Muxuu ilaa hadda isku qarinayaa ninkii sameeyay Bitcoin? Yuu ka dhuumanayaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 июн 2024
  • Muxuu ilaa hadda isku qarinayaa ninkii sameeyay Bitcoin? Yuu ka dhuumanayaa?
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 119

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 25 дней назад +120

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله)

  • @diaaidriss3085
    @diaaidriss3085 25 дней назад +77

    Wll waberi waxad kaso hadashaa qod badii uu danbayse ee nabiga scw ee xajul wadaac

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 25 дней назад +16

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 25 дней назад +9

    bismillah asc masha allah wabari media waa warbaahin aanu kahelno taariikhihi adunka waxey indhaha ufuran indheergarad badan waxan leyahay wabari media mahasanid guul iyo shaqo wacan

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif 25 дней назад +24

    Kusali nabigena muxamad❤

    • @ATTIF22
      @ATTIF22 25 дней назад +3

      صلی الله علیه وسلم🙏❤️

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej 25 дней назад +2

      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MoxamedIdria
      @MoxamedIdria 25 дней назад

      Scw

    • @abdullahi_desing9869
      @abdullahi_desing9869 25 дней назад

      War wll saliga nabiga scw miyaad like xun iyo share ku raadinaysaa war ka joog 😢

  • @Allah-My-Lord2
    @Allah-My-Lord2 25 дней назад +7

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~««,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛▪︎

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 25 дней назад +11

    Hadii aad kusoobirto channel runtii waad faa.idi dontaa waxaan kahadlaa sida online loga shaqeysto🎉🎉🎉🎉

  • @CadnaanAbdiQani
    @CadnaanAbdiQani 25 дней назад +16

    Fa idoyin xigmad badan aYa noso gudbisa alle Halkad haminayso. Hagu fududeYey. WllkY

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 25 дней назад +2

    Nooo Sooo badi Siyaasadiii iyo Saaxadiii Somali weyn iyo Casrul Dahabigiiii Madexweyne Siyaad Bare AUN iyo Saaxadiiiisiiii Qruxda badnaaa Dunidii Wakhtigaaas waaan Jeclahey Dhulkeyga Hooyo Somalia ❤

    • @user-qx8wo4dc1f
      @user-qx8wo4dc1f 25 дней назад

      Siyaad barre sawtii naarta uu galay

    • @MaxamedAmiin-cv8jc
      @MaxamedAmiin-cv8jc 25 дней назад

      Subxanalaah naarta ma adaa ka warqabo 😮​@@user-qx8wo4dc1f

    • @maidomohmed7828
      @maidomohmed7828 25 дней назад

      @@user-qx8wo4dc1fBisinka wll ilhy ha baq qof dhintay ma ogid wax u ale la kulminaye 😢

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 25 дней назад +4

    Zxp waa iga codsi wana inoo dan wll hadey macqul thy tarikhda hotel amber court inosoo gudbi zxp🙏

  • @user-vy7od2zz8k
    @user-vy7od2zz8k 25 дней назад +2

    Libaax guuleyso

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 22 дня назад +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 25 дней назад +1

    Waberi media Guuleyso saaxiiiib Alle Ha ku Xiftyo masuul sare.🎉

  • @user-wt2uh3hf4u
    @user-wt2uh3hf4u 25 дней назад +6

    WAx walbo waxey qiimo leyihiin markey qarsan yihiin wala dalaya moye wax yaabo bdan ay qarsoon

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 22 дня назад +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @ameennikke
    @ameennikke 25 дней назад +2

    Half Million 🎉🎉 Waaberi Media

  • @KaathuurTechnology
    @KaathuurTechnology 25 дней назад +1

    Shukran lakka sbx

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 25 дней назад +1

    Waan ku salaamay saxiib cabdiramaan waabari

  • @Aryeneva09
    @Aryeneva09 25 дней назад +6

    As wllhayga somalida ❤❤❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 22 дня назад +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @abdifatahali357
    @abdifatahali357 25 дней назад +3

    Thanks

  • @SuhaybSuwo
    @SuhaybSuwo 25 дней назад +4

    M.a

  • @KHADARHASANKhadarhasan
    @KHADARHASANKhadarhasan 25 дней назад +1

    Team wabari all the best 👍 👌

  • @UpdullahiC.y
    @UpdullahiC.y 25 дней назад +3

    Horey usoco bro🎉🎉

  • @MaxamedCabdulahimayow
    @MaxamedCabdulahimayow 25 дней назад +1

    Abdirahmaan Omar wan ku salaamay sxb😊

  • @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
    @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip 25 дней назад +3

    Anba waan is qarin laha hadii la ogaanlaha waa laga hortagi laha wana la dili laha waa fikirkayga waayo mustaqbalka bangiyadu hawada ayey ka bixi doonan

  • @cherrysmartgenz
    @cherrysmartgenz 25 дней назад

    Masha allah guulaysoh hogaamiye

  • @abdirizackhosennor6229
    @abdirizackhosennor6229 25 дней назад +1

    Coming son 500k Insha allah

  • @iqbalarush
    @iqbalarush 25 дней назад +1

    Macalin barnaamijkii barashada video editing ma dhamaaday

  • @AbdirashidHasan-sy6nh
    @AbdirashidHasan-sy6nh 25 дней назад +2

    Wll maso galin kartaa qaabka loo isticmaalo waxna looga sameeyo isticmaalka Bitcoin thankz

  • @ApdirahmanKeyseHassan
    @ApdirahmanKeyseHassan 25 дней назад

    Daaha dabadiisa siro badan baa ku qarsoon💯

    • @SAHAN-XOG
      @SAHAN-XOG 25 дней назад

      Ka soo bogo xogahayga

    • @M.f3711
      @M.f3711 25 дней назад

      Secret of hidden of online waxaa weeyee algorithm system
      Hadii aaad doonaysiid inaad waxa badan kaa ogaatiid waxaad badhiis dheer ku samaysaa sidaa algorithm system uu shaqeeyo addsunkaa adadkaa ogii way yar yihiin
      Sidoo kale waxaad badhis ku smaaysa secret of baking trading waa elliot wave
      Untaas hadii aaad bartiid wxaad suuqaa bitcoin kaa noqon doontaa billionaire
      Intaaas soo bandh baal adigaa yaabi dooni

  • @hooonline
    @hooonline 25 дней назад +1

    Amazing

  • @user-wx2ot7wm9g
    @user-wx2ot7wm9g 25 дней назад +2

    Magacaygu waa cabdi risaaq cabdulahi halkana waa comentland kuso dhawaada akhristayaal qoraalkeena maanta

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 25 дней назад +2

    I think I'm the first person ❤😂😂😂😅 right

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 25 дней назад +1

    Waa Dahabka digital ka ah Ninkaasu wu dhintay Mala Billion yiinka Wuu ka faaidaysan lahaye 🤔

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 25 дней назад +2

    Waxad noso badisa kala saraynta militari e caalamka gar ahan bariga Dhexe

  • @GGMGUlED2024
    @GGMGUlED2024 25 дней назад +1

    1❤

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i 25 дней назад +1

    😊

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 25 дней назад +6

    Wuxuna laa dhumanaya inu xado lacagaha dadka bitcoin oo dhan kabacdi lamayaqanba😂

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 25 дней назад +1

      isagu Xita Ma Xadi Karo, isaga Sameyay Lkn Hackerska adunko dhan 1 bitcoin xita way Xadi kari wayeen

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 25 дней назад

      Siday u xadi kari waayeen mcquul mahe​@@hasansudi9404

    • @AbdikarimMohamed-fh8jo
      @AbdikarimMohamed-fh8jo 25 дней назад

      Asaga iska daaye google xata ma xadi karo

  • @user-ni7lr2re4y
    @user-ni7lr2re4y 25 дней назад +2

    Asc sxb

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 25 дней назад

    ASC brother wabari media

  • @ZAYDXasan
    @ZAYDXasan 25 дней назад +2

    Asc

  • @zakiabdi9398
    @zakiabdi9398 22 дня назад

  • @user-jv6sd6zd1c
    @user-jv6sd6zd1c 25 дней назад

    waan arkay

  • @ZAYDXasan
    @ZAYDXasan 25 дней назад +2

    2025

  • @king_solo_27
    @king_solo_27 25 дней назад

    hambalyo 500k subscreib🎉🎉

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 25 дней назад +1

    Ma xAraan baa lcgta bitcoin ❤

  • @propanda_yt5262
    @propanda_yt5262 12 дней назад

    Laga yaabaa inuu dhintay ka hor intaan la baranin. Cida uu yahay

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 25 дней назад +2

    MUQAALKAAN ARMAAD DIB USO GELISAY WALAL😅?

  • @user-vg4vl8fn9b
    @user-vg4vl8fn9b 25 дней назад +1

    Waxn umalenaya in uu dhintay

  • @CrashiidFaarax-qc8xw
    @CrashiidFaarax-qc8xw 25 дней назад

    Stock market kasoo hadal ustaad plz

  • @mohamedsharifkulow1581
    @mohamedsharifkulow1581 24 дня назад

    Waa aniga qafka sameeyey Bitcoin

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 25 дней назад +1

    Sayrosho nakamoto waa reer japan wuxuu hadda joogaa USA oo lagu ilaaliyaa

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 25 дней назад

    Khiyaamo qarsoon ayaa ku jirta
    Oo mar soo bixi doonta

  • @FentoosSam
    @FentoosSam 25 дней назад +1

    Sxb so sheeg qabka lo isticmalo bitcoin nakada shekada malawalka 🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱🥱

  • @MusdhafAxmad
    @MusdhafAxmad 24 дня назад

    Waxa aan isleeyahay waxa uu isla qariyay waxa uu rabaa in uu shubto lacagta oo dha markii ay sifican u badato

  • @user-jj3rf1kz1e
    @user-jj3rf1kz1e 21 день назад

    Wuu dhintay

  • @252Crypto
    @252Crypto 25 дней назад

    3.25 waaye masul
    Abaal marinta hadda

  • @AnasOlol-yv2wt
    @AnasOlol-yv2wt 25 дней назад +1

    2008 Ana dhashe nina ganacsi buu sameeye 😂

  • @CrashiidXuseen-nb7ot
    @CrashiidXuseen-nb7ot 13 дней назад

    Wall sigaran kutagera ugana helaa dhacdooyinka

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 25 дней назад

    Jin buu ahaa kaasi😂😂

  • @Madadaaliye.
    @Madadaaliye. 25 дней назад +3

    Waxaas aniga ma aaminaayi bitcoin waa qamar cml lacag dolar laga qada dhibco bena lagugu shubaa

    • @karcahcompany2215
      @karcahcompany2215 25 дней назад +1

      wax baro waad dambeysaa

    • @adamabdi8369
      @adamabdi8369 21 день назад

      😂😂😂 marka bank lacagta cash ah kaso qaadatid saw lacag dhibco ah kuguma shubayan sida zaad ama EVC kuwaas na ma khamaarba?
      Inaa crypto ka shaqaysato waa wax u baahan inaa marka horo barato lkn khamaarku barasho uma baahna kaliya waa iskaga nasiibso lkn tan waa knowledge based.

  • @SAHAN-XOG
    @SAHAN-XOG 25 дней назад

    [Sooyalka iyo faraacintii hore ka bogo oo nasoo raac] .....

  • @user-pj5sl2zi2j
    @user-pj5sl2zi2j 25 дней назад +1

    Sxb halista 1xbet maxad uga hadli weydey

  • @cabdiraxmaanabdel5654
    @cabdiraxmaanabdel5654 25 дней назад +1

    Ninka waa omaali

  • @abdallaamohaa
    @abdallaamohaa 24 дня назад

    Sxb kasoo hadal forex

  • @aliijseph6155
    @aliijseph6155 25 дней назад

    Hamster baritaan kasoo sameey

  • @user-rx9wm1fm8n
    @user-rx9wm1fm8n 25 дней назад

    BITCOIN qof shaqsi ah malahan waa lagu qaraabtaa ee MAREEKAN KA ayaa iska leh wax baro sxbow

  • @DARKGAMING-yo2un
    @DARKGAMING-yo2un 24 дня назад

    MARAYKANKA AYAA KADANBEEYA WAXAN YAA LAGA WALAYA
    🤨

  • @JOKER___980
    @JOKER___980 24 дня назад

    *HADII AAD IGU SOO BIIRTO WAX BAAD IGA FAA IDAYSA* !

  • @MaamulahaMaamulaha
    @MaamulahaMaamulaha 22 часа назад

    Sxb cabdiraxmanow ma jirtaa bitcoin la taaban karo

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 25 дней назад +1

    DIINTA ISLAAMKU MAXAY KA QABTAA LACAGTA INAAD IIBSATO

  • @ZulaymoonMoh-hn1zc
    @ZulaymoonMoh-hn1zc 25 дней назад

    Waar zxp waaberiyoow mega investment kasoo hadal 2139

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 25 дней назад

    Sideey ila tahay Waa Sirdoonka Mareykanka cida alifay lacagta qalaad ee Bitcoin loo YAQAAN.
    Waa qorshe csb eey ku doonayaan ineey Dhaqaalaha Dunida ku qabsasdaan.

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 25 дней назад +1

    Wax gaalo samaysatay layskuma hubo markay doonaan bay kaa leefi karaan, sidoo kale ma xalaal baa mise waa xaaraan iyadana la huboo waa wax gaal isku dubo ridtay

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 25 дней назад

      Lacagaaha adduunka oo dhan bank gaalada ayaa daabaca ee wax baro .

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 25 дней назад

      @@promahamedaxmed1274 Hadii aad is qabataan ileen waa cadow loolan naga dhexeeyee soo cunoqabatayn lagu saari mayo, muslimka maxaa u diiday in ay samaystaan bankiyo u gooni ah oo ka aamin ah faraha cadowgaas aduunka isku fidiyay, Yaa afrikaan ❓

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 25 дней назад

      @@promahamedaxmed1274 Hadii lays qabto ileen waa cadowgeenee soo cunaqabatayntoodii la soo ordi mayaan, muslimka maxaa u diiday in ay samaystaan bangiyo ka aamin ah faraha cadowgaa aduunka isku kala bixiyay , yaa afrikaan ❓

    • @AbdikarimMohamed-fh8jo
      @AbdikarimMohamed-fh8jo 25 дней назад

      ​@@Cabdiraxman..Mudug.bitcoin cid xadidi karto maleh xata ki sameye wax kama qawan karo

    • @Dalle_africa
      @Dalle_africa 24 дня назад

      Hhhĥh buuraha galgala majoogtaaaa

  • @IBNU__NAASIR
    @IBNU__NAASIR 25 дней назад

    sxp yaa sameeyay sherkada microsoft

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 25 дней назад +2

    Zxp waa iga codsi wana inoo dan wll hadey macqul thy tarikhda hotel amber court inosoo gudbi zxp🙏

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 25 дней назад +1

    Thanks

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 25 дней назад +2

    Zxp waa iga codsi wana inoo dan wll hadey macqul thy tarikhda hotel amber court inosoo gudbi zxp🙏

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 25 дней назад +2

    Zxp waa iga codsi wana inoo dan wll hadey macqul thy tarikhda hotel amber court inosoo gudbi zxp🙏

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 25 дней назад +2

    Zxp waa iga codsi wana inoo dan wll hadey macqul thy tarikhda hotel amber court inosoo gudbi zxp🙏

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 25 дней назад +2

    Zxp waa iga codsi wana inoo dan wll hadey macqul thy tarikhda hotel amber court inosoo gudbi zxp🙏

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 25 дней назад +2

    Zxp waa iga codsi wana inoo dan wll hadey macqul thy tarikhda hotel amber court inosoo gudbi zxp🙏

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 25 дней назад +4

    Zxp waa iga codsi wana inoo dan wll hadey macqul thy tarikhda hotel amber court inosoo gudbi zxp🙏

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 25 дней назад +2

    Zxp waa iga codsi wana inoo dan wll hadey macqul thy tarikhda hotel amber court inosoo gudbi zxp🙏

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 25 дней назад +2

    Zxp waa iga codsi wana inoo dan wll hadey macqul thy tarikhda hotel amber court inosoo gudbi zxp🙏⁰