Soomaalidu waa in ay iska xanaajiso in ay u hogaansanto sharciga Alle waa naxariista badane ee uu xeer ku canaantay waa cadaalad in lagu adkeysto maslaxadda shacabka ee Xasan Sheekh uu ka caasiyay tawxiidka Alle ayaa dadka uga jawaabay su’aal ah in ay xoreeyaan marka Xasan Sheekh ma aha shaqsiga saxda ah sida qofka uusan ugu fiicneyn dadka Soomaaliyeed ee horey u sii burburay waddan ka mid ah dunida saddexaad, waxay ahayd danta Xasan Sheekh u qorsheeyey qaab-masuuliyad darro ah in wax kasta oo Soomaaliya ay ka soo kabsaneyso dagaalka ay sii xoogeysan doonaan xitaa ka sii daran. Dowladda uu ku tilmaamo Xasan Sheekh in aysan dib u hanan doonin awoodda shacabka, sababtoo ah Damuljadiid ujeeddadeeda dhagaraysan waa tan Ummadda Soomaaliyeed ha ku dhacdo xanuun aan macno lahayn.
Masha Allah Allahamdulla! I'm Proud to be Somali , Im Proud to be Harti Darawiish & Darood SSC Khatumo Guul 💪🇸🇴 iyo JAMAHIIRTA Well done keep going GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍❤❤❤🕊🕊🕊🕊💪💪💪🙏🙏🐎🐎🐎🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😮😮😮 Wallahi masiibo somli heysata dhamman dal dhexdiisa maamul magaalo kusoo duulay xasuuq ka dhacay soo duulayaashii la ababtey maxaabiis ey maamul uyihiin oo la isku siidiraayo cajiib dheh 😮😮😮
Garaadada dhulbahnte marna may oran maxkamad noo saar hassan sheikh wuu weydiiyay inay ku soo wareejiyaan garaadaduna awoodaa anagu ma lihin bay yiraahdeen firdhiye isna wuu cadeeyay saraakiisha sare in maxkamad la saarayo waxan aad malo awaalka ku wado xaaji sidaa maaha hadii hada la rabo in muqdisho lagu maxkamadeeyo xitaa hassan sheikh ma aamini karno faysal abdi bootan iyo saraakiisha gacanta khaatumo ku jira maxkamad anagaa saarayna soomali oo u jeeda banu laascaanood ku tooganaynaa cid wax ka bedeli kartana ma jirto
Xassan haduu diiday inuu Soomaaliland citiraafo hadana SSC Somaliland ayeey kamidtahay ma isqabanaysaa? Halkaa dad dawakhsan oo tala aayna ka go'in oo sidii arigii nin dana gaara wata isu keenay ayaa ii muuqata.
Mujrimiintaas waxaad arkidoontaa iyadoo laascaanood lagu maxkamadeynaayo iyo si live ah somali iyo adduunkuba daawanayo cid wax ka beddelikartona ma jirto Weliba saraakiil dil iyo deldelaad lagu xukumayo faysal bootaan ugu horreeyo
waxaan ahay nin xogogaal ah, warka aad sheeegaysona sax maaha. Dhulbahante hal shuruud bay ku xidheen maxaabiista. Waxay ku xidheen in nabadi dhacdo. Marna dhulbahante ma odhan xasan sheekh maxaabiista ku xukun muqdisho kkkkkkkkkk waa war aan waxba ka jirin. Dhulbahante marna maxaabiista gacantiisa ka saari maayo. IT IS A FACT. Nin xog haya ma tihid. Xasan sheekh waa loo diiday maxaabiista.
Maamulka Khaatumo waa inay ay soo sarta maxkamad maxaabiista dagaalkii lagu qabtay kuwa madaxda ka ahaa dagaalkii ka dhicay SSC, sabaabto ah waa meeshii dambiga ku galeyn. Marka hore waa inuu jira wadda xaajod looga hadlayo inuu jiro heshiis in lagu wada nooladgalyo waarta oo kala saxiixdo oo taabagasha. Iska ilaawa waxa lagu dhisay Djaboute.
Waxaad Jira ilaa 20 sarkaal oo xasuuq heystey ,gabood fal xadgudubyo,kufsi, dil qarsoon hanti bilaayii. Dollar ah burburiyey markaa ka u denbi yar waa 20 sanno ama cabdi daa,I'm ,kuutiye 20 sano ayuu u xirnaa bilaa denbi cidna uma baahnin ,hubka hala soo badiyo keliya
Bilaa caqli ayaa tahay Adenow maa ciidan dhan ayaa maxkamad la saara ? Ciidan maxkamad lama saaro ee waxa la maxkamadeeya shakhsi masuul ah amma qof isaga kiis u gaar ah lagu haysto . Caqli ku fakir
😮😮😮😮
Soomaalidu waa in ay iska xanaajiso in ay u hogaansanto sharciga Alle waa naxariista badane ee uu xeer ku canaantay waa cadaalad in lagu adkeysto maslaxadda shacabka ee Xasan Sheekh uu ka caasiyay tawxiidka Alle ayaa dadka uga jawaabay su’aal ah in ay xoreeyaan marka Xasan Sheekh ma aha shaqsiga saxda ah sida qofka uusan ugu fiicneyn dadka Soomaaliyeed ee horey u sii burburay waddan ka mid ah dunida saddexaad, waxay ahayd danta Xasan Sheekh u qorsheeyey qaab-masuuliyad darro ah in wax kasta oo Soomaaliya ay ka soo kabsaneyso dagaalka ay sii xoogeysan doonaan xitaa ka sii daran. Dowladda uu ku tilmaamo Xasan Sheekh in aysan dib u hanan doonin awoodda shacabka, sababtoo ah Damuljadiid ujeeddadeeda dhagaraysan waa tan Ummadda Soomaaliyeed ha ku dhacdo xanuun aan macno lahayn.
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Moos iyo shaah.fadee
Abiye axmed waa libaax Africa usoo baxay
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Aadam Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Meel Fiican Baad Dhigtay Runta Sheeg Geesi Noolow, Waxaa Aad Ii Soo Jiitey Heesta Quruxda Badan ISAGAA LEH🇸🇴🇸🇴
Ismail omar gelle wa war criminal heg balageen .ICJ plz
Masha Allah Allahamdulla! I'm Proud to be Somali , Im Proud to be Harti Darawiish & Darood SSC Khatumo Guul 💪🇸🇴 iyo JAMAHIIRTA Well done keep going GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍❤❤❤🕊🕊🕊🕊💪💪💪🙏🙏🐎🐎🐎🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😂
Ilahay xasan duufle cudir dawo aan lahayn alaha ku rido xasan duufle
Reer soomaaliland soo dhawaada waayo aniga aad baan iidin jchly shaqsi ahaan gabadh isaaq anigoo guursan allow ha i dilin adoonkada ahay aniga ee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xassan shiikh sida hantada somalia lodhaco ayu macalin kuyahay lkn siyasi waxgala maha kolka leshor fadhiyo wa nin jilicsan oo khaina
Aadanoow saldhigii mulatariga ee berbera maraykanka waa uu saxeexay X/shiikh
HADHA -HADHA
Kkkkk hadaa loo yabaa somali walhy wayo gantaalada Yemen toos bey so gadhayan mareykan waxba kama celinayo iga qor taas
😮😮😮 Wallahi masiibo somli heysata dhamman dal dhexdiisa maamul magaalo kusoo duulay xasuuq ka dhacay soo duulayaashii la ababtey maxaabiis ey maamul uyihiin oo la isku siidiraayo cajiib dheh 😮😮😮
Garaadada dhulbahnte marna may oran maxkamad noo saar hassan sheikh wuu weydiiyay inay ku soo wareejiyaan garaadaduna awoodaa anagu ma lihin bay yiraahdeen firdhiye isna wuu cadeeyay saraakiisha sare in maxkamad la saarayo waxan aad malo awaalka ku wado xaaji sidaa maaha hadii hada la rabo in muqdisho lagu maxkamadeeyo xitaa hassan sheikh ma aamini karno faysal abdi bootan iyo saraakiisha gacanta khaatumo ku jira maxkamad anagaa saarayna soomali oo u jeeda banu laascaanood ku tooganaynaa cid wax ka bedeli kartana ma jirto
Xassan haduu diiday inuu Soomaaliland citiraafo hadana SSC Somaliland ayeey kamidtahay ma isqabanaysaa?
Halkaa dad dawakhsan oo tala aayna ka go'in oo sidii arigii nin dana gaara wata isu keenay ayaa ii muuqata.
War.meeygaa iska hadal.af.somali.garanmeysidr
Suxufiyow waayaabee soomaaliyaa ma xasan shiikh maxmuud miyaa lahe mise soomaali baa let?
Warkaagii beenta ahaa oo Samalida usheegtay haduu beenowbay miyaa dooneeysaa in midkalooo been ah! Yaa kaa rumeeysanaayah, war ha ceebeeyn wariyayaasha samali waaw, Allah hanoonaxariisto haddii aanxnahay Samalidii Gaalada iyo wariyayaashooda waalan oo ay soodirsadeen, Aamiin Wabillahi Tawfiiq
Xaarwalwaaloow xurmadle Hassan Sheikh Mohamud waxba uga maqaadeysid beenta iyo borobogaandadada CBB uraayo warkiisa cidu umafadhiso😂
War soomaaliya waa maamulgobaleeyo nin walba waxuu good gobalkiisa .sadgaarabuu doonayaa sinaantuudiidayaa.
Mujrimiintaas waxaad arkidoontaa iyadoo laascaanood lagu maxkamadeynaayo iyo si live ah somali iyo adduunkuba daawanayo cid wax ka beddelikartona ma jirto
Weliba saraakiil dil iyo deldelaad lagu xukumayo faysal bootaan ugu horreeyo
Waa runta zxp
You tube leey idinka ayaaba ah problem no 1
War xasan khaainul wadan ninka so qorey somaliya iyo somaliland baa wda hadlaaya ma shagi baa idin kga jira mooyan dalka kal jaraya SSC ninkaas wxay u arkaan gudomiyaga muqdisho
Iga Saar oo kiyaalaha Caadi iska dhig
waxaan ahay nin xogogaal ah, warka aad sheeegaysona sax maaha. Dhulbahante hal shuruud bay ku xidheen maxaabiista. Waxay ku xidheen in nabadi dhacdo. Marna dhulbahante ma odhan xasan sheekh maxaabiista ku xukun muqdisho kkkkkkkkkk waa war aan waxba ka jirin. Dhulbahante marna maxaabiista gacantiisa ka saari maayo. IT IS A FACT. Nin xog haya ma tihid. Xasan sheekh waa loo diiday maxaabiista.
Maxaa iista wax gorgortan ah mala gelin Karo waa dambiilayaal madaafiic kugaraacey shacab iyo cusbataaladii goobihii lagu cidaeysanayeu bur buriyey
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasan shiikh isagaa danbiilaah danbiile danbiile kale maxkamad masaaro waayo waalabo danbiile
Ma fadow
Kkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂
Maamulka Khaatumo waa inay ay soo sarta maxkamad maxaabiista dagaalkii lagu qabtay kuwa madaxda ka ahaa dagaalkii ka dhicay SSC, sabaabto ah waa meeshii dambiga ku galeyn.
Marka hore waa inuu jira wadda xaajod looga hadlayo inuu jiro heshiis in lagu wada nooladgalyo waarta oo kala saxiixdo oo taabagasha.
Iska ilaawa waxa lagu dhisay Djaboute.
Hassan sh mahamud walasumeye wa sakarad .icu bukujira halaogado .from realible souce now
Adi ma og
Waxaan layaabay sida khayaalga ee aad wax u dhisayso,aan ku waydiiyee hadii laba wadahaliwaayo abid maxaa dhacaya
Isbitaalki aaway uu ku jiray maka soo baxay walhi gacan aan kuu taagay adiga 😂😂😂😂😂🏃♀️🏃♀️🏃♀️🙉🙉🙉🙈🙈🙊🙊🙊🙊
Urur 👈 kii qirin qiirka nafta ka baxday Dowlada SSC beentii waa dhamaatey gudomiyaha ururkaas indhahaay ku hayaan somali waa ceebeeyeeyn uf kuwaas 😮😮😮
4 dawladood oo jaara hadaa laguulaystay
😅
Macalin Aadanow Adaa Noo Sheegay In Jaalle Xasan Garguurte Sagaal Qof Yahay Oo Isku Jira Markaa Qofkee Lagu Riday Dabinka Ileen Waa Sagaal Qofee.........................Muwaadin Jaalle Xasan Garguurte Waa Clown Been Badan Waa Adagtahay In Dabin Loo Dhigo It Wasn't Me Buu Kaaga Baxayaa ...................
Muwaadin Jaalle Xasan Garguiurte Iyo Jaalle Muuse Ehlu Naar Waxay Doonayeen In Dekkeda Berbera Laga Baayaco Maraykan Iyo Huwantiisa Doonaysa Inay La Dagaalanto Yemen Waxa Kale Waa Haamish AL-Akhbaar............................
Duqii Jaalle Ismaciil Cumar Geelle Ahaa Wuu Ku Daadiyay Labadaa Daba Qoodhi Kadib Markuu Wasiirka Khaarajiga Jabuuti Ka Dhex Toosay Isagoo Yidhi Kama Hor Iman Karo Yemen Waayo Yemen Waxay Caawinaysaa Walaaaldeen Gaza Oo Aaanu Anuku Duco Wax Dhaafsiisan Aanu U Waynay ..............
Wiil Ciise Iyo Wiil Garxajis + Will Ogadeen Kililka Shanaad Inaan Wiil U Dhaxayn Waa Ogaa Waayo Kii Xarshin Ka Yimi Jaalle Muuse Ehlu Naar Iyo Kii Baaldhaye Ka Yimi Ee Jaalle Mujrim Kaahin Waa Kuwaa Dabada U Ruxuya Nusayriyiinta Ee Oromada Sheegtay Ee Leh Maraykanow Kaalay Berbera Oo Yemen Duqee..............................Wa Laahu Aclam.
Waakan Macaali Wasiir Mxamuud Cali Yusuf Oo Tusbaxa Iska Jaray
ruclips.net/video/Jvg32K_tFgA/видео.htmlfeature=shared
Madhacaysa sharciba
Maaha dambiile meesha
Uu kugalay denbiga baa
Lagu saarayaa takale
2maamu goba leed baa
Isdilay iyagay kadhexaysaa hesjiisbaa
Ka horeeya saad ufahan
Tey maaha ssc 2badab
Maquseeyso in uu waydiyo garaada maha
Khaatumo iyo somalilnd
Bay dhextaalaa goobjoog
Haka ahaado magaalo
Dhan baa laburburiyey
1000 qof baa ladilay
2000na waa lqdilay
Khaatuma ninkii kala
Hadla waalala jadlaya
Waxaad Jira ilaa 20 sarkaal oo xasuuq heystey ,gabood fal xadgudubyo,kufsi, dil qarsoon hanti bilaayii. Dollar ah burburiyey markaa ka u denbi yar waa 20 sanno ama cabdi daa,I'm ,kuutiye 20 sano ayuu u xirnaa bilaa denbi cidna uma baahnin ,hubka hala soo badiyo keliya
Waa in Marka hore nebed caalami dhacdo
KKK waar maxa isu keenay maxabista
Kuwa huwantana ee ka kala yimi dawlad-deegaanka Itoobiya, Puntland, Jubba land, NFD iw maxay yihiin?
Maxamu kadageysan afsomalga soobaro adu kukay afsoomaliga bartay baatahay
MUXUU AQOONSI AH OO U HAYAA ISAGA AYAA SAN GADHUUDHI XAMAR KU ILAALIYAA OO AAN XOR AHAYN MARKAA QOF ISGU XORAYN U BAAHAN MIYAA WAX CID KALE U TARI WAXA KELIYA OO UU HAYAA WAA DEWR SIGA ADUUNKUCSOMALIYA SIIYO MALAH KAASAY KA MARTI YAYEEN ILEEN SOMALI NIMO DHIIQO CIDI WAY DIISAN MAYSEE WAA BAASAS DABA DHILIF DAWLADA SHISHEEYE U ADEEGA OO XALANE LAGA XUKUMO OO AAN ISAGII XOR AHAYN OO GAFUUR CULUS ISAGA IYO NAAGI HIISA XAMAR SAY RABAAN KA YEELAAN
Afka tixiri ale kagali dabin iyodab ilahay kugu shiidimisu ban shegayay
War beenta iska daa ilaahay ku qabaye
waxan aad akhrido ma dadba ka dhegaysta
War ma isaaq Baa aduunku lahadlayaa snm iyo iyo khaatumo iyo kuwo kalaa kujiraan
Are You Alright???😂😂😂😂
War niyoow Somaliland wax ka yiraahdo waa soo dhamaatay Ssc na maxakamad bay soo taagi doontaa Maxaabiista dambiilayaasha ah ee shacabka laayay masaajiddii iyo Cisbitaaladiina iyo hangisii umadda burburiyay oo dumiyay kulli tiirka ayaa lagayn doonaa!
Xasan waxa uu khaatumo uso dhoweynay in uu maxabiista la wareego 496 maxbuus
xassan miyaa maxaabiista kaqabsaday mey laxaajoodaan dadka kaqabsaday
beenaale wasaq empty shell
Waa dhawr iyo toban iyo sadex boqol maxaa biistu
Wa ka badanyihiin waad yaraysay
Dadkayagii Ayay xasuuqeen maxaabiistu gacan ssc iyo puntland gacan ahayn markay geleyso maxaanu nahay anagu ,maxkamad miyaa xamar taal hhhh
Wariye Xog ogaal waa tahay ee soo koob warka sidaa rabtaa loo fahmayaa ...
Haddii kale lama dhamaysan karo....!!!
Khaatumo waxa laga hayaa 42 maxbuus
500+ kwran xoolo
Beenaale more than 550
Waad’iskamantagtay😂😂😂
War kaca war kaca dalku waa iib war soomalay muuse iyo xasan aan dagal la galno war kaca dalku waa iib
Baaaaac baaaac baazac afqadhmuunayaal daaroodka xaarku ka da'ayo guuuul irisamaale iyo nidaamka adag ee siyaasiga ah
Waa aqoonsigaase
Waxaa yaab nin weyn oo qool laheyn waa dhibaato illaah weyn
Harti Cabsi cabsi waaye iyo darood powerful masha allah tabarakallah 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁❤️💚💙💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍
HS shalay muse muu dhihin dadka madaafic da ka daa
Bbbinbadane
Xasan muu dhaho ku dhawaaqa inaad Somali ka mid tihiin, markaas ayaan ka hadli maxaabiistee.
Maxaa kuwii siyaad bare maxkamad loo keeniwaayay
Kkkkkkkkkk markii horeba iQ waa 0000.2da doortsyna waxba ma dhamaan. Dani xoolo & dhuxuleyste
maxaabiista dowlada dhexe ma idiinla heysato ee dadka heysto la xaajooda adinka ayaana diiday labaxa ayagoo xur ah oo aan laqaban
Sawdigii lahaa cusbataal ayaa la dhigay
Sheeko ciyaal...
nacasyo iska aamus
Been cad kk
Sidaan kuu dhegeystaa ey ey dhalay
Adaa ay ay dhalay ah doofaar yahow ka bax meeshaan nacasyahow aan aqliga laheen umada amaan sii nacasyahow laxda ah
Sxb wariiye ayaad tahay rer woqoyii hakala xiigsan runta sheeg
Ma runta diidee
WR madukadit miya maxa beenta kugu khasbay
Warku waa been😅
dankaan ka haadlay waa kaa xaarood daafay hadalkii
Sheekadooda ma la fadhidey mise jabuutina camiraa kugu xiran
Waxan aqon u lahen haku hadlin please stop your very liar oo lug qawin ayad tahaye umada ka har meel lawayaw 😂
Bilaa caqli ayaa tahay Adenow maa ciidan dhan ayaa maxkamad la saara ? Ciidan maxkamad lama saaro ee waxa la maxkamadeeya shakhsi masuul ah amma qof isaga kiis u gaar ah lagu haysto . Caqli ku fakir
BEENAALE DAAROOD WAR LIQ SOMALILAND XASAN SHEIKH WUU AQOONSADAY EE CIIL U DHIMO
DOQONKII GUUL SOMALILAND