DEEQA CUMAR CAMUUD SAHAL OO REER KEDA18 SANO AAN ARAG JOGTA MAGALADA MAUNGU KENYA WAA OG CAWLYAHAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • DEEQO CUMAR CAMUUD SAHAL WAXAY RAADINAYSAA REER KOODII ANIGA IGALA SOO XIRIIRA TEL +1(480)569-9408 WAA WHATSAPP KAYGA DEEQA WAA NAAFO WAANA DHIBANTAHAY
    SUBSCRIBE LIKE SHERE AND COMMENTS
    II SAARA

Комментарии • 62

  • @AminaEggeh
    @AminaEggeh 2 месяца назад +6

    Maa shaa Allah MMS & MMM(MaMa Muhammad) gobanimo markay kaa dhab tahay kaama wada goorto👍misaanka xasanaadka Allah hakuugu daro dumaashi🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rahmamahamed7420
    @rahmamahamed7420 2 месяца назад +3

    Mashallah Queen mms Allah ajar ha kaa siiyo dadka aad caawinayso Amiin❤❤❤😊

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 2 месяца назад +2

    Maansha Allah Malyun Ali, Allah ku xafido ajar iyo xasanaad aan gurin Allah ku siiyo, Aamiin 🤲🏽. Deeqa cafimaad taam Allah siiyo reerkeedana Allah u soo sahlo, Aamiin 🤲🏽

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад +2

    masha allaah malyuun guuleyso xabiibti saad dadka usaacideyso yaarabi ajar iyo xaanaad allaha kaasiiyo yaarabi ayadana allaha usahlo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💘💜💞🥰💖👍❤💋❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 месяца назад +5

    Allow walalo Degay famligadi kusoodhawe 🤲🤲🤲mama malyun kheer alla ku siyo ❤❤🌹👍

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 2 месяца назад +1

    Ma Sha ALLAAH
    ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) usahlo reerkeeda (gabadha deeqa) kuligiin qeer aduun iyo aakhero, idinku duceyneyna.
    Mahadsanidiin, abaayo adiga iyo deeqa.

  • @UbaxMaxamed-h9b
    @UbaxMaxamed-h9b 2 месяца назад +1

    Masha allah maamo Malyuun qof qalbi nool leh ayaad tahay illahay haku xifdiyo❤
    Gabadha illahay reerkoda hawso sahlo

  • @stxtt7775
    @stxtt7775 Месяц назад

    SMARTEST WOMAN IN OUR COMMUNITT. LOVE MMS MASHA ALLAH

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 2 месяца назад +2

    Allah ha ku Asturo aakhira iyo aduunba Malyuun Ali, Deeqo Allah ha u keeno reerkeeda Yaa Rabi Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Rabi ❤❤❤❤❤

  • @fanidhuged8372
    @fanidhuged8372 2 месяца назад +2

    Maansha allaah illaahay ajar iyo Xasanaad ha kaa siiyo masakiinta aad uruurinayso eed ehelkooda uraadinayso illaahay how sahalo reerkeeda

  • @farhiyomohamed9030
    @farhiyomohamed9030 2 месяца назад +3

    Masha Allah maamo Malyuun kheyr badan Allaha kusiiyo ❤❤❤

  • @sarahdumarland3672
    @sarahdumarland3672 2 месяца назад +8

    Queen MMS we missed you 🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 2 месяца назад +2

    Malyun shaqo wanaagsan ajara ilahay kaa siinaya haysa halka ka wada sister guul gobanimo❤❤

  • @AmaalmohamedFaarah
    @AmaalmohamedFaarah 2 месяца назад +3

    Mashaa allaah malyuun cali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Месяц назад

    Allow soo dhawee yaraball caallamiin Allaahu ma Aamiin 🤲😭

  • @SSS78781
    @SSS78781 2 месяца назад +1

    ❤❤❤ALLAHU AKBAR MAMA MALYUN WEY CAAFIMAADAY MIYAA
    ..MANSHA ALLAH

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 месяца назад +2

    Daaci mss waa ku salaamey waaba lagu waayey

  • @ciiltiresheikhdahir8062
    @ciiltiresheikhdahir8062 2 месяца назад +1

    Jazakalahu kheyr Edo group yadha Awliyahanka Waan digay inshaallah dadkedha wey heleysa mamo

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 2 месяца назад +3

    Eedo MMS shafaan walaahi kaalin weeyn baad gashay ❤

  • @isninoali8261
    @isninoali8261 2 месяца назад +9

    Asc
    Abayo cumar camuud sahal ayan xagadheer ku ogaa

  • @Sadia-u9k2y
    @Sadia-u9k2y 2 месяца назад +5

    Maasha Allah

  • @Foltyen
    @Foltyen Месяц назад

    Mamathan wa re garissa akuji garissa her people are here❤

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 месяца назад +1

    Manshallah Mama Maluun

  • @hawa8224
    @hawa8224 2 месяца назад +4

    Mahadsanid❤🇺🇿🇺🇿

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 месяца назад +6

    Habaryar naagahaas soo bandhig oo hala garaaco qumayooyinkaas miskiinta naafadaa ku boodaya suxaanalaah! Way!😥

  • @kahahussein8856
    @kahahussein8856 2 месяца назад +1

    Walaal kheyr fara badan Allaah ha ku siiyo

  • @nadiakamal1181
    @nadiakamal1181 2 месяца назад

    manshaAllah tabarakallah mama malyun Farhad igu nolow

  • @Leylasebriye
    @Leylasebriye 2 месяца назад +4

    Alle ha caafiyo alle hausahlo

  • @fartunhussein4836
    @fartunhussein4836 2 месяца назад +1

    Masha alah u bixin maamo malyuun

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 месяца назад +2

    Masha Allah mamamalyuun

  • @hamdiabdullahiali6397
    @hamdiabdullahiali6397 2 месяца назад +4

    Mama malyn dhigan ku jeclahay❤

  • @FarhioAli-ki7hb
    @FarhioAli-ki7hb 2 месяца назад +4

    Allha usoosahlo ya Allah

  • @11naa44
    @11naa44 2 месяца назад +4

    Miskiin Alle ha u gargaaro 😢😢😢😢😢😢

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 2 месяца назад +1

    guuleyso malyuun Quruxbadan

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 2 месяца назад

    Mms waa cayishee qurux miiran baad tahay maasha allah

  • @kadardahir301
    @kadardahir301 2 месяца назад +2

    Mansha allah maamo

  • @umuzaynab4749
    @umuzaynab4749 2 месяца назад +2

    ❤❤❤🎉🎉mms maashallaa ❤❤❤noolow sis❤❤

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل 2 месяца назад +2

    somalidu waa cadaw gabar naafaa bay xoogooda ku tijabinayaan oo gidaarka seexato 😢

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 месяца назад

    😢😢 Ilaahey ha sahlo reerkeedii

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Месяц назад

    Allow kuu bara kee

  • @rayanacookingchannel4756
    @rayanacookingchannel4756 2 месяца назад

    Queen malyun❤

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 2 месяца назад

    Mashaalaah ❤

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 2 месяца назад

    ❤❤❤Mms wel come back 🎉🎉🎉🎉

  • @maxmudindhayare9534
    @maxmudindhayare9534 Месяц назад

    War reer xaangow gabadha raadiya

  • @nimcomusse9429
    @nimcomusse9429 2 месяца назад +2

    Wlh boqorad baatahay.

  • @Fahimoyuusuf
    @Fahimoyuusuf 2 месяца назад +1

    ilaahay dadkeeda u sahal

  • @IbrahimSalat-ps4ko
    @IbrahimSalat-ps4ko 2 месяца назад +1

    Pole

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 2 месяца назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maslah345
    @maslah345 2 месяца назад

    Mama malyuun waa boqorad

  • @AmaalmohamedFaarah
    @AmaalmohamedFaarah 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimhirewarmoge-io5jb
    @ibrahimhirewarmoge-io5jb 2 месяца назад

    Maama malyuun shaqo fiicanbaad qabatay kazaakalaah

  • @sacdiyohayan9230
    @sacdiyohayan9230 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢

  • @SSS78781
    @SSS78781 2 месяца назад

    🤣🤣🤣GABAR MA'AHAN WA MAAMO WEYN..ALLAHA U SAHLO DADKEEDA

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 месяца назад +1

    Qayla badanaa meesha codkeeda lamamaqlaaya

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 месяца назад +1

    Soo qor lumber keeda

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 2 месяца назад

    🤲🤲🤲💚💚

  • @tawofiiqabdullahi3820
    @tawofiiqabdullahi3820 2 месяца назад

    Walaal waxba ma taraan bal ku cimra qaata deeqa

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 2 месяца назад

    Malyun Sama fale baa tahey qeyr alaha ku siiyo

  • @IbrahimSalat-ps4ko
    @IbrahimSalat-ps4ko 2 месяца назад

    Ron

  • @AsliJama-v4n
    @AsliJama-v4n 2 месяца назад +2

    Maasha Allaah

  • @Sadia-u9k2y
    @Sadia-u9k2y 2 месяца назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤