AFKAAGA KA ILAALI MADAXA WAXA KUGU QORAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 237

  • @saidohalane5942
    @saidohalane5942 Год назад +34

    Fikradan ninkii somali dhex keenay, waa team 27

  • @roosi1670
    @roosi1670 Год назад +59

    AᴢAᴅ HAɢɪᴏ RᴏʟE ᴍᴏᴅᴇL ʙUᴜ DᴀᴅKɪɪ U ᴡᴀDᴀ NOǫᴅᴀYʏ😅

  • @ayaanledayibdayib3725
    @ayaanledayibdayib3725 Год назад +14

    Asad Hagio the best RUclipsr 😊

  • @asiisashiine
    @asiisashiine Год назад +32

    Game kan azad hagio aya zi wcn u qabta❤

  • @izadinabdi3875
    @izadinabdi3875 Год назад +20

    Sxb waxa aad u ficnan lahyd inad xusto qofka bernamijkan fikradiisa laha markas wax qurxan ayu noqonaya bernamijka

    • @nawaalapti7037
      @nawaalapti7037 Год назад

      Waa runtaa

    • @Muwahiib4793
      @Muwahiib4793 Год назад +1

      Been mahaa asad waa qofka kaliyaa ee laagu daaydo masha allah hore usooco ayaan ku leeyahay tem 27🎉

    • @zamzamabdulaahi2857
      @zamzamabdulaahi2857 Год назад +1

      Waa lawada ogyahy xusid uma baahno asiga hduu dafiray

    • @leylahaji1500
      @leylahaji1500 Год назад +1

      Bal kwrn wuxu ba leyahy challenge cusub 😂😂😂

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 Год назад +1

      Anaga amusa qudhacyey wa la xusa kulaha imisa challenge ba youtubers ku sameya iyado la xusay med maqashen ya ayuhal badawi😅😏

  • @saabirin690
    @saabirin690 Год назад +16

    Inta Asad HaGio ka Soo Aragtay is muujiya😂❤

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Год назад

    Masha alah war gabadha muuqaal ahaan iyo maqal ahaan ba waa u wataa

  • @abdulahimohamed4430
    @abdulahimohamed4430 Год назад +11

    Gabadhan Other Level Waaye Wllhi 4qofeey kicisay😂😂

  • @AbibakarAwSiyaad-gd8to
    @AbibakarAwSiyaad-gd8to Год назад +3

    Dhambaal digital hal codsi baan wataa luuqada english ka halaga joojiyo soomaligeena aynu hor marino🙌

  • @asadhagiofans6334
    @asadhagiofans6334 Год назад +20

    markad muqal meel kaso xigato ama fikrad qof leyahay waxa fican inad ku xusto markas bu aad usi qurux badan yahay

    • @Maria_mlpzn-0
      @Maria_mlpzn-0 Год назад +1

      Sax Haa.

    • @samiyarooble9895
      @samiyarooble9895 Год назад +1

      Saxiix❤

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Год назад +1

      Marka hore somalidu xagi kasu aragti tas miswdisen marka waa cadi

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 Год назад

      Xigashada sagal challenge balaso kala xigta e isba melbu kaso xigta miyu xusay qudhacyow

    • @asadhagiofans6334
      @asadhagiofans6334 Год назад

      @@amenboss8633 far somaliga so baro markas iso jawab

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +12

    Hud.Hud yare wan jeclahay❤

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Год назад +12

    ASAD HAAGIO♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ismaqiiqmuuse9582
    @ismaqiiqmuuse9582 Год назад +2

    No face ayaa ku dhagan qof fikradiisa ayaa isticmaalesa xataa ma awoodi waysay inaad xuquuqdiisa siiso OMG.
    War heedhe asiga asaxaabta wax isla duubaan xataa masoo qaataan fikradiisa

  • @sadiiqhassan11
    @sadiiqhassan11 Год назад +4

    Lkn barnaamijka af soomli uun hala dhigo wuu fcnyhy sida kale🎉

  • @hassaneribey-hv7or
    @hassaneribey-hv7or Год назад +1

    the best RUclipsr somali asad hagio nin ciisa mudulod ujeejen siyad macalin ah landhere

    • @mocabdul
      @mocabdul Год назад

      Madaxwayne nimadii noo bilaabeen cidaas wax walba iyaga noo bilaaba kkk. Noolaada

  • @kareen5993
    @kareen5993 Год назад

    Gabadh adag wlhi wan ku salaamey inantay walaalo quruxey❤

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад +9

    waa caadi Aduunka waa la us copy gareeya lkn waa la xusa qofki fikrada laha✊

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад +1

      Subxnllah mgca noocan mxa wyh inaderr Aniga isii sunta Cashaaqa 🥺😂💔

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад

      @@sHimaaLi_x1 😂qaado adna ina adeer wa iga qoslisee

  • @sakariyetaaj
    @sakariyetaaj Год назад +25

    ALLE QACMAHA HAKUU BARAKEEYO HADAAD CHENELLKEYGA SOOBOQATO 😢

  • @wararkahabarjeclo10
    @wararkahabarjeclo10 Год назад

    BARNAAMIJ FIICAN WEEYI LAKIN I HAVE EN TIPS, MUSIKA KA DAAYA MARKA DADKU HADLAYO MIDA KALE MEEL AAN LAGA BUUQAYN OO CODKALE KA JIRIN KU DUUBA SI XIISUHU UGA TAGIN. TACK

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Год назад +1

    Mashalllah so fanni inantas waa Mashalllah dadka kicisi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Год назад +3

    ASAD HAGIO rol.model auuu dadka u qada noqday wlllhi😅😅

  • @farhiafarhia7427
    @farhiafarhia7427 Год назад +2

    Asad barnamijkisa ugu xaraba badan inta sidan samayso dhan

  • @eng.mohamedhamza6470
    @eng.mohamedhamza6470 Год назад +1

    Editing ka dhanka music ga video ga in badan buu kuu ciyaaray music aad saaraysaan iska eega oo yuusan noqon mid ka xoog badan codka...
    Mahadsanidiin

  • @tayasiryamani5857
    @tayasiryamani5857 Год назад +8

    AsaD hji kadanbeeya😁

  • @omardhallofficial2384
    @omardhallofficial2384 Год назад

    Sxp qoftaaa difaac kabaax deh sxp
    Sual kastoo sithe tahy ugamajawabtoò

  • @honestgirl7597
    @honestgirl7597 Год назад +27

    Somali io copy😅😅team 27 is not easy👋😅

    • @zakiyosaciid4159
      @zakiyosaciid4159 Год назад +2

      Reer comment ley iyo caqli xumo 😅🤣

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 Год назад

      Haa Asad ba ka kubiyan

    • @rahoom-123
      @rahoom-123 Год назад

      @@zakiyosaciid4159 adna xa tahey

    • @zakiyosaciid4159
      @zakiyosaciid4159 Год назад +1

      @@rahoom-123 wxn dhaama dadka kuhaya asad laga kobiyeyay challenge sidisaba in lasameyo logu talagly maxa hees mad moden 😅

  • @dekalisomali7557
    @dekalisomali7557 Год назад +1

    AAD IO AAD BAN UGA HELAY ,UQAALKAN QORUCDA BADAN EE WAKHTIGA LA GALIYAY LKN wllo mid kasaara oo luuqadan bas ee ENGLISH halaga dhaafo plz mideeena inooga wada thanks😍

  • @naimasharifabdi4216
    @naimasharifabdi4216 Год назад +4

    Mxa wax dawanaa music io shanqar Ka agyeryso malaha waa mic iska hagajiya😢

  • @sumayosusu
    @sumayosusu Год назад +3

    Wxy is waydinayan iyo wxa mesha ugu qoranba isma laha😁

  • @araweelo2947
    @araweelo2947 Год назад

    Waxa aad uqurux badan madama challenge gan uu @Asad hajio iska ilahaa in aad xustaan soo saaraha in qof lagadaba sameeyo barnaamij ceeb maha lkn waxa ceeba in aadan xusin cidi kentay wad mahadsantiin inbadan qolada Dhambaal

  • @ahmedgaatiye2852
    @ahmedgaatiye2852 Год назад +1

    Copy rightka waxaa iska leh asad hajio markaa waa inaad xustaa markad bilabayso

  • @amiirmohamuud7232
    @amiirmohamuud7232 Год назад

    Wax kale la imow pro tan waa lagaala horeeyey xitaa uma mahad celineesid xitaa xeywaan fasax maa ka soo qadatid

  • @Mariakeit
    @Mariakeit Год назад +2

    Hadaa reer hargaisa nahay ma copy uunba aynu wadi 😂

  • @shakta869
    @shakta869 Год назад +5

    Congratulations asad Hagio 😂

  • @atom_graphics1
    @atom_graphics1 Год назад +3

    War niyow idea cusub la imaada waxaan nin rag asaagiin ahaa keensaday

  • @NajuuNajuu-133
    @NajuuNajuu-133 Год назад +7

    Wlhi asad hajio ayaa waxan loogu tala gale iskadaaya kuma so baxaysaan idinkuye😂😂😂😂

    • @djsamaaleofficial
      @djsamaaleofficial Год назад

      Somali iyo copy mxaa kala haysta😂😂

    • @Nadiaa_07.
      @Nadiaa_07. Год назад +2

      ​@@djsamaaleofficial copy ❌ challenge ✅

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 Год назад

      Asad Hagio ma hoyadi ba sisay BARNAMIJKA qudhacyey

    • @NajuuNajuu-133
      @NajuuNajuu-133 Год назад

      @@amenboss8633 wax kaa galay ma leeh dan ku qusaysa mahe afkaaga hayso doqonyow

  • @mumtazabdi1353
    @mumtazabdi1353 Год назад +1

    Music ta kada dee codka lama maqlo

  • @abdinaasirsaalah116
    @abdinaasirsaalah116 Год назад

    war qoftaan cadi ma aha hadalyar iyo howlbadan

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 Год назад +3

    FIKRADII ASAD HAJIO COPPY GA KADAAYA

  • @mohahappy6586
    @mohahappy6586 Год назад +2

    La isma xaqiree Team 27 ayaa iska leh ee sxb xus amaba iska dhaaf barnaamijkaam Taladu iyadu kuguma noola ee adiga ayaa ku nool.

  • @Aynte
    @Aynte Год назад +2

    Hihihihihi😂indha adkaa Barnaamij cusub kulahaaa😂😂😂

  • @rayaanaxmed-uf6sv
    @rayaanaxmed-uf6sv Год назад

    Asad xajiyow nin ku dayasho mudan iga dheh 😊😊😊😊

  • @xamdaalimuuse6052
    @xamdaalimuuse6052 Год назад +1

    Magacsa muu dhihin waxaa ku qoran meesh muu sheegin waa ku celisa

  • @nafisaabdishakurali672
    @nafisaabdishakurali672 Год назад +1

    Ani wllhi halmar waxey shegoyan mafahmin wah

  • @bigbank8809
    @bigbank8809 Год назад

    VIDEOYADIINA Madaa wadan miyaa Micronka 🎤 🎙 Wuu adinka Haleesan yahay naga Badala Ado mahadsan

  • @بيتيمملكتي-ذ3ل
    @بيتيمملكتي-ذ3ل Год назад +1

    asad xajio miduu sameeyo Ayaa ka xaraarad badan

  • @halawashohalawasho9098
    @halawashohalawasho9098 Год назад +6

    Copyright ha ku xidho asad hagio ❤❤❤

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 Год назад

    inte tartamayasha hadlayan music kada maxa yelay codkoode hoos noqonayo

  • @11naa44
    @11naa44 Год назад +1

    Gabdba khimarka madow magaceed😮

  • @koofi508
    @koofi508 Год назад

    SOMAALI iyo copy right maxaa Kala hayta

  • @Hafzazidiiqoficial777
    @Hafzazidiiqoficial777 Год назад +1

    Asad ayaa sameeyay barnaamijkan wllhi😮
    Waa youtuberkii labaad ee kasoo koobiyeeya game kan😅

  • @cadekacade1164
    @cadekacade1164 Год назад +1

    Fikradan Asad hagio baa leh lkn wax aad adi leedahy miyaa wayday shoodhe

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Год назад

    Chalange cusub ku laha ninkii barnamijkan iska lahaaa inaad xusto oo aad libintiisa u qirto ayay ahayd waa la is copy gareeya ma xume

  • @Duniyanalka
    @Duniyanalka Год назад

    Codsi ku socda dhambaal wll cododkooda lama maqlayo musica ka naaqus

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад +1

      Yare dheh mxy naqusi 😂😂

  • @farhaanmahamednour4652
    @farhaanmahamednour4652 Год назад +1

    Luqada onl af Somali laga rabah wamaxay English iyo carabiga

  • @adenhajjiomer6855
    @adenhajjiomer6855 Год назад

    Waxa fiican in luuqadaha kala laga joojiyo oo afsomali keliya lagu hadlo

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 Год назад +1

    Legendary hudhud 😂

  • @dkayup8838
    @dkayup8838 Год назад +2

    Hhhh😂 Ma heesaHa Uun copyright leH wxay RUclips kan bila copyright ahiii😂

  • @hibomahamoud9000
    @hibomahamoud9000 Год назад

    Music waa too loud 😮

  • @mariaupdirizak267
    @mariaupdirizak267 Год назад

    Waxani barnaamijka ma fahansana

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Год назад +3

    Keep going my pro 👍

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Год назад +3

    Waar kuwan malaayacni nimadooda tallent ay socila media ku jogaan ma.hayaaj wllHi aaar ASAD HAGIO team 27 ayaa wadadan jeexay nio adeer wax kle la imaaw waxa dadka horu maray ku wadi maayaane marax yahoow

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Год назад +1

    Figradji Asad hagio wayi wax kale la.imaaw maraxoow

  • @Naamir03
    @Naamir03 Год назад +1

    War nio asad hajio fikradiisa uga hadha, fikrad la yimaado🤨

  • @khalidshabcan7743
    @khalidshabcan7743 Год назад +2

    Aar neo wxn dhaadhaamiiintaaa meesha ka daaaya reeer xamarkaaa ka shidane

  • @sacdabintumaxamed1356
    @sacdabintumaxamed1356 Год назад

    reer hargeisaw waxay copy right kanaad bilowdeen waxaa maynu aqoone

  • @FaraxXuseen-bz8pb
    @FaraxXuseen-bz8pb Год назад +3

    Qofkii sadexad ee commenti sobixiyay miyan ahy hda😅😅😅

  • @ikraannuriya2777
    @ikraannuriya2777 Год назад +2

    Fikradi asad hagio war inanka noxuso kolay gashi maysane hadi kle hana kalifina 😂😂😂😂

  • @aminahmed4303
    @aminahmed4303 Год назад

    Kaa codka waynle yaa ila navay nio

  • @HallacFaysal-iv9ok
    @HallacFaysal-iv9ok Год назад

    Dhambaal digital inaan barnaamijka ka qayp qalo ayaan rapa

  • @nasrinaytaali3866
    @nasrinaytaali3866 Год назад

    Somaalida koobiga joojiya asad hagio baa fikirka iska lahaa team 27 u daaya
    Fikir cusub keena

  • @fatimanura6528
    @fatimanura6528 Год назад +2

    War waxan challenge wye umada ka dhaca😂

  • @nasranour8776
    @nasranour8776 Год назад +1

    way ani waxan noqday qofkii afarad🤏😁

  • @xasanhadrawi9815
    @xasanhadrawi9815 Год назад +3

    Wax cuzup la imaada waa wax laga fiican yahay nin kulabmid ah fikradiisa inaaa ku shaqaysato

  • @engmahamedcabdisiciid6569
    @engmahamedcabdisiciid6569 Год назад

    English waa qalad in qofka logu jawaabo waayo suaaluhu waa af somali😊

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 Год назад +9

    Wax fiican ayaad wadaa laakiin ciddii jalanjiga keenta inaad xustay ahayd wll

  • @nadiifocabdulahi4488
    @nadiifocabdulahi4488 Год назад

    Ani asad barnaamijkiisa Lee iigu baxdaa🫶❤️

  • @ikraanjimcale9874
    @ikraanjimcale9874 Год назад +1

    Gabadha nasiib badanaa meqo qof kabadisay

  • @abdirahmanxidig10channel23
    @abdirahmanxidig10channel23 Год назад

    Markii hore ayuuba dhahay magac ee adi dhageso😂😂😂😂

  • @maniiragaboose402
    @maniiragaboose402 Год назад

    Wllo noso badiya plz

  • @ikraanhussein1925
    @ikraanhussein1925 Год назад +3

    Asad hagio ❤🎉

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail Год назад +1

    Keep going

  • @Apdihiz6398
    @Apdihiz6398 Год назад +3

    Legend

  • @suleimaan45
    @suleimaan45 Год назад

    qoftu dadkii laysay xariifad weeyaan 🤣🤣🤣

  • @abdiali6959
    @abdiali6959 Год назад

    QURUXEY QUDHACDAN WAAD DAQARTEY🤣🤣🤣🤣

  • @saynababdoo4895
    @saynababdoo4895 Год назад +2

    walahi hud hud waa xarawaad😅😅

  • @q_miraa627
    @q_miraa627 Год назад +1

    Qas game ba nala nacsin raba😂😂😂war asad copyright hanagu xiro gameka😫😫

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 Год назад +1

      Rer miyad shalay cabdi bile lagu kenay o qudhacada waliba😅😏 asad ma ayeydi ba ku meherisay isaga so copy yeye

    • @q_miraa627
      @q_miraa627 Год назад

      @@amenboss8633 wacelow dabadada ilasho😎😄😄

  • @naajicade4700
    @naajicade4700 Год назад

    chalengica ninba iskaleh copyg hala daayo😂

  • @wardaapdiqaadirqushy6676
    @wardaapdiqaadirqushy6676 Год назад

    Muna faysl iyo madar ku soo dar wll

  • @NageeyeFilms
    @NageeyeFilms Год назад +1

    Dadkan Kor uhadal dheh 😊

  • @ayaanmohamuuth4189
    @ayaanmohamuuth4189 Год назад

    Dadkan wada cuqdadoonaya wan layaabay ee leh waa copy waa copy hadana daawanaya yaab hadii anad waxa ka helin wa LA iska dhafa 🤣🤣

  • @muhacarabiyozuuri6510
    @muhacarabiyozuuri6510 Год назад

    Somli kuwaad halda dheh hdaakaan engilshgu waa la isku quusiny

  • @shihaapofficial1588
    @shihaapofficial1588 Год назад

    Barti 2 plz

  • @maxamedshide4695
    @maxamedshide4695 Год назад +1

    Part 2❤❤❤

  • @faadumoaxmed8908
    @faadumoaxmed8908 Год назад +1

    Codka dadka wxbaad ku furteen sida asad hagio faseex ka dhiga

  • @rahmamalapo
    @rahmamalapo Год назад +1

    Sharuzad Izn'T eaSy wlhi😂😂

  • @nimcomuse4160
    @nimcomuse4160 Год назад

    Dadkun saa ugudayda @Asad Haji gadhi maysan cadku xitaa ugabanyahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Kiki_afcad-c9d
    @Kiki_afcad-c9d Год назад

    Qoftani waaba Coco 2

  • @aazizmohamed2616
    @aazizmohamed2616 Год назад

    Erayad Ingriska ah ee la isugu jawaabayo e wax la isku waydinayo Nooooòo

  • @mssdiamond7193
    @mssdiamond7193 Год назад

    Ma sheekadii Asad Hagio ayaad Soo kooobi garayseen bisinkee
    Somalidu wax unbay koobiyeeyaan