Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Duuliyey Diyaaradaha Somaliland yeelan doonto soona Tijaabiyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 20

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 3 дня назад +1

    Masha Allah Guul iyo Gobonimo Somaliland Republic.
    MBC Pilot

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 дня назад +1

    Masha allah guul somaliland

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 3 дня назад +1

    Mansha allah tabaaraka llaah guuulayso mudane madaxweyne❤❤

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 3 дня назад

    guul iyo gobanimo somaliland

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 дня назад

    MAANSHALAAH MAANSHALAAH GUUL IYO GOBANIMO QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 дня назад +2

    Mansha Allah tabarikalah muse bixe cabdi geeeeesi qaran cadowga ma cilbaxo Allah ha ka qabto ishaa cadowga iyo xasdinta guuuuuuuleso geeeeesi geeeeesi dhalaye noolow magaca ha jiro hore usoco cire iyo dhulba karbasha cadowga somaliland kanaxow naftawa qarab kugu daba lumaye maxa so sare doonana odegage la jideya mansha Allah tabarikalah ma la sime kara odeygan la jidayo iyo nine cire iyo dhulba duulaya mansha Allah tabarikalah Allah ishaa cadowga xasdinta ha ka qabto cadowga gudaha somaliland murdilca iyo murgo aya ku dhacadeya kanaxow naftawa

  • @NasraNasramaxamed
    @NasraNasramaxamed 2 дня назад

    mmaasha allh guul soomaalilan

  • @abdiali319
    @abdiali319 3 дня назад

    Maasha Allaah

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 3 дня назад +2

    Wadamo badan oo ku ncaan baxay tuugsiga iyo dawarsiga aduunka ayaa maanta qalbadu jabtay wlhi waa lakla tagay

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 3 дня назад

    Maan sha alaah madaxweene waynu guulaysanay guuuuuuul somaalilaan madax eyne dalkeena gobalada dalka

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 дня назад +1

    Dhalinyarooy diyaar garooba wadankiinii ayaa la idinku keenay in duulilayaal noqotaan mid wadanka u shaqeeya iyo mid caalamka u shaqo taga, diyaarada yar ayaa meel walba lagu bixiyaa tababarks ilaa Maraykan oo iminka ay haysato in duuliyayaashu ku yaryihiin oo shaqo Lyon xad dhaaf ahi ka furan yihiin markaa hore isu qora yaan la idinka buuxin inshallah.

  • @BurcaawiShalaqo
    @BurcaawiShalaqo 3 дня назад +1

    Maansha Allah, Somaliland guul baan u rajaynayaa. Waxaan jecelahay in maga loo bixiyo Somaliland Airways. Not Somaliland airline pls.

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 3 дня назад +2

    Talaoow xisbiga
    Wadani candho
    Markey arkeen
    Madax weyne muuse biixi oo diyaarad duuliyey
    Xaarka iyo shubanka
    Ma soo dhaafay
    Hhhh

  • @ahmednuur5315
    @ahmednuur5315 3 дня назад +1

    Mbc madaxwaynaha cirka iyo dhulkaba

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 2 дня назад

    Waranka iga goooobaaa kadhacday

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 дня назад

    Ciro waa kii ju days jirey madaxweynha dutarad ma kaxeyn

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 3 дня назад

    Maansha allah kol hadii madaxwaynihiina uu waran cade isagiina diyaaradii uu ku yidhi kaalay oo duuli oo sidii libaaxa dhakada iskaga taag waxaasaa ehel iyo isku abti ahaansho ah horaa loo soconayaa?

  • @mustafyusuf230
    @mustafyusuf230 2 дня назад

    Daasadan reer gebilay baa beeraha shimbiraha kaga ilaashanaya ee dhaafa dalkan aad halaagteen......

  • @BurcaawiShalaqo
    @BurcaawiShalaqo 3 дня назад

    💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪👋👋👋

  • @AliHassan-i5b3u
    @AliHassan-i5b3u 2 дня назад

    Waxkle cusub kama hadashaan xamarlee 😂 wata diyaaradii😂lariixaayo😂