Canada Ma Dal Islaambaa? Xog aad La Yaabi! Canada & Dawladii Nabiga | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 май 2024
  • Canada Ma Dal Islaambaa? Xog aad La Yaabi! Canada & Dawladii Nabiga | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
    Muxaadiro aad u qiimo oo xog badan xambaarsan iyo qisooyin waxa inoo soo jeedinaayaa sh cabdiraxmaan bashiir xafidahullah
    ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
    --------------
    Speaker: Sh Cabdiraxman Bashiir
    --------------------------------
    Fair Use Disclaimer
    Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
    1. This video has no negative impact on the original works.
    2. The video is intended for educational and awareness purposes
    3. The video is transformative.
    4. Video content is always in demand from our community
    All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
    -----------------------------------------
    Tools I use to edit my channel:
    Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
    Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
    Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Комментарии • 92

  • @dayaxrasmi1939
    @dayaxrasmi1939 2 месяца назад +8

    Subxaanalaa Gaalo maaha iyo Diin malaha is waafaji Shiikhow

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 2 месяца назад +7

    Maashaa Allah si fiican baad noogu sharaxday

  • @iclaammedia6688
    @iclaammedia6688 2 месяца назад +4

    Fiqi baa laga Hadlayaa oo fahana oo lagu salaynayo sunada iyo quranka, mutadarifnimada iska daaya kuwiina comments nacaybka kaga sheekaynaya, anigu sheekha abdirahman waa kuraacsanahay qof sidiisoo kala ah somali kuma jirto maskaxduu kahadlaa qalbiga kama hadlo❤❤ alow noo dhowr shiikheena

  • @hassanfarah3732
    @hassanfarah3732 2 месяца назад +2

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 2 месяца назад

    Masha Allah

  • @user-oi7dk4ot9p
    @user-oi7dk4ot9p 2 месяца назад +1

    Tu nous apprends beaucoup des choses merci Bachir

  • @Hurre33
    @Hurre33 2 месяца назад +6

    Sh. Dee wax kasta kaa yeeli mayno
    Ma dowladii nabiga ayaad dawlad mulxidiin ah ber-ber dhigaysaa

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 месяца назад +4

    ILAAHAY KHAATIMADA HANAGA XUMAYN , WAR SHEIKHA HALOO NASEEXEEYO INTUUSAN SITOOS AH UDABAYSHAN

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 2 месяца назад +15

    Lkn diin la’aantaa soo gaalnimo uun ma aha

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 2 месяца назад

    Scw

  • @abdulwahabyussuf2637
    @abdulwahabyussuf2637 2 месяца назад +1

    Waa arin lala yaabo in dawladii Nabiga NNKH iyo canada oo democracy ah

  • @mohamedibrahim.6938
    @mohamedibrahim.6938 2 месяца назад +5

    subxaanallah quraanka iyo iyo axaadiista uu akhrinayo yuu nigu waabsan waa faylasuuf shaydaan ah

    • @UgbadomarYusuf
      @UgbadomarYusuf 2 месяца назад +1

      Shekhan waxan kaga yabay wuxu yidhi gabadhu waxay dontay ku xijabanysa يا ايها نبي قل ازاجك وبناتك ونساء المومنين يدنهن عليهن من جلابيبهن

    • @UgbadomarYusuf
      @UgbadomarYusuf 2 месяца назад

      Gabadha muslimada xijabka lagu wa jibiyay ma aha shan iyo surwal iyo masar Hadi waxay donto ay ku xijabanyso maxa loso dajiyay xijaabka wll

    • @cabdicabdulahi
      @cabdicabdulahi 2 месяца назад

      Dulmiga qofka gala ayaa lagu tilmaami karaa in uu yahay sheydaan adiga oo cadeyen u heyen ayaad qof musulim ah ku tilmaamtey waa sheydaan adigoo kale ayaa umada ku dhex jira ee adiga is qabo☝️

    • @mohamedibrahim.6938
      @mohamedibrahim.6938 2 месяца назад

      @@cabdicabdulahi qofka xogaha wax kabartay diinta ninkan wuxuu laaqanayo wa soosaarikaraa lakin qofka aan waba diinta ka aqaanin caadi buu unoqonaya

    • @mohamedibrahim.6938
      @mohamedibrahim.6938 2 месяца назад

      @@cabdicabdulahi dulmi diinta laga galo dulmi kawayn miyaa jira .diinta in la luqun jubaaro si layskaga saxo canadiyanka ama amerikanka

  • @abahm987
    @abahm987 2 месяца назад +4

    2 xisbu Xisbilaah wa xisbu shaydaan
    Wax u dhexeeya ma jiraan sheekh

  • @fikirchannell4442
    @fikirchannell4442 2 месяца назад +1

    Sidani waa khayaanatul cilmi

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 2 месяца назад

    Dacwa badan sameeya Insha Allahu.

  • @Aaron28999
    @Aaron28999 2 месяца назад +4

    Dowladii Madiina ee Nabiga csw iyo dowlada Canada ee khaniisnimada u ololaysa isku nidaam iyo isku qawaaniin midna ma aheyne cabdow ee kor uga bax

  • @Czetttt
    @Czetttt 2 месяца назад +3

    'Doqontu markaad dayaxa faraha ugu fiiqo farihii umbay eegtaa' qolyo meeshaana muuqalka ama ma ayba dhamaysan ama waa doqontaas

  • @abuahmedhassan5499
    @abuahmedhassan5499 2 месяца назад +5

    Shaikh hassan xuseen ayaan ka sugeynaa jawaab

    • @drmursalhassan4346
      @drmursalhassan4346 2 месяца назад

      Aad iyo aad 😂😂

    • @user-yp1iq8ib2q
      @user-yp1iq8ib2q 2 месяца назад

      Ninkan waan dareen Sanaa in uu ka siidaayay waayo waxba kaa dhagaysan mayno sheikh ma tahid waxaa tahy nuuca milmay gaalo iyo islaam maxaa u dhaxeeya

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 2 месяца назад

    Adeero cabdiraxman Bashir ❤

  • @abdurrahmanmahamoudfaarah7837
    @abdurrahmanmahamoudfaarah7837 2 месяца назад +2

    Dowlada aan diinta lahayni gaala ma ahan miyaa?
    سبحان الله

  • @user-pj6bp6np8t
    @user-pj6bp6np8t 2 месяца назад

    Ar wadaadkaan janaga raali.noqdo....wa in qaldayaa asag hadi sax ismooday....allah Hanuuniyo saxiibkeen - Hana loo duceeyo...

  • @BossmanOhio
    @BossmanOhio 2 месяца назад +3

    I rather live with people with religion than the one without religion.

  • @hassanfarah3732
    @hassanfarah3732 2 месяца назад

    waryaa ALLAH ka baq. Hadalkaasbaa ba gaalnimo ah.

  • @abdirahmanmohamed5649
    @abdirahmanmohamed5649 2 месяца назад

    Walahi hadii dawladii nabi muxamed csw iyo mi gaalo qoomuluud ah lakala garanwaayo waamusiibo inagudhacday

  • @albarakamedia3416
    @albarakamedia3416 2 месяца назад +1

    sheekhow gaal iyo islaam waxa u dhexeeya ayaad na baraysaa!!!!! subxaanalaah.

  • @user-ig7so1is1m
    @user-ig7so1is1m 2 месяца назад

    Hadalkan culumadà Ibrahimiyada miyaa aamin San culumada Aan aqaaney kama maqal sheekh mustafe imaama sheegin sheekh usulina ima sheegi macalinkeygana ima sheegin maanta igu horailahayow toobo

  • @daaboollo
    @daaboollo 2 месяца назад +1

    Sheekhow diin la aan dawlad ah Soo galnimo ma ahan .

  • @kamaalhassan2123
    @kamaalhassan2123 2 месяца назад +3

    Oo hadii aynan diin laheyn sow gaalo ma ahan, mise krishtanka kaliyaa gaalo ah ? Yaab

  • @user-pj6bp6np8t
    @user-pj6bp6np8t 2 месяца назад

    Shiiqaan ilaaheey ha Hanuuniyo

  • @maymunabdulle5075
    @maymunabdulle5075 2 месяца назад +6

    Aniga ayaa ka imid Canada. Waxaad sheegeyso ma arag.

  • @MohamedLuqman-lq8kd
    @MohamedLuqman-lq8kd 2 месяца назад +3

    التلبيس ياشيخ

  • @sacadshyuusuf8977
    @sacadshyuusuf8977 2 месяца назад

    Meeshan ma alshabaab ayaa ka buyxda halkaa Canada sh waa runtii waa meel la Mid ah madiina
    Dadkuna in ay wada noolaadaan diinta ìslaamku may diidin qofkuna waa xor wuxuu aaminsanaanayo Mar haduu ku nabad galinayo waad nabad galinaysaa

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 2 месяца назад

    What savage

  • @hassansaid5472
    @hassansaid5472 2 месяца назад +2

    Sheikha arinkan kuma racsani. ma wxu naleyahy sheikh abdirahman wadan gaal ayu tagay madhihi gartin su uku nolado ee wadankisi muslimka kaso tagay. wn ognahy darufaha kaso waday wadanka . lkin bilah caleyk hanadhihin canada wadan gaalo maha.

  • @abdullahiali2081
    @abdullahiali2081 2 месяца назад +1

    Hadeysan diin leheyn so gaalnimada kadambeysaaye maxeytahay.

  • @user-pj6bp6np8t
    @user-pj6bp6np8t 2 месяца назад

    Wakaalad kulaahaa - qomu.luud sidooda oo kale iyo dumar sidoo kale haloo labisto dawlada fasaxday xagee islaam ka keeneen ...wakaalad iyo shahaado magalaan amaano...

  • @beytdesigns2024
    @beytdesigns2024 2 месяца назад

    Shaadhkiisi runta ahaa la so baxay. Ilaahow kan umadda ka qabo.

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 2 месяца назад +3

    SHEEKHAAN WAA SOO WAALAN RABAA.😂😂😂

  • @loremipsum760
    @loremipsum760 2 месяца назад

    Faransiisku Sheekh Shalgoumi ayay haystaan si ay u lumiyaan islaamka ku nool Faransiiska, Canada waxay haysataa Sheek Cabdiraxmaan Bashiir.

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 2 месяца назад +2

    Odaygani maxaa u geeyay gaalada haduu diidayo shalayna sawkii lahaa isaaqa laaya anagaa lacagta bixinayna e

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 2 месяца назад +2

    Yaab badanaa dawladu gaal maleh
    Yaab
    War niyow gaal iyo islaam wax udhexeeyo maleh

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 2 месяца назад +2

    Shiekh Abdirahman is right because he is doing comparing two countries or two rules, which we were having this contract before Canada Government and Madina Governor who were prophet mahamed . Do not insult the shiekh Abdirahman he is intelligent.

  • @asadmukhtar4350
    @asadmukhtar4350 2 месяца назад

    Codka ka daaya laba-dhaca eco.

  • @user-vt7cd9de6e
    @user-vt7cd9de6e 2 месяца назад

    Ilaahay u toobadkeen meel bilaa diini madina ma noqon kartee

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 2 месяца назад

    Dadkeygoow hadalkan sheeku
    Kahadlayo wa muhiim waliba
    Wa inan si qotodheer u Fahanaa wayo qodobkan adbu
    Ino quseeya !!!!!

    • @user-yp1iq8ib2q
      @user-yp1iq8ib2q 2 месяца назад

      Gaal iyo muslim wax udhaxeeya majiro

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 2 месяца назад

    Xataa haddii aanay diin lahayn waa gaalo. Sheekhow dadkii aan Islaam ahayn oo dhan waa gaalo amma caddaan ha ahaado amma madaw ha ahaado.

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 2 месяца назад +3

    Halkaa joog' nabigeena scw miyay ka sugnaatay doorasho? Waa maya.bad ha Nagalin sheekhoow

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 2 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 2 месяца назад

    waxan markhaati furayaa in cirro dhaliyaradii bileyska somaliland u dhaartay gacanlibaax ku laayey. madaxwenaa ma istaahilaa?.

  • @farhanabdullah2991
    @farhanabdullah2991 2 месяца назад

    Xaq = droit Waajib = devoir

    • @tamanmahamoud8617
      @tamanmahamoud8617 2 месяца назад

      Tell me u are djibouti without saying it 😅😅😅😅.. greetings

  • @MuuminoKhaliif
    @MuuminoKhaliif 2 месяца назад

    Sheekha maxa ka qaldan
    Islaamnimo iyo gaalnimo
    Maxa udhaxeya xiraa munaafiqa xitaa waa gaal,
    Lkn isaga canada ayaa udhaxaysa ayuu ina leeyahay

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 2 месяца назад

    Kani waa danayste

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 Месяц назад

    Xukun aan kitabka ahayn ha no amaanin waxuushada calmaniga ah ee bila diinka ah

  • @deekmohamed627
    @deekmohamed627 2 месяца назад

    Ninkan waa waalanyahy kab iyo kitaab ayuu isbarbar dhigay.

  • @axmadyuusufaxmad-qd4xn
    @axmadyuusufaxmad-qd4xn 2 месяца назад

    Dawladu hadanay diin lahayn saw gàalo maaha

  • @idirisali2479
    @idirisali2479 2 месяца назад +1

    Nin aan diin laheen , talow hadu gaal ahen ma muslim baa!!!! Teda kala dowlada canada Christian iyo Islam tey necebthy wa wada ognhy

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 2 месяца назад +1

    Fiqi xumaa qofkaan😂😂😂 waligiis usuulkaba ma fiirin baad isleedahay mararka qaar sheeydaan rasuulka cs been haka sheegin yuhuudna ma dhihin waa muwaadiniin wathiiqadas xitaa ma sugna aad wax ku dhiseyso qofkan wax barasha u dhiman gog waliba

    • @sahraonline
      @sahraonline 2 месяца назад

      Aduu ma inaad caytanto ayaad fiqi ku taqaanaa….haddaad fiqi taqaano si edeb leh ayaad u hadli lahayd. Haddaad aqoon hayso dee keen naqdintu dariiq loo marey leedahaye?

  • @abahm987
    @abahm987 2 месяца назад

    Qardaawi ayaa sax ah marqaati ayaad katahay in lagugu xukumo ama wakiil kaa yihiin wax aan shareecada ahayn
    Doorashoyinka west or east waa baadil so is better to stay away
    Waman lamyaxkum bimaa ansalalaahu faulaa ik hmu daalimuun

  • @abdiadan1306
    @abdiadan1306 2 месяца назад +2

    Adeer Benta iskada o Jabouti ku noqo Canada adigu malihid

  • @ibnuibraahimkilaaas2893
    @ibnuibraahimkilaaas2893 2 месяца назад

    Haday diin laawayaal yihiin waxaaba kadhaw reer galbeedka kale oo haday kiristan yihiin
    Waxayba noqonayaan ehlu kitaab ,,,xataa yuhuudaa kadhawaanaysa marka kolay ani taa igu qaldimaysid adoo fiqi adeegsanaya,,,,,sheekheenow

  • @hassanabdourazak2375
    @hassanabdourazak2375 2 месяца назад

    Sheikhu wuxu ka hadlaya wa qurbaha ee maha dal Islaam ah. Qurbaha wa dhul gal u badanyahay balse dasturku kuma qorna wa dawlad kristaan ah balse dawladaha islaamka ah waxay ku qoreen inay dal muslim yihin, inay sharicada ku dhaqmaan aya ahayd hase ahate kuma dhaqmaan. Sida wax u fahma

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 2 месяца назад

    Shaydan iyo mushrikiinbuu amanaya

  • @abdikadirmohammed9388
    @abdikadirmohammed9388 2 месяца назад

    Greater barnamij oo tayo leh

  • @abahm987
    @abahm987 2 месяца назад

    Biden miyuu dharma trump waa wadasidaa kuligood fiqfiq lahayne
    Fiq means fahan
    Fahamka saxda ah usheega ummada

  • @SaidAbdi-vo4bk
    @SaidAbdi-vo4bk Месяц назад

    Dadka somalida ahi dad aan wxna aqrin aqoona lahayn ayey u badan yihiin war shiikshu fiqi ayuu ka hadlayaa taas waa inaad fahantaan horta mida kle calamka 300oo billion oo diimo kle duwan leh ayaa wada nool gaalku haduusan zarbi ahayn maka iyo madina waaa ku noolan karaa muslinkuna sidoo kle xaquuqda qofku waa same ama gaal ha ahaado ama Muslim ha ahaado ogow wxaan idin kula talinayaa inanad wx barataaan siyaasada islaamka ayaa iska leh islaamkana laga qaaday wxaad ogtahay in NNKH in loo diiday inuu xajiyo nabiguna uu yeelay cws wuu yeeley fiiri Nebi suleiman iyo Balqiisa islaamku ishaa siyaasad ah diinteenu waa siyaasada dunida ugu wangaasan Nebi Muhammed cws siyaasigii ugu fiicnaa ee calamari soo marey Fiiriya taakhiikhda Nebiyadii kle cws

  • @Akramkeey26
    @Akramkeey26 2 месяца назад

    Sheeqow wixi kaso haro islaam waa gaalnimo

  • @socdaal
    @socdaal 2 месяца назад

    Hal talo idin siinayaa somalida meeshan iskugu timid diinta barta hadii kale qof indhoole eh oo kale ayaa hadbo cid usha kuu qabaneyso hadhowne god kugu ridayo…barashadaadane ha ahaato kitaabka alle iyo sunnada nabiga csw kana baro culimada saxda eh ee dhaqankooda ka turjamayo waxa ay dadka barayaan…hadii kale waxa aad maqashaan iyo wax ka weynba waad maqleysaan.

  • @Thenationwewant
    @Thenationwewant 2 месяца назад

    Waar ninku muxuu yidhi "Canada iyo dawladii nebiga ayaa isku cadaalad ah"! Laa xawla walaa quwata ilaa bilaah

  • @Black-Stone01
    @Black-Stone01 2 месяца назад

    لا حول ولا قوة الا بالله الله يهديك. War ikhwaantu weywaasheen. Wuxu ku leeyahay dawlada kanada diin male.

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 Месяц назад

    Doorasho ama maqati ha ahaato ama wajib ahaatee waa xaraam shiikhoow maxad u qarineysha ayadii ahayd waman lam yaxkum bima asal laah faulaika humu kaafiroon away aayata xagge geysay wax waliba ka dhageysan meyno

  • @ferhanahmednur7233
    @ferhanahmednur7233 2 месяца назад

    Ninkii kaaadida kor u kalaydhiayay ee yiri duuuul culumo waaashay baaan nahay aragti dheeraaayaaa.... yaaaan raaac naa hadaba yaaaanse rumaysanaa.... sheeekh na dooorashadu waaa waaajib ayuu fadwooonayaaa midka kalena waaa gaalinimo ayuuu na leeeyay. kkkkkkk alllaw xaqqa na waaafaji.

  • @ibnuibraahimkilaaas2893
    @ibnuibraahimkilaaas2893 2 месяца назад +2

    سبحان الله،،،heshiiskii reer madiina ay nabiga lagaleen,ee islaam nimo kubinaysnaa iyo
    heshiiska canada ee ilxaadka kubinaysan saad adiguba sheegtay miyaa isbarbardhigty
    Mida kale diin l,aantu miyayn gaal nimo ahayn

  • @Liibaan2011
    @Liibaan2011 2 месяца назад

    This maroon talk none sense. Canada inay dal Islam ahayn yaa ogeyn ? Is he psycho path