MARTI NECEB Filim Qosol Badan By Ismadhaanto Ent

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 559

  • @suldancck9156
    @suldancck9156 5 лет назад +126

    Ilahay dartisa like isara 🤟🤟

  • @daauudabshir9014
    @daauudabshir9014 5 лет назад +74

    Like saaar alla janada kuma dhaafiye adna
    Waxdku farxdo alla hku siiiyo

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 лет назад +141

    inta kuxiran ismadhanto salama all 🙋‍♀️❤
    👇😘😋

  • @maalinwacanmedia8091
    @maalinwacanmedia8091 5 лет назад +128

    Shekadaan waa nolasha dabta aah kajirta magalada gaar ahan Nairobi. 😁😂😂😁 Subscribe igu qabta hada ila fahantay 👍👍👍

  • @yaasirtikle.
    @yaasirtikle. 5 лет назад +118

    Wan necbahay 😡marti qof naceyb
    Aniga Farxadeyda wxn ka hor mariya tan dadka kle 🧐
    Guriga wllka ama walasha e ku nacsiinayan kuwan 😂
    Wllkey xita ha salamin kute🤣

    • @xariiromar2641
      @xariiromar2641 5 лет назад +2

      Hhhhhhhhh ar sxp waa runtaa lkn Dadkan Nolosha Nairobi ka jirta ayay ka hadlayaan Marti wala jecelyahay lkn qof noloshiisa dirqi ah aya hadana dulsaar lagu noqonayaan Illaahoow Marti hano waayin ayaa maqli jiray 💯❤️✅

    • @ahlaamqn5703
      @ahlaamqn5703 5 лет назад

      sax

    • @nafisolovepp8151
      @nafisolovepp8151 5 лет назад

      Hhhhhh walalaha ha nicin ee so salam waxan waa filime

    • @yaasirtikle.
      @yaasirtikle. 5 лет назад

      Nafiso love Pp hadi cuntada leygu yareeyana😂

    • @aishaabdullahi5258
      @aishaabdullahi5258 5 лет назад

      @@yaasirtikle. hhhhhhh waad iga qoslisay lkn marka cuntada laguu yareeyo was dareemi kartaa waa iga tag qarsan

  • @aadanosmaan4881
    @aadanosmaan4881 5 лет назад +45

    Shacni io big bro io abwqan geesi io kaafi wlhi dad iga qosliyay keep going 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🙏🙏🙏🙏

    • @سلمانعلي-غ4ف
      @سلمانعلي-غ4ف 5 лет назад

      Wll subscribe iisar

    • @Anas-ti7kq
      @Anas-ti7kq 5 лет назад

      Subscribe iisaar wll Fadlan Soomanimo iyo Muslinimo igu Caawi Mahadsanid wll❤️😍😍😍❤️😍😍😍❤️❤️😍

  • @ladanibrahim9243
    @ladanibrahim9243 5 лет назад +45

    Big bro caadi ma ahan meel usan ku jirin qosol ma lahan kulahaa goon gooni barako kuma jirto

  • @abdullahimohamednoor6383
    @abdullahimohamednoor6383 5 лет назад +116

    Somalia nimo hday jirto billhi like igu cawiya malinkasto like myan idinka baryaa 😭😭 aan dremo plz

  • @princessnish9368
    @princessnish9368 5 лет назад +8

    Anaa uhoroye rer xamar hata tahy like iku qabo ❤️❤️💋🙏🙏😘🥰

  • @sabariincadow939
    @sabariincadow939 5 лет назад +71

    i am first somalinimo hdey jirto like ii saara

  • @gureycadeoffacial2578
    @gureycadeoffacial2578 5 лет назад +34

    Fiiri sxb big bro waxa aaniku dhiirin kalinaa inaa filmiki aad soosaartiin inuu qeyba leeyahay part1 part2 part3 part4 part5 saas camal ha ahaado

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 5 лет назад +15

    Nin walbo anaa ugu horeeyo
    Haduu dhaho yaa ugu dambeeyo hee
    Musqusha waa meesha kaliya ee aan
    Ku xisaabtamo ku lahaa 😂😂😂😂

  • @SiciidXalaysOfficial
    @SiciidXalaysOfficial 5 лет назад +25

    ASCWRWB ALL ASXBTA INTA ILLAAHAY IYO NABI MOHAMED SCW JECEL FADLAN SUBSCRIBE IGU DEEQA MAHADSANID

  • @hiiranofficallchanell4952
    @hiiranofficallchanell4952 5 лет назад +12

    Isma dhanta uguma jeedo king araash pee ✅✔

  • @quennoriana3149
    @quennoriana3149 5 лет назад +10

    Dhuxeyga tihin ismadhanto❤❤❤💖

  • @housseinhaajitanzaani4788
    @housseinhaajitanzaani4788 4 года назад

    Wlahi wan qosley markaan xasuusto runtii nio nimankani ismadhaanto way iga qosliyaan inta jecel like isaara,

  • @nur_afrax
    @nur_afrax 5 лет назад +10

    *Team* ismadhanto yaa ixisay
    Hada ixistay RUclips keyga
    Iga soraadi 🙏🔥❤️

    • @ayaancilmi5991
      @ayaancilmi5991 5 лет назад

      Iid abowe adiyo big baro wad is ku ficinayden solabo noh

  • @najiahmed4880
    @najiahmed4880 5 лет назад +19

    Isma dhaanto sithan ulasocdho iima jeedan miyaa 😁like ta hailadafina👍

    • @elshukri_7254
      @elshukri_7254 5 лет назад +1

      Naji Ahmed wad igasohormarte manta 😂😂

    • @najiahmed4880
      @najiahmed4880 5 лет назад

      @@elshukri_7254 markasto ayeeynu sithas kaga horeyna walal😂

  • @bashka5382
    @bashka5382 5 лет назад +26

    Big bro kulahaa Gooni gooni cuntada baraako kumalehee iskugukeysodaar 😂😂😂😂 Caadi uqoslay wlhi

  • @sihaamabdinuur9264
    @sihaamabdinuur9264 5 лет назад +9

    isma dhaanto keep going one love ayaa idhinku ahy horay usocdo

  • @abdiwahaabyasiinosman403
    @abdiwahaabyasiinosman403 5 лет назад +9

    Wllhi isma Dhaanto marwalbo waxee ka hadashaa waxa tagan markaas run ahaantii soomalida maanta majeclo martida .marka laga reebow dhalinyarada .Somali guul urajeeyna🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏❤❤❤❤

  • @CocoBomb-yp2il
    @CocoBomb-yp2il 5 лет назад +16

    Asxaabey markasta waxaan arkayaa comments ah LIKE ii saar. Haba la yaabee Anigana LIKE isiiya😂😂😂😂🤣🤣

  • @bishaarobilan8217
    @bishaarobilan8217 5 лет назад +5

    Idin jecliyaa reer ismadhaanto

  • @halgankanolosha7992
    @halgankanolosha7992 5 лет назад +24

    Maguursade kulahaa inay ani isheegayaan ayaaban moodaye🙄🙄🙄🙄

  • @axlaamdhayman9153
    @axlaamdhayman9153 5 лет назад +16

    Waan arki doonaa sidee noqoto wali ma fiirsan

  • @cabdinasircolad3108
    @cabdinasircolad3108 5 лет назад +5

    Inta tageerto isma Dhaanto like isaar 💖💖💖

  • @yahyeabdullahi7579
    @yahyeabdullahi7579 5 лет назад +1

    Inta kuxiran ismadhaanto kuxiran guul

  • @naimojaamaesmael9463
    @naimojaamaesmael9463 5 лет назад +3

    Martidada lama naco ciyaalkaaga iyagaa laga hor mariyaaH inkasto aduunkan aan ka bartay waxyaabo badan wlhi aniga aduunkan ano yar ayaan casharo ka bartay insh,llH sida bila,aadanka lola dhaqmana alle wu i baray waxan rajaynayaa inaa reer dhaqankaro o aan noqonkaro hooyo lagu tiirsanaado insh,llh waayo qofku markuu bilaa hooyo yahy wax badan ayuu bartaa wlhi anigana saas ayaanba u bartay waxyaabo badan☝️

  • @عمرانالخالقفارح
    @عمرانالخالقفارح 5 лет назад +10

    Waxaan ahay qofkii ugu horeyay e furay video 👌

  • @hakeemhaji1288
    @hakeemhaji1288 5 лет назад +7

    Im first to day

  • @maalinwacanmedia8091
    @maalinwacanmedia8091 5 лет назад +1

    Muqalkiina manta aad buu unurayaaa👌👌👌👌

  • @layloaxmed9985
    @layloaxmed9985 5 лет назад +15

    Shacniyey waanku jacelahay sister lkin wllo mxaa sida usheshay

  • @muruqmaalstudio7132
    @muruqmaalstudio7132 5 лет назад +9

    aboowayaal wa walaashiin Habibo oo idi leh chanelka subscirbe iigu qabta thanks

  • @wizzkhalid3039
    @wizzkhalid3039 5 лет назад +2

    Asc ismadhanto ana u horeya love

  • @iqramohamed3575
    @iqramohamed3575 5 лет назад +1

    Qof marti ah sidsan u jeclahay Allaa og nasiib aawa ledahay haduuba dad ku soo martiyenayaan

  • @qeysbucul585
    @qeysbucul585 5 лет назад +13

    hhhhhhhh big bro sxp ninka maxaad u sugi weyday ninka wey ku is taagtaye wlhi waa anigoo kale hal sacab hadaan qaato biyo ayaan u bahanahay isma dhaanto wan idin salamayaa

  • @Quruxsan3
    @Quruxsan3 5 лет назад +1

    Alaaa wiilasha waan ka calool xumaaday dumaroow saan ha samaynina

  • @hodandheemanq3192
    @hodandheemanq3192 5 лет назад +5

    Yahuuu walal xuma taan yaa walalka dhigtay kkkkkkkkkkkk kafi isha waa ku deyay big barow

  • @hidayoahmed6348
    @hidayoahmed6348 5 лет назад +5

    😂😂😂😂😂 so funny keep going dadkaygiii 😍 ❤️

  • @queenalisha8557
    @queenalisha8557 5 лет назад +3

    Yes anaa maanta uhoreeya away asxaaptaydii like igu qabta walashin ayaa ahaye

  • @rahmoahmed8311
    @rahmoahmed8311 5 лет назад +7

    waaw wad kabaxsaten dadka dulsaarka lama jecla anigaba dhibkas wanso arky walidka yan laga foganin hadii kale gacan hiil ayd kadhaceysaa

  • @isteellamohamed7968
    @isteellamohamed7968 5 лет назад +10

    Illhow wllkeY aanan saan yeelin😢

  • @fathi6335
    @fathi6335 5 лет назад +14

    Kkkkkk Bismilhi walalkay miyaa gurigayga cunto ku xasdikaraa

    • @ibtisammohamed8123
      @ibtisammohamed8123 5 лет назад

      Walhe waye dhacadaa waxaye ka samayenayaani ruwayeda naago waxa jiro ninkuda la xanato walalkuda iyo walidkuda waye ka buxaani sani

    • @abdinassirmustafe3304
      @abdinassirmustafe3304 5 лет назад

      Haaa wey jiraan dad noocaan u dhaqmo

    • @nastaqaali1714
      @nastaqaali1714 5 лет назад

      Haa wlhi naagu saasa jira aana arkay o rerkoda nin ay shalay barten ku xamanaayan

  • @ruuneeyruuneey4567
    @ruuneeyruuneey4567 5 лет назад +2

    Kkkkkkk wlhi waa yaab waxan aad soo jisheen ma sax baa ma walalo ayaa sidaan loo nacaa yaa rabbi allow anan nicin walalhey

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 5 лет назад +2

    Bahda ismadhaanto group
    Idinko isku duuban ❤🙏

  • @nastehamohamed7896
    @nastehamohamed7896 5 лет назад +2

    1:14 Ar bacawo mxa la dhahaaa🤣🤣🤣shacni bbe caadi mhn walee🌸🌸🌸🌸keep going Isma Dhaanto Ent 👌👌

  • @ridwamohamoud5024
    @ridwamohamoud5024 5 лет назад

    best ruwayad shacni Abwanka

  • @hafzaqurux3010
    @hafzaqurux3010 5 лет назад +6

    Wow aniga cml weye anigaba majecli marti 💯💯king going 👌🏻✔

    • @nafisonaftauroon
      @nafisonaftauroon 5 лет назад

      😄😄🤣😄🤣😄😄🤣Hal malin waa iska cadi iyo labo malin lkn isbuuc iyo bil aya xun

    • @Hiildumarchnel
      @Hiildumarchnel 5 лет назад +1

      Marti sadex bari dhaftey marti maha

    • @saalaaliahmed3440
      @saalaaliahmed3440 5 лет назад +1

      Marti adunka ugu necbhy wlh wiliba kuwa balan la'anta iska imaado

    • @sacidoabdi8021
      @sacidoabdi8021 5 лет назад +2

      Hhhhhhhhh Marti nacaybka kaligay baa moodayee ileen waa la ila qabaa Marti nacaybka

    • @mohammedyasin1051
      @mohammedyasin1051 5 лет назад +3

      Markasta ooy Marti guri gurigaga Timado Gurigaas barako ayu Yeelanayaa arsaaqadana alle wuu ubadinayaa marka Hanicina Martida walalayal

  • @nafisonaftauroon
    @nafisonaftauroon 5 лет назад +2

    👌👌😄👌👌😄🤣Salaan sare big bro shacni abdikaafi abwaan geesi 💯💯👈

  • @nasteexonaruurobilan2327
    @nasteexonaruurobilan2327 5 лет назад +2

    war ank yaab nay dadkan max like tah loogu qabtay horta wanba garan la ahaye

  • @sawdasabnaa1188
    @sawdasabnaa1188 5 лет назад

    Dadkan leh Kenya sa loga necebyahy martida kenyo qudha maahe somaali badnkodu waasaaas😎film jira wlhy😍viva ismadhaanto

  • @jamasaid3417
    @jamasaid3417 5 лет назад

    Allah shacniyay Walaalka Wa Qaday

  • @abdirahmanbahrawi6134
    @abdirahmanbahrawi6134 5 лет назад +3

    Hawen alla galiye isma dhanto fikrada cusub oo real life situation ayey kuriyoodan haha 😂😂 Best RUclips 💞🖤

  • @bishaaromaxmed7238
    @bishaaromaxmed7238 5 лет назад +5

    Kkkk bahi ku dilaa😁😁

  • @imishphasish2067
    @imishphasish2067 5 лет назад +1

    Filmkan ruun u ila noqday wlhi qalbiga I xanunay 😢. Malinta dhashay ila hada marti len indhaha kuso kala qaday marmar waxa dhici jirtay cuntado nalo dhigo intan school ka ku maqanhy iney marti an lagu xiisabtameynin Iska imadan o lá siiyo
    Anaga waxa nala dhihi jiray ceeeb ma ado gabar ah bad cunto ka hadlesa soco cano qaso o school ka kulabo
    Markan só yara weynaday wan iskla qabsaday
    Wlhi hada marti xafdena haday malinti iman weydo wan fikara maxa jiiro cml
    Nairobi na wa ku nol nahay alxam
    Insha allah guurigeygna wuuxu ahan dona sida guuriga ayeeydey iyo hooyadey

  • @ashwaaqmohamed6486
    @ashwaaqmohamed6486 5 лет назад +5

    Ar big bro ha isku dhimanin bisinkow wax leeba la jilooyaahee

  • @faizacsalam1367
    @faizacsalam1367 5 лет назад +1

    waa nolosha dhabta ah ee ka jirta nairobi

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 5 лет назад +1

    Way jiran dad badn oo sidaa u marti iyo ehel neceb

  • @nimcomuhumed7995
    @nimcomuhumed7995 5 лет назад +1

    Saan camal waan dhibsadaama walayaal riwaayadahan camal majecli somaliyay martida halailaliyo
    P

    • @simanmuxumad7244
      @simanmuxumad7244 5 лет назад +1

      Abyo waa wax ka jiro Nairobi sabbto ah guryahoda yaryaris waye wlh Martine lama jeclo

  • @royaldehunter3379
    @royaldehunter3379 5 лет назад +3

    One and only igu so yaaca

  • @xuseenxasan3419
    @xuseenxasan3419 5 лет назад +2

    Big bro by isma dhanto waan idin tageera brothers

  • @qureyshaabdullahi2165
    @qureyshaabdullahi2165 5 лет назад +2

    My day is so great

  • @ibaarofficial7343
    @ibaarofficial7343 3 года назад +2

    NABI MUHAMED SCW WUXUU DHAHAY "ILAAHEY ADDONKIISA WUXUU CAAWIYAA MARKU ADOONKU CAAWIYO WALAALKIISA"FADLAN SUBSCIRIBE IIGU UNAXARIISO WALAAL 3K 🙏🙏

  • @karanmahad2218
    @karanmahad2218 5 лет назад

    Kafi abdi ur the one walhi ur acting is amazing.
    Yaa igu raacay

  • @najuuabdi3974
    @najuuabdi3974 5 лет назад

    Manta wah iga horeya maleh isma dhanto keep going walalahey hore usocdha💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💛💟💟💟💟💟💟💚💟💟💟💖💖💓🎤✊💓🌸💚

  • @Being_Mustaf
    @Being_Mustaf 5 лет назад

    #kafi #hhh mdadisy kulhaa

  • @munahassan7406
    @munahassan7406 5 лет назад +16

    Ah walahi dhaban moday war hoy gabdhow dadbadan baa sasameye qarabada halaxiririyo

  • @cabdikariingstylecabdikari9117
    @cabdikariingstylecabdikari9117 5 лет назад +1

    Aniga ugu danbeyo like isara

  • @ashrafqadar5799
    @ashrafqadar5799 5 лет назад +2

    Part 2 maledhahay sxabta.

  • @ugasohajicooking7502
    @ugasohajicooking7502 5 лет назад +5

    Hhhhhhhhhh ma nooli big bro kaafi sixunaa yeeshey runtiii 😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭 kulahaaa xabiibtii codkaada hadaan maqlo wax ma cuni karo 😂

  • @nawalnalka6366
    @nawalnalka6366 5 лет назад +2

    😂😂😂isma dhaanto idinku fanaa wlhi love u😚😚😚😚

  • @goldmansaid3784
    @goldmansaid3784 5 лет назад +2

    Wlhy Wiil somaliyed ayaan ahay oo kiro laan Guriga logasari rabo adaad kenya joogtan icawiya

  • @hannaali3863
    @hannaali3863 5 лет назад

    Mnsh allah

  • @ruwaaalihazzan6025
    @ruwaaalihazzan6025 5 лет назад +1

    Masha allah wlhi anigee imatalayaan

  • @luqmaancanuuni5120
    @luqmaancanuuni5120 5 лет назад +7

    Inta big pro tagersan like Igu qabo

  • @specialvideos3984
    @specialvideos3984 5 лет назад

    hhhhh farxaduu nooga ciyaarey kulahaa hadad erayga ka heshay like isaar 👍👍❤️

  • @دايا-ح2د
    @دايا-ح2د 5 лет назад +3

    Kaaafi macaluul aya dishay mnta 😅😂😂 anaaba knxy wn qadynyoo 🙆‍♂️😂😂😂

  • @XR.NATURAL
    @XR.NATURAL 5 лет назад

    Big bro Salaan sare dhaman ismadhanto

  • @ahmedmohamedabdi2918
    @ahmedmohamedabdi2918 5 лет назад +3

    yaa iga horreyo manta

  • @zakiabdiibrahim8856
    @zakiabdiibrahim8856 5 лет назад +5

    wlhi wxn kuqoslay abayo gooni ma ficne iskudarka Barakaleh kkkk😂🤣🤣😂😂😂 Caafiya Wllshin Nin kululba Gursadaye

  • @najmaqaali9750
    @najmaqaali9750 5 лет назад +1

    Walhi waa wax hda ka dhex jiro umada😂😉😂😉😂

  • @nihaamouse9035
    @nihaamouse9035 5 лет назад +9

    hhh adunka waxn leygu xamanen soor wlhi hdey ano krsany no yimidn tayadan uga ridaa anaga mid kle krsno wa wx suli lageynyo yn gajo lgaga cbn gbrey 😂

  • @realwaryawarya2126
    @realwaryawarya2126 4 года назад +1

    Wlh adunka wxn ugu ncbhy in ango mrti ah ly dhbzdo allw martda adnka mngly oo iga kfi bahi bniadn

  • @zachh5508
    @zachh5508 5 лет назад +13

    big bro is the best actor

  • @Sihaam-oc7it
    @Sihaam-oc7it 5 лет назад +3

    Walhi cabdi kafi waaan kaaa heela sida u hadlo

  • @saleebaanaxmedsaleebaan2232
    @saleebaanaxmedsaleebaan2232 5 лет назад

    Ismadhaanto waa salaamantihiin

  • @mohamedyarisow12345
    @mohamedyarisow12345 5 лет назад

    Good isma dhanto

  • @walalkanio4388
    @walalkanio4388 5 лет назад

    I love ismadanto keep going

  • @mustafajagnaajagnaa2851
    @mustafajagnaajagnaa2851 5 лет назад +6

    Wlhi shacni markeey cuntada keenesay anaa isku maleeyay toloow yaa ii weeydiiyaa soo meey xishoonin kkkkkk

  • @zaliimchannel7688
    @zaliimchannel7688 5 лет назад

    Wlhi kaafi abdi waa top

  • @burburcade7908
    @burburcade7908 5 лет назад

    Wlhi qusulka iga dhamaaday runtii
    Arinkan waa wax jira runtii
    Isma dhanto ha nolaato

  • @cgf383
    @cgf383 5 лет назад +6

    Like halaygu qabto My friends

  • @azuumabdiaziiz2811
    @azuumabdiaziiz2811 5 лет назад +5

    Big bro intu dadka ka gacn wayn yah bu ka wayn yahy🤣🤣

  • @abaaleytowncenter2327
    @abaaleytowncenter2327 5 лет назад +2

    😀💓💓very funny

  • @MuqaaloCusub
    @MuqaaloCusub 5 лет назад +1

    ISMA DHANTO WAN IDIN WATAA

  • @sawjatumohamedhabad5877
    @sawjatumohamedhabad5877 5 лет назад

    big bro khatar saxanki dhmaa

  • @tmking4941
    @tmking4941 5 лет назад

    isma dhaanTo Rageda Tiheen 👑🙏

  • @omaryislam1907
    @omaryislam1907 5 лет назад +1

    Big bro Saan maxaa waayo like

  • @zakifilmschennel631
    @zakifilmschennel631 5 лет назад +2

    Big pro cunimo ayuu Shahaado kaqaatay😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @hodanindha7153
    @hodanindha7153 5 лет назад

    shacani xaasid ayaa tahy dumashig Maa sodhawesid