GARRE- QURAANYOW DIR MIYAA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • GARRE- QURAANYOW DIR MIYAA

Комментарии • 114

  • @MrEissay
    @MrEissay Год назад +10

    i’m garre/Quranyoow from Tchad

  • @ahmedo4d924
    @ahmedo4d924 10 дней назад

    waxaan ahay Garre Quranyoow ka yimid Jaad🇹🇩
    I am Karre Quranyoow from Chad 🇹🇩

  • @ibraahimmursalofficial
    @ibraahimmursalofficial 3 года назад +10

    Maasha Allah my tolkyga tuuf iyo quraanyow

  • @aweysteysiyr204
    @aweysteysiyr204 3 года назад +9

    Allow gare guul iyo barwaaqo ugu deq

  • @osmanwarsame6151
    @osmanwarsame6151 5 лет назад +25

    Garre waanu soo dhaweyneynaa hadaanu nahay beesha Dir Isaaq!

    • @daacadyare7791
      @daacadyare7791 3 года назад +7

      Wll waa sidaa , qabiilku waa is garasho uun, isaaq waa walaalaheen, waana ku faanaa

    • @yaraankacidda1623
      @yaraankacidda1623 3 года назад +4

      @@daacadyare7791 somali oo dhan waa walaalaheen .
      Inta ka xun midnimada garre 🖕🖕🖕

  • @aadanibraahim9754
    @aadanibraahim9754 2 года назад +7

    Quraan yoowe maxmed xanif tire maha dir odayga waa uu qaldan yahy hadad run shegeysaan u taga oday quraan yoowe ah magac baa ku midownay waxaad og tihiin majirtee kadha maada quraan yoowe

    • @runkahadal684
      @runkahadal684 4 месяца назад

      Yes we are quranyow Maxamed xiniftire maha dir dir irrir hadu run kahadlayo qof quranyow muuwaresto cimriga uu jiro beenta u kahadlayo kawaran dad dhan be nasabkoda kuciyarayan tuuf 😅maseer quranyow ba dilayo walhi bilahi iskunasibiyad manihin tuuf wa washeen hade gardheera samaale sheganayan😅

    • @shamsoibrahim4431
      @shamsoibrahim4431 24 дня назад

      @@runkahadal684la o Gare ma jira annaga hal Gare ayan naqiin oo Tuf iyo quranyow ehe? Kuwaan Abtirkoda waxu kuyal kutubo 200 sano kahor la qoray, war hooya sharaftina ilaa shada the 40years somalida qabiila guur guuraya la arkay

  • @ibraahimmursalofficial
    @ibraahimmursalofficial 4 года назад +10

    Maasha Allah

  • @abdikaafi183
    @abdikaafi183 2 года назад +3

    Quraanyow maxamed xinifter mahad dir weye cid isirka kadilaysaa majirto duqan isgaba afkisa isku burinyaa maka tuf buleyhay quranyaw baa qabay oo waxay dhashay laba wil quranyaw gabar uu ader uyahay miyuu garsan jaraa dinta banaysay halkee kutalaa

  • @Zikomiilo
    @Zikomiilo 9 месяцев назад +2

    Gare waaa digil io mirifle dhlasho yaan waxba la qaldin from.tuuf

    • @gyayouthassociation-gya-4190
      @gyayouthassociation-gya-4190  9 месяцев назад +1

      Caddeyn soo raaci walaal sida abtirsiimada digil iyo meesha uu Garre kasoo galo. Thnks.

    • @runkahadal684
      @runkahadal684 4 месяца назад

      No ma ahan tuuf wa gardheera samaale quranyow ne wa maxamed xiniftire maha dir dir irrir shaqo iskumalahan insha alah mardhow ba sowadna book kahadlayo quranyow nasabiyadisa si aysan u qaldin tuuf booka uu sosaaray dhalinta quranyow xaflad ween o kadhici donta Moqdisho

  • @dereabdullahi7526
    @dereabdullahi7526 4 года назад +9

    garre waa wlleheena waa raxaweyn , guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul garre

    • @abdisalammoallimabdi7034
      @abdisalammoallimabdi7034 4 года назад +3

      Tuuksiga dhaaf garre xoog maa raxanweyn kaga dhigey

    • @garreofficial7880
      @garreofficial7880 4 года назад +3

      Ciyal maamo Wax soo baro

    • @naimamoham8253
      @naimamoham8253 3 года назад +4

      Raxanwyn wye kulhaaa😅

    • @yaraankacidda1623
      @yaraankacidda1623 3 года назад +1

      Raxan ween iyo dir toona maahanee naga dhamaada cidkale raadsada mediaha ha idinka nasadee

    • @box5319
      @box5319 3 года назад +2

      Yes we're not rahaweyn but still brothers.respect to you too

  • @CabdulShaam
    @CabdulShaam 4 года назад +15

    Quraanyow maxamed miyuu odaygaan rabaa inuu abtirkooda iyo halka ay kasoo jeedaan muran galiyo quraanyow waa laqaan waxayna galaan beelweynta Direed

    • @yaraankacidda1623
      @yaraankacidda1623 3 года назад +4

      Garre ma kala diri kartid mana isku diri kartid.
      Cawaadka naga daa.
      Soomaalida kale ha u maleeyn garre cilmi iyo geesi nimo aa u dheeree.
      GARRE tuuf iyo quraan👋❤️❤️❤️

    • @abdisalansharif26
      @abdisalansharif26 3 года назад +2

      Maxad Garre kuraas tiisa ugu fadhidaan ILeen Garre hadad kabaxdeen kuraastiisa baneeya

    • @abdisalansharif26
      @abdisalansharif26 3 года назад +4

      Garre na waad tahay Dir na waa tahay miyaa 😂😂😂

    • @yaraankacidda1623
      @yaraankacidda1623 3 года назад +1

      @@abdisalansharif26 sxb kana anaa kaa og mahan garre inuu nogu diro ayuu rabaa walaalasheena quraan.
      Xaasidnimo lee kanoo kale anagaa naqaana.
      Quraanka somaliya aan ahay dadkeeygi waxa lasheegooyaba waxba ugama jiraan
      Garre aan ahay ay ku lee yihiin.
      Waxaanoo kale yaanan comment lagu qasaarin bariiskaa mee xun ka galee allh u kaalmeeyo ee.
      GARRE tuuf iyo quraan💪💪💪

    • @box5319
      @box5319 3 года назад +1

      @@abdisalansharif26 which seat..tuuf can not survive one day without us.you're poor borana

  • @loading6333
    @loading6333 4 года назад +9

    Garre Quranyow Maxamed Xiniftire Mahe Dir waa niman Direed oo La dhashay Biimaal Maxamed- Isaaq Maxamed- Surre- Bajimaal Maxamed iyo Gadabuursi- Ciise- Gurgure- Akisho iyo Beelaha Direed labo Daan daalim ee shirka jaraaid buulo eelay ku qabtay jooga dheh

    • @yaraankacidda1623
      @yaraankacidda1623 3 года назад

      Daalim adaa ah nacallaa ku wastee garre afkaaga kala bax shar malihdidee sharafta alla kaa qaadye.

    • @bisharGellowMahad
      @bisharGellowMahad 8 месяцев назад

      Inaalilahi..bro I'm quranyow from kenya.i don't even identify as Somali because I don't know Somali language

    • @runkahadal684
      @runkahadal684 4 месяца назад

      @@bisharGellowMahad yes garre libin ba tahay abtirsimo mataqanin badana booran iyo gabre iyo oromo aya ladhaqantihin lkn anaga ah real gare konfur from shabelada hoose

    • @bisharGellowMahad
      @bisharGellowMahad 4 месяца назад

      @@runkahadal684 ok

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 4 года назад +11

    Gare diir waye

    • @yaraankacidda1623
      @yaraankacidda1623 3 года назад +1

      Diirka laydiinka siibyee meel naga fsdhiista yaaqeey dir dir hanagu hayninee

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 года назад +3

    Yaa tihiin hadaad dieen in aad tihiin dir

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 4 года назад +10

    Gare waa dir rahweyn dad badsi ay wadaa

    • @lolbob1906
      @lolbob1906 4 года назад +2

      waan is iri xulufeysi waa jiraa lakiin qof isirkiisa in la badalo aa qalada . waligey waxaan maqli jirey dir waaye 2019 raxaweyn waaye . dir hadey garre u hiilin waydey iney ka baxdo gar ay uleedahey.

    • @karinacwjacobs
      @karinacwjacobs 4 года назад +4

      Fiiri waxaas waa been garre iyo jiido waa dir. Rahweyn waxay leedahay garre iyo jiido waa digil waa been.jiido waa madaxmeyne dir garre waa mahe dir ,,,,

    • @yaraankacidda1623
      @yaraankacidda1623 3 года назад +1

      @@lolbob1906 dir iyo raxan weyn toona ma ihi wll.
      Ilma samaale,gardheera samaalaan ahay.

    • @yaraankacidda1623
      @yaraankacidda1623 3 года назад +1

      @@karinacwjacobs garre ilmo samaale aan ahay soomaalida geesigoodaan ahay .
      Shaqo yeesha markaa hanoo soo shaqo taginee.

    • @mansuurjama2110
      @mansuurjama2110 3 года назад +1

      Yes Pro
      tuf waa gardheere samaale laakin quraanyow waa dir abtirsigiisu waa quraanyow maxamed xiniftir mahe dir😉

  • @husseinmohammed4454
    @husseinmohammed4454 4 года назад +5

    Masha darwa
    Ilove ❣️ you

  • @cabdullahiafgooye2065
    @cabdullahiafgooye2065 3 года назад +5

    Garee guuuuuuuul

  • @ibrahimmoha337
    @ibrahimmoha337 4 года назад +12

    Sah waye garre waa dir

  • @hassanosman1800
    @hassanosman1800 4 года назад +6

    Quraanyow waa dir , abtir ahaan, tuuf gabadhiisaa dhashey, waxayna ku mideysanyihiin magaca garre, ninkii isku dayo in uu kala saarsaaro, ha iska daayo . Sidaas waaye waal ul iyo diirkeed, way isleeyihiin.

    • @maracade6534
      @maracade6534 Год назад +2

      Mudane dir maaha qolo dan kaleh ba arintan sameyey garre samale wuxu dhalay 2wiil tuuf iyo maxamed
      Maxamedka waxa u dhalay quraan kadibna wu dhintay quraan waxa so koriyey adeerkis tuuf wuxuuna uguuriyey gabadhiisa maka tuuf waa sida warka

  • @jaasaanjeesaan3188
    @jaasaanjeesaan3188 2 года назад +1

    Manddacaa ilaa ghayri abiihi faqad kafar

  • @abdisharif9983
    @abdisharif9983 2 года назад +2

    Mashaa Allah

  • @TheQueenshankaroon
    @TheQueenshankaroon Год назад +2

    Garre is dir

  • @MyMohamednur
    @MyMohamednur 4 года назад +8

    Quranyow maxamed xanaftire maha dir irir samaale, gare ma aha ,odeygan been buu sheegayaa gare hadaad rabto waa tuuf oo keliya , been iyo khiyaano ayad isugu imaateen ,diina waxba kamataqaaniin ee jaahiliinyahay orda wax soo barta idinka gare ah ,lakiin quranyow gare maha.

    • @nuuracabdirahmanofficial8418
      @nuuracabdirahmanofficial8418 3 года назад +4

      Adigana yaa ku rabo nasab matihid nasab radiska tahay cun umada haku been awuuranin quranyow anigaa ka dhashay garre nasab ayan ahay wana ku faanaa abid qabiil an qabiilkeyga aheeena mashegto xawayn baad tahee orodoo cooska cun

    • @kingupdirahmanofficial3354
      @kingupdirahmanofficial3354 Год назад

      Doqon ma itiri dabaal oo nacasa tahy

  • @israesse7347
    @israesse7347 4 года назад +12

    Kkkkkkkkkkkkk quranyow garee dhibka kadaaya tuuf iyo quranyow wawalalo garee haklasarina edebmaqabtanee

    • @yaraankacidda1623
      @yaraankacidda1623 3 года назад +4

      Wll anigaa quraan ah awoow geeygaa garre ah .
      Dhibna idin kuma hayo dadka nakala diraya waa soomaalidii kale oo aragtay barwaaqada nabadda isku duubnaanshaheenna iyo si aan isku jecelnahay ka maseersan dana gaara na leh wll.
      GARRE tuuf i quraan❤️❤️❤️

    • @COKiiE1001
      @COKiiE1001 3 года назад

      @@box5319 Because most Dir don't even know that you guys are dir too but if they knew and weren't so unknowledgeable, they would welcome you too. But the things is it's better for the two garres to stay together right ? Won't it cause problems if the Dir suddenly claim Quranyow ?
      I am Dir and I know that the Quranyow are dir.

    • @box5319
      @box5319 3 года назад +2

      @@COKiiE1001 yes bro,that's the issue.even if our ancestors are dir,its awkward if we defect now.that will weaken gare especially in Ethiopia where we face immense threat of orommo expansion. We have always solidified our strength as one formidable force and splitting away now will be disastrous. We are already well represented in both Kenya, Ethiopia and Somalia and don't see the significance of this drama now.I don't hate dir but they are too far from us to even dream of joining them.

    • @COKiiE1001
      @COKiiE1001 3 года назад +2

      @@box5319 Yeah I understand. It's the same for us northern Dirs, we fight both Afars and Oromos (we already lost Dir Dhaba > it's now a city that we share with the afran qallos).
      But you Quranyow Garre do live with Southern Dir such as the surre and the biimal sub-clans.
      But again, I understand it's not as if you can leave the garre all together since you intermarried each other.
      I hope y'all will be fine and take care of each other. Life is not easy when we are the ones bordering the "enemies".
      I actually see us as protectors, we are actually helping the inner clans who live deep in the Somali territory.

    • @box5319
      @box5319 2 года назад +2

      @@COKiiE1001 I'm quranyow from Kenya 🇰🇪..it has now been confirmed that we're Haplogroup T but I don't know about dir haplogroup.we can't be dir if dir belong to different HG.do you have knowledge about dir people? I'm really confused about this stuff because every information on internet claim that we are dir.

  • @maxamedibraahimmurbay2153
    @maxamedibraahimmurbay2153 2 года назад +3

    Waxaad rabtiin ahaada luqadaan sidee saan ku noqotay boqolkiba wax yar waa jejebis

  • @hassanalihassan8512
    @hassanalihassan8512 2 года назад +2

    Af garret inaa Barton meshaan usoo galay lkn wax kama fahmiyi

  • @thegreatgeeljir8904
    @thegreatgeeljir8904 2 года назад +1

    Garre waa digil. Dirta koonfur waa dad isu tagay

    • @mohamedshelare153
      @mohamedshelare153 7 месяцев назад

      Dadka waa Dir iyo Darood Wabiil Digil maaha qabiil waa Dan wadaag

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 7 месяцев назад

    Quraanyow Maxamed xiniftire Maha Dir odaygan waalan abtirka ha nooga dheelin

  • @shirmooge
    @shirmooge 4 года назад +6

    gare waa hal waana digil iyo mirifle

    • @Ahmed.Hassan49
      @Ahmed.Hassan49 4 года назад +1

      🤣🤣🤣🤣🤣 digil iyo mirifle waa group

    • @wakandabrrr2737
      @wakandabrrr2737 3 года назад +1

      @@Ahmed.Hassan49 Garre waa digil mirifle waa dhal aw digil orodoo taarikhda soo baro

  • @halimaadan9096
    @halimaadan9096 Месяц назад

    Am not understanding someone please

  • @runkahadal684
    @runkahadal684 4 месяца назад

    Kan dhaxda kujiro walayaqana tuuf waye quranyow naceb ayuu melkasto ladaganyahay hada kahor gabar u dugsi udhigo ayuu kufsaday madheero marke quranyow kuwasilahayen tuuf wuxuu nodawasocdo nasabiyad malahan video lasoduubo dad dhan nasabiyadoda kumabadalikartan 😅 ar tuuf muxuu ciilanyahay

    • @gyayouthassociation-gya-4190
      @gyayouthassociation-gya-4190  4 месяца назад

      Ra'yigaaga si wanaagsan u dhiibo wll adigoo aflagaadadana iska ilaalinaya, caayda wax wanaagsan maahan.

  • @africankidd3642
    @africankidd3642 5 месяцев назад

    Afkung walii ing akyé maybuwa af-Oromo ii Af Maay lisku dari. Maddi léké hadalahaaye ereyoogii Af Maay aqoonsédé kare ilaw walii kalé Allahu Aclam iing eyé 😂 ilaahi ha ni baro afkung

  • @bisharGellowMahad
    @bisharGellowMahad 2 года назад +4

    If we are dir,why are we not considered as such under 4.5 system?this things is a lie

    • @emantsal2296
      @emantsal2296 Год назад +2

      Akisho jaarso and gurre aren’t under 4.5 system and they are Dir because they don’t live in Somalia majority areas

    • @emantsal2296
      @emantsal2296 Год назад +2

      4:5 are the ones who lives inside Somalia

    • @alexwright3799
      @alexwright3799 Год назад

      @emantsal2296 your absolutely right 💯

    • @bisharGellowMahad
      @bisharGellowMahad Год назад

      ​@@emantsal2296 but we live in somalia.we have senator of lower shibelle, governor, several mps and minister under digil and mirifle

    • @mowlidyusuf9293
      @mowlidyusuf9293 Год назад +1

      @@bisharGellowMahad you are Dir yes I’m isaaq and you are our brother

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 4 года назад +6

    Tuuf iyo quranyowo wa wll odi garre aya dhalaay

  • @mohaibra7601
    @mohaibra7601 3 года назад +2

    Quraanyow wa dir lkn gare waxn u aqana in ay yihin digil iyo mirfle

  • @africaanboyofficial7622
    @africaanboyofficial7622 3 года назад +3

    😂😂😂😂

  • @qadijocali3391
    @qadijocali3391 3 года назад +1

    Dir idimarabto amxaara yahay

    • @yaraankacidda1623
      @yaraankacidda1623 3 года назад +1

      Amxaaraa dawada kaa fuusha 🖕.
      Muxuu yahay kuleelka ku hayo nacallaa ku wastee.

    • @mansuurjama2110
      @mansuurjama2110 3 года назад +2

      Yes Pro walaalo iska daa hala sheekeesaninee waa daaroodkii ka guban jirey markuu dir maqlo!

    • @africaanboyofficial7622
      @africaanboyofficial7622 3 года назад +1

      @@box5319 🥰🥰🥰

    • @mowlidyusuf9293
      @mowlidyusuf9293 Год назад +1

      Uskag beenta dhaaf Dir markaa maqlaan ayay waashaan