حد السرقة ثابت أم متغير ؟؟؟

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 24

  • @abdisaadiqxassanxassan7684
    @abdisaadiqxassanxassan7684 4 года назад +3

    Suaal:mareer galbeedka ayaa ka xigmabadan ilaah ku abuurtay?

  • @xasanmaxamuud8694
    @xasanmaxamuud8694 4 года назад +2

    Nin warkiisu waa gaalnimo waana cadaystay gaal nimadiisa eee iska jira soomaaliyeey

  • @inawadaad7000
    @inawadaad7000 3 года назад

    Ilaahay umaddiisa ha kaa qabto ... Dadku caqli ha yeeshaan si toos ah ayuu u beeninayaa kalaamkii allaah , oo u durayaa oo wax uga sheegayaa isagoo is leh hadal uu soo qurxiyey Ku dabool
    Allaah adi iyo inta kula fikir ah umadda ha kaa qabto

  • @abdirashidibrahim9937
    @abdirashidibrahim9937 2 года назад

    Kan sow ma ahaan kii mulxiidkaa ahaa allah jeclaan lahayaa meshuu joogo inaan ogaaadoo in laagu guboo ayaaad istaahisha adoo nool walaahi bilaahi

  • @abdisaadiqxassanxassan7684
    @abdisaadiqxassanxassan7684 4 года назад +1

    Sharciga rabigay miyaa ugatagi caqliga qom liwaadka sharciyey

  • @abdisaadiqxassanxassan7684
    @abdisaadiqxassanxassan7684 4 года назад +1

    Axkaamtii ilaah xakiim ahaa ee abuurta adhiga iyo kuwa udabadaysa ma waxaad uga tagi jaahili ayaa kudaqme

  • @abdilatifgesdheere4115
    @abdilatifgesdheere4115 Год назад

    Xasbuna allahu wanicmal wakii

  • @Shahraztaani
    @Shahraztaani Год назад

    Ilaahay wuxuu leeyhy
    السارق والسارقة فقطعوا أيديهما.
    Tuuga iyo tuugadaba gacanta gooya ma ilaahay baad rabtaa aayaadkiisa inaad gacan bidixayso mujrimyahow.
    Waxan oo kale weeye waxa ina kharribay caruur aan diin baran

  • @xasanmaxamuud8694
    @xasanmaxamuud8694 4 года назад +1

    Soodmaaliyeey dadkan diinta dagaalka kulajiro waa gaalo ee yaa lagu dagmin ee sharciga alle ladagaalamaya

  • @abdurahmanjeego7068
    @abdurahmanjeego7068 4 года назад

    Mahadsanid sxb mubàarik.

  • @TubtatoganTV
    @TubtatoganTV 3 года назад

    Adeer yaa ku yiri ukun qof xada baa gacnta laga jarayaa
    Duli adeer soo baxo xadka lagu gooyo gacnta

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Год назад

    Waa yaabe mid kastoo soo wareera ma illaahay ayuu la dherersadaa iyo nabiga 😂😂😂

  • @iisseibnusheikh689
    @iisseibnusheikh689 4 года назад +1

    Suura gal waa nacalad hakugu dagado waxaa tahay gaal aa rumeysneyn kitaabka ilaahey

  • @Luckyboy-er5vt
    @Luckyboy-er5vt 4 года назад

    Gaaal ayaa tahay beenaaale ah

  • @mohamedhussein888
    @mohamedhussein888 4 года назад +1

    Cadawu allah beenale zindiiq xad ayaad ka hadleysaa adiga ayaa xad kugu waajibay

  • @inawadaad7000
    @inawadaad7000 3 года назад

    Kanoo kale zandiiiq baa la dhahaaa