MAXAMUUD M KABANLE HEESTII CAASHAQA MA DHAAFNAA lyrics waya jog

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • fadlan subscribe saar channel ka

Комментарии • 2

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 11 месяцев назад +1

    #LyricsSongDhuuxeey
    Dhuuxeey addaa
    Inaan aado dhoofkiyo
    Dhibta ii horseeddee
    Baraf soo dhacaayiyo
    Kama hoydo dhaxantee
    Dheeraad miyaa yimmi
    Dhitaddii miyaan jirin
    Miyuu dhabarku raranyhy
    Miyuu dhbarku raranyahay
    Bal ogow dhafoorkiyo
    Inaad dhuuxa sudhsn tahay
    ********************
    Anoo dhoof ku maqan baad
    Ii keentay dhiiladda
    Hasha dhiigu da'ayyee
    Hasha dhiigu da'ayyee
    Laab dhaaftay taladdee
    Hadduu dhaawac kugu yaal
    Amba waan dhutinayee
    Amba waan dhutinayee
    Johoradda caashaqa caashaqa
    Ka ilaali dheeliga dheeligga
    Haddii haddii aanad dhuuxeey
    I sugayn dharraar soo jeedda
    Dhabarkuna soo jeedo dhabarkuna
    Imankaynu dhawnee dhawnee
    Caashaqa ma dhaafnaa
    Dhaafnaa caashaqa ma dhaafnaa
    Dhab markaan u seexdaan
    Aniggoo dhadhabayaan
    KICIYAA DHALLAANKEE
    KICIYAA DHALLAANKEE
    Dhibbaad ii horseeddoo
    Dadka waan dhibbsanayaa
    Wadnahaad dhextaalaa
    Wadnahaad dhextaalaa
    Sidda dheeho Ollollee
    KUL miyyaad ku nooshahay
    Ku nooshahay ku nooshahay
    Haddii haddii aanad dhuuxeey
    I sugayn dharraar soo jeeddo
    Dhabarkuna soo jeeddo
    Dhabarkuna Imminkaynu
    Dhawnnee dhawnneee
    Caashaqa ma dhaafnaa
    Dhaafnaa caashaqa ma dhaafnaa?
    ______________________________
    HEES XUSID MUDAN. OLD IS GOLD
    Kabankii iyo Luuqdii M . M X Kabanle AHUN

  • @WAYAJOG25261
    @WAYAJOG25261 Год назад +1

    caashaqa ma dhaafnaa