Liban Ali Hersi - Wareysi 3/3: Bare Jaamacadda Helsinki oo ah Soomaali hooyadiis Ruush tahay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Комментарии • 88

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 3 месяца назад +3

    Liban Waa dhegaystay 3 qaybood oo wareysiga ma arkin isagoo hadalkiisa ku daraya ingiriis ama luqad kale. Af Somali aan wax lagu qaldin buu hadlayaa. Maanshaallaah. Waa aqoonyahan sare.

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 3 месяца назад

      Gadaal ka gaar ma ahan😂❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 месяца назад +3

    Jizaakumu Allah kheyr walaalayaal for sharing. Brother Hanoolaato thanks for supporting our culture and language.

  • @InaAbshir-gr5bd
    @InaAbshir-gr5bd 4 месяца назад +1

    Wareysi Cilmiyeedkii igu faaidada badnaa ee aan si dhameystiran aan u dhageysto oo luqada Afsoomaaliga ku saabsan, Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay Khabiir sare Prof Liban, aad baad noogu faaideysay wlhi fadlan Wareysiyadaan CILMI BAARISTA ah noo soo badiyo, AYAANLE IYO HANOOLAATO aad baad ugu mahadsan tahay WAREYSIGAAN qiimaha leh.

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 4 месяца назад +4

    Great job, Mr Liiban and Mr Ayaanle 🎉 keep up the great jobs, brothers.
    Waayo Cilmigu waa iftiin ka dhex ifa gudcurka

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 месяца назад +1

    Mahadsanid professor Liban. We as Somalis are very proud of you brother ❤❤❤❤

  • @suhuurcarey
    @suhuurcarey 4 месяца назад +2

    Mahadsantahay Proff liibaan sidaan u sugaayey qeybtaan I enjoyed every bit of this interview

  • @najmamoalin1400
    @najmamoalin1400 2 месяца назад

    Maashaallah aad baad umahadsantihiin Ayaanle iyo Professor Liiban. Dadka aan ku faano ayaa tihiin😊❤❤

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 4 месяца назад

    Liibaan.aad iyo aad ayuu u mahadsan sidu wax badan oo ku saabsan Afkeena hooyo inoogu faahfaahiyey siiba heerarkii loo diyaarinayey qoraalkisa.Waxa kalo.mahadsan Ayaanle oo asaguna inoo haya shaqa wanaagsan.Mahadsanid labadiinuba.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 4 месяца назад +1

    Masha Allah wa qof qiima badan oo wax bartay
    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤

  • @naya8710
    @naya8710 4 месяца назад

    Maashallaah, aad iyo aad ayaan uga helay wareysigaan! Waa barnaamij aad u qiimo badnaa, mahadsanidiin! I wish I’ll meet meet Liban Ali Hersi for aqoon kororsi inshallah. 🤩

  • @Bashe12
    @Bashe12 4 месяца назад +5

    Qaybtaan waa qayb aad u xiisabadan runtii waxbadan ayaan ka faa iiday.
    Mahadsanidiin

  • @Saidabdihirsi
    @Saidabdihirsi 4 месяца назад

    Aad baan ugu bogay, mahadsanid Mudane Ayaanle & saaxiibka cilmi baaraha ah ee sida xiisaha leh uga waramay af-ka Soomaaliga iyo qiimihiisa.

  • @abdigaal6555
    @abdigaal6555 4 месяца назад

    Asc aniga fikirkeyga gaaban hadii aan raaco macalin liiban cali xersi waxn jeclaan lahaa in loo magaacbo wasiirka arimaha dibada ama wasiirka dhaqanka wlh waa ka faa,ideystay ajir ALLE haka siiyo mahadsanid

  • @UREJI_ABDALLE
    @UREJI_ABDALLE 4 месяца назад +3

    Aniga oo somaliya jooga somaliyadna ah baan garanayn luqadayda oo xata aan ogayn taarikhda afka somaliga fadlan haday jirto meel aan kalaso xiriri karo profsserka si aan uga faideysto courseska waan jeclan laha inan barto.

    • @Ubah3465
      @Ubah3465 4 месяца назад

      Wa runta walal 23 sano noloshayda ka mid ah ayan somalia ku noola waxna ku bartay hal marna maskaxdayda kumay soo dhicin luuqadada baro oo xooga saar.

    • @rajorumeyn6633
      @rajorumeyn6633 4 месяца назад +2

      25:24 isku garis 😂😂😂😂

  • @shukri1395
    @shukri1395 4 месяца назад

    Very good and insightful!! I wish you included some the sources that Liban talked about it!!

  • @amino_yarey6079
    @amino_yarey6079 4 месяца назад +2

    Waxaan kahelay sida oow fa soomaali kaliya ugahadlayo kuma walaaqin ama iskama dhigin reer magaal 🫢ama ilbax 😏 kaliya AF SOMALI 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 месяца назад

    Masha Allah baraka Allah legend 🙏 ❤️.

  • @yayaabdi
    @yayaabdi 4 месяца назад +2

    Waa Runtiisa Ninkii u Horeyi Ee AF somali Qori asigoo adeensanaayo Far carabi .
    waxuu Ahaa . A.U.N. sheikh aweys barawani amaha sheikh aweys biyooleyi.
    Waxaa ka mid ah abaayi sitidee iyo Alif wax maale, sheikh Diinta iyo Dadka iyo Dalka Aad yuu ugu adeegayi .

    • @akshaale
      @akshaale 4 месяца назад

      Alif wax male Shariif yussuf Alkowneyn ayaa Alifey bro

    • @yayaabdi
      @yayaabdi 4 месяца назад

      @@akshaale waxaa la rabaa cadeyn

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 4 месяца назад

    Mahadsanid ustaad liibaan
    Waxaa na tusisay inaa tahy perfassar dhameystitan
    Allha ku dhawro wll

  • @shijo2055
    @shijo2055 4 месяца назад

    اللهم أصلح الحالنا وبلادنا 🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 4 месяца назад

    Professor ka Liiban aad iyo aad ayuu ugu dadaaley luqada afka Hooyo waaku salamey Professor Liiban Rush nin culus aqoon sare leh .Ayaanle adigane waaku mahadsan tahay barnamijka quruxda badan aad nosoo diyaarisey .

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 4 месяца назад

    .ماشاء الله

  • @fnw8688
    @fnw8688 4 месяца назад

    Prof Liibaan iyo Wariye Ayaanle wa mahadsan tahin wax badan aya wareysigan ka faiiday.

  • @axmedhasan135
    @axmedhasan135 4 месяца назад

    Waa mahadsantihiin ayaanle iyo professor's waana rabi Laveen in aan hello wareysiyo kale

  • @mahmed973
    @mahmed973 4 месяца назад

    Very educated brother

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 4 месяца назад

    Asc wr wb, maa shaa Allaah tabaaraka llaah, inankani taariikh fog buu hayaa. ❤️🌹❤️🌹❤️🥰

  • @masnasaed1429
    @masnasaed1429 4 месяца назад

    Well educated

  • @spiritualmeditation5070
    @spiritualmeditation5070 4 месяца назад

    Hanoolato, link no so dhigaya Liban si an uga barano Naxwaha Somalia

  • @ads-mm9fc
    @ads-mm9fc 4 месяца назад +1

    Educated, eloquent and humble brother. Guuleyso Walal. 👏

  • @sahraahmedisse8557
    @sahraahmedisse8557 4 месяца назад

    Asc wr wb
    Walaal hannolato barnamijyada cilmiga ah sida kan oo kale waa ku mahadsan tahay,ee sidan nogu wad Insha Allah.
    Walaal Libaan wax badan cilmi ah baan uga bahanahaye maa wareysi kale noo gudbisid una sheeg in la soo dalbanan.
    Libaan arinta uu ja hadla ataan u bahanahay xagee lagala xiriiri karaa
    Mahadsanidiin.
    Sahra Ahmed

  • @fnw8688
    @fnw8688 4 месяца назад

    Hanoolaato ❤

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 4 месяца назад

    Liibaan brilliant walaal waxtar wayn leh allah yacizak.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 месяца назад +1

    Xarafka A dhawaaqyo kaladuwan ayuu leeyahay, Soomaalidana dhawaaq iyo shid midna lama barin. (Stress and accent)
    I'nan iyo Ina'n tan danbe a' ayuu saaranyahay dhawaaq shidan, tan horena I' ayuu saaranyahay dhawaaq shidan waana lab(male) halka tsn danbe tahay dhedig(female ).

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 4 месяца назад +5

    Su”aal isku dhex karis ah 😂 ayaanle waxaad u baratay dad jaahiliin ah wareesatid but this guy is educated not your level sxb step your game up 😅

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 4 месяца назад

      Waryaa maseerka iska daa Ayaanle waa rug cadaa wariye..
      Nacasyahoow xasadka badan

  • @mmh8047
    @mmh8047 4 месяца назад

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 4 месяца назад +1

    Sir sur

  • @maryan953
    @maryan953 4 месяца назад

    Waa mahadsan thy

  • @adenhassan4254
    @adenhassan4254 4 месяца назад +1

    Osmaniya....m

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 4 месяца назад

      Osmaiya wax jira ma aha waa far sheydaan

  • @xamdiabdi5624
    @xamdiabdi5624 4 месяца назад

    Asc waxaan weydiin lahaa liibaan in uu garanayo reer afisyooni 3ahaayeen liibaan ruush ,shaashi,iyo nataasha hooyadood Margaret iskuulka badda macalimad ka ahayd

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 4 месяца назад

    Werkyaha waa ku khaldan yahay miitaalia luqadaha ee kenya usooqaatay oo qabiilada kenya dhamaan luqado ayeey leeyihiin waana kuhadlaan inta badana waa uqoranyahiin xaga dhaqankana weey nooga adagyihiin soomaali ahaan waase jirtaa kuwa magaalooyinka ineey ingiriis bartaan

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 4 месяца назад +1

    Nin gaan waa ika afsomaali badan yahay anoo ah 💯 &100 somali ah

    • @abdirashiddirie3522
      @abdirashiddirie3522 4 месяца назад

      Asagu wuu ku faanaa adiguna is waydii ma ku faantaa somalanimada

  • @DIGGEHBOY
    @DIGGEHBOY 4 месяца назад

    Hadii soomaalida aay soo dhaweeyeen saxaabadii rasuulka scw bilowgii islamka ,waxaa hogaaminaayey Jacfar bn abii daalib ,sideey baay ugu abtirsadeen qaar ka mid ah qabaailka soomaalida caqiil oo ah yaraankii abuu dhaalib ama binu haashim.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 месяца назад

    Afka lagu hadlana waa lagu kala garan karaa waayo isku dhawaaq,maaha lkn labada eray markii laysbarbar dhigo haddaan dhawaaq looyeelin lama kala saari karo afkastana waa sidaas.

  • @nasirabdalla8811
    @nasirabdalla8811 4 месяца назад

    Asc ayanle waxaad ilowdey inad weydiiso ololihii af Somaliga sudeey wax ugu taryey hor u marinta qoritaanka iyo akhriska afka hooyo dhammaan magaaloyinka iyo tuuloyinka wadanka.

  • @mahadhassan2894
    @mahadhassan2894 4 месяца назад

    ادوارد سيعد baa la yidhaa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 месяца назад

    Maxay Soomaalidu ugu malaysaa inaan Soomaali wax lagu barankarin?

  • @muhiadinhersi2691
    @muhiadinhersi2691 4 месяца назад

    Liban Ali(ina Ali madowbe) aqoon fiican baan u lee yahay oo waana wadda shaqaynay runtiina waa nin dunwanaagsan, waxaana ku duugan cilmi cusub oo aniguba igu cusub oo aan ku ogayn runtiina u baahan on laga faa'iidayso siiba qaybtaan sadexaad. Warhaahinay nooga faa'iideeya aqoon yahankaan.

    • @Bashe12
      @Bashe12 4 месяца назад

      Qabiilkiisa yaa waaye?

    • @ceebla9231
      @ceebla9231 4 месяца назад

      @@Bashe12 jaahil foqol jaahil 😂, waxaan ka xumahay in caqligaagu ku cabiranyahay qabiil abdiqasaaro

    • @muhiadinhersi2691
      @muhiadinhersi2691 4 месяца назад

      Ma aqaan.

    • @micraaj6621
      @micraaj6621 4 месяца назад

      ​@@Bashe12yaa kale MJ
      Omerka adunka ka taliya

  • @abdiqani5753
    @abdiqani5753 4 месяца назад

    Liban waa niin wax badan laga faidayo ee dowlad nimada iyo sida somalida dhaqan keda lesku wafajin karo kaso wareyso ayanle

  • @sadioawahmed7802
    @sadioawahmed7802 4 месяца назад

    War qasaaridiis walaal Af Ku Waa Identity. Inaat that soomaali waxaa cadeynaya Afka

  • @sabashop2
    @sabashop2 22 дня назад

    انك وان أقانا افك صوماليا لكن مأقانو قورتانكا😊

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 4 месяца назад

    Aad ayuu Liiban u mahadsan yahay sharaxaadiisa iyo heerarku soo maray qoritaanka Afkeena hooyo, liiban waa keyd Soomaaliyed.Waxa kalpo

  • @AdnaAbdullahi-do8kr
    @AdnaAbdullahi-do8kr 4 месяца назад

    Dadka aqoonta aleh in laga faaiidesto maxa diide soomali hormar keda meshuu jiro maba kawar heeso

  • @amalb6261
    @amalb6261 4 месяца назад

    Shekada Sheekh aweys aan ka faideysan lahaa Ayaanle Wuu Ka Bodey.

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 4 месяца назад

    Af reer marko adey wal kasheeq intee ka imaaji

  • @abdulahijimale315
    @abdulahijimale315 4 месяца назад +2

    First comment 😂

  • @micraaj6621
    @micraaj6621 4 месяца назад

    Liban ruush tacliinta iyo dadnimada somalinimada waxuu kala yimid guurugiiss

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 4 месяца назад

    Somali ma aha reer guuraa ,ee WAA XULO DHAQATO. Waa jir😅taa in la guuro, oo biyo la doonto , waa na la soo noqdaa.
    Somaluda waa dad Abtirsada , 😮ee naga dhaafa , meelahaa noo rareysiin. Dad badan oo Somalia ku nool oo ku abtirsan aa jira( maantana ,wey kasoo baxeyn, a yakoo , Somalida been ka sheegaayo) , qasqas ku wada. JOOJIYA😮

    • @akshaale
      @akshaale 4 месяца назад

      Xulo maxaa laga wadaa?
      Somaludo maxaa laga wadaa?

    • @1000ZXCVBN
      @1000ZXCVBN 4 месяца назад

      @@akshaale
      Pastoral society = xulo dhaqato. Baro Somalika, ee ka jooji qalqaloocinta.

    • @omarabdullahi9804
      @omarabdullahi9804 4 месяца назад

      @@1000ZXCVBN
      Xulo ma ahan ee waa xoolo, erayga sifiican u sax.
      Xoolo-dhaqato = nomadic

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 4 месяца назад

    Ninkani tarikhdi somalida waxu ka so qaaday sadex boqol iyo afar boqol ka hor uun oo waxanu uu saxay gafki qadar ka qortay kunfurta ama somaliya wayo cuman iya sansaniya gumaysan jirtay marka marku leeyay ila konfurta sansaniya iya laysku odhan jiray gafki qadar aay tidhi inu uu saxiixay mala odhan kara midna hadan ku daro somalidu 300 iyo 400 oo sano way ka tariikh wayntay wayo iyado carab iyo waxan oo dhan la aqoon iya la yaqanay oo meeshan gacanka cadmeed lo yaqan maanta gacnka barbara iya la odhan jiray marka ninkani wana niin weeyn oo carurnimo iya uu geeysay iyo jaahil inu ka yaha waxyabahu ku hadlay odhan maayo wayo waqtigi afweyne hadu wax baranayay wa qof weeyn marka🤔waxba fa'iido aha ma ii so kirdhin wax qalada moye ani ahan koofiyada uu yidhi kofiyad bareewe iya la yidhada wa koofiyad cumani taas oo daliil uu noqonaysa gumaysige aay carbtu lahay wanu gumaysanay somalida marka haanta gunta iya laga so asla anigu taariikhda barbar iyo waqoyi intu is laha duug iyu dhiiqo galay😂

    • @akshaale
      @akshaale 4 месяца назад

      Saaxiib taarikh qoran hadaadan laheyn wixii qoran ayaa reference ahaan loo qaadanaa ileyn xitaa waxaa la dhahaa taarikhda somalida waxey ku keydsan tahay gabayada, hayeba ma heynaa gabay 1700 kii la tiriyey oo ilaa hada la haayo waa maya, marka ninkaan qalad ma lahan waa xaqiiq taarikh fog waan leenahay laakiin taarikhdaas dadkii keydin lahaa ayaa la waayay

    • @cheyyene
      @cheyyene 3 месяца назад

      Horta Soomaaliga saxo, waxba kaama Fahmin ee

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 3 месяца назад

      @@akshaale
      Adeer yaa ku yidhi taariikh dheer ma lahin intanad wax so qorin ugu yaran inad tariikhda so yara baadho iya fiicnayd wayo intan yar ee aan dhaafin sadexda iyo afrta boqol ee sano eey carbtu qortay oo waliba aay leeday dhulkanu gumaysanay baay ka mid tahay muqdisho oo sinsibar iyo dhulki sinjiga oo neegar laga wado micnahisa aad ku faanaysan miyad ogeeyn somalida ina la yaqanay carbta ka hor oo girigi uu taariikh ka qoray sadex kun oo sano ka hor oo gacanka cadan gacanka barbar la odhan jiray iyado cadani jirin adiguna geel iyo boqol sano ka hor iyad la cararaysa jaahil nimo miyaay iniga tahay mise xaqiirad bay iniga tahay labada iyan kala garan la'aay?

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 3 месяца назад

      @@cheyyene
      Ciladu wa xagaaga wayo dadki afsomaliga ku qoray inad tidhado Ama Ku baray afsomaliga sax wa ceeb ilmo macalinkisa eeray uu saxaya ha noqon ee diib uu fadhiso

    • @cheyyene
      @cheyyene 3 месяца назад

      @@dhashisheekhisaxaq9514 Xisaabi inta Eray ee aad qaladey, sinsinaani zinzibaar, baraawe bareewe..dib u fiiri hadalkaaka huuno.

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 4 месяца назад

    Barnamijyadii macqulka ahy kama heyno walal maxa dhacay mal mahan video soo badi wan ku sexdaye

    • @Bashe12
      @Bashe12 4 месяца назад

      Kkkkkkkk aniga mku seexiyaa

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 4 месяца назад

      ​@@Bashe12 ceeb yaah . Qofyahoow hishoo

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 4 месяца назад

    Ayaanle dhib kale ma lihid anti Farmaajo tahay and you support Xasan Sheikh; I don’t know why you support him he is most carrupted president ever; is it because you guys are same team; I don’t know why 😅 I am trying to figure that out !!

    • @ahmedalin
      @ahmedalin 4 месяца назад +1

      SXB CILMIGA LAGA HADLAYO MA FAHMIN U MALAYNAA,
      MAANTA LAGAMA HADALIN SIYAASAD.
      NINKAN LA WARAYSANAYO EE WAQTIGIISA QAALIAGA
      NOO HURAY MAANTA, U MAHAD CELI. ISKA DAA SIYAASADA.

    • @Matildaschannel-kx8rz
      @Matildaschannel-kx8rz 4 месяца назад +1

      Fikrad liidata ina farmaajo in aw kufikrad ahaado maahan xasan waxyaabo baddan aw kaga fiican ina farmaajo aysan uga muuqan.

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 4 месяца назад

      Adiga maxaa ku taageertay Farmaajo faashil...
      Waa ninkii dhiibay Qarbi dhagax..
      Ka dib ONLF waa argagixiso ayuu ka ansixiyey baarlamaanka..