Asc I am so so happy wiilkayga iyo gabadhayda ilaahay ha idin xafido ogaadana sidaas isu jeceshihiin yanu u jecelnahahay wada jirkiina. Mida kale dardaaran liibaan sumaya ii dhowr qalbigeeda iyo qof ahaanteedaba way is taahishaa eedo macaan, love you guys stay together inta ka dhiman noloshiina aamiin.
Jacaylkad dhalanimo Dhidibada u aasteen kuwo dheligiin jecel kala dheridinana weligod dhursugayey Dhicisawyey arinkood Qalbiyada is dhaarsaday Dhayahoda iska jecel lama kala dhex gelikaro Riyadi ladhawrana Dhabti way rumowde Raxmada illahy Rays wacan ku daga oo Ubad baariya hela😍 😍💉🌏❤😪
Wow ilahow il iyo cadowba ka hay wan jeclhy dadka is jecel waxan dareemin jacayl video wanka dhargi wayey 6 ban kuso ceshan inata ay hab isasiiin🥰🥰❤❤😍😍👏👏👏
May God never separate u again babes 💕 wlhi wan farxay kulankina this what true love is meant to be, after all the struggles u guys have been through and all the haters who envied and tried to destroy what u had going on I'm really proud 😍😍😍😍 u still stuck together ♥️ Cuuties 😅 Even tho I don't believe in love but YO... 🙈 hats off for this 1
Omg 😳 dhoow jeer ku ceshta inta yar ee ah sumeya markey ila poorka ka so baxde lii caato uu orday sumeya eey sii jedsate lii uu istahay sumeya ey halmar inta soo fiirise dhinaciisa eey si fudud u soo orode lii’ caato uu habsiye si naxariis,dareen,farxad leh woooow
Mabruuk youngblood waan idinku faraxay social media unba idinkala socodey kuwii ila dhashey saan ugu farxilahaa ban idinku farxay dhiigu cajiibsana muslimnimada iyo somalidanimada allaha nagu dilo ❤️❤️❤️❤️🥰🥰
Masha Allah allow isku barakee oo uwad qeyr qaba ku wii kala hela allow ka dhig yarabi hawaaro jaceylka sumayo iyo liicato keep goin inta xun alle haidin xijaabo
Hambalyo liiban aadan ali iyo sumaya aadan wlhy farxad baan la ooyay alle ha isku kiin daayo awlaad khayr leh ha idin kala siiyo aamiin wada jira abid dire dire ka nabad gala
Waaw Mansha allah liicatooo iyo sums yar allah iskubarakeeyooo iskuwaraaah eesh calaaa jacayl I love it sadaaaa layskugusooo ordaaay film hindyaaan moodaaay in aan dawanayooo oof caleeek ❤️❤️❤️👍👌
Wooow waxa yaryari wacanaa waxn ka helay the way they hugged each other may Allah bless them 😍❤️❤️✨. Allow wixi is raba isu soo dhaweeeee🙏
Aaamin
Aamiin
@@maykeymuxuyidiin6852 Aaamin
Masha allah umadii beenta ladaba daagneyd caawo maxay oran donaan isku waaraa wllkey liibaan & dumashidey sumaya 😍😍
Majiro wax ka qurux badan markaa kulmeysaan roox aad nolosha isku calmadeyn waa midaan wada sugeynay ku nagaada guri aan wareyri laheyn 🤲🏻👏🏻👏🏻
In aan is cateeyo waye saan cml si la igu qaado m.a 2 hanbalo walhi wan ku farxay kulankoda 😍😍❤❤❤
ilahow qof sidhab ah i jacel isiii oo wanagsan❤️🥰😥😥🥺
Aaamiin Aaamiin Aaamiin waad heleysaa
Aameen
Sido kale aniga🥺❤️
Amiin walshey
I liked the way she run towards him.a and also they way they hugged each other 🥰 congratulations
Mazhallh wllky iyo dumo isu waara from Hargeisa idin jecenay dhmntiin🌹❤
Asc I am so so happy wiilkayga iyo gabadhayda ilaahay ha idin xafido ogaadana sidaas isu jeceshihiin yanu u jecelnahahay wada jirkiina.
Mida kale dardaaran liibaan sumaya ii dhowr qalbigeeda iyo qof ahaanteedaba way is taahishaa eedo macaan, love you guys stay together inta ka dhiman noloshiina aamiin.
Masha Allah Lamaanaha Nolosha Wadagay alfa Mabruuuk Walaalkeyga 😂❤️😘Dumaashi Isku Waara Abid
مشاالله تبارك الله، ألف مبروووك حبيبتي غالي ربنا يبارك فيك يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲
M.a wllky lii caato io duma sumaya alle ha is ku kiin daayo ilcadow aale idin matuso cadow baa jiree isha cadowga alle ha idin kaqabto aad baan ugu farxay isu imaa tankiina hamblyo
Maasha alaaah hampalyo hampalyo hampalyo congratulations 👏🙌dad lagu daydo dadka ugu wngzn aatihiin runtii liibaan io sumaya farxad ku waraaa walaalheyga🥰🥰❤❤❤❤💯💯💯💯waa idin jeclhy sister or brother
25minutes 2k 😘 another level🤴🏻👸🏻♥ isku waara
Mnsha Allah wad guuLaysateen ilaahayna riyadiini waa idin rumeeyay ALxamdulilaah 🙏🤲❤️🥺
Walahi walkey lilcato jacelkina waan la ilmeyay farxad darted walkey iyo walshey farxad ku nolada isku wara oo qer Allah ha idin dhaxdhigo mashallah brother dear and sister dear keep going
MashAllah Tabarkalallah ilahy haisku kiin barakeyo wlhe Rajadi la dhawara mara una aya dhawayda wlhe hadlka liiban warun aniga iyo liiban iyo sumaya isku bara ayu dhacaya meherkayga alx ayga iga horeya aniguna waan ku so xiga inashallah Adisabab waxay noqonaysa Hoygia jecylda ku midowayan Coming soon me idanka waxan idan rajenay Nolo qurxu badan ilahy awalada bariyan ilahy Haidan kala siiyo😘😘🤲🤲🤲
Jacaylkad dhalanimo
Dhidibada u aasteen
kuwo dheligiin jecel
kala dheridinana
weligod dhursugayey
Dhicisawyey arinkood
Qalbiyada is dhaarsaday
Dhayahoda iska jecel
lama kala dhex gelikaro
Riyadi ladhawrana
Dhabti way rumowde
Raxmada illahy
Rays wacan ku daga oo
Ubad baariya hela😍
😍💉🌏❤😪
Maasha allh alxmdullaahi hambalyo kun mar
Amin alahayaw ka ilaali nabkoo ubad khayerle kala sii aamiin aamiin 🤲🤲🤲❤💝🙏🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Congratulations my brother and sister ❤️🤲
Wow ilahow il iyo cadowba ka hay wan jeclhy dadka is jecel waxan dareemin jacayl video wanka dhargi wayey 6 ban kuso ceshan inata ay hab isasiiin🥰🥰❤❤😍😍👏👏👏
Wlhi farxd darted Ban ILmada ceshan WaaYay
ILAAHAW Isku Barake AwLaad bariYana siii Lamanahn quruxda Badn OMG ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Mansha Allah qoys qurux badan Allah isku kiin daayo Ruuxii jaceyl soo maray baa qiimaha jaceylka garanaya iyo marxalaha uu leeyahay 💗💓❤️💝👏💝❤️
Beautiful couples😍😘❤💖
Waan Qiiroodey 😂
Allah ha isu kiin Barakeeyo Qoyskaa aad dhisteena alle ha Nageeyo amiin 😍
😂😂😂
Isoo duceeya aniga iyo jacaylka 6 years ka Dib inan kulano insha allah
6sano jcylka suge xabsi mukujira 😁 kas amusan kuso socon
6sano jcylka suge xabsi mukujira 😁 kas amusan kuso socon
Alle haa isu kiin keeno xbbti nolosgin inta kaa hadhay farxad ku qata qof qofkisu kaa fog yahay wan daremi kara
😂😂😂😂 Insh alah
😂😂😂😂 Insh alah
Weligy channelkan intn mnta soo booqday hore umanso bookhn just for lii & sumayo♥️😫
Beautiful couples😍😍
alle ha isku barakeeYo😍
Msha allah Barakoba Liibaan aadan cali iyo.sumaya aadan Farxad kuwada Nolaada ubad khayr na kala hela isku waara noqda ul iyo diirkeed
May God never separate u again babes 💕 wlhi wan farxay kulankina this what true love is meant to be, after all the struggles u guys have been through and all the haters who envied and tried to destroy what u had going on I'm really proud 😍😍😍😍 u still stuck together ♥️ Cuuties
😅 Even tho I don't believe in love but YO... 🙈 hats off for this 1
Congratulations 💯 👏
Macha allaH say Hug isku siiyeen
AllaH ha isku kiin daayo♥️👸🤴💑
Mash allah wllkey iyo dumashi farxad ku noladaa hambalyo hambalyo❤💯💯🌹🌹💥
Mashalaah isku waara dhisma oo dhaqma lamaanaha aan jecelahay farxadooda💗💍💔💗💖💞💓💋❣
Malxiis madarow adeer waan idin salamaynaa anaguna waanu idinla soo dhawaynynaa👍👍👏👏
Masha allah hambalyo hambalyo ❤👏👏👏🥰🥰🥰🥰
Jacaylkii guulaystay
Lii caato Iyo sumaya isku waara
Qoftaa sumaya taxanayaasha ay soo duubi jirtay ayaan aad uga heli jiray waa gabadh talent leh oo hadal dabacsan
Isku waara walaalayaal
Congratulations my pro and my duma fenlly isku wara lamanhega qoroxda badan My couples 💍🌹 🙈 Allah idin dhowro 👸🤴 beautiful 🥰🔥🙈💍💍💍
Wwwww mashaa Allah Alle haparakeeyo🥰🥰❤❤💯💝💝💯
Mashaalah legend Liii and his wife long life🥰❤
🥰
Ma lihi lamaane Laakin realy waan dareemya faraxad liban iyo Sumayo congratulation millions mashaa alaah
Ooh mnshallah beautiful couple’s 🎉❤️❤️❤️
Farxadii baa ka badatay lii
M.a ale ha idinka dhigo kuwi isku wara ubad khayir qaba kla hela 👸🤴❤️🔥❤️🔥❤️🔥
Duro iyo waswaas diradire ka nabad gala insha allaah wllkay iyo wllshy waxan rajaynaynaa waxaa aan arkayno midhahoodana inaan argno🌹🌹🌹
Allow ana isoo gaadhsi taan duni dadkaba ka jeclaaa welcome mcn mi background {A}
M.a iku waar ubad qayr qab kalehel🌹🌹🥀🥀♥️♥️♥️
Manzhalaah wllo isku Sara abidkiin
Waxaan idin rajaynayaa inaad noolal farxad leh wadaagtaan inshalaah😍😍😘💖💓💗💞💕💝
Masha allaah Hambalyo hambalyo alif mabruug wllhi waxaan u farxaxsanahy inaan aniku jiro boskaa cml Masha allaah isku waara wiil io caano gabar io caano mashaa allaah illaahey heeydin xafido
Wooooow mi broder Liicaato and mi quen 👑 Sumaya isku waara 🤚🤚🤚❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️One love mi dadkyga
Masha aallah xalay live inti ka mid ahed 7 kun ka mid aha hambalyo wllke Liban Ali iyo sumaya adan🎊🥰❤️
Omg 😳 dhoow jeer ku ceshta inta yar ee ah sumeya markey ila poorka ka so baxde lii caato uu orday sumeya eey sii jedsate lii uu istahay sumeya ey halmar inta soo fiirise dhinaciisa eey si fudud u soo orode lii’ caato uu habsiye si naxariis,dareen,farxad leh woooow
M.a Ilahay ha u barkeeyo walalkey hamplyo isku waara qayr kala hela Aamen 💯❤🙏
Mansha Allah my brother liibaan Adan ali iyo my dumashi sumayo adan hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤💋💋💋🌹🌹💍💍
Oh Manshallah!! That’s beautiful!
Masha alaah abowe hambalyo
Manshallah liicato iyo sumeyo hambalyo wad iga ilmeysisen manshallah alloow idhin dowr
❤Madar Mohammed ayaanle 🥰seeraar gob bathy ❤abti mcn🥰 wlhy maadama aad kaqayb qaadahty ood garab is taagty wlka iyo dumo farxadooda❤🙈🙈 maashaallaah hanbalyo lamaanahaygii gùulaysta abid noqda reerkii lagu nastee lgu nagaado amiin aamiin liibaan aadan Ali liicato and dumo sumayo 🥰🥰💞🥰💞🥰💞🥰💞🥰💞🥰💞🥰❤🥳❤🥳❤🥳🤣🥳❤🥳❤🥳🥳❤🥳❤
M.a Wlxi Aaad ayan ufarheeeeeee Cwo
Markan Arkey sxpky marna Walalky Liiiiicato iyo Wlshy marnex Dumashidhey oooo Diiiib umidhowe
Allah Maxan idhinka Baryayaaaa inu Iskukin Barakeyo wax Qeyr qawanx inakaala siiiyo InshaAllah
Mazha allah lamaane kudayasho mudan sumayo and libaan illahaye ubad bariya ha kala siiyo reerkii lagu naagado alle haga dhigo 😍😍
Mabruuk Libyan aden ali iyo margadisa sumaya aden masha allah isfahan kheyr khaba insha allah owlad bariya
Congratulations my pro and sis isku waara o ubad kheyr qabo kala hela🎂👏🙏❤️💯
Mabruuk youngblood waan idinku faraxay social media unba idinkala socodey kuwii ila dhashey saan ugu farxilahaa ban idinku farxay dhiigu cajiibsana muslimnimada iyo somalidanimada allaha nagu dilo ❤️❤️❤️❤️🥰🥰
Jacal dhaxal galay
Congratulations my brother and sister❤❤💐🦋
Wwwwww m.a lamano anku fano farxadiina wa teyda farxad ku wa wlkey io wlshey 💋💥❤❤💋🥀💝💝💞
Mocha allah wlhi ana is moodey i can't wait my day😭❤✅
Wwwwwwww mshllh waligiin isla jooga 🤩🤩🤗
Mshalh Allow isku barakee lamane anjeclhy
Congratulations my sis and my bro isku waara abid 🥰❤💯💯
Masha Allah anaga xataa wan idinla faraxnay liibaan iyo sumayo wlhi kalkacal baan dareemay markuu khimaarka u celiyay ilaahay ha isu kiin barakeeyo
Masha allah samir guul dhalay ❤❤💯✅
Mnzha allah mnzha allah wallhi waa lamaane lagu farxo waliba saayid Iska dhaaf iyagee wllhi anigii ayaa ilmeeyay Mnzha allah Alle haydinka yeelo labadii isku waara ubad khyrqabana kala hela waxan leeyahay lamaanaha liiban aadan cali iyo xaaskiisa qaaliga ah caashaqa ku doogsada muxibada ku diirsada isna daadeheyo noqda ul iyo diirkeed😍😘🥰💑
Mash allh ugu dabeyn waad is heshen❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰🥰💋💋💋💋❣❣❣❣❣
Masha Allah allow isku barakee oo uwad qeyr qaba ku wii kala hela allow ka dhig yarabi hawaaro jaceylka sumayo iyo liicato keep goin inta xun alle haidin xijaabo
Masha Allah ilaahay ubad saalixiin ah ha inkala siiyo oo isku waara Aamiiin
Masha allaah hambalyo hambalyo lii caato iyo sumeyo isku waara illaahey ha idin xifdiyo
Wwwww wx badan an sugeynay manto kalana madaxa furan isku wara dadkeygii 👩❤️👩❤️🥺
Madaxaa na furan guuleystay
Ax say ugu soo boday ax yaa jacayl waxasa jacayl laka dhaha illhow qof saaso kle isiii🥺🤲🤲
Illhow iyagana iskudaa oo ubad khayr qaba kala siii amiin yarabii🥺🤲🤲🤲
Congratulations wllo liibaan and sumayo🥰👩❤️👨
Mashaallh hambalyo wllky iyo walashy guurkii guur khayr allh hain barakeeyo reer haloo duceeyo asxpta ducadayaa lahilmaamin
Cute couple's❤❤❤❤machAllah
M.sh wlhi wnku farxy frxad drteed Ayn Ola ilmeey anig ilhy kygi nbd haigu keeno🥰🥰🥰🥰
Waxa ad iyo ad an olaa qiroday sey ogusoo oraday manshaa allah ilahay ha iskukiin dayo boholyowga cashaqaa cawabaa ka bogsatee ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Congratulations my brother and sister ❤ 👏👏🥰🥰🥰🥰
Masha allh congratulations wlhi wa wax lagu farxo xiiso jcayl 4sano so socday oo is helay liban iyo sumayo ilhy ubad khyr qaba hydin Kala siiyo🥰🥰
Mashallah they are so much cute😘🖤
Hambalyo hambalyo hambalyo 😍😍😍😍😍😍😍😍isku waara brother and sister
Ayy congratulations 🎊🎊 jcylkii hirgalay libaan iyo sumayo ane isoo duceya jclka iga fog mar inn kulano😥🌺😥🔐
Ilaahu hakuu nabad keeno wll
Mazhallah barkooba wlhi ilamo farxdeed baa iga socota baarkallaH😘😘😘😍
Www m.a hambalyo runtii aad ayan ugu farxay lamanaheygiiii💑💯💯🌍❤🥰🥀💋 guuleysta waligiiinba
Hambalyo liiban aadan ali iyo sumaya aadan wlhy farxad baan la ooyay alle ha isku kiin daayo awlaad khayr leh ha idin kala siiyo aamiin wada jira abid dire dire ka nabad gala
manshallaha wllhi anigbaa farxdaa halka kala dareemay
Waaw Mansha allah liicatooo iyo sums yar allah iskubarakeeyooo iskuwaraaah eesh calaaa jacayl I love it sadaaaa layskugusooo ordaaay film hindyaaan moodaaay in aan dawanayooo oof caleeek ❤️❤️❤️👍👌
Allah ha barakeeyo reerka
Ilahow anagana kuwa jeclnhy na sii🤲🥺❤
Mnsha Allah walhi 4sano ka yarthy ban u malaynayee waa isku samirteen alle iskisku kiindaayo
Dee waa imaazhaha zumaya waayo wixiinupa mydn arag zumaya zocial media unka aragteen 😘😍😂
Mashallah congratulations 🎉🎉👏👏
Masha Allah qliya lil caato allha isku kiin dhowro
Hambalyo bro wiil iyo cano gabar iyo cano 🥀❤️💕🎊🥳
Hambalyo hambalyo hambalyo my brother and my sister
Ilahya ha isku barakeeyo🌷❤❤❤💞💞 jaceylkii guuuuleystu
M.a walalkay liicato iyo walsahy sumaya aad baan ugu faraxsanahy inay kulmaan
Mnshaa allah sanadkan waa sanadkuu farxada inshaa allah sanadkan sanadkiisa farxadan ayaan rajaynayaa
Mansha allh wlhi waa farxay markan arkay sidaa isku jeceshin Jaceylku ha waaro ayan idin leyhy poqortyo ♥️🙏🏾
Masha allah finally they meet❤🌏
Mash Allah mash Allah 🥰🥰🥰😍😍 isku wara abid
Masha Allah tabarakallah 🥰 🎊🎉😘😘😘😘❤