SHOT FILM PART 1 HOOYO DULMAN SUCDI FT ZAMZAM IYO SALMAN DAWASHO WACAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 38

  • @rass898
    @rass898 14 дней назад +5

    Ala Sucdi sideey habar u matashan ka heela 😂😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️👏🏽👏🏽👏🏽💘💘💘💘💘

  • @SabrinaIbrahim-t2t
    @SabrinaIbrahim-t2t 13 дней назад +1

    Maasha alaah tiim sucdi cajiib aa tihiin samsam iyo saxibgedii rer dhusundhus

  • @AnisoAbduqaadir-lo9dz
    @AnisoAbduqaadir-lo9dz 2 дня назад

    Hooyo sucdi ruwaayadahan o kale noso badi

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 8 дней назад

    Dad sidaan hoyooyinka urafadiyo ma jiro subxanallah😢

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 15 дней назад +5

    Mexey ahed jiliinkaan oo shaqaalaha iyo sodohda iyo masaakiinta lugu bahdilo naagbaan ku nacnay aqlaaq xumo iyo waalid la bahdilo iyo shaqaalo la gumeysto iyo isla weyni

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 8 дней назад

    Good boy❤️

  • @marianali9559
    @marianali9559 14 дней назад +1

    Walaahi waa soo samayseen sucdi oo booyeeso ah shalay ayaan komentiga ka arkey kkkkkk sucdi miskiin ma noqoneyso hadey booyeeso noqoto xitee

  • @hassanadanmohamed5527
    @hassanadanmohamed5527 14 дней назад +1

    Gabar raaliyo ah luguha u dhaqda oo hooyoda nasisa ban ka sugaynaa 🥰🫡

  • @XR.NATURAL
    @XR.NATURAL 14 дней назад +2

    Part 2 wa Muhim Team 22

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 11 дней назад

    Gabar soomaliyeed oo Diin leh Oo hooyo. Macaan Soo koriso Dhaqankaan malahan. Fadlan wacyi Gilinta waa fiican tahay lkn waxii dumarkeyna ka suuruuba. Ayaa muhiim ah. Anaga dhaqankeyna maahin. Musalsaladka dowladaha waaye dhaha oo dadka u sheega waxaan gabdhaheyna malahan si Kasto Oo aay xun tahay. Mahadsanidiin

  • @NimcoCumar-v3r
    @NimcoCumar-v3r 12 дней назад

    Salmaan miskiin

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 14 дней назад

    Sodohdùu waa hooyadaayo kale yaasidan ula dhaqma waa shèekadii carabta

  • @LeylaCarab
    @LeylaCarab 14 дней назад +1

    Gabadha habayaro lasoo. dhaqso

  • @Samsammaxamed-ds9yy
    @Samsammaxamed-ds9yy 15 дней назад

    Tema22 filmkan muxu ah

    • @SALMAN-TEAM22
      @SALMAN-TEAM22  15 дней назад

      Shot film ayan intaa kabilowne lasoco insha allh

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 9 дней назад

    Somali malhan dhaqankaan ee sodohda ayada wax xukunta naagtaan fur majecli waa madhasho waxas waa dhahan lkn injikada gasho malihin anaga

  • @SafaGolley-u1k
    @SafaGolley-u1k 14 дней назад

    wlaahi melaha qaar satan waa kadhacda 🎉

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 14 дней назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NuuraCabd-d2d
    @NuuraCabd-d2d 14 дней назад

    Filimka muxuu yahay midkii kaleh ma dhamay e part 6 marayay😢

    • @IglanXaaji
      @IglanXaaji 14 дней назад

      labo Mel ayey kala yihiina

  • @CAAISHAAbdullahi-f6i
    @CAAISHAAbdullahi-f6i 14 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @Hanadyare132
    @Hanadyare132 14 дней назад

    Ala samsam 3 daxdi ba lagu furay

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 12 дней назад

    Naagtii sodohdeed dhibta was habaran tahay wax duceyso ma dhageysto ilmheeda wey halagtay

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 14 дней назад

    Allh sucdi duqnimadey ku qurxanthybe hhhhhhh

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 8 дней назад

    Uf maagtan yaa dila aqas waxaas film lagama dhigo😡😡😡😡😡😡😡😱😱😳🤠🤠⁉️💔💔‼️‼️🤔🤥🛑❌❌❌

  • @hamdaali9612
    @hamdaali9612 6 дней назад

    Zalman miskin war nagtaa iska dhici wamaxay siday kula hadlayso

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 9 дней назад

    Sucdi jilitaankeda wan jeclahay 😂😂

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 14 дней назад

    Sucdi jiliinkeeda caadi maahan maashaa Allah

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 15 дней назад

    😢😢

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 14 дней назад

    Sorry sucdi qaali iska samir in badan baa talise kkkkkk

  • @Xaawomuuseciise
    @Xaawomuuseciise 13 дней назад

    Kkkkkjj

  • @XaawoCismaan-y9x
    @XaawoCismaan-y9x 14 дней назад

    Sucdi sidey duq isagadhita

  • @shamsadoley4623
    @shamsadoley4623 14 дней назад

    Sucdi dhexa samsam wa dhibtee haday ka jebantahay kkk sucdi wakuficnayd san kkkkk

  • @Deeqoshiiqcali23
    @Deeqoshiiqcali23 14 дней назад

    Sucdi samsam intee kaaga arse mc 😂

  • @Zahruji-o8p
    @Zahruji-o8p 14 дней назад

    ❤❤❤❤🥰🫶💯