KAADHKA IYO DORASHADA MADAXTOYADA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • 00447508177998 👈whats up ka idacada.👈
    SUBSCRIBE 👈 & SHARE👈
    00447508177998 👈Toos ka idacada.👈
    RADIO AL CADDALA

Комментарии • 42

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 Год назад +5

    Beelweynta gärxajiso aqli saliim leh ha shaqeayo wa inay isku tashada guul wa wada tashay magaco wa daawe gärxajiso midooba guulgobanimo leh insha

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Год назад +2

    Garhajis shaqo qaran u baxaayana soo noqodkooda soo rara tusbaxyada dhaadheer iyo tan gaagaaban ha aaminina dibjirka waalan

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 Год назад +3

    Diyaar diyaar 🧡🧡🧡🧡🧡🧡

  • @mohamedkanyare7367
    @mohamedkanyare7367 Год назад +3

    Guuleyso dr liban alcadaala

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Год назад +3

    Good job mujaahid

  • @hamsafarah8205
    @hamsafarah8205 Год назад +3

    Liibasn alcadaa waxaad tahay afgahayeenka garxejis runti waxaadna istaahisha in taaallo lagu dhiso

  • @mohamadosmanfarah1739
    @mohamadosmanfarah1739 Год назад

    Liibaan baalo xooftadii ma intaas bay ku ekayd kolhadii itaalkii gobolka raga iyo cirkaan hadla kasoo dajinaa halkaas dhaafi weydey sxb iska liqa xilka m bixi kolhadii Italy loo waayay nimaad dhirbaaxi Karim waal dhunkadaa

  • @amrancismaan9359
    @amrancismaan9359 Год назад

    Guulaso libaan inatad noolashahay

  • @hamdim4948
    @hamdim4948 Год назад

    Liibaan naso garxajis toosi maayo Xarigaa Xirto rag baa furaha walaahi waa ku baqaa Cafimaadkagga

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Год назад +3

    War liibaan wanu bixinayna dhaqala hadaanu nahay qurba joogta nahay

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 Год назад

    Maashaa Alaaha liiban mideeyaadtaha kuligayo waxaan noqonay liiban oo kale diyaar diyaar diyaar

  • @saadabdiwasac2146
    @saadabdiwasac2146 Год назад +1

    Wll markaliya ashahadada xasuuso

  • @akuunakeetu
    @akuunakeetu Год назад

    Maxaad isku daalineysan sidii horey la idiin dhacay baa hadana la idiin dhacayaa ileen beer baa tihiine

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Год назад +1

    Ardayda jaamacadaha iyo high school firfircoon ee magaalooyinka waa weyn jooga ha u baxaan Garhajis shaqo qaran si ay u soo diiwaan geliyaan dadka aan gaadhadh haysan hawd oogo iyo gubanba.

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Год назад +1

    Dhamaantiin hadaad kaadhadhka gurataan iLaa laydin raaco masoo bixikartaan

    • @saynabSr
      @saynabSr Год назад

      Markaanu xildhibaanada la soobaxayney ee idinka badinay yaa na raacay?doorashadani sidaa oo kale ayay noqonaysaa ee cidii aan na raacayn uma baahnin kuwa na raacaana way mahasanyihiin markaan rabin inuu na raacow kuuma baahnin

  • @simplechannel9101
    @simplechannel9101 Год назад

    Long life Mr liibaan bless you bro 🤲

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 Год назад

    Habaryoonisay Abidkiinba kuma hiil baxdaan halaca maadhiine
    Huwanbaan ogaa oo dagaal kuma hagaagtaane
    Hawhawda iyo faanku waa himiladiiniiye
    Anna hawlle iigama duwana hurinta Daa'uude
    Hitlarbaad ismoodaan markaad halaha maashaane
    Abtiyaal wax aydaan helayn ha isku hiifina'e
    Halba aniga oo nin u dilay oo habelna dheeraaday
    Waydinkoo habeenkoo madow danood soo hitiqiseene

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 Год назад

      Waxan ya tiriyay saaxiib?! Maad yara faahfaahin waxan aad dhuraysid?! Adoo mahadsan!

    • @saynabSr
      @saynabSr Год назад

      Hadalka yaree nin kastaaba awoodiisa ayuu soconayaayeh ma waxaad tahay reerihii hy oo qaybka mida garxajis iyagoo afar ilma sheekh isxaaq odhan jiray hj iyo ayaa dagaalamaya ee la beretami jiray hy?walee hy waa geesiyo ilayn hj oo dhan ayay ciileeneh ooy ka gaadhsiiyeen inay habar awal u yeedhtaan oo yidhaahdaan jeegaan ayaanu nahay

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 Год назад

      @@saynabSr
      "Jeegaan ayaannu nahay" baa lagaga yeedhsiiyay! Kkkk 😂Wallee midhkaa Kaa qoray. 😂

    • @saynabSr
      @saynabSr Год назад

      @@CamanKiish2 xataa waxayna garahayn waar yaan ceebttina la ogaaneh aamuso oo haku faanina garxajis qaybka mida ayaanu isla sinay anagoo afar ilma sheekh isxaaq ah oo weliba taageero u baahanay waabay ku faanayaan hy iyo hjlo ayaa biyo ku dagaalamay

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 Год назад +1

      @@saynabSr
      Afkaaga caano Lagu qabay walaashay qaali 😘

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Год назад +4

    O hday doorasho MDXWEYNE so horayso gebigiinu kaadh qaadataan
    Oo laba xisbi tihiin idinkoon beelaha kle somaliland baridan oonay idin codayn ma helaysaan MDXWEYNE waar ilmaaderayal REERNIMO MEEL ku tegi maysaane TOLKIIN WAX WEYDIISTA

  • @Gobsame
    @Gobsame Год назад +1

    Kan yari halkuu habar yoonis lagadhay qofka habar yoonis sheegta telefoon kuu ku dhiga isagoo leh ma aqaan

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 Год назад +1

      Habaryoonis ulamasinin qabiilada kalee isaaq waxaanu ulasimanahay garxajis sida ka arab u odhanayo arab ayaan ahay anaguna garxajis baanu nahay

    • @ahmedyasin6796
      @ahmedyasin6796 Год назад

      @@nuraqallib9103 waa nacayb h yoonis loo qabo sow maaha cidagale wuu cadeystey

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 Год назад

      @@ahmedyasin6796 waar yaa ķabaq illaahay oo iskadaa qabyaalada xun ee ku indhatirtay ciidagale iyo habaryoonis waa garxajis taasaana nadeeqda ee latag sheekaxumada liibaana waa halyay cadawgii hajabo

    • @mancado8635
      @mancado8635 Год назад +1

      @@ahmedyasin6796 Anagaa habaryoonise heegoY qofkii yidhaahda ciidagale xitaa wuu ku jaraa callke Munaafaqnimada meelaHa la taga oo malcaamadeeNa nooga baxa

    • @saynabSr
      @saynabSr Год назад +1

      Ma qoladii dadka is ku dirkiisa u noolayd ayaa garxajis shaqo ka dhigatay!! garxajis waayaha soomaray dib oo danbaysa loo kala furfurimaayo ee oohinta yareeya waad warla'dihiineh doqon ayaa is yidhaahda garxajis kala qaybiya waar 30 ayaanu reerka dhisaynay waana buur buurna ma duminkartaaneh cadawnimadiina qarsada yaanaan idin ogaaneh

  • @ahmedfarah2138
    @ahmedfarah2138 Год назад

    Umada beenta maad ka deesid diwan galinta waxaa ku xigata tii ururada ee umada lacagta udaa

  • @hoododiriye2215
    @hoododiriye2215 Год назад

    Asc liiban garxajis waxaad ka Soo Saar tay god sheer SI daa aw geed gobol walba waxaa lagaag dhisayaa taalo sheer anagu hadaanu nahay gobolka sool waxaanu kaaga dhisay naa nugaal

  • @saadabdiwasac2146
    @saadabdiwasac2146 Год назад +1

    Waxa lagumodaa addunyo moye inaanad aakhiro shaqo kulahayn

  • @mawliidsuleman8100
    @mawliidsuleman8100 Год назад +1

    🤢🤢🤢🤢🤢🤮

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад +1

    Beenaale beenaale dhalay oo tuug ah oo baadhay hablihii gobta ahaa ee nasabka ahaa ee habaryoonis waxaad tahay lugooyo waad na lugoysey ilaahey haku lugooyo waxaad tahay ibnu xaaraan garxajis waa gobta reer sheekh isxaaq waxaad cadow nooga dhigtey walaalo garxajis ilaahey ha kaa abaal mariyo xumaanta aad dhex dhigtey umada walaalaha ah ee reer sheekh isxaaq ilaahey ha kaa abaal mariyo xumaanta aad beertay iyo sunta aad aaseyso garxajis waa ibnu xalaal nasab ah oo ah hormuuda umada reer sheekh isxaaq waxaad tahay kala gooye ilaahey haku soo qabto

    • @mancado8635
      @mancado8635 Год назад

      Heegoy baroor lama rabee iskaga baxa malcaamadeeNa habaryoonis ku wasyee

    • @saynabSr
      @saynabSr Год назад

      Cabaadka hala joojiyo qofkastaaba waa ogyahay cadawgiisa iyo dadka jecel eh waxa arinta fashiliyey waa mediayaha ee ma cidkale waayo waxaad akhriyaysaa iyo cadawtinada aad noo haysaan halkaas ayaanu ka fahaney

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 Год назад

    KHAADHADHKA QAATA DEGAANADIINANA DOORASHO URUR YAANAY KA DHICINE DIIDA

  • @emptysoul655
    @emptysoul655 Год назад

    Beenale ! International waxey yerahdin ururada gala

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 Год назад

    Masha Allah guul iyo gobanimo somaliland