Dabeecadaha Kala Duwan Ee Bini Aadamka Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 дек 2024

Комментарии • 34

  • @farhiyakabayare1501
    @farhiyakabayare1501 3 года назад +5

    Waa Mahadsantahay Wallo

  • @Gustde-tg1qj
    @Gustde-tg1qj 3 года назад +7

    Ad Ayad U Mahadsantahay

  • @istarcusman9471
    @istarcusman9471 3 года назад +6

    Masha Allah

  • @sahraahmed9393
    @sahraahmed9393 3 года назад +3

    Waa Sax Qofkasta Dabeecad Ayuu Leeyahay Allah Ayna Siiyy

  • @doorbin24295
    @doorbin24295 3 года назад +8

    Masha Allah Qarni Joog

  • @xafsacali3879
    @xafsacali3879 3 года назад +4

    Mahadsanid qarni joog

  • @cabdiraxmaanmaxamuud2487
    @cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 года назад +2

    Mahadi ha idinka gaadho mareegta Qarni joog iyo abwaan A.F.C Idaajaa

  • @hoodahabby9953
    @hoodahabby9953 3 года назад +6

    Mahadsanid

  • @samirostudio372
    @samirostudio372 3 года назад +6

    SOMALIA Guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedhuseinali9291
    @mohamedhuseinali9291 3 года назад +8

    Qarni Joog Walhi Waxa Ad Heysa Howl Adag Masha Allah

    • @abrarmedia-u6
      @abrarmedia-u6 3 года назад +2

      Haaa wllhi xaqiiqatan
      Waa channelka aan si rasmiga ah ugu xidhanahay

  • @mommaymuun8745
    @mommaymuun8745 3 года назад +2

    Masha Allah Qarni Joog Iyo Idaajaa Allah Ha Idin Garab Galo

  • @maryamaali9229
    @maryamaali9229 3 года назад +2

    Allah Ha Idin Xafido

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 3 года назад +4

    Qarni jooog🇸🇴

  • @hasanhukungarad7585
    @hasanhukungarad7585 3 года назад +3

    Si adag ayaan kuugu xidhnahay si aad ahna waan kuu taageeraa

  • @mahadcabdulahi6545
    @mahadcabdulahi6545 2 года назад +2

    Masha Allah waad mahad santihiin

  • @saxansaxomusic3698
    @saxansaxomusic3698 3 года назад +3

    Maxamed Faarax Idaajaa

  • @saxansaxomusic3698
    @saxansaxomusic3698 3 года назад +2

    Allah Haku Xafido

  • @adandagacada3258
    @adandagacada3258 2 года назад +1

    Thanks walaal

  • @ardaykaal6941
    @ardaykaal6941 3 года назад +3

    AXMED ISMACIIL DIRIYE QAASIM GABAYAA CAJIIBA AHU

  • @shaftoh6192
    @shaftoh6192 3 года назад +1

    Ad ba kula socona sxb🥰

  • @bile-25
    @bile-25 2 года назад +1

    Mahadsanid wall

  • @khaalidqayaadtube410
    @khaalidqayaadtube410 3 года назад +2

    Asc soo dhawow bro qarni joog🙏🙏

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 года назад +1

      Waa Dhawahay Masuul

  • @liamsienishokie4197
    @liamsienishokie4197 2 года назад +1

    Dacartuba marbay malab dhashaa ood muudsataa dhabaqe
    Waxan ahay macaan iyo qadhaadh meel ku wada yaalle
    Midigtayda iyo bidixdu waa laba mataanoode
    Midi waa martida soora iyo maata daadihise
    Midina waa mindiyo xiirayiyo mur iyo deebaaqe
    Masalooyin talantaalliyaan maandhow leeyahaye
    Nin majiira keliyuun qabsada hay malayninae
    Marbaan ahay muddeex camalsan oon maagista aqoone
    Marna macangag laayaanahoo miiggan baan ahaye
    Marbaan ahay muftiga saahidnimo mawlacaw gala’e
    Marna Mukhawi waashoo xumaha miista baan ahaye
    Marbaan ahay nin xaaraan maqdaxa aan marin jidiinkise
    Marna tuug mu’diya baan ahoon maal Rasuul bixinne
    Marbaan ahay maqaam awliyaad maqaddinkoodiiye
    Marna mudanka shaydaanka iyo maal jinbaan ahaye
    Marbaan ahay murtiyo baanisaba madaxda reeraaye
    Oo ay weliba muuniyo dulqaad igu majeertaane
    Marna reer magaal Loofaroon muuqan baan ahaye
    Waxan ahay nin midabbeeya oo maalinbays rogae
    Muuqaygu gelinkiiba waa muunad goonniyahe
    Miisaanna ima saari karo nin i maleeyaaye
    Muslinka iyo gaalada dirkaba waan micna aqaane
    Malaa’iigta naartiyo jannadu waygu murantaaye
    Ninkii maalmo badan soo jiree madaxu boosaystay
    Ee inan rag maamuli yiqiin waa i maan garanne
    ninkasta halkii kuula mudan ee ay muhato laabtaadu
    Ee aanad madadaaladeed ugala maarmaynin
    Iska soo mar waa kuu bannaan marinkaad doontaaye

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  2 года назад

      Abwan Waan Ku Salaamay

  • @abwaanmohamedofficial8240
    @abwaanmohamedofficial8240 2 года назад +2

    Waxaan ahay macaan iyo qadhaadh meel ku wada yaale😂😅🤣

  • @amineid2373
    @amineid2373 3 года назад +1

    Hore u socda

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 года назад +1

    Dacarruba mar bey malab dhashaa
    Muusataa dhabaqe Waxan ahay
    Macaan iyo qadhaadh meel ku wada
    Yaale midigtayda iyo bidixdu waa la mataanoode midi waa martiya soora iyo maata daadihise midina waa midiya xiiraya iyo mudh iyo deebaaqe
    masalooyin talan taaliya baan maandhe leeyahaye mid majiidha keliyuun qabsada hay malaynina

    • @deeqcalisuufi4795
      @deeqcalisuufi4795 3 года назад +1

      Allaah haw naxa riisto axmed ismaaciil diire qaasim gabayaa buu ahaa ku xeel dheeer waanu ku tabnay awooowo

    • @richhome3678
      @richhome3678 3 года назад

      @@deeqcalisuufi4795 aaamin ILAAHEY ha u naxariisto Awooweheen dhamaabteen waa u wada xiisnay Gabyaa afmaal ah buu ahaa

  • @mahadcabdulahi6545
    @mahadcabdulahi6545 2 года назад +1

    Noo soo wada

  • @maxamedsiyaad4879
    @maxamedsiyaad4879 3 года назад +1

    Gabey cajiib ah