Masha Allah ilahey haku barakeyo Sheikh ismaciil cali ilahey cimrigiisa ha dheereeyo Wlhi malin hore ayan kaligey is weydiinayay waxan jooga qurbaha waxa la yiri iskooladki aya laga ansaxiyay in caruurta la yar yar la baro khanis nimada waxan arkay waalidin badan oo murugeesan markaas aan iri islamic school maad geeysan caruurta wexe dhehen wuu buuxa magalada dhan 3 aya ku taala intaas na masaajid aa la gada ayaa lagac loo uruuriya masaajid badan wee ku talaala still masaajid aya lagadaaya waxan is weydiyay bal maa la kor dhiyo islamic school lada maxa yeelay caruurta manta waa kuwi camiri laha masaajida aas aaski hoose hadi aan labarin diintoda bari yaa masaajidaas camiri doona Kolay wa fikirkeyga hada qalad u aragto cafwan
Waa run abaayo warkeeda arinta masaajida tirada ka badatey iyo madaarista meela badan oo gobolada soomaaliya ka mid ah amatuulooyinka ardada quraanka barata wax wax ku bartaaan cooshada qorax iyo roob midna aan ka celin misaajidna uuba ku yeryahay qoqol yer yer oo 10mitir ah oo hay,ado dhiseen baa lagu dukadaa ,walaaalayaa meelahaas oo kale aya ka sii ajir badan in masaajida iyo madaarista Laga dhiso
Wlhi waa ayaan daro in reer GARISSA eey sidaas u dhaqman aniga waxan aqana dad badan oo GARISSA guryo ku lahaa oo iskaga guurey oo dagey hada Nairobi why? Markii aan dhahey waxey iishegen iney GARISSA tahey Magaalo Xaasid iyo Saxir badan 😭😭😭😭
Allah somaalida jilicsanaa maxay u dooranayaan cidan wax utareeynin see loogu nalaadaa magaalo biyo la,aan ah war waxaa dooranaysanaa wax ha in qabtaan ama Iska diida
Thanks 👍 Allah AK bar ❤❤
Masha alah ilaahow macalimad Sahra xifdi ilaahayow dartaa ayan ujeclahay ee ilaahow aduunka igula kulmi hadan arkiwayana ilaahow janadada fardowsal aclaa nagu kulmi.
Masha Allah ilahey haku barakeyo
Sheikh ismaciil cali ilahey cimrigiisa ha dheereeyo
Wlhi malin hore ayan kaligey is weydiinayay waxan jooga qurbaha waxa la yiri iskooladki aya laga ansaxiyay in caruurta la yar yar la baro khanis nimada waxan arkay waalidin badan oo murugeesan markaas aan iri islamic school maad geeysan caruurta wexe dhehen wuu buuxa magalada dhan 3 aya ku taala intaas na masaajid aa la gada ayaa lagac loo uruuriya masaajid badan wee ku talaala still masaajid aya lagadaaya waxan is weydiyay bal maa la kor dhiyo islamic school lada maxa yeelay caruurta manta waa kuwi camiri laha masaajida aas aaski hoose hadi aan labarin diintoda bari yaa masaajidaas camiri doona
Kolay wa fikirkeyga hada qalad u aragto cafwan
Mashaa Allah Ustadah Sahra waa hooya daciyaad ah walibaa xikmaad badaan Allah xifdiya
Alle habarakeyo
اللهم إنا نعوذ بك من زوال نعمتك وتحول عافيتك وفجاءة نغمتك وجميع سخطك
اللهم امين يارب العالمين
Alaahuma amiin
😢🎉🎉😢🎉@@qaaliadoontialle3706
Ilaahey haku barakeeyo ustaada
Waxa loogu talagalay dadka soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan in la dhibaateeyo
ماشاء الله hoyoo xikmad badhaan wayee maa shaa Allah hauziyadiyo ❤ hooyo Sahara
اللهم صلي على النبي محمد صلى الله عليه وسلم
Mashaa Allah,may Allah bless and grant u Firtaus .Ameen.
Masha allah waa run qofkii nabada uheysa ku shukrin waayo waa qof an waxba ogen allaw abni iyo caafimad ban ka bariney iyo cimri dheer oo cibaado suban leh allow colada iyo abaarta naga dhul kaad umadan islaamka ah allow nabad dhex dhig meelkaste anu jogno rabiyoow angu amaanso jazakallahu kheyr ustad sahara alla haku xafido yaarabi
Marsha Allah. Jazakaallahu khayran ukhti. Waa Waano ku socota Somali meel wal oo ay degaan. Ilaahay nicmada inagama daadiyo . Amiin
Masha Allah wallo alle ku xafido
Asc Sahara sheik Yusuf ALLE haku barakeeyo dar ALLE ayaan kuu jclhy
Masha Allha masha Allha ❤❤❤
M a ustada jasakalahu khayr
Mashaalah Very, dedicated and religious mother.
Allahu akhbar ❤
Maaslah Allah akbar
Masha allah❤ ❤
WA.SAHAL.ABDI BOULALE. OO.KU.NOL CASIIMADA. WADANKA. DJIBOUTI 🇩🇯. E. DJIBOUTI 🇩🇯
Jazaka lallhu khedan😊
MashaAllah barakallah 💞 MUM ❤
Allaha akabr ❤❤❤❤
Jazakaalah
Allah. Naa. HA XAFIIDO. ARDEY. .QALIIN. JABIISEY. MAN SHA ALLAH 🎉.
ALLAAH nabad idiin siiyo walaalayal
ilaahe haku barakayo daaci sahro waan oyeeye caawa
Jazakumullah kher
Masha allah jazaakallah kheran
ALLEE HAKA DUL QAADO. XALAADA. AMNII. DARO.
Hoyodan ilahey habarakeyo❤️
Mansha Allah jizaakallaahu kheyr
MashaAllah
Masha Allah ❤️ xafido kalah wllo ❤🎉
Yaa allah
Mansha Allah Allah hakuxafidho
ALLAH. HAKU XAFIIDO. AL SHEYKAH. SAHARA YUSUF. OO. KA HADAAL. SHEIKH. SAHARA YUSUF. الله يحفظك ويرعاك
Gaariso waan soo arkay waa magaalo biylaan guryo ayaa la dhisay laakiin meel booyda la shubayo waa inay dadka deegaankood ka shaqeyaan
Waa xaasidnimada dhibka heysta
Hooyomacan dontworry❤❤❤❤❤m.a❤
M.a Ina hoyo Allah hakubarakiyo
الحمدلله. الشكر لله
WAN. .KA XUUNAAY. HADII. AAN .NAHAAY. SCHABKA. RER. DJIBOUTI 🇩🇯
Daamiin & khaayimiin baa umadii .....qof walba ciduu masuul ka ahaa qiyaamaha la waydiin 😢😢😢😢😢😢
Waa dad xaasid ogaadeen waa wax xun duli ah xaasid ah
Jazaakilaah
Subxanalah subxanalah 😭 scw scw scw scw scw scw scw Allahu akbar 😢
MashaAllah runta ayey ka hadashay siyaasiyiinta Illahay hakabqeen
Waa run abaayo warkeeda arinta masaajida tirada ka badatey iyo madaarista meela badan oo gobolada soomaaliya ka mid ah amatuulooyinka ardada quraanka barata wax wax ku bartaaan cooshada qorax iyo roob midna aan ka celin misaajidna uuba ku yeryahay qoqol yer yer oo 10mitir ah oo hay,ado dhiseen baa lagu dukadaa ,walaaalayaa meelahaas oo kale aya ka sii ajir badan in masaajida iyo madaarista Laga dhiso
ALLEEY. .HAKAA. DUL QAADO. MAGAALADA. GAARIISA. .E.CASIIMADA. GOBOLKA WAQOOYII BARII. KENYA 🇰🇪
Masha allah
Allahu Akbar it so sad 😭😭😭
لاحول ولاقوة إلا بالله 😢
Wlhi waa ayaan daro in reer GARISSA eey sidaas u dhaqman aniga waxan aqana dad badan oo GARISSA guryo ku lahaa oo iskaga guurey oo dagey hada Nairobi why? Markii aan dhahey waxey iishegen iney GARISSA tahey Magaalo Xaasid iyo Saxir badan 😭😭😭😭
Walashen xaqiiqdey kahadashay
Masha.allah
MashAllah
Runtii qalbiga aya itabatay Allah hakuxafidhoo
Ilaahow nso hanuuni
Scw Scw Scw❣️❣️❣️
Alahu.akbar
Who are this people???.
By the way the topic is good
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Gaarisa waa magaalo lagu dhibaa teeyo Somalida masaafurkaa waana magaalo jaajuus. Waxayna ka dhibadantahay magaaloo yinka adoomeyda dagta.. dhibka waxa u keenay dadka masaafurka ku soomaro wey dhibaan.
Allaahu AkbaR☝️
Allah somaalida jilicsanaa maxay u dooranayaan cidan wax utareeynin see loogu nalaadaa magaalo biyo la,aan ah war waxaa dooranaysanaa wax ha in qabtaan ama Iska diida
😢😢😢😢😢😢😢
Ilaahow nimcada hanaga suulin
Dad iyaga isku mashqulsan gormee hormar gaarayaan. Dadkaan amni darada wado ma laso qabto oo xaalada halkaas laguso xiro
Markey masajidada eey disayan arinta biyaha mey wax kaqabtan masajid ladiso umada oo lanfaco biyaha lodayo Aya kamuhimsan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂
Mansha allah mamada runtee kahadashe
Waxaa loo isticmaalaa waa siyaasiga tuugaa iyo waxma garata
😂,,,,, wlaxii wa arin add uqiro badan runtii ninkii aqlii qawoo
😭😭😭😭😭
Dhibka maxamed subeer aa ka danbeya 😆
Mangabkaa tahay waaas War m.z dad waxa ku mashquli ma ahne ma adigo dumal lagugu dalay baa umalaysaa
War garissa waa xiro xaasid
Oo dadka wada dago isxasdaan
Oo dowLadana dadka eey
Xasdeeyso wabigaan garissa
Ayaa Laga oomanyahay wllhi
Xitaa dadaab waa Lageeyni
Karaa biyaha wabiga
Dib waLbo iyo dagaaL waLbo
MasuuLiyiinta ayaa ka masuuL
Ah
Nagaha warka daya
qawlkii alle ayey wadaa ee kaqaado ama iskatuur
{ لِنَجۡعَلَهَا لَكُمۡ تَذۡكِرَةࣰ وَتَعِیَهَاۤ أُذُنࣱ وَ ٰعِیَةࣱ }
[Surah Al-Ḥāqqah: 12]
Masha Allah
Scw Scw Scw💕💕💕
Scw Scw Scw❣️❣️❣️
Scw Scw Scw💕💕💕