Caga Dhigo Bilaash Baad (Original)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • Caga Dhigo Bilaash Baad Laydha U Cabaysayaa|
    Walow Aan Ku Caashaqay, Oon Calanka Kuu Sudhay Camal Xumada Qaarkeed,
    | High-resolution audio 44.1 kHz 320-bit |
    Codkii Iyo Musicgii | Cumar Dhuule
    ERAYADA | LYRICS | ⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵
    00:29 Walow aan ku caashaqay
    00:32 Oon calanka kuu sudhay
    00:34 Camal xumada qaarkeed
    00:40 Walow aan ku caashaqay
    00:43 Oon calanka kuu sudhay
    00:46 Camal xumada qaarkeed
    00:51 Layguma celceliyoo
    00:55 Anigaa ka caaganee
    00:59 Layguma celceliyoo
    01:04 Anigaa ka caaganee
    01:08 Caga dhigo bilaash baad
    01:11 Caga dhigo bilaash baad
    01:14 Laydha u cabaysaa
    01:19 Caga dhigo bilaash baad
    01:22 Caga dhigo bilaash baad
    01:25 Laydha u cabaysaa
    02:15 Cambayahow bislaadee
    02:18 Cunista uun u baahani
    02:21 Walow aad cad
    02:22 Nool tahay
    02:27 Cambayahow bislaadee
    02:30 Cunista uun u baahani
    02:33 Walow aad cad
    02:34 Nool tahay
    02:38 Cid laguuma waayinee
    02:42 Waxaa jira carada wali
    02:47 Cid laguuma waayinee
    02:51 Waxaa jira carada wali
    02:56 Gabdho kaa cudoonoo
    02:59 Gabdho kaa cudoonoo
    03:02 Ku cadiban aduunkee
    03:07 Caga dhigo bilaash baad
    03:13 Laydha u cabaysaa
    03:19 Caga dhigo bilaash baad
    03:21 Caga dhigo bilaash baad
    03:24 Laydha u cabaysaa
    04:35 Cakuyee kalgacalkii
    04:37 Igu helay caraabada
    04:41 Kama caafimaadine
    04:47 Cakuyee kalgacalkii
    04:49 Igu helay caraabada
    04:52 Kama caafimaadine
    04:58 Walow aan codkaygiyo
    05:02 Heesaha Ku ciil baxay
    05:07 Walow aan codkaygiyo
    05:11 Heesaha Ku ciil baxay
    05:16 Caga dhigo bilaash baad
    05:22 Laydha u cabaysaa
    05:27 Caga dhigo bilaash baad
    05:34 Laydha u cabaysaa.
    (℗) Socdaale Music
    (©) Copyright Projected By ADDDE JAMA 2023. Any illegal reproduction of this content will result in immediate legal action.
    It is essential to mention that I hold the copyright ownership of all the content featured on this channel, including my original compositions and performances. This means that unauthorized use, reproduction, or distribution of my music without my consent is strictly prohibited. I kindly request that you respect and support artists' rights by avoiding copyright infringement.
    Thank you for joining me,
    ➠Subscribe to see more ♪
    Somali folk music is deeply intertwined with oral storytelling traditions, where songs serve as a means of preserving history, passing down cultural values, and bringing communities together. It is a form of artistic expression that transcends boundaries and connects generations
    ❝𝑅𝒶𝒽 𝐵𝒶𝓁𝒾 𝒦𝓊 𝒥𝒾𝓇𝒶𝒶 𝑀𝒶 𝒪𝑔𝒶 𝐼𝓃𝒶𝓎 𝐵𝒶𝒹𝒾 𝒥𝒾𝓇𝓉𝑜❞
    ▷▶ᴘʟᴀʏ ᴍʏ ᴍᴜꜱɪᴄ ᴏɴ⤵
    Spotify:
    open.spotify.c...
    Apple Music:
    / adde-jama
    Anghami;
    play.anghami.c...
    Lebal:
    ℗ Socdaale Music,
    © ADDE JAMA,
    ▬ Connect With Me ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
    Instagram; www.instagram....

Комментарии • 2