Ilaahay dib ha into tuso umaddeenna oo mar kale Nabad ah oo gacmaha isqabsada. Waxa midhaha iyo suugaanta sida fudud loo tirinaayey ka daran xusuusta aan duugoobayn ee uu abwaanku mid mid u shegaayo dhacdooyinkii iyo ereyadii la is yidhi muddo lixdan sannnadood ku dhaw.
Adeer waa taariikh. Jiilasha yaryar ama iman doona ayaa loog meel loo dhigayaa. Bal ka waran hadaadan awoowgaa ama ayeydaa magacyadooda aqoonin iyo dhulkii ay ku koreen? Abwaanku imika jacayl ma hayo oo wuu ka soo gudbay, wixii uu dhali karona wuu dhalay, laakiin taariikh ayuu meel u dhigayaa ummadda. Jacaylkana ummadda iyo faraceeda ayaa ku dhisan oo waa lagama maarmaan. Xaaskaaga haddanad jacayl ku soo xerogelin dhadhan kuu yeelanmayso. Jacaylkaasi ayaan ku wada dhalannay. Jacayl hadduu jirin aduunyadu ma joogteen ayaa hore loogu heesay.
Abaal wa inta qudhan idoor ugu hayo dawladii kacaanka maxa nagu maaweeliyeen curubo hotel, shileemo muqdisho, baar Ubax, muqdihso tiyaatar, axmed s.bide, xasan genay, cabdi qays, Cali sugule duncarbeed, hadraawi, gaariye, ibrahim gadhle, huryo, dacar, cabdi haybe, basbaas, qarshe, mooge, kuluc, gacayte, qalinle, qasaali,mushteek, khadra dahir, sahra axmed, kinsi xaji adam, allow idoor no so celi mar labaad la'aantood somali xiiso ma lahe😢😢😢
Heestan midhaha iyo laxanka iyo codka waa Top
Mirihii a.s.bide laxankii c.sagsaag codkii m.a.kuluc
Beledweyne ❤ fanka iyo suugaanta wax wayn ayey ugu dhigan tahay wlhi ❤beledweyne
Ilaahay dib ha into tuso umaddeenna oo mar kale Nabad ah oo gacmaha isqabsada.
Waxa midhaha iyo suugaanta sida fudud loo tirinaayey ka daran xusuusta aan duugoobayn ee uu abwaanku mid mid u shegaayo dhacdooyinkii iyo ereyadii la is yidhi muddo lixdan sannnadood ku dhaw.
Heesta midhaha iyo laxankuba waa top abwaanka alle cimriga hausiyadiyo una barakeeyo
abwaanka axmed saleman bide cimrika alle haudhereyo
Somali unity was beautiful than divided as this song indicates (Beletweyn river)
HEESTA🙏CURINTEEDA 🙏HUMAAGA SAWIR LAGU SAR GOOYO IYO KALA MUDAN MIDA ABKA LIHI XAQIIQATAN CALEK ABWAAN
Oo galan galcoodoo cududuhu gamuurmeen ayaa heestan dhulka dhigtay. Naag jalaqsan oo qoor dheer oo dhexyar ayaa qurxoon. Naag cududo kuus kuusan oo qoor gaaban ma qurxoona. Heestii indha Deeraaleey ayaa kaga badisay tilmaanta quruxda dumarka.
Wow masha allah
Weligeey Waxaan moodi jiray
Inuu heestaan leeyahay
Abwaan DHEEG
agwaanka sharaf ayuu mudan heestam kulac cadi mahan
❤
Waa taariikh walaahi waayo waa lasoo maray. Lkn dadka dagaaladda uun ku dhashay sideeydoo kale nasiib uma yeelan wadankoo barwaaqo iyo nabad ah. ALLAHAYOOW ADAA WEYNEE INA TUSI SOMALIYA OO NABAD IYO BARWAAQO AH AAMIIN YAA ALLAAH.
Walee kuwa haatan joogaa sidaa wax u curin.oo an marka loo saro dhameystirin.bal eeg Axmed saleebaan bide
Oday gaboobay xiligan jacayl lama waydiiye, odayga ha dawikhin