DEGDEG KHAATUMO LOO DIIDEY SHIRKII MADASHA QARAN SABAB YAAB LEH DARTEED,SIR CULUS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • DEGDEG KHAATUMO LOO DIIDEY SHIRKII MADASHA QARAN SABAB YAAB LEH DARTEED,SIR CULUS

Комментарии • 38

  • @DigDus-e5j
    @DigDus-e5j 5 часов назад +3

    Daroodoow MAANTA KA DAMBE NINKAA ODAYGA GOBTA AH EE NASABKA AH EE MADAXWEYNAHA JUBALAND UGU WACA
    SAYID AXMAD MAXAMAD ISLAAM
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 часа назад

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 waa ruunteda Walalkey GUUL SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 5 часов назад +1

    Guul guul D5 oo dhan ❤❤❤❤❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 5 часов назад +2

    FIRDHIYE HA BEDELO SIYAASADIISA IYO SIDA SSC LAGA BILAABO MAANTA AY DAWLADA ULA DHAQMI DOONAAN😊. HAKALA LAABTAAN AQOONSIGA XASAN SHEEKH, SIDA WALAALAHOOD PUNTLAND SAMAYSAY. WAA BILAHI TAWFIIQ😊.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 5 часов назад +2

    War SSC cidna uma baahna ader awood iyey leeyihiin dawladna uma aqoomsanin dawlada fadaraalka hadaanay na aqoonsanayn

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 5 часов назад

    Maan sha Allaah Af kaaga caano geel oodhayah laguqabay lagakeenay Galkacayo ❤❤❤❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 часа назад

    Xamse Marxuum Xasa Skiikh Baa
    Keensaday Amaka Waa Inuuqato
    Khaatumo Dhegdheer Meelategei
    Mayeso 2 Degemo Waxakuma
    Goyoso Daarood Harti Hollywood
    Ruwaayadii Waye Dhamastsy

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 3 часа назад

    WARQADU WAA MID LIIDATA OO BAHDIL AH.

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 5 часов назад

    Runtii khaatumo alley leedahay

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 5 часов назад

    War waa shir hawiye yaa u baahan

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 3 часа назад

    HARTI WUU GARABTAAGAN YAHAY SSC EE OGAADA.!!!

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 4 часа назад

    XUKUUMADA SSC HORTA HA FAHANTO IN XASAN IYO XUKUUMADISU RABIN JIRITAANKOODA. MARKAAS BAY SSC GUUL GAARI.

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 5 часов назад

    Aslm

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 4 часа назад

    SSC HAYSKA DAAYAAN IN AY DABA ORDAAN HORGALADA KOLBA XAMAR UGA YEERAYA. XAQOODA SIDAY RABAAN BAY U HELI KARAAN IYAGOO XASAN AAN BARYIN. XASAN HADUU IYAGA AQOONSANAYN, HADEE IYAGUNA YAY AQOONSAN XUKUUMADA XASAN QABYAALADAYSTE😊

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 4 часа назад

    WAR HORTA XUKUUMADA SSC MA RABTAA IN AY PUNTLAND LA TASHADA1N ? SIDAANU U JEEDNEY WAA MAYA😢.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 5 часов назад

    OH OH WAR DHULBAHANTE WAA DAD AAMINSAN DAMULJADIID. PUNTLAND DEMBI MALAHA. SSC RUNTII LAMA YAQAAN WAXA AY UGA CARARAYAAN IN AY IYAGOO MAAMULKOODA GACANTA KU HASTA HADANA AY WALAALOHOOD GARAD KA SAARTAAN ????

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 5 часов назад

    Golahaan Kala tashi weeye wada tashi ma aha

  • @QadiijoMacalin-c3s
    @QadiijoMacalin-c3s 4 часа назад

    Asc somaliya raabii ayaan uu maaqan siiyaasaadan weey guubtey wadankena waa siidaas

  • @AdanAbdi616
    @AdanAbdi616 4 часа назад +1

    Ama cirka qabta ama dhulka gala ama qarxa..... Qaranka jamhuuriyada Somaliland baad ka mid tihiin.
    Guul jamhuuriyada Somaliland ❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 4 часа назад

    WARYAA XUKUUMADA SSC MARKAY KOLBA MEEL AAN LAGA RABIN USII SOCDAAN, MAXAA MARKA GUULDARO AY LA KULMAAN, AAD PUNTLAND DEMBIGA LUGULA SOO NOQONAYO ⁉️.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 3 часа назад

    HOGAAMIYA DADKIISA BAHDILAYA SIDEE???

  • @Yussufhersi1
    @Yussufhersi1 5 часов назад

    Khaatumo waa ku meel gabadhu 1 dabo ayaa u hadhay

  • @ifraaxmaxamed4717
    @ifraaxmaxamed4717 4 часа назад

    Khaatumo soomaaliya waxba ugama baahna waa dad iyo dal noolaan kara wakigood na noolaa soomaaliya inta xasan buste haysto soomaaliya waa ka fasax umana tirsana reer khaatumo iyo daarood oo dhan horgalada daarood soomaaliya hadaba yaaceen uun laakiin inta fiyaw maba rabaan dani cidna meel kuma fadhiisine dad kaasi iyagaa dalkooda udagaalamay oo udhintay hartina way caawiyeen xoogaa

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 5 часов назад

    WAR HORTA SSC GORMAY RABAAN CID U DAGAALANTA ? WAR SOWTII FIRSHIYE KOLBA U CARARAYEY MARNA JABUTI MARNA XAMAR ?

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 3 часа назад

    War bal xoolahan majedheen eega dani yuu xoreeyay, adeer khaatumo iyadaa dalkedi difaacday, dani isagaba xamar tagi karin joojiya aflagadada naagihinan majedheen

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 часов назад

    Hawiye yaa raba waa yaab dawladdu ma iyagaa

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 4 часа назад

    Somalia 🇸🇴 liyaa somalida so raac 😂

  • @Haybajama
    @Haybajama 4 часа назад

    Waar waxan baryootama waa yiciis

  • @MansuurAli-g9q
    @MansuurAli-g9q 5 часов назад

    😂😂😂😂

  • @jamiicalaala
    @jamiicalaala 4 часа назад

    horta maxay ssc udhahaan caynabo na ma dagana. sanaagna tuulee ka dagaan oo fiqi fuliyaa waxan ay sheeganayaan cid ka aqbaleysaa inaaney jirin wey ogyihiin . dadka ma indhahey hayaan dhulbahantow waalida la idinku sheegaa wa idinka dhab bal meel ay daan dagin baa dhaheysaan maamul hanalooga dhigo dadka ma cawaanbaa moodeen sidiina

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 5 часов назад

    Khaatumo waa soomaaliland hariyoonina reer badhi wiish

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow 5 часов назад

      Habaarka iska daa ina muuse juudaanaw soomaalilan meeday sawtii afka ciida loo daray qarankii beenta ahaa ina abaarsaw

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow 5 часов назад +2

      Habaarka iska daa ina muuse juudaanaw soomaalilan meeday sawtii afka ciida loo daray qarankii beenta ahaa waa lasoo afjaray iska ooy ina abaarsaw

  • @DigDus-e5j
    @DigDus-e5j 5 часов назад +1

    Daroodoow MAANTA KA DAMBE NINKAA ODAYGA GOBTA AH EE NASABKA AH EE MADAXWEYNAHA JUBALAND UGU WACA
    SAYID AXMAD MAXAMAD ISLAAM
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DigDus-e5j
    @DigDus-e5j 5 часов назад +1

    Daroodoow MAANTA KA DAMBE NINKAA ODAYGA GOBTA AH EE NASABKA AH EE MADAXWEYNAHA JUBALAND UGU WACA
    SAYID AXMAD MAXAMAD ISLAAM
    ❤❤❤❤❤❤❤❤