Midhaha; Halkan Ka Aqriso, Nin jaceylku beerkiyo kala jaray boggisoo Baadi gooba baan aho Waan kula balami lahaa Barya hadalka qaada Miyaa baladka dhaaftaa Dhulka kalle u badantahay Beydhabo ma gaadhaa
Midaan baafinaaye Igu beertay caashaqa Janna Bilicsanteydii Waa Bartey ku dhalatee Barya hadalka qaadaa Miyaa baladka Dhaaftaa Dhulka Kalle u badantahay Beydhabo ma gaadhaa
Waa dhul wada barwaaqa Aan abaartu baranoo Beeshi dag maagtaba Barya kama hayaantee Barya hadalka qaadaa Miyaad Baladkan dhaaftaa Dhulka kalle u badantahay Beydhabo ma gaadhaa
Illaahi i barayee boqolkii shagaashan Iyadoo bidhaan wacan Igu beegay subaxoo Ku bogsaday jaceylkii Beerkeyga jiife Waan u bogay nafteyde Addna ii bishaarey Barya hadalka qaadaa Miyaad Baladkan dhaaftaa Dhulka kalle u badantahay Beydhabo ma gaadhaa.
Midhaha; Halkan Ka Aqriso,
Nin jaceylku beerkiyo
kala jaray boggisoo
Baadi gooba baan aho
Waan kula balami lahaa
Barya hadalka qaada
Miyaa baladka dhaaftaa
Dhulka kalle u badantahay
Beydhabo ma gaadhaa
Midaan baafinaaye
Igu beertay caashaqa
Janna Bilicsanteydii
Waa Bartey ku dhalatee
Barya hadalka qaadaa
Miyaa baladka Dhaaftaa
Dhulka Kalle u badantahay
Beydhabo ma gaadhaa
Waa dhul wada barwaaqa
Aan abaartu baranoo
Beeshi dag maagtaba
Barya kama hayaantee
Barya hadalka qaadaa
Miyaad Baladkan dhaaftaa
Dhulka kalle u badantahay
Beydhabo ma gaadhaa
Illaahi i barayee
boqolkii shagaashan
Iyadoo bidhaan wacan
Igu beegay subaxoo
Ku bogsaday jaceylkii
Beerkeyga jiife
Waan u bogay nafteyde
Addna ii bishaarey
Barya hadalka qaadaa
Miyaad Baladkan dhaaftaa
Dhulka kalle u badantahay
Beydhabo ma gaadhaa.
Listening in 2024 the song is classic, I love Baidoa, the city with the clean hearted people
Alle yarxamu al fannaan cumar dhuule cali ilaahay hakuu naxariisto
LIKED
❤
Heesta waa la apdite greyey. Abwaankii heesta sameyey abihii dhanka. Xasan xaaji abdilaahi geney.