Wllo video editing Ka ayaan aqaaana markaa maku caawin karaa sidaad usoo gudbiso muuqalada waxaa loo yaqaan group working looguma talagalin 1qof in uu soo gudbiyo sababto ah wey adagtahay in aad soo gudbiso sheekooyin Ka aad soo gudbisna sidan ayay Ku xiisa badan yihiin oo markaad soo fadhiisto RUclipska muuqalada aad gudbinayso wey xiiso yaraanayan markaa wllo mak caawin karaa
Khalid abwo qeebtalabaad ina ku dhakh soh 😢meel macaan bey na gu goa deeh 😢😢😢
Mrka qisada zoo dhameysid ayn imana akhi khalid 💕😂
Qisadan sowda qalib kaso dhagestay inabo cadi mahan wlhi❤
Waa run team sowda ismuujiya 😂😂😂
Aniga kula mida malmo dhawayd ayan kaso dawaday sawda qalib hadana waxan raba inta ugu danbaysa inan arko sababta cadiya saxibki sida ugu galay
@Asma-5i waa run saxibki sixun ayuu ugalay miskin
Sawda qaalib iyo canelka barasho maxaa iska galay😂😂😂
@@SamiaAhmed-g3f sowdan ka dawanay quruxay qisadan inta uunba lasheege qararka adiga ku haya waa maxay 🤓🤓🤓
Hadad si joogta ah uso dhigi lehed 1M ayad xiri lahayd 😂😭
ZXP LASOO DHAQSO WAAN KUU XIISNAYE
yutebka adiga dartaban uso gala inderr noola soo dadal❤🎉
Qisada wll Bart 2 soobobsi wan dhariroyna
Dhamantiin wainaad aamustaan ustaada da ayaa soogashay ayaadan uhorreyso😂 halahaas waa kaftam wan idin salamay ikhwaanii wa akhawaatii 😊
lasoo dhaqso qeybta xigta❤
Nio waku xiisnee Bal waxa so dhig dhig😂❤
❤❤❤❤
Qalidow wallo wad la soo ragtay wallahi video ga😭anyway wa ku xisnay wallahi ani iyo asxapta❤
Khalidow illah bankugu dharshe halragin qebta xigta ok 😢😊
Sowda qalib ayan kasoo dhageystay
Sowda qalib ayd kasoo dhameysan karta wll
Part 2 lasoo dhaqso pro plz❤🥺
Dhibmaleh hoono hada cafimad qabto nodadal waa kujecel nahee😢❤
Walal si live ah ha usoo fadhiisan
Codkaaga iyo muuqaaladaas ayanu la qabsanee adoo raaliya sidaa noogu wad plz🙏🙏
Kolley sidii kuu fudud lkn hasoo raagindee wll soo dhakhso insha allah muhiim baad tahee
Keep going wll ❤❤
So dhawow wll wan ku xiisnay
Kamirada soo hor fadhiiso wajigadaba ar kenaye😅 Tan kale manta ad ugu far xey wllhi solawa shadadi 😢 Horey u soco wllo👌
Wllhi saa ku sugaayi waadaly 😢
Nio sheekada qaybteda kale lasoo dhakhso intana ilawin qybtan hore
Sawda qaalib kso dawo
Let's goooooo guys 200k🔥🔥
Part2 laso dhaqso
Prt 2 camesoon lasoo dhakhso pro lagen aa tehee
Waaba nagu ciyareysa zxp pls saan wx noogu baddal ❤❤
Wajigag na tus dhakhso❤😂
La so dhaqso qeybta xigta ilhy ban kugu dhariye beri ay ku dhafin😥😞
Sooo dhaqsoh qaliDow❤
Hye xapipti❤🎉
@BasoCade whatttt😂
@CaaliyoCali-x4e yaa qalpi😂😂
@@BasoCade qalbi beel Oo qalbada ku istagtay😂
@CaaliyoCali-x4e waad iniyad jebisay😭😂
Wll 😂live marbno
Noo soo daah hadaa rabtide 😂
The first person 🖤🖤🖤
Haye xapipti❤
Waficantahy Ianaad sofadhisato wlhi
Barasho adi sida doonto maad naga yeelane intd inbdn maqnti wx so glinee saan md donysa ind hormar ku gdhi wx ka bdl nio saan si ma ahee
Suuu dhig Mar walbo waan ku xiistay😢😢
Ana u horeya
So noqosho wcn Zxb waxa ka codsana ina qisoyinka carabta e jinka ina noso badisid tysm
Pro muqaalda ha isku wareerin muqalka saan ku qanacsanhy
😢 21:00
Wllo video editing Ka ayaan aqaaana markaa maku caawin karaa sidaad usoo gudbiso muuqalada waxaa loo yaqaan group working looguma talagalin 1qof in uu soo gudbiyo sababto ah wey adagtahay in aad soo gudbiso sheekooyin Ka aad soo gudbisna sidan ayay Ku xiisa badan yihiin oo markaad soo fadhiisto RUclipska muuqalada aad gudbinayso wey xiiso yaraanayan markaa wllo mak caawin karaa
Wn dhagaystay qisadan janalaka sowda qalib hadana wn dhagaysatg shugran wll
Gurigaga so sheeeg waana dhibtaye 😂
Qisadan Waxaan ka dhageestey AHMED BEST lkn aduu waad soo koobtey ❤
WLhi ninks wa jeclahay qisoyinkisa lkn somali so turjunto ma arkin sababto ah ani carabi ma aqani sas ay tahayna wan dawada muqaladisa❤
@RAMINO_7wl channelka sowda qalib ayn anigu ka dhageystay ayado dhameystiram
Lkn wll qasada Mel macbey mareysee maqeebkale ayey leedahy wn kubaryi hadey qeybkale ayledahy noso dhig illahy haka rali noqde❤wll
Sowda qalib ayn ka dhageystay wll halka wad ka heleysa xita
@Awoqali-c1y lkn wll qasada magaced kaxaga sowda
Waku sugaye 🫶🏽💕
Guuleso zxp❤❤
Thx❤ brother
W000w❤
Soo dhameestir qisada wan ku hadtaye😂
Part 2
Bilaa go aan bad thy 😢😂❤ Salaam wllo 🎉
Imise you zxp😢❤
Wa caadi wll ilayn dadka oo dhanba way iska masquulsanyihiim
Waalraagty🎉
Sxp Hanaga sodahin Muqlada Cabsida Badalan
Sheeko cabsicabsi pless noo sosamey
Mlmhn dhn ku baafinye wlhi nink into ka dhcy naga daay hee halhn kadib inaa kuso afduubano wye
Camerada so hor fariso hda ka dib
Marki igu horeya an qorl qoro❤😂😂😂😂
Oo awalba yaa kugu dhaganaa😂😭
@@nehaaabdullahi adaa igu dhagana😂😂
Miyaa layga hormary😂
Where are you now 😭
Part 2 lasso daqhso😅😅😅
walaalow sidaan ayaa fican muqal iyo cod isa soo saar teedakale sheekoyinka cabis ka soo dhik pease codkaaga wan jeclahay
1hr ayaan 100 comment ku so gaari jiry hadna 20 kama badno wxsi waa maqnashaha badan waa lagu ilwa ee cadi iska dhig 😂🎉❤
Wlloyal waxan idin waydiyey xismal iyo khalid ma isku midba
Adiga maxkamad inan ku saarno rabta balin kasta waa balan qada🙄😂
Shekadan hora uso dhagaystay mid kalo cabsi ah noso dhig markasta you tube kaga eegi jiray lkin tan hora u so dawaday😢
1 month maanan ku arkin 😮😊
Inanta yar iyo ninka wax isu akhrinaya buugay akhrinayaan calaamada yuhuuda kutaak fadlan video yada iska hupi hadda wixii ka danbeeya
Walal San xal mahan wlhi iska xir RUclips ka wajigaga nama tus tis si jogto ah wax uma so dhigtit wana dhibtey🙄😭
Frest😂❤
Cududaarkaaga waan kaa aqbaleynaa lkn qaalidoow wallale nagada si toosa baan idinkugu soo gudbinaa ok 😅😢
Part 2 hala soo daahin ilahey baan kugu dharshaye
Niyow masuliyadada wey xun tahay sbbto ah dad badan baa kugu xiran oo barnamij kaa suga adna balamo been ah ayaad naga qaaadaa Anyway keep going 🙃
Part2
Part 2