Bahdilkii Loogaystay Ina Cagjar Kulankii Fadaraalka Iyo Somaliland Uga Socday jigjiga+dagaal kale..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 янв 2025

Комментарии • 94

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 дней назад +2

    Masha allllah isaaaaq power nooooolaaada ooo guuulaysta marwal ba inahaaa allllah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 5 дней назад +1

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 6 дней назад +1

    Reer sh isaxaaq waa bilaa sir
    Nimankaa Mar halla xanuujiyo yaan lagu eegin reer qudha

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 5 дней назад

    Good cagdheer cagdheer dhashay isaaq waa dawlad waligood lama guumaysan guul Arab waa geesiyada isaaq

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 5 дней назад +1

    Maamulka Ina Cagjar iyo guud ahaan maamulka Cagdheer kuwo qar ka sii dhacaya ayay u egyihiin
    Waa cusub oo xukun Dir iyo Isaaq ah ayaa beryaya !

  • @nathra7351
    @nathra7351 6 дней назад +3

    Ogaadeen dhagaxbuur buu ka yimid jigjiga malaha ogaadeen

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 дней назад +2

    Cagjar dameeer wuu fashilmay😂

  • @fatimaawad-h1w
    @fatimaawad-h1w 6 дней назад

    guul somaliland

  • @muxumadmuse
    @muxumadmuse 5 дней назад

    haye sxb

  • @mohamedyousuf3238
    @mohamedyousuf3238 6 дней назад +1

    Ciidamada ogaadeen waa in laga saaro hawd iyo reserve area no more DDS meesha waa in federalku joogaa

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 6 дней назад +1

    Geesi dhigaal tv ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xogdoonkawarka
    @xogdoonkawarka 6 дней назад

    Waa sidaa inader

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 6 дней назад +1

    Alla waa xaqdarada ilaahay ba jebiyey ha soo socdeen way ku jabi doonan subxaanalaah belo doon ayay isugu baxeen.

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 5 дней назад +2

    cid wax ka qaadi karta majirto dhulka direed waxanu diyaar unahay inaanu difaacano

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 6 дней назад

    Wariye sare masha allah

  • @HiboMuse-o7j
    @HiboMuse-o7j 6 дней назад +2

    Cagdheer ama dirays haxidhato ama macamus hasoo qaadato bakhtigooda ayaa labadindoonaa marwalba cid danbana udawladaynmayso.

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 5 дней назад +1

    Waa.cisho.hore.waad.kadhac.santay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 6 дней назад +1

    idinku ha ugu yeedhin cagjar madaxwayne wayao maha madaxwayne ethiopiya madaxwayne way leeyihin lakiin pm uun ba shaqeya ha ugu yeedhina cagjar madaxwayne

  • @UbaxNur-bm7yh
    @UbaxNur-bm7yh 6 дней назад

    Walaal waa labah dilay wafdiga xaqiiq Mahaysid

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 6 дней назад +2

    Maanta. Maalintii. Hadalka. Iska. Aamus 😊waa. Maalintii raga. Raga❤

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 5 дней назад +1

    sorry if we are somalilanders we all against what our officers doing

  • @TayasiirciisecabdiTimajilic
    @TayasiirciisecabdiTimajilic 6 дней назад +1

    War fedaral lahayne waxan iyaga ka dambeya washeysigu

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 6 дней назад

    Waxa. Dagaalamey. Waa arab oo eebe ugargaarey❤ xagee Maureen nimankii submersible submersible a😊

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 6 дней назад +2

    Qorshaha oo dhan waxa looga jeedaaa in Mr Ciro dhakhso u tago Adis oo wax walba laga saxeexdo....Wax kale uma dhicin dagaalku.

    • @Arif_sss
      @Arif_sss 6 дней назад

      Ha wale wa runta waxay damacsan yihin wa sas lakin dadkan waxba ma fahansana

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 6 дней назад

    Good job waxay bartay inay dadkooda laayan iyaan laba cali isweedin waxay moodayan dhiiga dadka reer sheekh shaaxaaq waa qaali wanay eedi new police shacbakay guumaaden federal cidan ahan ka dalin maayan xadaka isaaqu deegan gobal ka madax banaan baa ladhisan insha allaah

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 6 дней назад +1

    Kaalay cidaan maxay cunaan waan yaabaye Waana ooyayaan waana faanayaan kuwaan waaba noocaas baas walahi

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 6 дней назад +1

    Waftiga 3 waasir cagjar isagaa didey inu lagulmo dagalku dhacawaley wuu sodhafayaa balli gbedleh wuu soo dhafaya somaliland dhexdedaa ayu imanaya somaliland gobolbay nokhoneysa xirsi jabuti buu jogaa balan keedii wadani way wadaa

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 6 дней назад

    Waar ninyahow dadkan Cadowga ahba Adigaa tilmaama oo wax kasta ka hor dhaca
    Ninyahow iska aamus please cadowga ha soo hor kicin 😡🚫

  • @xusenmaxamed4155
    @xusenmaxamed4155 5 дней назад

    4:58 4:59 5:00 5:00 5:01 5:01

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 6 дней назад

    Buufiya qaadadweynta

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 6 дней назад +1

    Inta BEENTU socoto oo khayali la iskugo waramayo, meel la gaari mayo??? Shalay.. Morgan, Siyaad Bare, Samater, Cabdillahi Yusuf, Cabdi illay, Farmajo, Maanta CAGJAR CAGJAR CAGJAR
    DAAROOD MIYOOFIYA????

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 6 дней назад +1

    Dadka soomaaliyeed ha isku dirin maxaad kahelaysaa.

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 6 дней назад

    Hoyadiin iyo taliyeyaasha sareh aniga wassa

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 6 дней назад +1

    Misgiinnoow,Abiye adiga wuu ku isticmaalayaaye naf kuuma hayo.
    Cagjarna naf uma hayo.
    Dagaalkan waxa soo abaabulay oo waxa fuliyay ina Cagjar iyo kooxdii Muuse Biixi.
    Dadka waxa lagu laayay amarka Abiye Axmed.Misgiinoow xanuunka ku hayaaa waa mid faaaiido u ah Abiye Axmed.

  • @JaamacMaxamed-m6o
    @JaamacMaxamed-m6o 6 дней назад +1

    Soowtaad xalay nagu lahayd wasiiradii dadkii tuulada baykal hadleen warkan aa dadka usheegaysaan ISKA hubiya

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 6 дней назад

    SXB WARKANI WAA MID HORE EE HADA KEEN WAXAAD HAYSO????

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 6 дней назад

    Shalay waxaad lahayd ina cagjar baa waftigii somaliland bahdilay, maantana waxaad leedahay ina cagjarbaa la bahdilay market baad saxtahay?

  • @CalinuurXuseen-q3e
    @CalinuurXuseen-q3e 5 дней назад +1

    Leenaale

  • @Xasandaahir-u1o
    @Xasandaahir-u1o 6 дней назад +1

    Warbeenta iskadaa afqadhmuune

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 6 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Reeer beeenakunk itobiya
    Mustafa uwaķiladay.dds
    Yahuuùuuuuuu

  • @Bashir-i8q
    @Bashir-i8q 5 дней назад

    Dadka klilku waa mid dir iyo darood iyo hawoye, namna kala qaybin kartaan, ee arinta ethopia faraha kala bax

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 6 дней назад

    Doqonyahow markad hadlayso hadalka sifican ubandhee hadalo kakhadanbadkuhadashaye

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 6 дней назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa marnaba ma oggollin inay ciidamada fedaralku yimaadaan xarshin.
    2.0. Federalka wuu ka khatarsan yahay wax walba.
    3.0. Aaggaasi waxa joogga dad badan oo abaabulan.
    4.0. Waxa dhahaya hawd and reserved area waxa laga suubinayaa ugu yaraan 8 gobol iyo 15 degmo oo meelo kala duwan ku yaalla.

  • @CabdiMaxamednoor-h8s
    @CabdiMaxamednoor-h8s 5 дней назад

    Maxà loobahgdilo isagaa lasoo weeraray

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m 6 дней назад

    😊😊😊😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊

  • @starxMm2
    @starxMm2 6 дней назад

    Somaliland iyo federalka Ethiopia hadey wada hadleen maxa cidaan Ethiopian ahi dadkisa uu xasuuqaya iyado meel walba laga shegay oo laga dacwadeyaay ?

  • @CnajjibCapdirahman
    @CnajjibCapdirahman 6 дней назад

    War.ninwn.yaatahay.beenta.iskadaa.yaanu.rabi.kuucadhoon.

  • @umm123
    @umm123 6 дней назад

    Beellnaale hal kornayl baa la kulma waxaan loo sheegay in ay kal xaajoodaa wax ayrabaan dawlad deegaanka ay ka tisan yihiin, ma waxad mooday in cif walib isg tag karto maxada ithopia, maba taqaanid beenat aad dadkiin ugu sheekaysaan baa taa ah iidoor qamuun waligiin waa ladin garaacayaa macaad tarikartaan?.

  • @apdiwazaa1945
    @apdiwazaa1945 6 дней назад +2

    Beenaala

  • @xusenmaxamed4155
    @xusenmaxamed4155 5 дней назад

    3:04

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 6 дней назад

    inacagjar Addis Ababa ayuu joogaa run ahantii waftigeenii ayaa labahdilay waxana bahdilay xabashida xaqiiq sababta waxa lagu yodhi weftiga alshabaab ayas joogta bali gubedle

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 6 дней назад

    Mabuu tagine maxaa bahdila

  • @abdiali8810
    @abdiali8810 6 дней назад

    Adeer hadalka kaa soo baxayaa waa mid liddi ku ha Somaliland. Aad baan uga xumahay sida aad Qarankeena u dhaawacayso.waxaad ku hadlayso ka fiirso. Waa sax in dadkeena degan Ethiopia is difaacaan, laakiin dadkeenma Somaliland joogaa kama qayb gali karaan. Hadalkaaka u fiirso Adeer siyaasada fahan

    • @abdiali8810
      @abdiali8810 6 дней назад

      Ninkan sideen aynu wax ugu sheegi karnaa.

  • @FaysalFaysalayto
    @FaysalFaysalayto 5 дней назад

    Beenta Island day warayahe

  • @Buurta1
    @Buurta1 6 дней назад

    Arab iyo liyuu halaysku daayo

  • @Bashir-i8q
    @Bashir-i8q 5 дней назад

    Wariye iska yeel been badan oo akhlaaq xun, anagu muuse macaayayno, iyo habar awal balse adigu cadiifad qabiil ayaa ka buuxda, waryaa isaaq qoyswalba waa daganyahay kililka nabadna way ku haystaan, mawaxaad dabtaa inaan hargaysa soo taabano, waryaa hadal xumada madaxda sharafta leh kajeede,

  • @Bashir-i8q
    @Bashir-i8q 5 дней назад

    Waryaa oohinta kabaxaysa iyo hajabado ismalaha tolkaa nabad ugu baaq,, maxaa loo layahay nin wariya oo reer isaaqa oo colaad aan kashaqayn marka laga reebo ninka aad godoomiseen ee calanka somaliya soo xidha

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 6 дней назад

    Waar ummadda ha isku dirin waxaan aad shubayso dadka masaakiinta ah baad dawladoodii ku diraysaa anoo ciise muuse ah baa sidaa ku leh

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 6 дней назад

    Hahurin

  • @mahdiahmedmahdiahmed8298
    @mahdiahmedmahdiahmed8298 6 дней назад

    Been Waynaa Ilaahay Kabaq Sxb

  • @Tamaan-z3b
    @Tamaan-z3b 6 дней назад

    Kkkkkkk. Akhas walllhiii. Addda. Lagu. Bahdilly dhiinac dagal iiyo dhica wada hadal. Baa wa ciilan tiihin iin. Tiini. Nollaydna afka un. Bay kaga. Hadhaay

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 6 дней назад

    Sxboow howshaan dowlada itoob9ya ayaa raali ka ah dadkaan in la xasuuqa
    Waxa dadkaan shacabka laga dhigaayabay wataan waa hubkii dowlada itoobiya marka cagjar wuxuu kal sooni ka heystaa dowlada itoobiya

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 6 дней назад

    Waar wax macno leh ku hadal ama iska aamu jooji ummadda aad isku dirayso illaahay ka baq anoo isaaq ah baa ku leh

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 6 дней назад

    Waxaad rabtid ayaad noo sheegi magalidisi ayaa lagu bahdiliya yaa kaa dhagesanaya

  • @CnajjibCapdirahman
    @CnajjibCapdirahman 6 дней назад

    War.xishoo oobeenta.ika.daa

  • @Bashir-i8q
    @Bashir-i8q 5 дней назад

    Dadkadxasuuqdeen ayaad leedahay qudhunka, afxumo colaad bay kuu gaysaa , hadhowna oohintaadu meel walba waygaadhi, waa nala xasuuqay baad ilaa xawo iyo adan lataagantay, gardarana madaysid

  • @keeyrwadesiyaad730
    @keeyrwadesiyaad730 6 дней назад

    Beenta nagadaa cagjar wuxuu ogeen kama soconayaan DDSI

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 6 дней назад

      Cagjar waxbaa loo sheegay,qoladan Idoorna waxbaa loo sheegay.
      Laakiin mid walba geestiisa ayuu u xiiqsan yahay.Waa dad la yeeshay..
      .

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 6 дней назад

    Waar waxaad sheegayso kafiirso.

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 6 дней назад

    Beenta jooji dabadhilif yahow, meesha argagixisada snm walagu bahdilay.

  • @MahadCabdinaasir-o4x
    @MahadCabdinaasir-o4x 6 дней назад

    Kkkkkkkkk benaleee kkkk yalabahdiy fadaralka maxad utagiweydeen

  • @MaxamedIsmaciil-l8q
    @MaxamedIsmaciil-l8q 5 дней назад

    Waxaad kujirtaa dancing qaran cadeymo lagaarabaa halkasoomaali leyn kagajirtey adigaa cadendoona

  • @Yasmin-u2h
    @Yasmin-u2h 6 дней назад

    Waar adigaaba ka daran qof walba waa maxay waxaan aad shubayso waar dadka dadka ha ku dirin

  • @JamaalMaxamuud-j3w
    @JamaalMaxamuud-j3w 6 дней назад

    Somaliland guul guul dhiladaa madaxwaynaha isku sheegaysa madaxwaynaha wlhi isaaq wali is may baran car maalin danbe dad isaaq ah hala xasuuqo siilkii h.wase dhulbahante waala waayi wlhi 🦁💀⚔️

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 6 дней назад

      😂😂😅 maxaa been laysku sheegay

    • @JamaalMaxamuud-j3w
      @JamaalMaxamuud-j3w 6 дней назад

      @ER-qw6fh Adigu maxaad Ahayd

  • @NajmaHussein-j1j
    @NajmaHussein-j1j 5 дней назад

    Beenaale.xaadabuur.aanwaxbakajirinbaad.warkadhitaa.xarshi.dacawaywaaitoobiya.samaalinkahadlikartojaahilbaadtahay.umadahahalaagin

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 6 дней назад

    Futada ayaad ka hadlaysaan iyo maĺa awaal baad ku hadlaysaan maxaa idinka galay maxaa somaliland keenay wadanka dawlad baa iska leh dawladana cagjar baa wakiil uga ah hadii aad dawlad sheeganaysaan maxaa idinka quseeya arimaha gudaha ethiopiA

  • @jamacsalebanhirsi9453
    @jamacsalebanhirsi9453 6 дней назад +1

    Adiga laftaadu siyaasad yeelo inadeer oo arimo inoo sira maaha inaad media dhigto

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 6 дней назад

    Beenta

  • @KhadaAbdiIsmail
    @KhadaAbdiIsmail 6 дней назад

    Beenaale

  • @ugassabdilleiman7004
    @ugassabdilleiman7004 6 дней назад

    Beenale

  • @YasinMahamed-n8j
    @YasinMahamed-n8j 6 дней назад

    Hooyada was beenale

  • @AaminaAxmed-pg2mv
    @AaminaAxmed-pg2mv 5 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 6 дней назад

    Futada ayaad ka hadlaysaan iyo maĺa awaal baad ku hadlaysaan maxaa idinka galay maxaa somaliland keenay wadanka dawlad baa iska leh dawladana cagjar baa wakiil uga ah hadii aad dawlad sheeganaysaan maxaa idinka quseeya arimaha gudaha ethiopiA

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 6 дней назад

      Doqon inanka hargaysa hooyadii iyo wllki ayuu cagjar dilay hadaan lajoojin edebdaradaa wala is arkayaa dee lkn allh hasakhiro