Gabay: Xumanta Qabyaaladda - (xal. 8)
HTML-код
- Опубликовано: 5 фев 2025
- Gabay Mujinaya Xumaanta Qabyaaladda. Gabayga waxa curiyay Abshir Bacadle (ahun) isla asaga ayaana ku luuqaynaya.
Qabyaaladi waxay ino gaysatay iyo dhibaataday ina baday wa wax marag madoonto ah. Fadlan halaga waantoobo hana laga dhawrsoodo qabyaaladda.
Allah ha unaxariisto abwaan abshir nuur faarax bacadlle janatul farsows allah haku arzaaqo aamiin aamiin
Qabiilada qaar ayaa dad badan oo caamo ah oo aduun iyo qabyaalad iyo gaalo jacayl noloshuba ugu dhantahay
Kuwaa iyaga ah Hadiyad gabaygan Abshir Aun haloo siiyo
اغفر له و ارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله وادخله الجنة واعده من عذاب القبر ءامين ءامين ءامين يارب العالمين
ilaahow unaxariiso abwaan
ilaahow unaxariisto abwaanka
ALLAH HA U NAXARIISTO
alle haw naxariisto
❤❤
Wabo dhisan jirnay sida mudilaha tirdhexe oo kuwa gesaska racsan loosura isku ekasho magac waakadhaxeya kama dhaxeyso shaqo la an midba mel xisabsan