Reer Sh.Isaxaaq way yaqaanin sida ay ugu abaal gudaan qofki abaal u gala sida Kabtan Duuliye Mujaahid Axmed Dheere ILAAHAY ha abaal khayr badan ha ugu deeqo IF iyo Aakhiraba.
Cumar Cilmiyow ha ka sugin Xasan Guurguurte inu wax u qabto dalki iyo dadki loo doortay wayo shaqa ku culus taas ayu hayaa oo wuxu ku hawlan yahay dhibaataynta iyo Xaasidnimada iyo sidii u Somaliland u Rogi lahaa , ILAAHAY baan baryee isaga ILAAHAY ha Rogo oo If iyo Aakhiraba ha Ciqaabo e.
Msha allh Guuuulayso Axmed dheere Halyey qaran
Reer Sh.Isaxaaq way yaqaanin sida ay ugu abaal gudaan qofki abaal u gala sida Kabtan Duuliye Mujaahid Axmed Dheere ILAAHAY ha abaal khayr badan ha ugu deeqo IF iyo Aakhiraba.
Masha aallaah cimriga iyo caafimadka ba aalle hakubarakeeyo
We love Ahmed dheere Illaahay ha xafido.
Alaah rabulcaalamiin ha ku xafiddo Alaahu aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Masha alllah cumar ciilmi nolow❤
Duuliye axmed dheere geesi qaran ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉💚🤍❤️
Mansha Allah tabarikalaha Allah ha xifidyo wa geeeesi qaran mansha Allah tabarikalaha
Alaah rabulcaalamiin ha ku xafiddo
Duuliye axmed dheere geesi qaran ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉💚🤍❤salaan sare from saylac city
Muj ahmed dheere..geesi geesi dhalay❤❤
Geesi qaran ilaahay ha xafido Axmed dheere
Mash Allaahs🎉🎉🎉🎉😢❤❤❤❤❤
Mansha Allah Anagu hadaanu nahay reer somaliland Axmed dheere iyo cid kasta oo Abaal noo gashay wakhtigii uu siyaad bare naxasuuqayay waanu uhaynaa Abaal
Duuliye Axmed Cimriga iyo caafimadka allow u siyadi
Dhuuliye Axmed, thank very much for your brivoury and kindest.
Allah alabadabasho dadka dakalamaya inshallah
Allahyabarik, haweye dadnimo waaleyihiin
Axmed Dheere waa wadani Somali dhab ah. Waa in dadka noocan ahi talada wax ku yeeshaan.
Manshalaah ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
Axmed dheeroow Somaliland loves you, laakin hanoola imaanin midnimo.
Somalida is dilaysa duuliyahaa qiimaha badan ha loo diro si uu u kala badbaadiyo dhiigooda ,isaga ayaa jecel somalida e!!!
❤❤❤❤
Axmed waa jecelnahay meel dheer ayuu nagaga yaaLaa geesigaasi
❤️❤️🤍🤍💚💚suite Ahmed dheere🦁🦁guuuul👏👏👏
Duuliye xameed dheere cimriga iyo caafimaadka Alle hawbarakeeyo labadiinuba xaqbaad soomaliland ku leedihiin cadawgiin jaban
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Maashaa Alaah
DUULIYE AXMED DHEERE NOOLOW ADEER CAAFIMAAD KU WAAR
Masha allllllah duuliye axmed dheeere nolow geeesi❤
Noollow axmad dheere tolkay abaal badan buu kuu hayaa from xalimohalgan
Sharaf iyo karaamo ayuu leeyahay qofka dhiig Muslim oo dulmi lagu yidhi ku daadi oo iska diiday yidhi AIIe ayaan ka cabsanaya
Tuke iyo Ahmed dheere waxay Ahayeeen 2 Sarkaaal o cidanka QARANI Somaliyeed.
Saabiiib maaha laylkase qudha waa fitno daarood oo dhan ee dagaalka haku.eegina sacad
Muj noolow
Sacad iyo daarood dheh
Waa ninkii Ilaahey barakeeye.
Ilaahey Jannatul Fardowsa Al Aclaa ha geliyo.
Duliiye Ahmed dheere.
❤️🤍💚🦁🙏🏻
War daaquut hala iska qabto waa qabiil shaydaan.
Eeg
Cumar Cilmiyow ha ka sugin Xasan Guurguurte inu wax u qabto dalki iyo dadki loo doortay wayo shaqa ku culus taas ayu hayaa oo wuxu ku hawlan yahay dhibaataynta iyo Xaasidnimada iyo sidii u Somaliland u Rogi lahaa , ILAAHAY baan baryee isaga ILAAHAY ha Rogo oo If iyo Aakhiraba ha Ciqaabo e.