C.maalik Coldoon oo Booqday Sh. C.rashiid Cali Suufi | Qiso yaab leh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Sheekh C.rashiid Cali Suufi oo kulanka ka hadlay ayaa ugu horayn Bulshada Xasuusiyey Xuska Alle SWT, Wuxuuna C.maalik uga mahad celiyey Qaabka wanaagsan ee Warbaahinta uu u adeegsado, Isagoo dadka ku Caawinaya, Wuxuuna sheekhu Isagoo ka hadlaya Dhibaatooyinka dadka Xabsiyada lagu ilaaway ka hadlay waagii ay xidhay Dawladdii Siyaad Barre

Комментарии • 170

  • @guleedfarah4255
    @guleedfarah4255 6 лет назад +19

    Masha Allah waxaa wada kulmay labo nin oo qiimo badan ugu fadhiya Somali oo idil.

  • @mirandabella8684
    @mirandabella8684 6 лет назад +34

    Mashallah cabdimalik muse coldoon inshallah waki somali mideen lahaa inshallah 💕💕💕💕

  • @AdamAbuzuhri
    @AdamAbuzuhri 6 лет назад +26

    Waad mahadsantihiin sidaad usoo dhawayseen walaalkeen Coldoon; sidoo kale sheekha C/rashiid Allaha barakeeya. Waxaan idinka sugayna inaad noo badisaan safarada Coldoon

  • @samsambeder1590
    @samsambeder1590 6 лет назад +6

    Masha allah ilahy cirdigaga iyo sharaftada kor hawqado o ilahy haku xafido coldoon shekhena ilahay hayno xafido iyo bulshada mesha fadhida

  • @daganmaxamuudharti949
    @daganmaxamuudharti949 6 лет назад +32

    mashallah sh. c. rashiid cali suufi sheekhi shekhhyada barakallahu fiik sheekhna cimri dheer iyo cibaado alle haku siiyo coldoon adna guul walal

    • @Ndembeleosman
      @Ndembeleosman 6 лет назад +1

      Dagan Maxamuud Harti e

    • @daganmaxamuudharti949
      @daganmaxamuudharti949 4 года назад

      Alinur Farah
      Walaal haa waliba wuu ku dhax xanuunsaday xabsiga baan maqlay

    • @daganmaxamuudharti949
      @daganmaxamuudharti949 4 года назад

      Alinur Farah inahallah walal alle haka aqbalo ducada waxaan maqlayay in xanuunki covid 19 ama Coronavirus ki ku dhacay kuwa isaga wax isku yihin baa laha ma aqaan waxa ka jira arinta

  • @abdulghaniabdullahi5600
    @abdulghaniabdullahi5600 4 года назад +2

    illaahoow xabsiga kasoo saar waa bil ramafan cabdimalik alla ugu baryeynaa illaahoow kasoo saar yaarabi cadalad sii oo xaqdsrada kuu xiranyahay allow ugu gargaar.

  • @khadardahir7737
    @khadardahir7737 6 лет назад +17

    Allah idinxifdiyo dhmntin balanteenu waa jano

  • @habibaali5794
    @habibaali5794 6 лет назад +11

    Maasha Allah Qofkay Soomaali nimadu ku weyn tahay Sharaf iyo Cisi buu ku naaloonayaa . Guri walba oo Soomaaliyeed Gogol Xariiraa logu soo dhawaynayaa Soomaaliya hanoolaato cadowgeedana cagta hoostisa

    • @zamzamabdirahman291
      @zamzamabdirahman291 4 года назад

      Masha allh ilahy dartii ban u jeclhy sh abdirashiid cali sufi ilhy ciimriga haku dhereyo iyo cafimad

  • @mohamedjamol4388
    @mohamedjamol4388 6 лет назад +21

    Ninkii ilahay jecel yahay bila admi uma bahna... maanta waa kaas coldoon meel kaste u joogo shidana shidan masha allah

  • @amatallahbintosman2472
    @amatallahbintosman2472 6 лет назад +3

    Wlhi C/maalik waa qof garasho dheer meeshuu ka fikirayo inteena badan waa ka dhoohanahay Allahummasturnaa

  • @ubaxabduqadir7822
    @ubaxabduqadir7822 2 года назад +2

    Maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah

  • @itaqilaahiimaan4533
    @itaqilaahiimaan4533 6 лет назад +26

    Maashaaalaah baarakalahu fiikum
    ilaahay dartii ayaan idiin jecelnahay. 💌

  • @alidiyow3052
    @alidiyow3052 6 лет назад +5

    MashaAllah MashaAllah MashaAllah very happy to see together with our sheikh 😙😘

  • @haqabtirefilms3460
    @haqabtirefilms3460 6 лет назад +3

    Illaahay quraanka sida sheekh abdi rashiid oo kale
    ha inoo xafidsiiyo

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 6 лет назад +22

    Allow idin barakee dar allaah ayaa idiin jeclahay

  • @jamacmaxamud2840
    @jamacmaxamud2840 6 лет назад +3

    maashh allaah shiikh c/rashiid alaha ku barakeyo dan bigaagana ale ha dhaafo anagana ilaahay hanaga dhigo kuwii qaata wacdiga iyo waana da aad nasiisay qaata kuna camal fala adna ha kaa ajarsiiyo

  • @umu-maqsuudhussein1057
    @umu-maqsuudhussein1057 3 года назад +1

    Allaah Subhaana Watacaalaa Xaqiisa hasiiyo Abdi Malik Coldoon Bi idnnilqah xaqdarada lagu heystane Allaha oga hiiliyo cadawga haaysto InshaAllh

  • @hudaagaariabdulahi9432
    @hudaagaariabdulahi9432 6 лет назад +5

    Maashaa Allah cabdimaalik iyo shekhaba Alle haidin xifsiyo

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 3 года назад +1

    ماشاء الله وجزاك الله خيرا شيخنا عبدالرشيد صوفي وبارك الله فيك وحفظك.Ilaahay cabdimalik coldoon xoriyadiisa ha usoo celiyo.Aamiin

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128 3 года назад +1

    Maansha allah allaha kasoodaayo xabsiga xaqdarada loogu hayo

  • @umabdrahman7140
    @umabdrahman7140 4 года назад +4

    ماشاء لله تبارك الرحمن جزاك الله خير يا شيخ عبد رشيد ❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰❣

  • @fahima6186
    @fahima6186 3 года назад +1

    Masha Allh Allow noo daa oo badiasagoo kale Cabd Maalic Muse Coldon wllhi wan qiirooda markan arko wiilkan dhallinyarada ah niyaduu noo dhisaa 🤲🏾🤲🏾🤲🏾❤️

  • @user-te8uy3hk2l
    @user-te8uy3hk2l 6 лет назад +6

    Maaashaaa allaaaa
    Waar sheekhani qiraa,aatkaan jeclahaye maybarikaraaa
    alle habarakeeyeeeee.

  • @abdiliqee6926
    @abdiliqee6926 6 лет назад +7

    man sha allaah alle ha idin barakeeyo dhamantiinba

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 6 лет назад +1

    Masha Allah ilaahay ha xifdiyo shk Abdulrashiid iyo dhamaan inta halkaa fadhida in shaa Allah

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 6 лет назад +1

    Mansha Allah Cabdimaalik dadkan ehlu sharafka ah ayaa lala fadhiistaa oo lala macaamilaa. Ka dheerow Dabcasr iyo inta la nooca ah ee sharka iyo af xumada ka shaqeeya. Allaha ha ku garab galo

  • @fadumoadam6946
    @fadumoadam6946 6 лет назад +7

    Asc mashallaha tabarakallha Allaha idiin kubarakeeyo aamiin aamiin yaa rabi

  • @karoone1uroone262
    @karoone1uroone262 5 лет назад +2

    Maanshalaah waaa laba qof oo qaali ku ah dadka somaliyeed Sh Abdirashiid ali
    Iyo samafale Abdi Malik allaha nooo kiin barakeeyo alow Abdi Malik xoriyadiisa usoo celi mudane madaxwexne Muuse biixi fadlan ninkaas Abdi Malik ah noo soo daaa kama maaraneeeee allaha ku barakeeyo

  • @khushifarhad39
    @khushifarhad39 6 лет назад +3

    Manshalhuu.abdi.malig.iyo.sh.abdi.rashid.dar.ahah.ayan.idin.jeeceelahay.alha.idiin.barakeeyoo

  • @vokuwait6
    @vokuwait6 6 лет назад +3

    ماشاالله عليك يشخ. عبدرشيد. انت فخر كل صومالي🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zakcalasow8721
    @zakcalasow8721 6 лет назад +4

    mashaa allah sheeq anoo jecel ayaa hadana noo soo baxay nin aad qaali u ah o asigana an jeclahay ayaa kulmay raga wanaagsan alloow soo badi

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 2 года назад +1

    Maashaa alaah ilaahayow sheeqena iyo c/ maalig ba noo barakee

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 4 года назад +1

    Mashaa Allah sheikh Cali suufi iyo col soon khayyr kaad ka shaqay seen Alle haydinka abaal mariyo

  • @ayaanmaxamuud5883
    @ayaanmaxamuud5883 3 года назад +1

    Asc wll ilaahey cadowga haka qabto iyo galaracyada caloshda ishawestayasha ah

  • @cabdifataaxsayidcali7789
    @cabdifataaxsayidcali7789 6 лет назад +6

    اللهم صل علي سيدنا محمد

  • @xaawosharaf1371
    @xaawosharaf1371 3 года назад +3

    إن الله يحب المحسنين☺😊

  • @qaarulxiram4077
    @qaarulxiram4077 6 лет назад +2

    Subxaan. YaaAllah ixafad shaykhanaa Cr.suufi. sidoo kale wll Coldoon. Waxaan qiraya anigoo saahid ah in labadiinaba idin jeclahay-Alle dartii- aftahaymada iyo ganaadsiga shiilha..iyo warbixinta c.maalik. kaliya waxaan cmaalik xasuusinaya yaan dabin fitno laguu dhigin...sugnow..sabaat..dhibta laguu maleegayana Alle weyne sw hakaa samata bixiyo. Wll, cmaalik is ururi. Qabrigana iyo geerida nisba csynakyg dhig...jacaluuhaa lujjah...watakhaduu saaalixa acmaalahum sufanaa.

  • @khaansalaad8223
    @khaansalaad8223 6 лет назад +10

    Wlh Mustaqbalka Adiga Aya Na Hogaminayo

  • @saeedhash7883
    @saeedhash7883 4 года назад +1

    Maansha Allaah jirroo jooga.
    Wxn toos ubartay uarkay ujeedkayga 16/7/2017 Cabdimaalik Muuse Coldoon.
    Hore usoco leenahay

  • @raaxocabduqadir6871
    @raaxocabduqadir6871 2 года назад +1

    Mashaa alaah walaalkeeana qeer alaah siiyo

  • @ifrahabdirahman4747
    @ifrahabdirahman4747 5 лет назад +1

    Mashaallah sheekh allaha ku daayo
    Coldoon mashaallah allaha ku dhooro dhamntiin

  • @Nuurkhalif78
    @Nuurkhalif78 3 года назад +1

    Masha Allah baraka Allah jazaka Allah kheir

  • @axmedibrahim8239
    @axmedibrahim8239 6 лет назад +2

    Mansha allaah illahay hakuxafido shekh cabdi Rashid cli suufi

  • @ikranabdi3907
    @ikranabdi3907 6 лет назад +3

    Mnsh alh dhaman shishqa coldon wa idin salmyaa sida quruxda badan u siiyardaay wa muhim

  • @kariinokaka3670
    @kariinokaka3670 6 лет назад +10

    Somali waa wllo
    Dad is jecel
    Xataa kala wadan ha ahaadaanbee

  • @munahalgandarawish5814
    @munahalgandarawish5814 4 года назад +1

    Maansha alah wariyey ilahey cadowga haka soodayo

  • @haajibaaba824
    @haajibaaba824 6 лет назад +2

    Ar sheikh cabdirashiid ii geeya allow noka daa jecliyaa quraanka iyo cidii danaysaba

  • @samsungg6galaxy366
    @samsungg6galaxy366 6 лет назад +1

    Maasha alaa ilaahay haxifdiyo dhamaantood sh cabdi rashiid iyo cabdimalik coldon guulayso caldoon

  • @hamihajihaji1948
    @hamihajihaji1948 6 лет назад +2

    masha.allah allaha idin barakeyo

  • @yalibana6172
    @yalibana6172 2 года назад +1

    فكر سليم موافق لثوابت الدين
    جزاكم الله خير الجزاء وحفظكم ذخرا للاسلام والمسلمين

  • @feysalsultan9118
    @feysalsultan9118 4 года назад +1

    Manshalh ilahy haka sodayo gacan ka xaqdaran Aya kuhaystan am proud of you abdi Malik musse sama fale

  • @markisalkhaliil8148
    @markisalkhaliil8148 4 года назад +2

    Masha allaha cabdi maliik muuse coldoon

  • @papaqanjeeychannel3062
    @papaqanjeeychannel3062 6 лет назад +6

    mnsha allaaah alloow idin barakee adg iyo shekha aad bn idin jclhy

    • @muusefine7093
      @muusefine7093 6 лет назад +2

      ceydaruus lover boy coldoon

    • @muusefine7093
      @muusefine7093 6 лет назад

      Waa

    • @AhmedKulane
      @AhmedKulane 6 лет назад +1

      She eq cabdirashiid uga sh e kee qisadii maser iyo kutaabadaadii moqdisho

    • @AhmedKulane
      @AhmedKulane 6 лет назад +1

      Coil doon samir

  • @nuurtashariif3011
    @nuurtashariif3011 3 года назад +1

    Mashallaha allaha

  • @nasraabdimoha671
    @nasraabdimoha671 4 года назад +2

    Masha allah

  • @mohamadcbdiawsaxrdiid2957
    @mohamadcbdiawsaxrdiid2957 4 года назад +1

    Mashaalaah shiikh cbdi rashiid cli suufi alle haku xafido

  • @asmabadal2207
    @asmabadal2207 6 лет назад +1

    masha Allah sheekh c/rashid cali sufi alle haku illaliyo

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 года назад +2

    Ummada Soomaaliyeedeey U Hiiliya Cabdimaalik Muuse Coldoon

  • @mahadkaran4736
    @mahadkaran4736 6 лет назад +2

    mashalllh Alla haydi barakeeyo dhamaaantiin

  • @zaharacabdiraxman3205
    @zaharacabdiraxman3205 6 лет назад +3

    Maasha Allah

  • @soomalishow7204
    @soomalishow7204 4 года назад +2

    MonzHa aLH ❤

  • @marryjama7368
    @marryjama7368 4 года назад +1

    Mansha Allah sheekh c/Rashid cali Sufi iyo samafale c/maalik Coldoon ilohow no xafid waa rag soomaali kuqaliya

  • @qasemqasemaxmed5779
    @qasemqasemaxmed5779 6 лет назад +3

    Masha Allah Illahay ha,idin garab kalu

  • @dacardacar3530
    @dacardacar3530 6 лет назад +3

    Maasha Allah noolaada dhamaantiin

  • @abdihamidhussein2248
    @abdihamidhussein2248 6 лет назад +2

    masha allah allah yaxfadukum

  • @hirsimohamed1045
    @hirsimohamed1045 6 лет назад +3

    masha allah barakallahu fiikum

  • @suleman6303
    @suleman6303 6 лет назад +2

    sheikhu waa waaya arag siyaad bare baa xabsi ku xidhay kk mashlh ilaahoow unaxariiso poqorki 5 somali mashlh *wuxu rabay in uu 5somali hal meel iskugu keeno*

  • @khayrjecel2
    @khayrjecel2 6 лет назад +1

    Maanzha allah illaahay Haidin xifdiyoo Sh cabdirashiid iyo coldoon guulaysta

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад +1

    Keep going

  • @ahmedduale7495
    @ahmedduale7495 6 лет назад +1

    Mashallah my sheikh cabdirashiid sheikh ali suufi

  • @bakarmuriidi6155
    @bakarmuriidi6155 3 года назад +1

    Masha allah sheqena ala xafido

  • @abdifatah4575
    @abdifatah4575 6 лет назад +2

    Mansha allah

  • @cabdisaalahahmed309
    @cabdisaalahahmed309 6 лет назад +3

    Mashaa alaah

  • @ibtisaamcumar9068
    @ibtisaamcumar9068 6 лет назад +1

    Masha Allah alle haku xifdiyo

  • @ayaaosman5745
    @ayaaosman5745 6 лет назад +14

    well down abdi

  • @gem2144
    @gem2144 2 года назад +1

    Yaa yiri wadaad politikada wadanka kama qeyb gali karaan so ma aysan ahayn in ay badbaadiyaan diinta dadka iyo dalka faraha ka baxay subxanallah Allaha soo hadeeyo wadaada somaliyeed oo dayacay masuulkii ka saarnaa wadankan qabiileystayasha iyo calooshi u shaqeytayaasha u tashadeen

  • @mohamadcbdiawsaxrdiid2957
    @mohamadcbdiawsaxrdiid2957 4 года назад +1

    Mashaalaah coldoon alle haku xafido

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir575 6 лет назад +2

    Maa shaa allah mbrk hamabalyo

    • @mfarah66
      @mfarah66 6 лет назад +2

      Masha aĺlh alle hadin barikeyo

  • @xiisnagixiisnagi9057
    @xiisnagixiisnagi9057 6 лет назад +3

    شيخنا / القارئ المعروف/شيخ/عبدالرشيد/على صوف

  • @anisafarah5262
    @anisafarah5262 4 года назад +1

    ماشاء الله تبارك الله يحفظك الله في الدنيا والآخرة يا اختي

  • @awoahmed4608
    @awoahmed4608 6 лет назад +2

    Maashaa alaah

  • @huseanahmed9671
    @huseanahmed9671 6 лет назад +3

    الله يحفظكم

  • @rigaaxahmed5085
    @rigaaxahmed5085 6 лет назад +2

    manshalah

  • @khaansalaad8223
    @khaansalaad8223 6 лет назад +1

    Masha Allh Abdimalik

  • @abdirahmaansagaale5937
    @abdirahmaansagaale5937 4 года назад +3

    War muuse biixiyoow ilaahey uga baq maskiinkaa sama falahaa yaan cuqubo xaga eebe kaaga dhicine ogowna dulmigu waaa mugdiyaal maalinka qiyaame

  • @mahadeid7160
    @mahadeid7160 6 лет назад +2

    manaha ala ale ha idin xifdiyo wll laday culimo iyo cuqal dhamantin ale haidin barakeyo dhamantin

  • @asiyasouleman113
    @asiyasouleman113 3 года назад +1

    باركم الله فيكم

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 года назад +2

    Candimaalik Sumit Hor Illaahay

  • @CabdimajiidMustafe
    @CabdimajiidMustafe 29 дней назад

    Mash alah

  • @fadumo3449
    @fadumo3449 6 лет назад +2

    Alaha kubakeeyo

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 года назад +1

    Muse Biixiyow Illaahay Ka Baq Waxaad Masuul Let Go Cabdimaalik Muuse

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 4 года назад

      Ninkan cidna igama xigto zxp isku family ayaanu nahay sidu ninka wanagsan u ahaa ayuu siyaasadii qudhunka ahayd e somali dulaysay dhex galay inbadan wn la taliyey runtii lkn alle ma waafajin

  • @vatumopazhir7478
    @vatumopazhir7478 3 года назад

    Manshaalh wariye abdimalik

  • @aibros8033
    @aibros8033 3 года назад

    Ya a dawanaya markii laxidhay kadib 2021 augst

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 3 года назад +1

    Rule modelkayga abdimalig iyo shiikh rashiid suuxi

  • @fardosaabdullahi4842
    @fardosaabdullahi4842 4 года назад +1

    Abdimalik madax weynaha mustaqbalka wanku salamayaa walalkey

  • @hamzashariff2404
    @hamzashariff2404 6 лет назад +2

    manshaallah coldoon

  • @faizoali2918
    @faizoali2918 6 лет назад +1

    masha allaah allaha idin xafido

  • @QolkaHanuunka
    @QolkaHanuunka 6 лет назад +1

    MAASHA ALAAH

  • @wacanmohamed8788
    @wacanmohamed8788 6 лет назад +4

    Sheeku miyu yar xanusaday Allah cimriga haw dhereyo.

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi 2 месяца назад

    Maanasha.alaah