FARXIYA KABAYARE & HASAN BAELANI INDHAHAY IGU YAAL Official Video 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • Erayadii: Abwaan Xamse Xadaari
    Laxankii: Farxiya Kabayare
    Music: A A NAAJI
    Vocal: Digriiyow Abdi
    Camera By ADNAAN SHOW & DAAHIR
    Please Subscribe for more Videos
    Copyright Protected @Adnan Show
    Produced By @Adnaan Show
    #ADNAANSHOW #SUBSCRIBE
    Contacts
    Facebook @Adnaan Abdi Sahardid
    Snapchat @Adnaanshow
    Instagram @Adnaanshow
    You Can Contact By all Business enquiry
    Wedding Events Video Music

Комментарии • 354

  • @ladan3157
    @ladan3157 Год назад +139

    Hassan hunno codkaga macaan quran uu isticmaal. Ilaahay haku dhowrow

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 Год назад +104

    inta jaceyl dhab ah haysata wan salaamayaa inta kalana rabbi baan u baryaa in uu siiyo qof ay ku nastaan🤲❤🌹

  • @relaxing1339
    @relaxing1339 Год назад +37

    Wiilkaa miskiiiinka ah aakhiradiiiisa haseeejin habo booowe qof walbe o meelxun kuwada iska ilaali 😢😭

  • @manalali1644
    @manalali1644 Год назад +32

    Intii tiktok kasoo carartay farta taag ❤❤❤

  • @bellaxaji110
    @bellaxaji110 Год назад +84

    Finally Hassan is here, I was wondering when he will be joining in, he has a such great voice ❤

    • @hassankere8308
      @hassankere8308 Год назад +2

      ❤❤❤❤🍎

    • @amranali6867
      @amranali6867 Год назад +9

      No, wll haku dhiiregelin inuu ilahay kasii fogaado 🙏

    • @hassankere8308
      @hassankere8308 Год назад +1

      💋❣💋💋

    • @adama5735
      @adama5735 Год назад +1

      Masha Allah

    • @az6475
      @az6475 Год назад

      @@amranali6867 sax lkn walalo waa Isla asagii oo account kale iska soo amaanaya oo is dhiiri galinaya. Yaa yaqaanay. Kulahaa finally wuu soo galay. Kkkk

  • @relaxing1339
    @relaxing1339 Год назад +37

    { يَا وَيْلَتَى لَيْتَنِي لَمْ أَتَّخِذْ فُلَانًاخليلا)
    Ibrahim boowe gaajo kuma hayso magacna kaama dhimna aakhiradaada ilaali abwaan geesi wa ku le egyahay dhimashadu yaraan mataqaan hada is qabo

  • @blessedyonis6153
    @blessedyonis6153 Год назад +38

    May The book of Allah Be our guide!!
    The voice
    The dance
    The style
    Wonderful ❤️🔥🔥
    Walal I Hope this will be your first and last Song In sha allah.
    Fanan qarxaya tahay lakin bila music nagula soco bro LOL 😂

  • @ahmedceelbuur84
    @ahmedceelbuur84 Год назад +8

    Farhiyo Kabayare inta kujeclahay qofki wll jecel sxp iyo garab uthy

  • @muniirhindi1723
    @muniirhindi1723 Год назад +13

    Heesuhu waxay ka hadlayaan Dhaawaca qalbiga😢😢Quraankuna wuxuu ka hadlayaa daawada qalbiga❤️

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 Год назад +5

    Hassan you did it. I knew you are great talent not only on singing. You are a multitant. Beautiful voice.
    Love you both

  • @suleekhaabdihusen8119
    @suleekhaabdihusen8119 Год назад +11

    Jah heestan anigiyo saygayga nagu socotaa alle haka raali noqodee❤

    • @suziy154
      @suziy154 Год назад +2

      Oh my goodness tob is taar al fantastic

  • @sorryme6860
    @sorryme6860 Год назад +9

    Awwww xasan soo cute wu xishoonayaa aryaa fartuun duvet la hees noo 😂😂😂 beautiful farxiya kabayare laakiin xasan i wasn't expecting with farxiya waa duushay loolll

    • @najmoabdi3368
      @najmoabdi3368 Год назад

      Horta ma asgiiba Mise waa indhaheygag

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal Год назад +9

    Way way xasan wnku wata sxb fartun barnamijkedi baan kaso ogaday inaad hees so qaday calaa duul wn imid🥰

  • @fofakadir8834
    @fofakadir8834 Год назад +11

    Please don’t leave such trace in this dunya walal Hassan, don’t forget what you said that day when Fartun asked you when you’re planning to join fanka Soomaalida!!!

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 Год назад +1

    Wooooooooooooooooooooooow hassan yare keepgiong libaax❤❤❤❤❤❤❤

  • @zainabyussuf9218
    @zainabyussuf9218 Год назад

    Bisinka oo yarkii ma fanaanimuu ku danbeeyay awel intaa waan uga hanwaynaaye !!!

  • @shukri1395
    @shukri1395 Год назад +32

    OO, I knew he had such good voice 💗!!

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M Год назад

      You can say that again 😙👌

  • @baxnaano1436
    @baxnaano1436 Год назад +5

    Iam so sad 😭 and sorry 😢 in aad fanka kusoo biirto walibo aad hees music leh aad qaado 🫣🫣

  • @hibodubad3019
    @hibodubad3019 Год назад +1

    Tiktok kaimi✌️✌️✌️✌️✌️✌️ fankaa kuubahnaa xasanyare

  • @hodanisaac4205
    @hodanisaac4205 Год назад +3

    Codka iyo style 2 bada cadi ma aha. Kabayare is 1🥰🥰🥰 she has golden voice 🥰🥰🥰

  • @sharifadan5683
    @sharifadan5683 Год назад +1

    This guy finally joined the industry weh! surely social media is incomprehensible .

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Год назад +7

    It be him beilani kuso dhawow
    Masraxa Fanka bro 🥰
    Good luck ❤️🤍💚

  • @aslibilanmohamed9400
    @aslibilanmohamed9400 Год назад +6

    Fartun duvet reaction waiting

  • @ciilowcadde4682
    @ciilowcadde4682 Год назад +8

    xasan is on fire 🔥 😍
    masha allah codkisa cadi ma ahan

  • @almaryare2949
    @almaryare2949 Год назад +2

    Wax walba oo farxad ah waan kuu awoodi karey waxa aad ahayd indha hayga nuurkooda waxa rabey in kusiiyo nolol iyo farxad oo ey dumarku kaga hinaasaan .
    Lkn adiga wax walba waad diiday mel anan kuu qalmina waad kasoo muuqatey 😭😭😭😭

  • @monaeman2610
    @monaeman2610 Год назад +7

    Inkastoon dhafay hees aan commenty ka bixiyo baylani ka haysan ka ri waa kabata xaji qof wcan baad tahay hadal kari maysaan codka heesta jawiga ❤🔥🔥🔥

    • @hassankere8308
      @hassankere8308 Год назад

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋

  • @sahrobidare1217
    @sahrobidare1217 Год назад +4

    Mshalaha kan yariy wa shidan yahay sobadiy ❤❤❤❤❤❤ congratulations wooooooow

  • @fathiacarab1476
    @fathiacarab1476 Год назад +3

    HASAN BAYLANI codba ku dhan xaqiiq 😍

  • @basrabasher2278
    @basrabasher2278 Год назад +7

    Xasan yare waa baby yar 23 ayuu jiraa wlhi wiilkeyga ayey isku school ahayen oo guriga eey wada imaan jiren Habo maxa ku heley fanan wax fican mahan waxa tahey ilmo yar oo yurub ku dhashey yurub ku korey wax bartey, habo waxkale samee No fanan iyo qashin 🤦‍♀️

    • @Tahira7400
      @Tahira7400 Год назад +1

      Listen to your habo baby boy

    • @salmanura5109
      @salmanura5109 Год назад

      maxaad u dhagaysanaysaa haduu qashin fan ku somali unbaa laga helay dad fanka caaya.

    • @hanihirsi4354
      @hanihirsi4354 Год назад

      Sowkii lahaa 1994 baa dhashay 28

    • @basrabasher2278
      @basrabasher2278 Год назад

      @@hanihirsi4354
      Hadaa schoolka ma weynen ayaa lagu geyey

    • @isxaaqcinro3205
      @isxaaqcinro3205 Год назад

      Kkkkkk oo maxaa ku keenay meeshan waaba qashin baad tiriye ar Somaaliyaa 😂😂😂😂

  • @quruxay
    @quruxay Год назад

    Iskuma qalmaan wiilka ka cod macaan

  • @abdiaziz5492
    @abdiaziz5492 Год назад +1

    Wander full one golden voice kabayare mwaaaaah,,,,,,,,

  • @northstartlearning9275
    @northstartlearning9275 Год назад +1

    Best artist to debut with❤❤ mr Bailani we here for it 🎉🎉

  • @sakariyehassan3170
    @sakariyehassan3170 Год назад +6

    Waxaan ogaa sanado horteed in fanku baylaani u bahaan yahay.
    Axdigaan kula oofiyoo caqligaad degtaan kugu aaminee. ❤ 😍 like dhac ku sii hadaad jacaylkaagi wali helin

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 Год назад +12

    Beautiful voice 😍 ❤️ 💜

  • @hamdihassan1083
    @hamdihassan1083 Год назад

    Viva Hassan iyo farhiya

  • @khadraahmed5
    @khadraahmed5 Год назад +17

    Such a unique beautiful voice ❤

  • @nimcocabdi7516
    @nimcocabdi7516 Год назад +6

    Ninkani waduriyadii iyo dadki fanka laha ❤❤❤❤❤❤❤

    • @deqalula9543
      @deqalula9543 Год назад

      Hadii lahaayen maxay usoo saari waayeen hawiye badane laabxaaran soo saaray hada sheegta

    • @nimcocabdi7516
      @nimcocabdi7516 Год назад

      @@deqalula9543 miyad isyelyeli imika mayada so sarty isaga codkiisa iyo caqligiisa iskuso sare cidwalba wa ogthy in rer waqooyi iyo fanku wada dhashen macal kuwa idiin hesa anaka so sarnay yareey

    • @nimcocabdi7516
      @nimcocabdi7516 Год назад

      @@deqalula9543 hawiyuhu muxuu aha

    • @deqalula9543
      @deqalula9543 Год назад

      Naa iska aamu waxaas waa waxaad suuqa la meereystaane cid walba iyagaa fanaan abwaan mulaxan musiciste leh xamar iyo hawiye ilaa 1960 usoo shaqa tagi jirteene heesaha hirgalay lagu qaban jirey cid aan soo marina fanan caana ma noqon jirine

    • @nimcocabdi7516
      @nimcocabdi7516 Год назад

      @@deqalula9543 caanyad tahy wlhy fanka cida leh walawada garanaya mala dhoocilbad tahe orod hooyada weydiibal takaleshaqadan ad shegayso soomaliyiba way wada shaqaysanaysay ilaa anu uf idin nidhi ooiska kiin xidhnay ila imikadasna anu america idiin nhy qadad weyney

  • @gem2144
    @gem2144 Год назад +1

    Libaax heesayo Mashaallah 🦁🦁🦁

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Год назад +1

    😂🎉🎉🎉❤kii yara fanan ma laga dhigey😊

  • @fardowsaabdihussein2789
    @fardowsaabdihussein2789 Год назад +1

    Big Fan of Hassan
    Finally the long waiting is over

  • @muwadah5671
    @muwadah5671 Год назад +1

    Xasan abowe fanka iskadaaa plz😢

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 Год назад +1

    wooow hadii ay tani tahay heesti u horeysay hasan tolow kuwiisa danbe maxay noqon another level

  • @saadaqck6531
    @saadaqck6531 Год назад +1

    Jah hees iga gadan waxaad iihaan indhaha igu yaal 🥰🥰🥰🥰 waxan dhagesan 21:15 Hawenima taariikhda bisha 28/12/2022🥰🥰🥰🥰💞

  • @bashaarahmed1902
    @bashaarahmed1902 Год назад

    Farxiya kabayar fanaanad qaaliya 2023

  • @munaahmed9692
    @munaahmed9692 Год назад

    Welcome xasan 2023❤️🙏

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 9 месяцев назад

    Hanbalyo Hanbalyo mashaa Allah King 🌺🌸💙🌺🌸💙🌺💙👑🌸🌺🌸💙♥️✌️

  • @ladanm8329
    @ladanm8329 Год назад +2

    Wow fankaaa kuu baahnaa. Xassan yare nice voice keep going kabta xaaji ❤

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto Год назад

    Sidii aad casdi ugu heesi jiray Hassan Aqirki wuu is keenay lkn xiligaan Fan Faa’ido maleh Allaha kaa madoobeyo wax ka qeir roon Rabbi hakugu bedelo

  • @annanmohamed5451
    @annanmohamed5451 Год назад

    Farxiyo kabayare qof aad u qalbi wanagsan weeye xaqiiqdi waa qofka kaliya oo an ku daydo weliba àno raga
    Xasan yare kuso dhowow fanka zxp

  • @adenhusen5321
    @adenhusen5321 Год назад

    Finally hasan beilaani in the stage full musician band

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 Год назад +1

    Heestan yaakh cajiib walhi hasan waba fanan buuxa ❤❤❤ halkaa kaga hay 6/12/2022Wedding kayga ayayba ku soo beegan tay

  • @lipanm7101
    @lipanm7101 Год назад +1

    Farhiya kabayare is back🔥🔥🔥🔥👏🎤

  • @fathiafaisal2496
    @fathiafaisal2496 Год назад +1

    Hasssssssaaaaaaaaan ❤❤❤❤

  • @zaynabahmed3810
    @zaynabahmed3810 Год назад +5

    Wow I knew he had good voice mansh allah

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M Год назад

      You can say that again 👌😊

  • @sacdaadan8806
    @sacdaadan8806 Год назад

    Wow Xasan ugu dambeyn wuu iskenay, lkin wayahan wilka muxuu sidan ugu caatobay.

  • @hayaalchaannel8977
    @hayaalchaannel8977 Год назад +8

    Ina hees yutubka kardasho mar hore iska dhafya lkn wilkan codkisa ka helay ilahey ha ka madoweyo wallkey aduun micno malhan 😢

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад

    Hasan wow codkiisa mar hore qiray hore u soco farhiyana awelba waa la qirayhees qaliya

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens Год назад +1

    Somaliyey youtube waa ku cusbahay. Hala isoo dhaweyo please

  • @diyeey
    @diyeey Год назад +2

    wee weeeee ish calaa song😊😊😊❤

  • @hussenmohamed474
    @hussenmohamed474 Год назад

    MAN LIKE HASSANOOWWWWW🎉🎉

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 Год назад +3

    Gold voice hassan inader well 👌

  • @alileyzikabayare9222
    @alileyzikabayare9222 Год назад +1

    good waan jeclahay codkaa

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Год назад

    Goobii waa farxiiya kabaayre Masha'Allah Masha'Allah

  • @birimobeelo9363
    @birimobeelo9363 Год назад +1

    Balaaayaaan araknay oo codba lama maqlee wwwww xaaa leedihiiin say wax u jiraaaaan

  • @xilkazxeylacadde6608
    @xilkazxeylacadde6608 Год назад +1

    Wiilkaan fanan ma ahaan jirine xageen ku arkay tolow

  • @sehammursal2028
    @sehammursal2028 Год назад

    Naagraas ❤❤❤❤ I love here

  • @Bulshoween
    @Bulshoween Год назад +2

    waanogay malin maalmaha kamid ah in laduufsani doono 😢😢😢

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 Год назад +1

    Hasanoooow dhiiqaad lugaha kula jirtaa waku jecelne fanka iska daa wadku ba baeysaye adun iyo aqirabe

  • @hiboawciise5433
    @hiboawciise5433 Год назад

    Waaaaaaw waxaasa coda xasan iyo fadxiy waaloodhashaa cod walee laskamadhigee xasan waa fanaan buuxa fadxiyina kadaran cod halaasiya👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @ayanmohamed114
    @ayanmohamed114 Год назад +6

    Je savait que tu allais devenir un chonteur ❤❤

  • @zaprinacabdi4608
    @zaprinacabdi4608 Год назад

    Hassan baylani amazing🙉🙀😻

  • @ikran3498
    @ikran3498 Год назад

    4.1.2023 🤞🏻

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Год назад

    Masha'Allah Masha'Allah gobaa isheeshaay

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Год назад +4

    Wwwwwwwwww 😍😍🥰🥰🥰

  • @Hinda2053
    @Hinda2053 Год назад +2

    Codkiisa Jah mcn🥰🥰

  • @iqrakassim7985
    @iqrakassim7985 Год назад

    ilahiyow mid wanagsan oo daqan iyo deen leeh isaxal an raliyo unoqda

  • @diyeey
    @diyeey Год назад +1

    omg xasan meesheeda dhigte😮😮😮😮😮😮😮

  • @cayuuniqurux6318
    @cayuuniqurux6318 Год назад

    Ayyyyy

  • @kaskeyboy3430
    @kaskeyboy3430 Год назад

    Yaa from tiktok ah 2022 🔥

  • @rayanmoustapha9126
    @rayanmoustapha9126 Год назад +8

    Finalement hassan rentre dans le son 😍

  • @susansomaliland1
    @susansomaliland1 Год назад +3

    What amazing person,
    Kabayare in the Building what respectful ✊ person farhia ❤

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 Год назад

    Heesta caadi maha xamse xadaari eryadiisa cajiib

  • @ibroayman7945
    @ibroayman7945 Год назад

    Nice one.

  • @najahjama834
    @najahjama834 Год назад +1

    Finally you sing..keep it up walaal😮❤

  • @nagibmomer
    @nagibmomer Год назад

    Woow Finally You are hear But Remember That day what you said Bro Fanku Mawanaagsana Please Back Your beautiful life

  • @RAJURAJU-ff9rv
    @RAJURAJU-ff9rv Год назад +1

    Masha allha ❤️ 💖 ♥️ 😍 ✨️ ❤️❤️🥰🥰🥰

  • @vanadiumtogettoseeing2sale739
    @vanadiumtogettoseeing2sale739 Год назад +1

    Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin Markasto Aamiin Aamiin Aamiin 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hassankere8308
      @hassankere8308 Год назад

      💋💋💋💋💋💋♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @roxiroxi2935
    @roxiroxi2935 Год назад

    Weweeee wa duriyadiiii❤️❤️❤️

  • @goldenboyisalwaysgoldenboy1710
    @goldenboyisalwaysgoldenboy1710 Год назад +3

    Woow ❤❤

  • @MOOLIF00
    @MOOLIF00 Год назад +1

    Diaspora on the move.

  • @najahaddey5572
    @najahaddey5572 Год назад

    Wow xasan on fire 🔥

  • @fardowsacilmi7408
    @fardowsacilmi7408 Год назад +1

    6 years hees madawan cawada haa Allh haicafiyo tiktok kaso arkay new fanaanka walaal codkada waa 100% but dhanka qeer la aaad plz tani baroobo ha ku a haato bro

  • @omaar7185
    @omaar7185 Год назад +1

    Heesta diyaarsan waye 🔥🥰

  • @nesrainahmed8936
    @nesrainahmed8936 Год назад +1

    ما اروعهم❤❤ صوت وصوره

  • @sabahgoth1081
    @sabahgoth1081 Год назад

    Inaalilaahi habo Hassan ma fankii baad ku soo biirtay 😢

  • @zabiyacadey-k2j
    @zabiyacadey-k2j Год назад

    😍💕😍😍😍😍

  • @themamo8249
    @themamo8249 Год назад

    Ey big up xassan this is sick

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 Год назад

    Kabata xaji cawale adan lasoo heesa

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 Год назад

    Waaw xasan waa cod macantahay

  • @ifrahwehliye6746
    @ifrahwehliye6746 Год назад +3

    Waaw beylaani 👌👌💃💃🔥🔥🔥