Maasha Allaah mahadsanid Adeer taariikhda. dhabta ah ee aad u soo joogtay. Fadlan buug ka qor waa taariikh loo baahan yayay ee uu dalkeenna soo maraye. Cimri dheer oo caafimaad & cibaado suuban leh Rabbigeen ha ku siiyo aamiin
Caruurta shalay dhlatay e siyasiyintu ku danaystan e aan wax mustaqbal ah u haynin e wax waliba lacagta tahay bila tayo ah ba ninka odayga ah afka ku taagaya Alaha idin gagaaro mesha waxba kuma haysan hadal uun mooye Wakase bal so sheega school ama jamacad, dhakhtar ama biyo ama laydh, iyo waxkasto qofka noloshiisa khuseeya o bilaash ah ama jaban uun Maxd ku taageri aderkaga siyasiga ah ee tuuga caruurtisana erup iyo marykan u dirsaday adigana aad u rahmantahay malinta uu doono kugu guura.. caqligu ha shaqeyo dhalinta sokoraysay.. …… Ahmed o jooga Hargysa special Bibsiga ✋🏻🇸🇴🫶🏻
Caqli xumida iyo jilicsanaanta dadka kala aaamus garanwaayohow ,,, maxaa kuu diiday inaad adigu wax noqoto intaad cid kale mustaqbalkaaga u daba fadhiisanayso
Faqash Nuux Taani baa Baasto u Karin jiray...Waxas waxa ka danbeeyey Qalas, Daraawiish SSC oo Somalidiidkii Carab Sheegan jiray Sheekh Isxaaq binu Axmed haybtii ka badalay..Mar Dir, marna Irir, Ugu dabeyna ka dhigay Sheekh Isxaaq binu Oromo binu Laftii Nagaa..Daraawiish Dhulbahante is not easy! Ha iloobin Hubka Dhigistii 25 August 2023..GoojaCade 😂😂😂😂😂
Maasha Allaah mahadsanid Adeer taariikhda. dhabta ah ee aad u soo joogtay. Fadlan buug ka qor waa taariikh loo baahan yayay ee uu dalkeenna soo maraye. Cimri dheer oo caafimaad & cibaado suuban leh Rabbigeen ha ku siiyo aamiin
Masha Allaah xaji mohamed jama[gurey].waa nin waayo araga wax badanna usoo joogay hadalkiisaasina waa wada run xaqiiqada taabanaya
Waxan bartay food inspection lkn Kuma shaqeyo madama OO aan cilmigan loo baahnayn
Sidii ay dalka u dumiyeen ayay hadda ka waramayaan...
Qof wixii uu goobjooge ka ahaa inuu ka warama wanaagsan
Hana dhaafo qudhmiyo
Caruurta shalay dhlatay e siyasiyintu ku danaystan e aan wax mustaqbal ah u haynin e wax waliba lacagta tahay bila tayo ah ba ninka odayga ah afka ku taagaya
Alaha idin gagaaro mesha waxba kuma haysan hadal uun mooye
Wakase bal so sheega school ama jamacad, dhakhtar ama biyo ama laydh, iyo waxkasto qofka noloshiisa khuseeya o bilaash ah ama jaban uun Maxd ku taageri aderkaga siyasiga ah ee tuuga caruurtisana erup iyo marykan u dirsaday adigana aad u rahmantahay malinta uu doono kugu guura..
caqligu ha shaqeyo dhalinta sokoraysay..
…… Ahmed o jooga Hargysa special Bibsiga ✋🏻🇸🇴🫶🏻
aduu maxad haysaa markaa anaga wadigan nasheegay aduu bal is sheeg aabe haa xasid nimada kuwas
Caqli xumida iyo jilicsanaanta dadka kala aaamus garanwaayohow ,,, maxaa kuu diiday inaad adigu wax noqoto intaad cid kale mustaqbalkaaga u daba fadhiisanayso
Kani ma faqashtii ayuu la shaqayn jiray miyaa maan fahmin ninkan 1988-1991 dhex joogay Hargaysa iyo Berbera
Waxan waxba kama jiraan
Faqash Nuux Taani baa Baasto u Karin jiray...Waxas waxa ka danbeeyey Qalas, Daraawiish SSC oo Somalidiidkii Carab Sheegan jiray Sheekh Isxaaq binu Axmed haybtii ka badalay..Mar Dir, marna Irir, Ugu dabeyna ka dhigay Sheekh Isxaaq binu Oromo binu Laftii Nagaa..Daraawiish Dhulbahante is not easy! Ha iloobin Hubka Dhigistii 25 August 2023..GoojaCade 😂😂😂😂😂
@@Somfox1 miskiin baad tahay taa goojacade weli laguma kala hagaagin caro Isaaq oo aad qabsatay iyo dawlad aad riday oo aad burburisay midna ma jirto guul lagaaga dambeeyaa guul maaha miskiin
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk caadi runta u sheeg
Meelo badan ayuu been ka sheegayaa ee dib isugu noqo sheekh ale ka baq
Waar yaa ciyaalo galjinaabo (goljano)joojiya cayda afkaa ka nooshahiine
Isaaqow walaayaal nabada qaata. Macan gagnimida joojiya hadaad ilaah taqaanaan. Waligeed nabada ayaad ka soo horjeedaan. Umada Somaaliyeed qaata bilaah idinka joogtaa
HALA XIDHO NIN KAAAN DOWLADI SOMALIA BU AMAANAYA E
Wanaaga qofka wxa ka mid ah iyo cadaalada muslimiinta iney waxey arkaan daacad ka sheegan
You are a baby
@@KuromiStarz-kx8rz soomali baa halkan iska leh adigu orod aad halka maskaxdaada lagu dhaqey laguna dhahay English ayaa cadeyn u ah aqoontada 🤫
Dawlad nool oo karaamo iyo sharaf leh ayay ahayd somalia
Maxaynu ku haynaa tan maanta joogta