13 sano kedib ayuu qirtey dembigiisa balse wuu qoslayaa weli😭? || Qiso cusub

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

Комментарии • 41

  • @BisharoCabdi-fi8sc
    @BisharoCabdi-fi8sc Год назад +10

    Illahayow qofkaas cml anka magangalnay gabar meel kasto oo ay joogto dhib wey unugushay allaha naxafido dhamanten

  • @yuusuftaajir2885
    @yuusuftaajir2885 Год назад +3

    Walaalky way igu socotaa hab tabintaadada alle hagu xifdiyo

  • @warsanabdi2086
    @warsanabdi2086 Год назад +5

    Mahadsanid walalo qisooyinka gabka Ka daa continue Ka dhig maalin wal hap qiso

  • @user-ny7hs7zc9g
    @user-ny7hs7zc9g Год назад +5

    Wallo qisooyinka dilka ah naga daa oo qaarkale kusoo dar wallo❤

  • @Mohazmuraad
    @Mohazmuraad Год назад +4

    Mahadsanid bro ✊ guulayso

  • @ayaanrayaankhayr-us1ck
    @ayaanrayaankhayr-us1ck Год назад +1

    Zxp Omar diab kasoo hadal waa iga codsi
    Naansi qisadeeda waan kaahayaaye

  • @hodandahir894
    @hodandahir894 7 месяцев назад

    3:54

  • @aqoonsameonlinecollege5297
    @aqoonsameonlinecollege5297 Год назад +1

    Qaab keed uduubtaa fiidyawyadan adooraaliya

  • @user-tq8yo9qp5j
    @user-tq8yo9qp5j 10 месяцев назад

    Wilkan qisoyinka uso tabiyo waxey i horseden inan maqribka hadi lagaro anan bananka ubixib😂 o anan qof aminin faraxyashana telka bes kala hadlo san ufejiganahay ada u sababa wll mcn thnkis 🎉🎉wllkey ❤️ 😊

    • @Xamse333
      @Xamse333 9 месяцев назад

      😂😂😂

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 Год назад +1

    Mhadsanid.

  • @B.11ss
    @B.11ss Год назад

    Nooosooooo baaadiii qisoooyinka dilalka daawashadooda waxn bilaabey 2018 ilaa hda waxyna iga dhigeen qof feejigan marksta oo gurigooda adkaar kaga baxda qofnana aan aaminin

  • @user-hi5kp7mz8w
    @user-hi5kp7mz8w Год назад +1

    Wllky tnkiz❤

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 Год назад +1

    Horta gaaladu furiin badanaa

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад +1

    waku salamay walalkay

  • @abdirashiidcali4582
    @abdirashiidcali4582 Год назад +1

    Side Police U Bareen Ninkan Maxay Cadeen Ku Haleen Intusan Qoranin Dambiga Shekada Isma Raacsanaa Libaax

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 Год назад

    Ifiye mahadsanid

  • @SUPERGLAD-dt2of
    @SUPERGLAD-dt2of Год назад

    Congratulations 🎊 👏 💐 50k🎉🎉🎉 I a next 100k I can't wait❤❤❤🎉🎉🎉

  • @anigaadiiga1698
    @anigaadiiga1698 Год назад

    Thank you lph

  • @axmedfarayare8045
    @axmedfarayare8045 Год назад +1

    Sxb ok lajn

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud Год назад +1

    Waa mahadsan tahay mudane

  • @hanaddaacad6741
    @hanaddaacad6741 Год назад +2

    Zxp wllhi codkaga ila aan dhagaysto ma sexdo waxanan ahah dadka jecel inay ku sexdan shekoyinka zxp noo soo badi

  • @fartuunadenahmed4983
    @fartuunadenahmed4983 Год назад

    mashllh wll qali hory usco

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Год назад +2

    Asc wllo thkz🎉🎉❤❤❤

  • @abdifatahcg4055
    @abdifatahcg4055 Год назад

    Balayo IL la'aatey ama lug la'aatey😂

  • @NastehaAhmett-r7y
    @NastehaAhmett-r7y Год назад

    Chenelkaaga kle ee sheekoyinka ma iska detsay😢

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 Год назад +2

    Plz hadalka soo gaabi wakhti badan baay nagu qaadataa Sidakle aadbad u fiican tahay

    • @Xasan289
      @Xasan289 Год назад +4

      Anaga ku hesano hada rabin iska bax

    • @AmuulaSiman
      @AmuulaSiman Год назад +2

      @@Xasan289dad waxaa inaga buuxa bilaa respect ah Hadalka wanaagsan Waa sadaqo bal siday uhadlayso eeg Mahadsanid wll 🎉❤

    • @UsaameCade-m9n
      @UsaameCade-m9n Год назад

      Wll anigu waxaan jeclahay muuqaalada dhaadheer waan xiiseeya maxaa Ku jeclaatay muuqaalada gaagaaban matiktok ayaa daawata sidaasa ujeceshahay😂😂😅😅😊

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 Год назад +1

      Anaga rabna aduu iskabax wll hadaad joogto faaido malhid sababto ah hadalkagu qalbigu dhawaca bol shit hadalkaga ufirso kun mar intadan Oran inan yahy fud fud🤬

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Год назад +1

    Masiibo alle kugu rid in la dilo by ahyd kaas 😭

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Год назад

    Tnx wllo like wad u qalanta ❤