Anigu waxan ahay dadka aamusan aan aqoon hadalka Dad badan hadii aan dhaxgalo Ma aan ka dhax hadli karo Balse waan jeclahay inaan La sameyo xiriir dadka ama Aan samesto friends saaxibo Saaxibadeda aad ayee u yar yihin Sido kale waxan ahay qof mar wilibo ka fikiro waxa la dhahay ama waxa aye dadka igu xantaan Sido kale markii aan wada marayo Dadka markey isoo fiiriyan waxan dareema inee wax iga qaldanyihin Aamusnaan kalided ama ah xitaa waxaa ku dheer xishood ka Waxaan aha qof aad u xishood badan? ma aan la hadli karo dumarka, Please help me,
waa run intaas oo dhan, waa,ayo? marka aan share gareeyo arimaheega wax iga socda malaha lkn hada markan secret ka dhigtay wax badan maasha,allah
Waa calaamado aan isku arkey intaad sheegtey oodhan ilaa videoyada ugu horeya zxp inaad iga hadlayso ayaan mooda mar marka qaar aad baad umahad santhy wll thanks thanks
Mar walpa dadku waxy dhahan waad xirxiran tahy anigana mar walpa meel walpa an jogo waxn jeclahy kaligey inaan nooLado walipa dadka markaan waxpadan la hadlo madax xnuun io proplem isku arka sidase tahy waxn jeclahy kaligey inaan fadhizto meeeL ❤
MashAllah waa muuqal muhiim ah. Like hada iga dambeyso 😊
Wax bdn kaa faaidney thanks wllki horey usoco guul kuu rajeynaa💞🥰
Mahadsanid wll Akram
Best ideas thanks bro
Musickada ka daa wll hadaad awoodo waayo codkaaga naga badan
M.a adiga ayaaba ah qof caqli badan hdaba taa fahanty
Anigu waxan ahay dadka aamusan aan aqoon hadalka
Dad badan hadii aan dhaxgalo
Ma aan ka dhax hadli karo
Balse waan jeclahay inaan
La sameyo xiriir dadka ama
Aan samesto friends saaxibo
Saaxibadeda aad ayee u yar yihin
Sido kale waxan ahay qof mar wilibo ka fikiro waxa la dhahay ama waxa aye dadka igu xantaan
Sido kale markii aan wada marayo
Dadka markey isoo fiiriyan waxan dareema inee wax iga qaldanyihin
Aamusnaan kalided ama ah xitaa waxaa ku dheer xishood ka
Waxaan aha qof aad u xishood badan? ma aan la hadli karo dumarka,
Please help me,
Walaal InshAllah video ayaan uga hadli doona arinkaan, la socod wanagsan maalmaha soo socdo. Mahadsanid.
Wllhi inta Ad shegtay oo dhanba wan Ahay waxanba umalyn jiry qof ila mid ah inusan Adonkan jogin
Anaa uhoreyo caawa😁🥰♥️
Anaa ugu horeyay
waa aniga qofka aad kahadlayso
✨️✨️✨️✨️😍😍😍🙏🙏🙏
Wallal music hoose nagadaa adoomahadsan