KALA BAX DOOQADA || YAA GUULEYSTE . part3
HTML-код
- Опубликовано: 3 апр 2023
- Nagala Soco Baraha Bulshada ee Kala Duwan
TikTok: (Tiktok.com/@dhambaaldigital)
Facebook: ( dhambaaldigital)
Instagram: ( dhambaal__digital)
#dhambaal #dhambaaldigital #ramadan2023
Lahjadeenu macana nio 😂😂😂😂 kuwo rer xamarkan ku dawakhnay nio bagad ino bilawdeen lahajadeena❤
Kudaba dayashada joojiya
Waa adeeg wxaan lahjad maha dee😂😂
Inta tik tok katimi salama calaykum 😂❤
Wcs
War.waclykuma.salaam♥️😂😂
Wcs anigaa ka kow ah
waar inankan indho jacayl waa romantic ❤❤
Awu lad jecla lagu dhalay udgon kad ka gara indho jecla wan ku wata ❤❤❤❤❤
Ciise muuse Waa Wada Romantic waa anigo Meedhan inta igu raacsan iso raaca 😂♥️✨
2 jeer ba la dortay indho jacayl legendary
Jah 🎉indho jacayl🎉❤
nio Ninkan Indho jcyl Wa wada Romantic 😅🙈
Indha jcl wlhi wuu u qalmaa in la doorto
dhamaal cadal maha ee dawa dayasha halago daro barna mojkah😂🎉
Wlhi hor ninkan indho jacayl waxa lagu doorway waa shaxshaxadiisa lkn baranamujka habalo ha lagu soo daro insh alleh
Jah indha jaceyl❤
haku waso 😅
Wadanka heegan ayuu ku jiraa, gooja cadana rag baa dhaxantaa inoo jiifa markaa ruwaayadaha ma fiicna bishan barakaysan ee Ramadaan, wax fiican oo diin khuseysa inoogu badela jaaaalayaaaal.
Thank you indho waxaad tahay qof ku dayaasho mudan jacayl ixtiraam iyo maamuus Allah yaa cizaka legend
zxp barnaamijku waa top
Madar xadaariyo keen lbh👍
Mashallah inaderkay indho
Masha allh ❤ 💯
Zxp no soobadi wlhi waa dorasho mcn zxp nosoo dadaji
Aar makarafoonada Iska hagaajiya zxpayaal iyo voice ka
Part 2 aweyna zhp
Mabad so galinbe in short ah so galise
Ayyy masha allh MoHameTt indho wlhi waa wiil ad u fiicn gabadhii hesha ilashan oran laha ❤️🥺
Soo badiya Dhambaaley
Part 3
Indho jcyl ha la igu soo xidho waaba wada romantic ah ❤😢😢
Maamo cali hundi❤
Mr indho ka sara
Indho jacayl wlhy kasan dooran laha❤
Ana first ah ❤😂🎉
Wwwyy m.a hamblyao
Kani waa far gal😭😂😂😂🙌
jah indho jaceyl
Cida jacaylka cida kaluunka cida bada reer berbera waa jacylkii oo dada inanka iyo inantuba waa cidii kaluunka hambalyo ❤❤❤❤
indo bro vive 🎉🎉🎉
Barnaamijkaan waan kahelay
Khadar ba dookhayga🙈😿🤣hankaagu laxa ha dhafaaan
❤
Indha jaceelka muqdishaa looga baahan yhy wlhi
Indho jaceylow😂waxad wadaa “dumarka been baa lagu soo xerageliyaa runa waa lagi dhaqaa😂💔“any way you are the best✌️✨😂
Meherada indho jacal Halaga saaro NaaguHu maxay ku arkeen 😂😂😂😂😂
Wuka Hadal Macanyahy Wana Sababtas
Wu Qoodhe yar yahay🤣
@@mohamuudsubeer5876 hbn miyuu ku galiyaya maxaa ku aragtay wixiusa🤣
indho jacayl istuskii Istusyada😅
😅😅😅😅😅
Part 2 meee
❤❤❤❤
indho jacly awooowo waa na walaysaa 😅😅
🎉 Cid Badda Esha Calaa
ParT 2 meedaY
Anshax wa cay 😂😂
Kkkkk kuwan way ka khaladan thy
alla ubax indho jacayl weyka heshay😂
Abtigay indho jacayl uu u qalmaa in la doorto
Ninku gabadha wuu cayay meesha kalee ay ka aragty waa xagee
Maxamed uu yabay😊
Haaye codka inga hagjiya 😏😅
Anaa igu dara dookhaga la dooranayo
Hadaanu nahy cida bada jacayllka waa nalagu dhalay jah inderky
I aamina anzhax Qabiilbey ku dooratayy 😂😂😂
Nink rag halg qabto😂
Cidaa kaluunka. Is mujiya🐋🐟🐠
Ciise muuse ayaa meesha isku camiraya😢😊
❤😂
Qalaf caadiya 😂😂
Bahdilaad badana😭😂
Codka wuu hoseeyaa sxp shanqarka aya bdn
😂😮
😂tu maaha taasi
Wll barnamijka hablo kale keena plz
Were is the Talent 😢
War indho ragii oo dhan cuqdad buy kuriday 😆
Inta tiktok kaso aragtay 😂
Reer Waqoyow WaxaaN hoshinaa MaahaNe iskadafaa Reer Xamarka iskaa Leeh hoshanee🙏🙏🙏🙏🙏
Adi xitaa hawl aan hawshaada aheen ayaad heesa hno 😂😂
Hhhhh
Ùù
Ala istusana i dho jacayl wn ku diqadooda hadalkiisa wlhi😂😂😂
😂😂😂 ka xun caqliga ku tagne jacaylka so baro😂
@@hogodflims hhh jacaylku ma naacdaasa shuubooy🤣🤣
Jumeera horta maa lagu tuntaa😭😭😂😂😂
ha walal wa laysku wasaa maad imani
Hooyadaa Soo Waydii Iyadaa Jimcaha Tagtee 😂
Codka iska hagaajiya walalyalow
Maxamed indhojacay cidii ka Luunka waa runti wale
Ninka uhoreeyo ani waaye
Walahi😂
Al isaaqu maxy jcylka yaqnaan
😅😅😅war reer somlilnd ayaaa kusoopaxay parnaaamijkii
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰❤❤❤
Codka iska saxa waxbaa ka qaldan
Naagtu indho jaceyl way u jilicsan tahay😂
Waaraadeen indho waa jacaykii ooqof😂😂😂
Naa magaca noodhig waxey gabadhan walaan😅
Anshax miya lagu yidhahdaa marka ma labeeb baad tahay😂😂😂😂😂
Gabadu indho waxay Ku dooratay fargalka waxay jeclatay fargalka hooy indho hadba wixii lagugu jaclatay samee lagendba tahay zhp
Copy and paste iskadaa
Barnamijkan Dadbaa keensadeee wax kale la imadaaa
adi shaqadaada maaha🤣
@@csamedsiciid4786 😭😂😂😂😂😂