Qiso jaceyl - Calaf iyo cugasho qoraa Maxamuud Ibraahim Jaamac (Xaaji) WhatsAPP: +447764585759

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Комментарии • 42

  • @maxamuudcawaale3979
    @maxamuudcawaale3979 4 месяца назад

    Masha Allah , runtii wadaadka in lagudaydo ayuu mudan yahay.
    جزاه الله عنها خير الجزاء.

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 4 месяца назад +4

    Ayaanle Hussein abdi qiso àad u xiiso badan baa noo soo gudbisay sxb mahadsanid ❤

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 3 месяца назад

    Maashaa,allaah
    Jazzaakalaahu kheyr
    Wiilasheena qaaliga ah

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 4 месяца назад +2

    Runtii wa sheeko cajiib ah oo xiisa badan ❤❤❤

  • @kaliyexeedmedia6530
    @kaliyexeedmedia6530 2 месяца назад

    Xaaji iyo wariye hanoolaato waan salaamayaa. Xaaji waagii page street sheekadan iigama sheekayn. Ma Dalmar hooyadiis baa Saxarla?

  • @kdsowpod92fg16
    @kdsowpod92fg16 3 месяца назад

    Allah xusuustii wadankeeni iyo waayahii wanaagsaa❤❤

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 3 месяца назад

    Hanad khayr ALLAH ha siiyo.

  • @SahroAhmed-jw3rp
    @SahroAhmed-jw3rp 3 месяца назад +1

    Xagee kayelaa booka

  • @kaderkalif1270
    @kaderkalif1270 2 месяца назад

    Walaal hadi aad Buugaan hayso igu Caawi
    Mahadsanidiin

  • @ahmeddhaqane2440
    @ahmeddhaqane2440 4 месяца назад +1

    Masha Allah qiso qiimabadan
    Limbombe river aad ayaan ugaranayaa

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 4 месяца назад +5

    Kan jacyl maahane waa daryeel bani aadnimo

  • @fnw8688
    @fnw8688 4 месяца назад

    Hanoolaato ❤

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 4 месяца назад +2

    Waxaan ka dareemay sheekadiisa inow ka mid yahay ragga fara ku tiriska ah ee ehlu karamka ah ee maanta jooga

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 4 месяца назад

    Where I can find this book please 🙏
    From Birmingham UK 🇬🇧

  • @MohamedAbdikader-hk9km
    @MohamedAbdikader-hk9km 4 месяца назад +2

    Mashallah sxb ayaanle wad mhd san thy sheekoyin baad iskugu kay xidhay odaygaa cali malmahan way nagu badnayd hadii loo marqaati furay wa khyr

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 4 месяца назад +1

    Book sidaan ku heli karaa

  • @ayoubfarahallaleh286
    @ayoubfarahallaleh286 4 месяца назад

    Wa qiso cajiba nin rageeed

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 месяца назад

    Mashaallah waxad moda raga somaliyed weli wax haradkii haba yaradane way nool yihiin

  • @ZebraasAli
    @ZebraasAli 14 дней назад

    Bookan hakeen ka hello inaan akhiriyo yaan rabaa

  • @FaaraxdiiriyeDhadhanshe
    @FaaraxdiiriyeDhadhanshe 4 месяца назад

    Mansha allah waa qiso aad u macaan waa in uu abaal marin i siiya ayaanle , waayo qofkii ugu horeeyay ban ahay.

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 4 месяца назад

    Qisadan mid aad ugu baa nin iiga sheekeyy asagana qof ka maqly laga yaabee inaa caawa run u daawaday

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 4 месяца назад +1

    Maasha Allah buugu hadii uu soo baxay sidee loo heli karaa

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 3 месяца назад

    6 jir isaq wa mucjiso 😂😂😂😂 MASHALLAH❤

  • @shaani2674
    @shaani2674 4 месяца назад

    Asc ayaanle taariiqdaa iyo sheekadaa aad baa ugu qiirooday dareen beyna igalisay waad mahad San tahay ayaanle

  • @cabdixaakin2366
    @cabdixaakin2366 4 месяца назад

    😊duqu waxbuu qarinnayaa

  • @samiradan2
    @samiradan2 4 месяца назад

    bal eeg halka somalinimadu gaarsiisnayd dr reer waqooyi ah iyo wiilasha somaliyeed sida isku jeclayeen Somali du 🫂🥹💔

  • @maxamedwarsame2553
    @maxamedwarsame2553 4 месяца назад

    markhaatiga nool waxaanu nahay jaar dr cali shaqeeyaa waxaan nahay jaar magaalada hargeisa

  • @baadilchannell7548
    @baadilchannell7548 4 месяца назад +1

    mid 50 jir ah oo Jiheeye la yiraa da'a ahaana ninkaan ka weyna ayaa hada caayo haweenkii Soomaliyeed

  • @cabdixaakin2366
    @cabdixaakin2366 4 месяца назад

    War gabdhaha nafbaaba loogooyaa waana loodhitaa

  • @asiyaali1351
    @asiyaali1351 2 месяца назад

    Buuga in la akhriyo bu raba qoraga lkiin wuxu ilaway inan laso wadagadheyn ama lawada hali kareyn buuga

  • @nefisayusuf7374
    @nefisayusuf7374 4 месяца назад

    MaashaAlah runtii qiso cajiib ah ayey eheed gobanimo rageed leh iyo dhaqankii suubanaa ey lagu yiqiin wiilasha somaliyeed. Mahad sanid Ayaanle qisooyin aad dhaxal gal ah ayaad noosoo tabisaa tankale buuga xagee laga helikaraa ? Mahad sanid.

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 2 месяца назад

    😂😂😂

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 3 месяца назад

    Qayb kale ayaa loo baahanyahay.

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 4 месяца назад

    Dumarka raga caayo iyo raga dumarka caaya yaa badan beryahan

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 месяца назад

    Gabar bu qabaa wax 7skuma fale

    • @KhadraAbdalla-ze4vl
      @KhadraAbdalla-ze4vl 4 месяца назад

      Muxuu u dhimey xaaskiisa taariiq hore haduu ka waramo? Xaaskiisa faaiidey ba u tahay buuga wixii kasoo galo sow ayada ma laha?

    • @HeersareMedia
      @HeersareMedia 4 месяца назад

      Wax ba muu dhimin ee waxa uu ka sheekeeyey dhacdo wax laga baranayo. Waa buug wacyigelin iyo wacyidhis xanbaarsan. Waa na buugaagta loo baahan in dadku akhristan, si dadka niyaddooda wanaagsani u jirto u na kobocdo.

  • @maxameddaahir8613
    @maxameddaahir8613 4 месяца назад

    Waxan fillaya ninkani waxa uu ka mid yahay dadki aay safarka wada galeen cabdiwali Faraax Jambiir ee uu kaga waramay buugisa hayaanki hilaawga arwaaxda.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 месяца назад

    Somalida cusub ee burburka iyo qabiilka iyo weliba hubka dashadow DR cali qalbigiisa ayanu u vahanay si aan isugu damqano danaheena aya ku jiree