GUURKII QASAARAHA FULL VIDEO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • #supercarab #higsino #qaaliientertainment

Комментарии • 241

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp 3 месяца назад +67

    ILAAHOOW NIN WANAAGSAN OO WADAADA OO AY KU DAGTO OO DIINTA BARA, UBAD KHAYR QABTA U DHASHO,
    ILAAHOOW GACANTA U GALI,

  • @xalimosacdiyo-jn8vk
    @xalimosacdiyo-jn8vk 3 месяца назад +15

    xashbuna allaah illaahow adaa kamagan galnay anaka iyo intii mus lim ah yaa rabi 😢😢😢😢

  • @cafiifo5580
    @cafiifo5580 3 месяца назад +25

    Qofka markuu Alle ka fogado inu waqtiga dhan is dhafiyo le iska raba subxnllh gbdho lacag wax ba tarte nolshina ilaliya plz🥲🙏

  • @user-be9sm7my5h
    @user-be9sm7my5h Месяц назад +3

    Illaahow wlsheen guur kheyr qabo sii. Nin wadaan ah ugu dhiga. Yaa allaah insha allaah. Duceeyo. Abyo quran ha lagu saaro Abyo maansh allaah tabarkallaah. Cibaada ku dadaale

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 3 месяца назад +48

    😢😢ilhy isku xir abyo oo baryada alle badi

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 3 месяца назад +1

      Allow usahal nin imaan leh oo diin lehillaheyna awlad Salah ah illahey haka siyo🤲

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 3 месяца назад +10

    Oo ninka 6aad ee aad rabto isagu miyuu dhago la'ahay xaguu joogaa sidee uusan warkaga u ogaanin ilaa maanta ilaahay hakaa Reebok dhibaatadan waan kuusoo ducaynaynaaye xadhiga ilaahay qabso nimanka iska dhaaf horta

  • @cadarsulaiman4332
    @cadarsulaiman4332 2 месяца назад +3

    Bismillah ee ma waalan tahay walaaley teda kale shekadan amee ben tahay teda kale aabaha side intaaso nin oo kala jaad ah ogu geysay aniga wan yaabay aniga io inti ila yaabtay idin salamaya guurka Allaha ku tosiyo walaaley dhamantenaba aamin naag furiin ka naxdane ma tihid mashiidiyane waa tahay oo gacan qaad ayaa taqaana naag lcg jecelna wa tahay

  • @Haffyy
    @Haffyy 3 месяца назад +1

    Subhanallah ilahow na astur oo zowjkeyga idaf oo cimri dheer iyo cafimad iskukena sii ya rabi🤲🤲gabadhana ugar gar oo zowj wanagsan sii 🤲

  • @nuurahmedhassan4975
    @nuurahmedhassan4975 2 месяца назад +2

    Ilahay guur xalal ah iyo awlaad salix ah inshallah salada iyo Sunada kudaal abayo walidkagana bariyad kadambeyso noqo oo ayaga latashata niyadana allah kuqabojiyo amiin inshaalah❤❤

  • @Fatima.j135
    @Fatima.j135 3 месяца назад +14

    Qur'an isasar abyo😢❤

  • @aminanur110
    @aminanur110 2 месяца назад

    Really she made me cry and learned a lot from . I really appreciate that thank you both of you.✊ respect

  • @shukriyaMohameed
    @shukriyaMohameed 3 месяца назад +12

    Furowga wa i qabanaa aa 😮abayo laba daroga baratay be furow iyo cirbad ilahay kan midkad ku dagi lahed hakaga dhigo😢

  • @Asmamaxamed6453
    @Asmamaxamed6453 3 месяца назад +4

    Waa aduun wax walba waa arkaysa Alle haku saLho wax kale oo an dhoh ma garanayo wlhi Alle sidi khyr ku ah ha ku saLho 😢

  • @KafiaMoumin-y2d
    @KafiaMoumin-y2d 24 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤ bonne courage Allah tas facilité

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 3 месяца назад +3

    Ilaahey swt qalbigaaga haka saaro furiinka I.a

  • @kaderibrahim6893
    @kaderibrahim6893 2 дня назад

    Qoftaaan cadi maha. Waywaalantahy cawdubilaah

  • @fathiahahmed6628
    @fathiahahmed6628 3 месяца назад +2

    Gabarey Guur danbe kuma haring 25 sano aad ka garto nabad Ku joog guriga hoyada shaqeyso shukaansigan aad shaqada ka dhigatayna jooji miis yar wax saaro Ku gadgad dugsi quraan tag wax baro gabadhada haku korto wax nin la yiraahdo iska daa Wali ILmo Ayaad tahay markaas ayu caqliga Ku buuxsama o aad kala fahmeysa sax iyo qalad🎉

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 3 месяца назад +4

    Ninka uguwanagsanay ee ay heshay wuxu aha wiilki gursaday ee ay walidkeda kudaren oo ay ayada diiday ninkas aya aha nin wanagsan waxan kawaninaya inay darogada dib dambe ugulaban guur kheir qaba allah kusiyo wallo wiilkan wanagsan ee hada kudonaya maushegtay mise wuxu kamaqlidona RUclips ka wiilkas guurso allah kuguxasiliyo kheirna allah kagadhigo

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g 3 месяца назад +6

    Ax 😢 sory abayo alle isku xir ooo ducada badi alle ha kuu gar gaaaaro amiiin❤❤

  • @ilhaanabdulahi9105
    @ilhaanabdulahi9105 3 месяца назад +1

    Insha Allaah waa gabaryar mid khayr qabo Allaaw siii ❤❤❤aamiin aamiin

  • @fardowsamohaz6087
    @fardowsamohaz6087 3 месяца назад +2

    Abyo allah isku xir allahna waxa kaaga baryeena in uu kugu dajiyo🤲

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 3 месяца назад +1

    Subxannallaah waa gabadh yar walhi aad baad uga murugooday sheekadeeda

  • @nimohassan4219
    @nimohassan4219 26 дней назад

    Bisinka illaahy kheerka haku waa fajiyo

  • @user-rn9tz7ws1h
    @user-rn9tz7ws1h Месяц назад

    illhy hku siiiyo nin Wanagsan guur wangsn oo aad ku dagto I.allah Salaada ku dedaal illahyna Tala saaro Guulyso wllshy. aamiin,😢❤

  • @nadifajamac4111
    @nadifajamac4111 3 месяца назад +2

    Amiin ilaahoow gabdaha somaliyeed ugargar

  • @user-pz7oh9ul1n
    @user-pz7oh9ul1n Месяц назад

    Allhayow nin masuula oo dhaqda sii

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 3 месяца назад +21

    Sheekada horta inta aanaan dhamaysan ba anigu inanta mid baan kula yaabay raqiis bay iska dhigtay guur bay ka baxaysaa mid kale ayay galaysaa guurka ma guri laga baxayo oo laga soo galayo ayay u haysataa guurku waa noloshaa dii dambe oo dhan markaa laguma degdego ka fiirso qofkaad guursanayso mideeda kale waalidkeeda ma ixtiraamayso mar walba waalidkeed oon wilaayadeeda qaban bay nin guursanaysaa mana qurux badna midhaasi waalidku waa dhayman markaa gabdhuhu ha sharfaan waalidkood go aanka guurkoogana qayb ha uga dhigaan waalidkood hadii kale guur habaar wataa guur maaha

  • @Haboon-g4d
    @Haboon-g4d 3 месяца назад +7

    Wlhi 😂waya yabaye

  • @ciise98maxamed
    @ciise98maxamed 3 месяца назад +2

    Taan ma walanthy intaa oo nin ah subxanallh

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 3 месяца назад +1

    Illaahey ha xasiliyo guurku kuma qurxoona in la fiiriyo dhaqale lkn Illaahey laga baryo guri degan…

  • @MohamedAhmed-mt6fv
    @MohamedAhmed-mt6fv Месяц назад +1

    Waalid caasi ah

  • @user-lf7ne5ek7b
    @user-lf7ne5ek7b 2 месяца назад +2

    طمع كثير يموت ف طريق .... الله يهديها ويصلح حالها 😢

  • @rayaanahmedali360
    @rayaanahmedali360 2 месяца назад +1

    Qiso oo sitosa udawade qisadan aya ka arke allaha nin diinleh ha u sahlo

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Месяц назад

    Abayo is quraan saar marka hore tan xigto laba arin ayaa kuu sheegayaa tan koowaad waalidkaada ducadiisa raac oo waxii kuu diidaan ka har tan labaad qofka lacagtiisa haku raacin ee ku raac jaceeyl iyo inuu reer dhaqan karo 😢😢😢waa ka naxay qisadada

  • @hinda1515
    @hinda1515 3 месяца назад +1

    ilahayo nin fiinsii amiin yaa allaah 🤲🤲🤲🤲

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 3 месяца назад +5

    سبحانالله

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 3 месяца назад +5

    Why did she has to talk about her private life ? Story doesn't make no sense... who does that gaal iyo muslim I did not understand what she is talking about what so ever ... kan wareysanayo ayaa ka sii darn

    • @adoontiialle8270
      @adoontiialle8270 2 месяца назад

      We do understand her, if you don't maybe you are too slow.

    • @iskufilan174
      @iskufilan174 2 месяца назад

      Talking about private life!! if that is a good think okay with you then you are the one who is slow 😢😅

  • @AyaanmacalinGeedi
    @AyaanmacalinGeedi 28 дней назад

    Wllhi mesha ku yaba fadhiyaa😢illahay ha ka dulqado waxyabaha saran

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 2 месяца назад +1

    Abayo quran isasaar insha Allah, Illahna mustaqbal qeer qabo hakusiiyo ameen yaa Rabbi 🤲🤲🤲🤲

  • @aminanur110
    @aminanur110 2 месяца назад

    May Allah give her health , good knowledge and wellness so never need to anyone for their money. In Shaa Allah ,She soo host and vulnerable . Please you parent give your children protection, safe and security which is education Diin and Madi please please;they are your Amana Allah Subxanana Watacalà will aske you special a girls

  • @fardsohussein7136
    @fardsohussein7136 3 месяца назад

    Illaahey haku dajiyo guul wngsan allaha kuu sahlo nin kuu samra allaha kuu sahlo amiin

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 2 месяца назад +3

    Ninkaan iyo into lamid ah umada allaha ka qabto dhoocil aanxishoo nayn iyo oobeen cabayso uusoo helay !!!!!!!

  • @user-wx9ji2vr9c
    @user-wx9ji2vr9c 3 месяца назад +2

    She's beautiful young nd poor girl 👧 mid nolosha kufahansiiyo alha kula kulansiiyo

  • @SleepyDandelion-xb7xb
    @SleepyDandelion-xb7xb Месяц назад +1

    Alle hakuugargaaro

  • @HusseinMaxamud
    @HusseinMaxamud 2 месяца назад +2

    Alow ukaalmey mission taan

  • @R-dy9zs
    @R-dy9zs 3 месяца назад +1

    Ilaahe y haku xafido

  • @Yuusuf-Adam143
    @Yuusuf-Adam143 3 месяца назад

    Aabo dhahaya lacagta ka cun, ilaahay na astur. Khaladkiisa qof la imanaya baraha bulshaha, ilaahayow na astur. Waalahay adduun ka quuso.

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 3 месяца назад +1

      Waa reer khiyaano badan oon xishoonayn

  • @user-fe7gf8gt9b
    @user-fe7gf8gt9b 3 месяца назад +1

    بسم الله الرحمن الرحيم أعود

  • @sahraduale2235
    @sahraduale2235 2 месяца назад +2

    gabadhaan jahwareer baa ku dhacay

  • @HODONCIISE-ih8kq
    @HODONCIISE-ih8kq 3 месяца назад +4

    Bismillah 4nin

  • @Abyahussein01
    @Abyahussein01 3 месяца назад

    Allow udoor daarteey kudagi leeyd, duco,dad Iyo deeqna Allaha ku gusiiyo walaasheyda somaliyeedeey.🫰🥀

  • @barliincali9542
    @barliincali9542 3 месяца назад +1

    Yaab cirbad lasuuxayo bismilaah yaahuu ilaahaw waxaa hanatusin ujuud kumalahoo yaaaaab

  • @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
    @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 3 месяца назад +1

    Qoftaan talo dad masiin karto ayn malenaa iyadaa in lalataliyo ubaahan runtii waayo waa gwr daroogo isticmaasho iyada iyo wallakeed walibo illhy ha unoqoto adigana qof aad waresaneeso qof wax laga faa iido hanoqoto wllky

  • @MahamedIbrahim-kb2ou
    @MahamedIbrahim-kb2ou 3 месяца назад

    Ilahy hakusiyo mid khayrqabo oad kudagto wll wad rafady 🤲🤲🤲🤲

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu 3 месяца назад +4

    Aamiin 🤲

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Месяц назад

    Abyooy😢😢😢😢allha kudajiyo ilahay mid qeer qabo ood kudagto allha kusii😢😢qeerka kudadaal😢😢

  • @user-lw4ry2sj3j
    @user-lw4ry2sj3j 3 месяца назад +4

    Gabadhan gaajibo weeye

  • @nimcomohamed4120
    @nimcomohamed4120 3 месяца назад +2

    Sumxamalah walhi waa qiso in wax lagu qato ah😢

  • @mamayow
    @mamayow 2 месяца назад

    That's walaal
    Marshall Allah

  • @RuwaydaHadiya
    @RuwaydaHadiya Месяц назад

    Waxdqqq jeceshahy alhakusiyu amin amin

  • @niyadsameabdinasir-pg9hd
    @niyadsameabdinasir-pg9hd 3 месяца назад +1

    Marna waan qoslaa marna waa ciishoodaaa

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 3 месяца назад +1

    ألسلام عليكم ورحمة الله وبركاته حبيبتي rabi qaliga hakuu waasiciyo wanaag qalbigaga wanaaga haka buuxiyo dhamaanteen abaayo😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭☝️😭😭😭😭😭😭😭☝️😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MohamedAhmed-mt6fv
    @MohamedAhmed-mt6fv Месяц назад

    Waa khaaimad gabdha subaxanllah

  • @user-ux2px8fv6d
    @user-ux2px8fv6d 3 месяца назад +1

    Abyo ilhey wxn kaga bariyaa in oo ilhey gurigaga kugu dajiyo insha Allah 🤲🤲

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 2 месяца назад

    Money sometimes is evil subxana Allah 💔 who look after the baby girl😢

  • @user-uz8iw8xi8g
    @user-uz8iw8xi8g 3 месяца назад +1

    Allah mid fiican hakuu saqiro

  • @fartunsalah6305
    @fartunsalah6305 3 месяца назад

    Walaahi Waa Reer mudhaharaad wado

  • @none2709
    @none2709 2 месяца назад +2

    Bismilaahi is this real or fake

  • @MohamedAhmed-mt6fv
    @MohamedAhmed-mt6fv Месяц назад

    Allah ha so hanuuniy

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 3 месяца назад +7

    😮😮😮😮😮😮😮😮
    Furiin badanaaaaaaa🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @yasmeenahmed3991
    @yasmeenahmed3991 3 месяца назад +1

    Allah ha ku siiyo nin wanaagsan guurkana Allah ha ku hagaajiyo, waa gabar yar Allah ha u sahlo umuura heega Amiin Amiin

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg 3 месяца назад +1

    Subxanllh waaa dhibaato wllhi😢😢😢

  • @somalidahoreofficial1056
    @somalidahoreofficial1056 3 месяца назад +7

    Asc waan idin salaamaya all mida xigta gabadhan arinkeda xata waxan kadaahay shaqadeyda inta islaha wada dhameyso waayo badana somalida waxey comment ga bixiyan ayago wada dhameysan dadka qaarna ciwanka shekede markiba comment bixiyan hadaba koow waxan lahadlaya gabadhan waxan leyahay dhaqale qofna haku dooran beriba wuu xoolo beeli kara fiiri jaceyl dhaba laba adeec walidkaga. Ku.gabdhaha kale EE daawaday cashar kabarta ayaan idinleyahay mida ugu dambeysa raga sonaliyedow waxad tihin kuwii wax saxi laha hanoqonina kuwii badali laha gabar toosan oo mustabla raadineysa inad sabab unoqotan iney Ku dhacdo mustaqbal xumo iyo niyad jab waa igatalo

  • @gurtaxaaji3990
    @gurtaxaaji3990 3 месяца назад +2

    Mudane HiGSI aad ayaan ula diriiraa barnaamishyadaada, waxaan rabaa inaan talo ku siiyo oo ah qofka aad barnaamishka la wadaageeyso fadlan waqti badan uu ku hadlo sii, si uu u soo gudbiyo arimahiisa.
    Mararka qaar qofka barnaamijkaaga martida kuugu ah adigaaba ka war badan oo waqtiga badankiisa adigaa qaadaneeyso.
    Marka arintaasi wax ka bedel inshaa allaah.

  • @Myemy09
    @Myemy09 3 месяца назад +2

    Guur aad ku dagtoo wadada toosay kugu haga hakaga dhigo walal ninka ku guursanayo nin wanaagsan allaha kaga dhigo

  • @Leila-lj6lt
    @Leila-lj6lt 3 месяца назад +3

    ilahy ha.kudajiyo abayo

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 3 месяца назад

    Alkah u gargaro gabadh soomaaliyeed

  • @rukiyanur9658
    @rukiyanur9658 3 месяца назад +3

    Aaamiiin Aaamiiin

  • @Bisha741
    @Bisha741 3 месяца назад +3

    Abayo waxi qoran waxcelin Karo maalaxa
    Ducada badso Alla iskuxir wadyartaxay laqayaba raxo inakudambeyso.. hanijabin kalii iska hilmaw wixi tagey tan dambe kafirso Astaqfirullah badso Rabi hakagadigo Kan kiadgudagi lehed amin ya rabi

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 3 месяца назад +2

    Subxaan Allah Subxaan Allah
    Sorry so Sister 😢😢😢😢😢

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 3 месяца назад +2

    waa yaab gabadhaha yarayar yaa u soodiyaariyo sheekooyinakan wax run ah ma iila eka xaqiiqada Allaha ayaa og geyabaka Allaha ayaa og

  • @zamzamqurux8691
    @zamzamqurux8691 Месяц назад

    Allaha ku cafiyo abyo

  • @user-rw3gc5bu6q
    @user-rw3gc5bu6q 3 месяца назад

    Wlhy Billy waan ooyeye waana qoslay subxnllh

  • @mohafarey796
    @mohafarey796 3 месяца назад +5

    Xooga hada ninka wada joogno in la ifura raba 😂😂😂 naag furiin baratay ma dhaqmeyso hhhh

  • @AyaanOlow-xw9hh
    @AyaanOlow-xw9hh 3 месяца назад

    Alle qof wanag san ha u doro oo ay ku degto dhibatada haysatana alle haka dulqado

  • @khadracabdi787
    @khadracabdi787 Месяц назад

    Alaaha ku siyo nin aad kudagto alaaha kusiyo

  • @ashaabdikarim49
    @ashaabdikarim49 3 месяца назад

    Alaah qalbiga hakuu dijiyo waxaan kugula talin lahaa guur denbe hakudegdegin waqti dheer naftaada la qaayo cibabada ku delaal diinta ilaahay baro ilmahaaga korso
    You need long break

  • @user-gh7gi5nv9g
    @user-gh7gi5nv9g 3 месяца назад +2

    Ilahow kamadobey maskinta.waxa.xun

  • @user-vk3gp9eo6o
    @user-vk3gp9eo6o Месяц назад

    Qoftaan maba naxdee bisinka illaahow hana soo marsiin tan camal

  • @iqrayussufhassan8224
    @iqrayussufhassan8224 3 месяца назад

    Illahow kuso hanuni amiin

  • @RaxiimaXasan-eq6zm
    @RaxiimaXasan-eq6zm 2 месяца назад +1

    سبحان الله😳

  • @kadradeima2163
    @kadradeima2163 3 месяца назад +6

    Subhanallah 😢

  • @Mulkiabdulqadir
    @Mulkiabdulqadir 3 месяца назад

    Waa muhiim inaad naftaada ixtiraamto

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 3 месяца назад +2

    Furiinkaan uxiisaaa kulha Dee waxaad iska rabtaaa dhwrkaa nuuuc

    • @Binthlm
      @Binthlm 2 месяца назад

      😂😂😂😂

  • @CabdiSamad-uo8ki
    @CabdiSamad-uo8ki 2 месяца назад

    Ilahw naa.astuuur oo iyadanaaa astuuur

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 2 месяца назад

    Wiilka aad hada wadasocotaana ka istiqaareyso insha Allah xbbti

  • @IsmahanCaamir
    @IsmahanCaamir 3 месяца назад

    byi lalah qalbiga haku qabojiyo

  • @kismayo612
    @kismayo612 3 месяца назад

    Saxib doragadas waxa ladaxa fednol please brother gawardas ladali overdose ayaa luku noqodaa

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 3 месяца назад +1

    Oo gabadhii guriga iska lahayd markaad irbadaha soo xadaysay miyaanay ku arag mise iyaduna may suuxsanayd ilaahoow naastu

  • @maxamedxasan5579
    @maxamedxasan5579 3 месяца назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤golden