateen war sooyadii laamiga dheer dhulka kala bari jirey ma sheekadii muqdisho marka iyo baraawe unukaa leh baa @@majdihassan647
@@majdihassan647 goorma cayr lhaa balanbale nacala ku dhly maanta caano ma cabtey
MAGAALADA HADII AAD WADA DEGAN TIHIIN KOOFUR IYO WAQOOYI U HESHIIYA. ILAAHEY KA BAQA.
Layaab maxaa idingagalay balanbale guruceel cidnakugumaheysato gardarada joojiya ceyro
SomaLiyeey waxaan ku jirnaa 2024 goormaa qabiil iyo xasidnimo naga dhamaanee
❤
MAGAALADA HADII AAD WADA DEGAN TIHIIN KOOFUR IYO WAQOOYI U HESHIIYA. ILAAHEY KA BAQA
Markay waxba qabsan waayeen ee irbad dun gashan waayeen ayay dadka deegaanadooda kula dhegayaan.
Yaan la idin wasaa HG calaacal looma baahna
lol hg inii Somalia dhan inee ka taliso ha hilmaamin. dhagaha ayaa inii laabeynaa, yaa u bootenee lol
MAGAALADA HADII AAD WADA DEGAN TIHIIN KOOFUR IYO WAQOOYI U HESHIIYA. ILAAHEY KA BAQA
Yaa gardaran ma Ayaanle ceyr mise garoonka waa horumarka bulshada soomaaliyeed.)
mareexan dhulkaaga kufara adagay waxan mooryaanta siyaasin iyo madax hawiya dabada kasoo riixaye laakin waatay kule'anlahayen budhcadani
War dadkini miyaanay fakarin, ilaahaw, cawaan kibirtay hanu saladin
Odaygaan duumada sharwadayal maxishoodan
War dadkaan dulmi badanaa subxaanalaaah
Reer miyi hadaad tihin jahanab0 soo aada❤❤❤❤❤❤❤////?aaaaamiin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢/////hoooooo
Adeer haddaan ciyaarta wax ku jirin maxaa habeenkii loo tumaa. Dad xoolo dhaqato oo degan koofurta ayaad tihiin.Maamulka degmada ka dhisanna wax kuma lihidin. Soomaaliyoo dhanna balanbale Mareexaan ayey u taqaanaa ma waxaad heshiis kula gasheen Dawladda inaad hubkii la dhacay aad dawlada la baadi goobtaan. Tillaa adan intaydan qaadin waxaa habboon inaad ka fiirsataan.
Wa mooryan an diin Laheen o u nool sidi xayawaanki
Odayaashan yaa ka dhex hadlaya?!
KKK Allow Alle kuqabso kuqadi maysid oo indhacadays ah weeye
10 kaan mooryaan waa la soo qabanaa waa la xiraa 😂😂
Ayaga maansha allaahe boqol ka awood badan tuugo marexan
@@Maria28832
Kkkk
Shale aa la ceersadey
Waa fahmi karayaa sheekadiinii aa bilawdeen ku qabso ku qadi meyside
Anagaa balaayo aragnay Balanbale waa caro mareexaan
Maxaa idinka galay wixii laga dhisanayo? Warhooy dulmiga iskadaaya. Dhiig iyo dulmi baad maalin walba faraha kula jirtaan Allah uga vaqa. Haddii kale waad kugubanaysaan.
Ku qabso qadi meeysid
😂😂😂😂😂warhooy adinka jooga oo meshaa kasoo guurteen ku noqda mareexan waakaa taqanen oo hub madax fujis helay
Waxaa yaab ah Somali Somali kale inuu dilo, dhaco, barakiciyo, soo basaaso, xaqiro jecela. Cid kale iyo cadow kale danbiyo xaajo kama laha. Bal firi odan 60 jir ah balaayada hurinaaya.
Habarkintir dad maha
Mareexaan caqligooda hadeey maaleen adigana kaaga sidaas yahay asaadan wax miisaaniyad ah la imaan maxaa ku eedaysaa hadeey waxtar la yimaadeen? Ila caqli xumoow ama diyaarad baan soo ridayaa!😮
War Soomaaliyey Sheydaanimada inta iska dhaaftaan Qof walba ha ku dadaalo Nabadda, Horumarka, Daris wanaagga iyo kheyrka oo la isku kaalmeeyo. Hadduu ILaahay Garoon idiin kordhiyo ciddii sameesay ALLaha ka Ajar siiyo idinkana ka wada faa'ideysta. Hadduu Nin waddo dhiso Dadka oo idil bey maslaxad u tahay inta Fiyow Dadka inta jiran wax ha u sheegeen. Shukran.
Balanbale Ayaanle iyo Mareexaan baa wada leeyihiin
Ceeyr malaha ee dhulkooda ha aadaan hadii kale talaabo aa galmudug ka qaadeeysaa
@@LST25 Balanbale waa la wada leeyahey
Hadii la wada yeelen waayo waa lagu kala tagayaa
@@adenmohamed4760 caano ma fiiqsatey maanta balanbale leeyhy kuma lhoo
Cayrow nimankaas Reer diini caqli ma celiyo iskadaya inta idinka Sii jedaan nabee guricel baay iskugu tagin ee dulmiga joojiya waay idin wada anfaceysaa diyaradana
Dinii siyad dabadi mudhashay
Bootada jooji Mooryaan yahow. Airport ka waa Horumar Jaahil yahow. Maadigaa leh Balanbale? Dhulkii Mareexaan degenaa awal baad bililiqaysateen. Mooryaan Wax Ma dhisto , Dana Wax uma ogola.
Nimanka tiradoodu intaas ay tahay ayaa soomaalida halkaas dagta ku ah caqabad. Subxaanalaah juhaladaan ilaahay umadaan haka qabto.
Kkkkk wlhi reer awoowgay inaysan gaajo u dhimanayn iidaaya..ku qabso ku qadi mayside waa maahmaah cusub oo mooryaannima ah laakiin reer awoowgay hallaga soo garboxo toloow dhawaaqoodu waa i dhibayaaye.
Caano ma dhabtey habar ukuneey 😂😂 maydkinii ba daadsan
Caqliga hawiye fool xumaa, kaalaya hadaad xiniinyo leedihiin. Hawiyow guryihiina iimaansada.
Waa hawiyihii asalka. Cawaankii oo laga sheekeyn jiray weeye. Dad sidaas jahli iyo dugaagnimo ka muuqato waa maqli jirey laakiin been ayan moodi jiray. Maanta ayaan rumeystay in dad savage ah ay soomalida ku jiraan.
😂😂😂😂 astaghfirullah. laandheere wad daacad hadshay
war yaa ilaahay yaqaan oo islaama war ma ayraboorka Balanbale ayay kahadlayaan walee waataad kujabilahaydeen
Kkkkkk yaa horumar neceb
War soomaaliyeey goormaan wanaag gaaraynaa haddii sidaan dad dulmi usamaynaaya aan udaawanayno
Waa iska hadal
Wa badawin an xabad caqli ah lahayn maahmaah xuma o garasha yara
Alshabaaab baaatihiin mooryaaan
Iimaanka beela mooryaan
Shimbir duldul badan af libaax bay gashaa wr allihiin ka cabsada oo diriska dhibka ka daaya meeshaad ku doodaysaan waxba idikama galine
Gardara guri ok iyo cudur geeri ok midna kama tagaan
SUBXAANLAA MAXAD ISKU HAYSATAN SOOMALIYA BA WALAQABSANAYA CAWAAN
Waa isbaaro caadiya. Ilaahaw ya turjuma oo dadka dunida ku nool dhageysiiya.
Ceyrow nabadu dan ma idiintahay
Balanballe reer ayaa dega,
Eeriboodkana samaystay,
War dulmi baa ku socotaane,
Dulmiga joojiya.
Kaalaya so rida imaaada ar yaa runta u sheega wlahi aana Guriceel lagugu imaan booto 30 sano haysaan imaaada Balanbal 😂
Xoolaha dameeraha ogudoqonsan dadkana somalida
Alla somalideena cawan Sanaa o diyarada idin imaneyso Reer balanbal Kaliya faa Ido ku qabo gabar ba dhigbixi karto dhasha si ku noqon karto so idn anfacci mayso war somaliyeey qabiilka iskadayo hormarka isku dayda
Insha Allaah Waad kudhamanaysan 😅😅😅
Maseer baaa idiin haya
Laakin markii dhamacda lagaa waraabiyo adaa miyir sanayo
Cayroow jooga niman kaas mariixan hanagu taataban hub badan ayey furten wlhi aqli ma lahan mariixaan guri ceel ayeey niiga qabsanayaan walhi ma kaftamaan mariixan balanbale wa dhul mariixaan mxa Nii geeeyay hayeey wanii dhamaatay😂😂😂
Hubkeeu tuugada marexan heystaan ka badan baa la heysta la iska celin
gardaro iyo dulmi kumax adakaa ilaahay sharkoda haku celiyo
Aashuugaynaa aryaada, intaa iska daysiin bah-xawaadle sida laydiinla dhaqmo iyagaa naga kiin yaqaan, ee dacwada iyo cabaadkajoojiya. Cayr qaylooy.
Subhanallah, war maxaa idinka qaldan, war Allah kabaqa oo iscolaysiga iska dhaafa maxay diyaarafuhu dadka ukala kala gudbinaysa idiin dhimi War Soomaliyeey qabiil iyo isnaca iska daaya.war walaalatihiina ha isdulminina kaheshiiya oo nabad baa naas lanuugo lehee dadka Soomaaliyeed doow waad ceeboowdeen. Subhanallah maxaa qaldan. Waadkala hadlaysaan dhamaantiin.xishood dhamaa Soomali weyn qabiil baa naafeeyey.
Dulmiga iska daaya
War hooy dhulku wa nadeeqa nabad BA naas la nuugo leh
Somali baan nahay nabada inoo fiican Somali kibir bay Ku baabaeen
Warka Ayaanle ceyr hala dhageysto hadii la rabo in Garoonku shaqeeyo
Siiilka hooyada hala dhgysto
Waa horse kii oo dad ah war magarase gaabtii waxaruhu noo daaqi jireen ayaan saaka work u Scotsman oo eels books ma Lacey bad ku darsateen
Caqliga somalidu wa saan. Alahu akbar mantay waxa laisku haysta. Diyarada guuxeda ba iriyalka naga kiciyay😏😑😑
Balanballe ma hooyadaa baa leg maxaa kaa galay
Asc Asxaabeey Ceeyr dhaqaalihii haduu dhamaaday dhul Abaar ah miyaa leeysku Dagaalaa waayadaan Habar Gidir waxeey mareey say Habaar Nabada waa soo dhawaatay waa la ma aaday
Ceyrow idea yeesh idinka caqlugina wuu furara ayaan idin leyagay
WAA RUNTEED RAGAAS HADEY YIRAHDEEN DIYARADA HA NALAGA JOOJIYO KA JOOJIYA OO SAMAREB KA DHIGTA AIRABORKA UGU WEYN GALMUDUG LEDAHAY BALAN BALE KA JOOJIYA DIYARAD
Garoonka soo Horumar maahan? Ee deegaanka awal ka jirim
Mariixaan far. Maajo aa hub culus ugaday
Ma adigaa taagneed markuu hub u gadaaye
BALANBALLE waxay ka mid tahay dhulkii la dajiyay MARRIXAAN 1980.waxay dhacdaa bartamaha dhulka CAYR oo afarta jiho ayaa laga xigaa.
War Ilaahey soomaali ha mideeyo soomaaliya qabiil in dhul lahaado waa khalad
@@LST25 waad niyad wanaagsan tahay.
@@majdihassan647
Haa laakiin niyad wanaagsi meeshaas kama jirto
@@LST25 Dadkaas way is dhaleen.waana heshiinaayaan.sawaxanka aad maqlaysaan waa dabeecadda reer MUDUG.
Mooryaantii cayr maxa ka galay airport balanbal waa bililiqo doon
Habargidir dhib badanaa
Caqligiina koormu shaqeynayaa ceyrow ma ilbaxdaan miyaa
OO HADDAAD QIRAYSAAN IN REER DHISTAY WAXBAAN KULEENAHAY MAXAAD ULEEDIHIIN ?
WAR DULMIGA ILAAHAY WAA XAARAANTINIMEEYEY
Ma waxay Rabeen in wax lagula darsado mooryaan. Ya tuug wax kudarsado. Dhulkiina kadhista mid lamida. Dagal bad rabtan u badheedha
ayaanlow ceyr idinma dhalin ee wacal dhulbahante baatihiine ina gaalshireedle baa leydun ku hubaa
Xaraan ayeey doonayaan markaasay ku leeyihii xuquqdeena nagaga maqan, xuquuqda macnaheega ma taqaanaan miyaa?
Airport ka wax ma ka dhisateen hada wax ka dhisateen xaq waa ku leedihiin lkn hadiini wax ka dhisan waa dulmi waxaa raadinaysaan
Mee ka dhisan
Waa isbaaradii dhulka ayaa hawada la geeyay, Somaali markii ay dowlad ahaayd dadkan meey ku noolayeen? Airport cidwalbo ka faaiido ayaa intaa macawiiso huruuda lasoo gashaday la diidan yahay, waar dadkan waa inaa nolosha la baro walahi sidan waa yaab
Waar nimankan garoonka umaduu dhisatay maa qayb baad haa lanaguu siiyaa waa yaabe? Damacaa intan leeg waa maxay??
War dadkan ma horu markay diidan yihiin
War odoyadaanow balanbale maxaa idinka galay gardara aan geed a loogu haban baad wadaan
Marna tagtiin marna tabartiin cayrow
Waa gar darantihiin gerijir baad leedihiin cidna idinkuma qabsan karto
magaalada kuduula oo qabsada markaasi diyaarada kajoojiya
War nimankiinan cayrow dulmiga joojiya magaaladaan gaal iyo muslim waa ogyahay inay tahay magaalo mareexaan .kolayba marwalbo gacantii dulmiga wado ayaa allaha haligaa .waxaad isku bahaysateen .ciroole iyo dhalinyaro dulmi
somaaliyay habargidirta lasheego masaanbaa
Abjira iyo ab joogo ma maqal magaalada maxaa garoon loogusameyay
Suxaana allaah
Somalidu goormay ilbaxaysaa war aan qori aheyn maleh miyaa war xabad haday bilaabado cid ka badbaadeyso ma jirto ee wax iskula hara
Hhh balanbale guri xita kumadan lihidininee Maxa idin watana WA yabee mahad salad baa ka danbeyo so diray hhh
Hubkii qaranka ee mahad salad kasoo bililiqeystay niisa ayuu idiin kenay wan ognahay.
Laa kiin hubkii lala yaabay baad rabtan in dabada la idinka geliyo waheleysan hadaydan joogin
Hubkaas ka badan baa la heysta marexan hubkii aay xadeen allaah baa gacantooda ku dili tuugo marexan
Ayaale cayar duumo
Waryaa go back your location before is too late
Tagaan
ree ayaanle asalkoodii horena xalaal ma aheyn hadana fidmo bey la fadhiyaan
Odayadu diyaarada iyagaaba danbaanin ugu jira ee maxay ugu dacwoonaya an mida kale balanbale sow mariixmaan so ma laba maxaa dacwadada keenay
mooryaantan halaso afjaro wa budhcade
Ergo iyo ciidan hubby san meel ma wada galaan hadaad nabad iyo xal rabtaan joojiya ciidan ka hubaysan sidaad rab taan maaha wax fiican gardarada iska daayo
wanaag mooyaane diyaaradu maxay kuudhimaysaa
Khawarijta waa noqdey cayr,sagaaro madhaafin iskadaa dadkee cayr waa umad ay kafariisan waayeen somaali heer waxadgaarten aadbiyaha wabiga gadaan waashaydamo aan fariisan ,xolo dhaqan ,aan horumar rabin hadaad wax qabsan weyden maidinkaa laidiin daba fariisanayaa waad kibirteen sida shabeelsha hoose laydinkaga so saray ayaa galgaduudna laidinkaga saraya car taabta xaaran iyo dhul aysan lahayn ayay radiyan
Adinkana kan guricel Ayala idinka sojin