Somali ayaa wada hobolo u badan way dayn waayeen iyadna waxa haysta colkaa badan iyo biyaba wayku hafiyaan Allaha karansiiyo inay si fiican uga baxdo Jazaakallhu khayr walaal
Masha Allah si sharaf leh ayaad u waanisey Alle hakala aqbalo qof walba sidan dabacsan ula hadal qofkii kaa diido xil kaama saarna waajibkaada waad gudatey Alle hakugu anfaco shiiqoow
@@DeganSh Hooyo + Hooyo + hooyo + hooyo...luqad xumo iyo ka daree in ay tahay ma aqaano... qof dumar ah soo lama sharfi karo iyadoo hooyo lagu sheegin? ... ka waran qof aan wax weligeed dhalin? ... soo xushmad ma laha?.. Hooyadaa ayaa hooyo kuu ah BAS...hadaad diinta xiisaynayso, suuratul Axsaab aqri "ugu yeedha waalidkood" ilmo aad soo korsatay.. Shantaay waxaa laga yaabaa in uu yaqaano...
Maaanshaa alaaah sheekh shantaay ❤❤❤
wallee qof ku jecel aa ku waaniya jizaakalaahu qeyr brother shantaay
Allaah umadda Soomaaliyeed iyo islaamka oo dhan ee rumeyey Allaah iyo rasuulkiisa Allaah waxan u weydina in u tawfiiqda na wafajiyo naga dhigo kuwa qaata quranka iyo sunada nabigena suuban SCW xaqa u hiliya salaxiin ah u nageliyo janadiisa aamiin 😢
Somali ayaa wada hobolo u badan way dayn waayeen iyadna waxa haysta colkaa badan iyo biyaba wayku hafiyaan Allaha karansiiyo inay si fiican uga baxdo Jazaakallhu khayr walaal
M.a shiikh ilhy ajar haka siiyo ❤
Maansha alaah xaqii baad cadaysay
MASHA ALLAH TABARKA RAXAMAN SHEKH WAXA
FICAN AYOW KA HADLAY.
Masha Allah si sharaf leh ayaad u waanisey Alle hakala aqbalo qof walba sidan dabacsan ula hadal qofkii kaa diido xil kaama saarna waajibkaada waad gudatey Alle hakugu anfaco shiiqoow
Wa wax fiican Allan Ali naxsuusinayaa wa Mahad Sandahl Shekh shantaay
Mashaa alaah ilaahay dhamaanteen hana hanuuniyo
Sheekh Shantaay waa ku saxsan tahay ❤❤❤
MAASHAA ALLAAH SHEEKHEENA RUN AYUU SHEEGAY ASTAAN TV JIDADKII AYEEY MUNKAR DARTOOD U XIRTEEN SUBXAANA LAAAH ILAAHOOW XAQA NA TUS AAMIIN YAARABI SHEEKH SHANTAAY JZKHEYR AKHIII
بارك الله فيك يا شيخ
سلام عليكم ورحمه الله وبركاته جزاك الله خيرا
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw❤❤❤
Waa run maamadan towbada ma dhameystirin
شكرالك .
Waa waano u baahan in wax lagu qaato
Shiikh asc shiikh waan ooyey markaad trio hooyo waa kalmadquwadwayan hooyo
Sheekh shantaay fanaanada hibo nuura waa qaran wadaniyad ah dhalinyarida somaliyeed wadanka ku dhiiri galiyo inay joogaan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤sh shantaay sh weyn first commwnt
Asc sheeq sida dabac San ee aad u wanisay hibo inaad qof walba oo qaldan sidaas oo kale wax ugu sheeg
Masha allah walalo wlhi waxad Siisey nasteexo fiican allaha nagayeela kuwi maqla kuna camal Fala
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shuubo shantaay hibo maidigeey toobad kuweeydiinee
Waaw ❤
Asc mashallh mashallh caawa sifican atuhadash
Sheekhoow Waa runtaa balse Allaah Waa Qafuururaxiim intaad ka aragtay hibo nuuro oo ah inay hees Madaxa Ululaysay Waxkadaranbay Maanta Somaali kudhaqmayaan, Oo ah inay dhiigdaadiyaan🤔
qofku hadu rabo inu kacaafimaado raadka macaasidu kureebtay wa inu miyi aado oo kumashkuulo dikriga ilaahay iyo khayrka wayo miyigu wa nadiif heeso lagama yaqaan
Halayaabin dadkeena diin lama baring waa dhibanyihiin jahli baa baabiyay Allah waxaan uweydiinayaa hidaayo ,somaliyeey diinta barta wallahi waan idinka naxayaa muslim baanahay diintana magaranano oo baranmaayo qiil idiinnoqonmayso
Warunta walhi
❤❤
Sheikh Shaydaan
Asc hees qamro qaad sigaar waa qurun
War fanku dancing ma aha
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh
Sheq wa runtisa hoyo sifican aya uwanise
War kaleexo maamada hooyadaa kaliyaa hooyo ku,ah xagee hooyo kaaga noqotay
Shiikh waxaa tahay qayr naloosoo diray , khayr 3:28 iyo xasanaad allaha kaa siiyo waanada wanaagsan.
waxas towbad baaha ee hibo nuura wainay kadhex baxdo dadka xun xun oo meel kale aado sida miyiga oo adhi kuraacdo mudo si ay uga caafimaado dembiyadi
Hibo Nuura hooyadaa ma aha, Soomaaliniimo ayaad wadaagtaan sida dadka kale.. Sidee ku ogaatay in toobadeeda wax ka dhimman yihiin? Illaahay maa teleefon kula hadashay? . ..Xaddiis waxaa jira Caisha oo yar oo Nabiga gadaashisa joogta oo daawanayaan Xabashi jaan tumanaaya, Omar ka xanaaqay,,,, ..
Waa islaan hoyaa diidbal haday heesaha ilaahy dartii iskaga daysay maynacdo ay kadheeraato macsidiisa
@@RunWarsame Hooyo isaga uma aha... Fanaaniin badan dá ayaa heesaha iyo fanka reebtay.. ma garanaayo Hibo sababteeda? Jaziirada carabta badow daganayd ayaa dhahay heesaha iyo fanka waa xaaraan... hmm ... qaado taas hadaad rabto.
Hooyo waa sharaf haduu yidhi
@@DeganSh Hooyo + Hooyo + hooyo + hooyo...luqad xumo iyo ka daree in ay tahay ma aqaano... qof dumar ah soo lama sharfi karo iyadoo hooyo lagu sheegin? ... ka waran qof aan wax weligeed dhalin? ... soo xushmad ma laha?.. Hooyadaa ayaa hooyo kuu ah BAS...hadaad diinta xiisaynayso, suuratul Axsaab aqri "ugu yeedha waalidkood" ilmo aad soo korsatay.. Shantaay waxaa laga yaabaa in uu yaqaano...