Thank you, journalist. As an expert in political analysis, Ahmed Madobe is a man who works for Ethiopia and Kenya. However, even worse than him is someone who holds the official seal of the government but has no compassion for the people he leads as president - that is Hassan Sheikh Mohamud.
أنا اختك والله تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا ووضاااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف يِآ نآس يِآآمٌـٍة مٌحًمٌد صِآرتٍ قلّوبگٍمٌ بلّآ رحًمٌهً ولّآشفُقهً ولّآ آنسآنيِهً گٍمٌ شگٍيِتٍ وگٍمٌ بگٍيِتٍ گٍمٌ نآديِتٍ وگٍمٌ نآشدتٍ ولّگٍن لّآ حًيِآٍة لّمٌن تٍنآديِ هًلّ يِرضيِگٍمٌ آن آخوآنيِ يِبگٍون ويِمٌوتٍون مٌن آلّجُوع وآنتٍمٌ مٌوجُودون يِعلّمٌ آلّلّهً آلّعلّيِ آلّعظَيِمٌ آننآ لّآ نمٌلّگٍ حًتٍى قيِمٌـٍة گٍيِلّو دقيِق آبيِ مٌتٍوفُيِ ﻭﺃﺧﻮﺍﻧﻲ ﺻﻐﺎﺭ ﻟﻴﺲ ﻟﻨﺎ ﺃﺣﺪ ﺃﻗﺴﻢ ﺑﺎﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ﺃﻧﻬﻢ ﻧﺎﻣﻮﺍ ﺃﻣﺲ ﺟﻮﻋﺎﻧﻴﻦ ﻭﻫﻢ ﻳﺒﻜﻮﻥ من الالم والولايات ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﻫﻞ ﻳﺮﺿﻴﻜﻢ ﺃﻧﻨﺎ ﻣﻦ ﺃﻣﺲ ﻟﺤﺪ ﺍﻵﻥ ﺑﺪﻭﻥ ﺃﻛﻞ ﻳﺎﺃﺧﻮﺓ الأسلام يافاعلين الخير انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيتنا ايجار الشهرب 15 الف يمني والان علينا 45 الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجار وما يروح الئ بعدما نبكي ورجعوتكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه واحنا.مشردين من بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سغار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا يقف جاانبنا في هذه الظروف القاسيه ومامعي اخوان كباره يقفوا معنا في هذا الظروف اخوتي سغار ولكن انا بنت لااستطيع ان اشتغل اقسم بلله ان اخواني خرجوا على للشارع وشافو وشافو الجيران ياكلو راوقفو وقفوا عند بابهم لجل يعطوهم ولوخبزه يسد بها جوعهم والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلقو الباب وطردوهم ورجعویبکوایموتومن الجوع والله ما نجد لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في كيلوا دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيا اخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين المستحيل من اجل تامن لهم الأكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي أب مثلك واخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع أنا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلاعمدوبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق ومن قسوت الضروف والحال الذي احنافيه وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﺍﻟﻲ ﻋﻨﺪﻩ ﺍﻟﻘﺪﺭﻩ ﻋﻠﻰ ﻣﺴﺎﻋﺪﺗﻨﺎ لايتاخر علينا لحظه هاذا رقمي واتساب 00967717591071 الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب نرسله ألاسم الكامل يحولنا بقدر استطاعته جزاكم الله خيراتـــــــــ الجزاءءء🎉😢😢😢~~~-----♡♤اااا♤؛؛؛& &&،،،)))\\~~♢♢♢ااااا♢♢♢♢♢♢،،,,...,.
Odey hassan shalay qabil iyo cunfi iya lagu diidana Farmajo wa marexaan lkn odey Hassan Marku kursiga Ku fadistay bosaski iyo hantidi mogadisho taalay wa u gatay lo joojin mayo
WAXEY ANIGU. ILA. TAHAY. DAR ALE. IYO. DACADNIMO DALKISA IYO DAD KISA. SOMALIYED IN UU. KU HOGAMIYO ALE. HA NOGU. DHIBO. TALADA. DALKENA. SOMALIYA. IN. SHALAH. YAA RABI
shekadan waxey lamid tahay waxan mijima khabad ku gartay ayad madax dhiga ku garatay wa shekadi labadi wil ee walaha ahed ki weyna gabadhi la arosay habenki ugu horey iska furay ki yara gabadhi ka ilma dhalay
Balan ayuu ninkas galay oo wax walbo xasan waa la soo dhameyy io tasturka jabaland madhigayo inuu mar kale tartamo waxan sharci haysan aya wax ka badalay
He cut all trees to sell charcoal to Arabs country after cutting all trees he then removed the roots I don't if is true am somali Kenya but rumors are saying he remove all roots. Why Ahmed madobey is hungry. Alaha so hanuniya.
Hassan sh toos ayuu uweeraray madoobe oo dagaal ayuu isku daye halka Farmaajo asaga dhinaca Gedo aaday oo uu rabay in dowlad kale ku ag dhiso madoobe. Hassan sh siyaasada ilaahi baa ka madoobeeye ..,somalia miyaa dagaal lagu kala adkaadaa wakaas ciidankii qaranka kenya isku shubeen
Osman dhuuso futadaada u sheeg anaga hanoo sheegin Wasaqa u shaqeeya ajnabiga doofaarkaa adigana isaga ayaad lamitahay meel kalood ku meeresato male ileen meelaha kala waa kaa soo xir xirmeen waana lasoo qabanaa wasaqa
Thank you, journalist.
As an expert in political analysis, Ahmed Madobe is a man who works for Ethiopia and Kenya. However, even worse than him is someone who holds the official seal of the government but has no compassion for the people he leads as president - that is Hassan Sheikh Mohamud.
Mudane Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ❤❤❤❤Waa Halyeey Qaran Geesi Wadani Dhab Ah Jecel in Dadkiisa iyo Dalkiisa Horumar Garaan
Farmaajo waa siyaasi dhab ah
Ma ahan ganacsade Xasan oo kle
Dad badan laakin waxeey u yaqaaniin daba dhilif beenlow majnuun tima beerte
Faan jecle maxeey kawadaan
Xabiibul Malaayiin ❤Farmaajo guuleysa weligaa
أنا اختك والله تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا ووضاااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف يِآ نآس يِآآمٌـٍة مٌحًمٌد صِآرتٍ قلّوبگٍمٌ بلّآ رحًمٌهً ولّآشفُقهً ولّآ آنسآنيِهً گٍمٌ شگٍيِتٍ وگٍمٌ بگٍيِتٍ گٍمٌ نآديِتٍ وگٍمٌ نآشدتٍ ولّگٍن لّآ حًيِآٍة لّمٌن تٍنآديِ هًلّ يِرضيِگٍمٌ آن آخوآنيِ يِبگٍون ويِمٌوتٍون مٌن آلّجُوع وآنتٍمٌ مٌوجُودون يِعلّمٌ آلّلّهً آلّعلّيِ آلّعظَيِمٌ آننآ لّآ نمٌلّگٍ حًتٍى قيِمٌـٍة گٍيِلّو دقيِق آبيِ مٌتٍوفُيِ ﻭﺃﺧﻮﺍﻧﻲ ﺻﻐﺎﺭ ﻟﻴﺲ ﻟﻨﺎ ﺃﺣﺪ ﺃﻗﺴﻢ ﺑﺎﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ﺃﻧﻬﻢ ﻧﺎﻣﻮﺍ ﺃﻣﺲ ﺟﻮﻋﺎﻧﻴﻦ ﻭﻫﻢ ﻳﺒﻜﻮﻥ من الالم والولايات ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﻫﻞ ﻳﺮﺿﻴﻜﻢ ﺃﻧﻨﺎ ﻣﻦ ﺃﻣﺲ ﻟﺤﺪ ﺍﻵﻥ ﺑﺪﻭﻥ ﺃﻛﻞ ﻳﺎﺃﺧﻮﺓ الأسلام يافاعلين الخير انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيتنا ايجار الشهرب 15 الف يمني والان علينا 45 الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجار وما يروح الئ بعدما نبكي ورجعوتكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه واحنا.مشردين من بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سغار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا يقف جاانبنا في هذه الظروف القاسيه ومامعي اخوان كباره يقفوا معنا في هذا الظروف اخوتي سغار ولكن انا بنت لااستطيع ان اشتغل اقسم بلله ان اخواني خرجوا على للشارع وشافو وشافو الجيران ياكلو راوقفو وقفوا عند بابهم لجل يعطوهم ولوخبزه يسد بها جوعهم والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلقو الباب وطردوهم ورجعویبکوایموتومن الجوع والله ما نجد لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في كيلوا دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيا اخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين المستحيل من اجل تامن لهم الأكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي أب مثلك واخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع أنا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلاعمدوبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق ومن قسوت الضروف والحال الذي احنافيه وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﺍﻟﻲ ﻋﻨﺪﻩ ﺍﻟﻘﺪﺭﻩ ﻋﻠﻰ ﻣﺴﺎﻋﺪﺗﻨﺎ لايتاخر علينا لحظه هاذا رقمي واتساب 00967717591071 الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب نرسله ألاسم الكامل يحولنا بقدر استطاعته جزاكم الله خيراتـــــــــ الجزاءءء🎉😢😢😢~~~-----♡♤اااا♤؛؛؛& &&،،،)))\\~~♢♢♢ااااا♢♢♢♢♢♢،،,,...,.
لا انا فقير جد😂
Xabiibul Malaayin Wanaagiisa Xooga Xooga Ayaa Soobaxayo❤❤ ❤
Farmaajo fiiquluubinaaa❤❤❤❤❤❤
Farmajo wa geesi qaran ❤❤
BARNAAMIJKAN AAD BAAD UGA RUN SHEEGTAY 💯
Wa Ayo MAHDIGA MAREEXAANKA
Axmed madoobe waa kansarka Siyaasada soomaaliya
Labadaba waa dhig iyo dameerkii waa labo manaxayaal ah umadda allaha kaqabto garguurte iyo madoobe amiiiin yarabi
Warkas wa xaqiiqo ❤❤
Farmajo shalay wuu kula qaldanaa, oo ma hadaad soo istaagtay wuu saxnaay 😁
❤❤❤❤
Farmaajo Dawlad in uu dhiso ayuu rabey balse Xasan Sheikh in uu bur buriyo ayuu rabaa
Oo ma hadda hurdada kasoo kacdeen
Axmad madoobe wa horjooge isbaaro u taallo xishoodna maleh laakin xasan sheekh ayaa kasii xun iyo waliba siyaasiyiinta muqdisho kasoo jeeda kulli waa qashin wadani kuma jiro kabasii darane siyaasada waxba kama yaqaanaan war naga hor leexda umadihii aduunka waad naga reebteene
Sayidka nool ❤❤❤❤🎉
Abdale garta waa qaaday manshaallah
Odey hassan shalay qabil iyo cunfi iya lagu diidana Farmajo wa marexaan lkn odey Hassan Marku kursiga Ku fadistay bosaski iyo hantidi mogadisho taalay wa u gatay lo joojin mayo
axmed nadobe haduu ka gardarnaa farmajo maxad u sheegi weyday malinkeedii sxb
Dhexdhexaad maahid madaxweyne xasan ayaad kasoo horjeedaa walal
Nin diidey in doorasho kadhacdo jubalan ma umaleynee in uu asagu doorasho rabo mase qabanaa dorasho qof iyo cod ah😂😂
Xasan sheekh waa tuug dalka halaga qabto
Sababtuuu xasan udiiday sheey hal il wax hanugu tusine😢😢😢
Sabab Dorasho lagu diidi karo maba jirte😂
Noo sheeg bal adiga sababta?😂😂
@Abdal252 Soomaaliya Sanbuu afar geesodle baa loo dhiibay
Mamulgoboledyadu Xiliga ay dorashadu dhaceeyso Mid walbo waa xili gooniyah DF xiligeeduna waa xili kale waxeeynuna rabnaa Dorasho Eey wadanka kawada dhacdo qof iyo cod ah eeykudhacee
Tankoowada horta Mamugoboleeyadu halxili mudo halosameeyo tanfadaralkuna halagufaro sidaa oowgeed baa lobahda maamulgoboledyadu in mudu kororsi loo sameyso si halmeel layskugu imaado
Kadibna fadaralka lawaafajiyo
Ee kan been tuu isku aadistay wax kama jiro hada fiiri Pld xiligeeda marwalbo wuu is dhaafsanyahay Ayada iyo DF
Midkastana waa saas
Marka hadii ladhoho mayee horta dorasho ha dhacdo qarashbaa kubaxaayo qofkii oo MND haysana dorosho kale maqabanaayo
WAXEY ANIGU. ILA. TAHAY. DAR ALE. IYO. DACADNIMO DALKISA IYO DAD KISA. SOMALIYED IN UU. KU HOGAMIYO ALE. HA NOGU. DHIBO. TALADA. DALKENA. SOMALIYA. IN. SHALAH. YAA RABI
Waa jaceelow cr7 ustaadi inta hada kuraasta dalka wada saaran alle hana dhaafiyo inshallah
Adiga laftirkaada maalinkaas waxaad diiday aragtida Farmaajo oo aad hadda taageersan tahay. Hadana waxaad diiday aragtida xassan oo aad maalinkaas taageersaneyd.
Waa nabsi
axmad madoobe ilahy umada haka qabto kasar weeye ada ku jiro
Hada amxed doorasho miyuu ku joogaa😂😂
Gacaneeyoow ahmed xaq salaama fiican maka heshay waxaan arkay diidmadii aad ka heshay villa somalia markii laguu diiday xilkii loo magcaabay
Xudeyfi
Haa walahi wasax
Farmaajo wuxuu rabay gar iyo gar daroba inuu sii fadhiyo vilada ee ninyahow Gar ma taqaanid ee warkaaga ku ekow
First comment
Warkaan waa lasoo daahday
Welcome Axmed madobe Koley Dadkan Hada Xilka hayo wuu dhama 😮
Eebow waa aragtidaada markasta wax a armed madoobe Laguna heystaa was sidii doorasho xor ka ah musuq loo qaban Lahana sikale xalaal Kumar noon Karyo Ilsa Oyo shacbigu codeeyo wanna waxka Garey go,sanada doorasho dadweyne inlaqabto
Waxay ilatahay xasan shikh Hala sooxiro 😂
Best analysis ever
Sheeko maaweelo ah
Oo aan xog iyo xigasho midna laheyn
Umada haqaldin Axmed modoobe isagaa saxiixay doorosho qof Iyo cod ah isagaana diiday wixii uusaxiixay
Waryaa maanta uun ayaad waliga ruunta shegaataay
Ahmed madobey hungiri badana ma dargaya Miya uff
Muhiimadu waa in uu madaxweyne farmaajo ahaan hogaamiye halka xasan shiikh yahay qabqable siyaasadeed😂🤣
Waxala yiri labadii xaqdaro kuhishisay xaqkuma hishiyaan labadodaba xaq uma laha unay dalka xuhumaan illahay hana dhafiyo
Sidaas aad sheegtey uun bey ila tahay meeshas wareertey ee Villa Xamar.
Xassan sheekh waa qof xanuunsan manaxa ah, cid dhimabayso cida noolaaneyso aan kala jeceleen, waa qofayna ukala saarneen dowladnimo iyo dadka aan kadhashay, waa qof aan kala garanayn danta qaaska ah iyo danta guud, waa qof soomaali cadow ku,ah oo inay baba,aan si uu beeso uhelo xataa jecel.
Halka uu farmaajo intaas cagsigeeda ahaa, kaliya dadka uu kadhashay ayuu ilaaway asagoo intaa iska ilaalinaya waa qabyaaladiiste inladhaha awgeed oo gedo xabad uma qaban farmaajo xasana warkiisaba daa.
NiN yahow tunta kawaran Ahmed madobe dorashada qof iyo cod wuxu kudidana Unosan ku sobaxey
Xassan Sheikh Inuu Gardaran Yahay Wey iska Cadahay halsanaa kugu Daraa Iska Sii jooga Hadalkeyga yeela Ahmed Islaam Madoobe wuu ka diiday Qalad weyn ayuu Watay Xassan sheikh
shekadan waxey lamid tahay waxan mijima khabad ku gartay ayad madax dhiga ku garatay wa shekadi labadi wil ee walaha ahed ki weyna gabadhi la arosay habenki ugu horey iska furay ki yara gabadhi ka ilma dhalay
Wixi tegay lagumasoo celceliyo waa in aan dib lafiirin ee hortaada lafiriyaa waxka horeyo hada iyo dan waa in Umadan loo Qabtaa Dorasho Cadaalad ah oo Ilahey looga Baqaarka Umadan daalan sikastaba udhibateysan waa inladoo Afjaraa Ninkastaba Nasiibkida ha tijabiyo
Waxay Ila tahay run aad la soo daahday - maxaad noogu sheegi weyda dagaalki raas kambooni ka hore
Waxay aniga ila tahaay kaliyaa in xassan xaraash laga qabto wadadan qaldan ee aw socdo oo waliba aniga oo og in axmed madoobeh quudhigiisu qaldan yahaay oo waliba qaladkiisi distuuriga ahaa xassan iyo xamze labadubaa ku tageersanayeen maanta axmed madoobeh ayaa saaxan sobobta oo ah taan maanta taagan xassan xaraash ayaa 100/100 qaldan halka maanta axmed donayo siifo sharciiya in dalka iyo dadka somaliyeed lo jeeheeyo oo lo dhanyahaay halka xassan xaraash donaayo jahoo aan ciid taqaana jiirin aw isagu ku wado dalkii iyo dadkii somaliyeed oo la yaqaano halku ku dhamaan dono oo ay tahaay in xassan xaraash ugu danbaynta qoori afkii talada lagu dhaafiin dono waana ta aw isagu wado xassan xaraash oo hantiida dadka iyo taan dalka aw u bobayo ilaayn halkaay isaga iyo kaan xamza ahii waax maslaxaada oo u dan'aah dadka iyo dalka miidna kuma jiirto maskaaxdoda sidaas darteed waa illahay mahaadi kool hadii la sii ogyahaay halku ku wado dalka iyo dadka somaliyeed anigu waxan huuba oo an xaqiiqsanahay in sii buuxda logaa hoor imaan dono oo waliiba taarikh xuumo tii abiid ugu darnaayd ee madaxwaynee somaliyeed so martaa aw noqon dono folxuumo iyo ceeb iyo in aw noqon dono madaxwaynihii ugu hooreyay ee lo maxkamadayn dono hantii qaaran iyo hantii dadwayneeh isagaa iyo kuwaa aw u boobay hantidii shaacabka iyo taan qaranka aaba sidaas darteed anigaa fikiirkaygu wakaa waa billahii tawfiiq
Balan ayuu ninkas galay oo wax walbo xasan waa la soo dhameyy io tasturka jabaland madhigayo inuu mar kale tartamo waxan sharci haysan aya wax ka badalay
Abati axammed madoowe waa shabaab cid kasato isaga ka garadaran waa lasoo xiraya
Farmajo down
Siyaad barre marku dhintay ayu Wadani noqday
Farmajana marku xilka ka tagay ayu saxnaday
Wax uu wadani ahaa ma jirto masiibo isaga kama horayn kamana danbayn
Wariye ku face dhima shadow m.siyaad barre auaa leh siyaasad ayaan la har naqaynaa hogaamiye kooxeed, kenya iyo itooboya jaajuis u ah argagixiso dadka laaya ah iyo mw qaranka ayuu simayaa oo uu mw xasan shiiq eed saarayaa, waxay ilatahay in aadan ahayn wariye aqoon leh
He cut all trees to sell charcoal to Arabs country after cutting all trees he then removed the roots I don't if is true am somali Kenya but rumors are saying he remove all roots. Why Ahmed madobey is hungry. Alaha so hanuniya.
Waxay ila tahay adigii shalay farmajo propaganda ka sheegay hassan sheekh na waa dalxoreeye nalaha
Hada miyuu miyirku kuso noqday
Waxay ila tahay shalay been baad dadka 6 sheegi jirtay maantana inta aad hassan sheekh ka aheegtay waa run wana itus oo itaabsii🏃🏃🏃♀️🏃♀️
Been: farmajo wuxuu rabay inuu gareen gaysto kismayo
Kama helin ilama jaan qaadi karo dookhayga ma aha iwm
nagala dhuumo booqa dhilayhay
Wariye miyaa tahay mise maxkamad ayaa joogtaa.
Maxaad been sheegi alla kucadaab dadweyno waxa uu sheegi ninka farmaajo doorasha kahor ayey isku dhaceen beenta daa daha kan
Hassan sh toos ayuu uweeraray madoobe oo dagaal ayuu isku daye halka Farmaajo asaga dhinaca Gedo aaday oo uu rabay in dowlad kale ku ag dhiso madoobe.
Hassan sh siyaasada ilaahi baa ka madoobeeye ..,somalia miyaa dagaal lagu kala adkaadaa wakaas ciidankii qaranka kenya isku shubeen
Osman dhuuso futadaada u sheeg anaga hanoo sheegin
Wasaqa u shaqeeya ajnabiga doofaarkaa adigana isaga ayaad lamitahay meel kalood ku meeresato male ileen meelaha kala waa kaa soo xir xirmeen waana lasoo qabanaa wasaqa
Beenloow Aalle& Rasuulkiis Aqoon!!!!
Beenaale