Cayda culumaa’udiinka miyaad dooneysaa in aad caan ku noqoto?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 июл 2024
  • Cayda culumaa’udiinka miyaad dooneysaa in aad caan ku noqoto?
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 102

  • @yusufabdulle2882
    @yusufabdulle2882 14 дней назад +3

    Qofka Sunnada rasuulka beeniya wuxuu beeniyay Quraanka:

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 14 дней назад +3

    Sheekh la dooda kaa sugeenaa
    Mugga heee

  • @Ahmeddayib-f3v
    @Ahmeddayib-f3v 12 дней назад +2

    Ninkan sunadii rasuulka iyo axaadiistiisii diidan waa mid jaahila. Tafsiirka quraanku waxaa lagu dhexfasiraa oon laga maarmin axaadiith ta rasuulka.

  • @Professor4555
    @Professor4555 15 дней назад +3

    Cawale wa nin ilaahey caqli badan siiye garanayana sida lo isticmaalo, dadka waxgaradka ah Somalida wa ku yar yihiin, ha niyad jabin please, marka 1aad e dadka caamada ah wax maqlaan ka duwan waxey garanayeen wey xanaaqaan sida ka muuqata comments meeshan , laakin dad yar xata fikir aqooned ba ku dhalan kara, Mahadsanid Mr Cawaale iyo wax garadka la midka ah ✔️

    • @liibaancade8498
      @liibaancade8498 14 дней назад +1

      😂😂jaahiliinta ileen wee isku camiraan

    • @Professor4555
      @Professor4555 14 дней назад

      @@liibaancade8498 adigoon caaytamin o xanaaqin dhageyso wuxu sheegey iyo xaqiiqada aduunka ad aragtid sey tahey

  • @fatimamohamud1232
    @fatimamohamud1232 15 дней назад +5

    Ninkaani waxa uusheegayo oo dhami waa saxanyihiin waxaana fahmi kara cidii wax baaratay waxna fahamsan oo aan wadaad uun wax ka dhagaysane wax baaray adiga iyo wadaadkuna waad usimantihiin diinta haku halayn muslimnimadaada wadaad ee adigu baro diinta waa sax wadaadka yiraahda heesuhu waa xaaraam asagaa dambi ku jira xalaasha iyo xaaraamtana kaliya waxaa laga qaadan karaa waa qur, aanka oo waa xukum xadiiskuna ma noqon karo xukum ee waa sharaxaad iyo tafaasiil dheeri ah xadiisku heesuhu waa xalaal waana la dhagaysan karaa mana jirto diinta meel lagu xaartimeeyey sidoo kale waa in lakala bartaa luuqada iyo diinta oo aan carabiga diin laga dhigan shahiid waa markhaati waa sax sheekh waa qofka weyn, waan ku raacsanahay qofka culumada ah ee diinta barta in loogu yeero aqoonyahan ama wadaad waxaan ka digayaa inaad wadaad diinta uga danbayso oo aad uga baqdo fadlan diinta nabi sallalaahu calayhi waslam dabadii adigaa iska leh oo mas,uuliyad kaa saarantahay barashadeeda cidna haka sugin inay kuu muxaadarayso

    • @awaledayr8841
      @awaledayr8841 14 дней назад +1

      Aadbaa baa umahadsantahay

    • @liibaancade8498
      @liibaancade8498 14 дней назад

      😂😂😂aqoontii baa yaabtay wlhi

    • @fatimamohamud1232
      @fatimamohamud1232 14 дней назад

      ​@@awaledayr8841 adigaa mudan ustaad

    • @AbdiDek-r9l
      @AbdiDek-r9l 14 дней назад

      Mansha ALLAAH aad baan ugu farxay inay jirto gabar sidaas wax ufahamsan oo lasocota waciyiga diintana baratay oo uusan nin waliba wuxuu doono usheegi karin

    • @Abu__yaxya
      @Abu__yaxya 13 дней назад

      Ok bal aqri xadiiskan hadaad wax garanaysid soo kan nabigu xaraantinimeeyay
      قال النبي صلى الله عليه وسلم: ليكونن من أمتي أقوام يستحلون الحر والحرير والخمر والمعازف. رواه البخاري

  • @khadramashallahmabroukaden2954
    @khadramashallahmabroukaden2954 16 дней назад +4

    Subxanalah no need to listen this man.

  • @cloudicare
    @cloudicare 11 дней назад

    Allah xaqa kusoo hadeeyo walalkeen!!

  • @user-jj2jw9ei5b
    @user-jj2jw9ei5b 16 дней назад +2

    ASC
    In la Dhagaysto kan oo kale waa khalad waa jaahil aan waxba ka fahmin diinta ee waqtigan yuusan kaa qaadin

  • @abdallajama1823
    @abdallajama1823 12 дней назад

    Subxaan Allaah tanina waa noodamaysey

  • @ahmedabib3502
    @ahmedabib3502 15 дней назад +1

    Ha Laa Yaabina "Waa Aaabow Gaslow kidifaar Aadme ka Weynaanee ma ilaah yar Baan Nahay"

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 16 дней назад +3

    War Kani waa cilmaani dhagaysigiisu waa danbi

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 10 дней назад +1

    Biritishow wariye ma tihid run ahaantii wariye la mood baad tahay

  • @abdirahmanyusuf3202
    @abdirahmanyusuf3202 12 дней назад

    Xoogmaal waxaan leenahay ninka culimada caya ama aflgeedeya xoogmaal ayaa masuul ka ah waato iyada ayaa faafisa cayda culimada raalina ka ah oo aad mooda in uu wariyuuhu ku raaxaysanayo cayda culimada!!!!!!

  • @howtoinvestonyourselfbutno4613
    @howtoinvestonyourselfbutno4613 15 дней назад +1

    marka aad qof ka wareysaneyso waxa aadan aqoon ulaheyn, waxaa ku qasbantahay in aad noqoto dhegste kaliya.. wariyuhu topic-ga aqoon uma lahan.. ninkaani waa mufsid mana ahan in bulshada loo soo bandhigo..

  • @YasirYassin18
    @YasirYassin18 12 дней назад

    Qofkii ugu jaahilsanaa een arko waligay waa kan diiinta waxba kama yaqaano xitaa mawduuca uu ka hadlayo ma fahamsano caqli ahaana wuu caqli yaryahay qofkan inuu dadka diinta shaki ka galiyo ayuu rabaa waxaja dhici karto in ay soo direen dad shaydanka la shaqaysto oo baryahan dambe kolba qof soodira waan ku fahamsanahay nio ee waxba haku daalin diintan ilahay baa ilaashanaayo waxba afka gagama qaadi kartid

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 13 дней назад

    Lkn waxaan jeclaan lahaa in cid diinta taqaanaa waraysato si ceebtiisa banaanka loo soo dhigo

  • @IbnuCumar-sd5rg
    @IbnuCumar-sd5rg 16 дней назад

    Asc xogmaal wan idin salaamay

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 10 дней назад +1

    War sacsacan maxad ka waraysanaysa miyad feedhid ninka nabigeni scw iyo kitaabki alleh wax ka shegaya afka ka laad kanokala wlhi gacan ba la saara lama waraysto

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 15 дней назад +2

    British waxa fiicneed inad sheekh la dood siisid cawaale.
    Jawaabo khaldan uu kugu xadayo Ayaan u jeedaa.
    Mabiga sc ayaa yiri buu yiri quraanka kaliya qaata. Wan waydiin lahaa xagu kuyiri

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan 11 дней назад

      Haa nabiga scw wxooba dhahay qaata sunadeeda iyo mida khulafu rashidiinta

  • @dakanedakane7993
    @dakanedakane7993 16 дней назад +1

    Ninkan usan dadka fahadinin hesaha iyo musiqa xalalaynaya

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 12 дней назад

    Alaa yacisak waxan hawareysanina isaga iyo ka kartuunka sameynaya waa same

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 14 дней назад

    Subxaan Aallah Subxaan Aallah yaa Rabi Aallah

  • @abdilahisam5186
    @abdilahisam5186 15 дней назад +1

    Fadlan wariye diina wax ka garanaya ha wareysto ninkan, si wax badan looga soo saaro.

  • @user-ye5vy1ug6x
    @user-ye5vy1ug6x 15 дней назад +1

    Weriye adigoo iga raali ah ninkan kelmed qudha weydii ashahaad ku dheh.

  • @jamam8303
    @jamam8303 10 дней назад +1

    Waxuu yiri kalimantan shahiid qurAnka kuma jirto taxation ayuu suubiyay bal fair ayadaan ومن يطع الله والرسول فأولئك مع الذين أنعم الله عليهم من النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا {النساء:69}@@@والذين آمنوا بالله ورسله أولئك هم الصديقون والشهداء عند ربهم لهم أجرهم ونورهم والذين كفروا وكذبوا بآياتنا أولئك أصحاب الجحيم {الحديد:1

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 13 дней назад

    WAR AXADKAANI MUXUU AHAA ?

  • @AliHassan-yo8eq
    @AliHassan-yo8eq 16 дней назад

    Waxaan in la waraysto maaha ilaahay umada hakaa qabto kulahaa buqaari waa quraafaad adaa quraafaad ah ma axaadiista nabigaa quraafaad ah

  • @yasinaden5100
    @yasinaden5100 13 дней назад

    Awaale 2002 Ayan chicago islajoognay, taksiile ayuuahaa. Diinta waxba kama aqoonin. Fadikudirka ayuujeclaa.

  • @m.gaddari2515
    @m.gaddari2515 16 дней назад

    Dabcan shaahid iyo shahiid waa markhaati ama goob jooge, lakin farqi yar ayaa u dhexeeya,

  • @Keway603
    @Keway603 15 дней назад

    SUBHANALLAH ALLAH jiritanki iyo sunada Rusulka Mohamed SCWantuminu BILALL Wakutubl WaaRUSULUHII WaaMALAIKATI WaaYomil AQIR WaaBiilQatar washar wa lagamarman tadka aqliga usaxibka ax kasobilaw shahada shanta their e muslim iyo suasha qabriga ninki diida sunda waa biila isterin Yaa ALLAH NOGARGA UMATUL MOHAMED SCW Nagana diig kuwii casharaa biimushina Bil JANAH AMIIM AMIIM AMIIM YAARABII SAW SALAM caleyhii calaa mahamad SCW AMIIM YAARABII

  • @aadancismanyuusuf5452
    @aadancismanyuusuf5452 10 дней назад

    Waxaan lahadlayaa ninka waraysiga qaadaya walaal sida waraysiga loo qaado iska soodhis qofka lagama dhexgalo su aasha aad waydinayso

  • @faisoahmed3104
    @faisoahmed3104 16 дней назад

    Labadan ma walala waa yaabe isku cod ekaa😮😮

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 13 дней назад +3

    War kani yari ikhwaan buu ahaa oo iskuulka al aqsa ayuu dhigan jiray lkn imika waxaan hadalkiisa ka dhan dhansanayaa in wax wayni iska badalay oo uu qarsanayo mulxidnimo
    Waayo waxaad dareemaysaa siduu diinta ula dagaalamayo

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 9 дней назад

    War kan munafaqa ah xageed ka keentey

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 16 дней назад

    Asc waa nin wareersan

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 12 дней назад

    Gaalada soomaalidu wey ka xunyihiin gaalada caadiga

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 13 дней назад

    KANOO KALE HADALKIISU WAX KA DHIHID MALAHA EE WAXKA QABASHO AYUU UBAAHAN YAHAY , NINLAHOOW DOONO.

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 16 дней назад

    Dadka caddaanka ah waA Soo gaartay diinta dadka aanay diinta soogaarin waa inta u dhaxeysa laba nabi Marka caddaanka ah ee manta jooga wuxuu ku dhashay diinta kutubka furqaan.

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 11 дней назад

    Waa dhuuni raac intaan kis yaroo ku qaata😂 lkn qofka islaamka hankiisa aduun woo ka weyn yahay

  • @Jiramacoy
    @Jiramacoy 15 дней назад

    Mr. Grandstander; little knowledge is poisonous:
    1-Gaalada cadaanka ama madowga waa Mushrikiin oo waxaay caabudaan ilaahey qeerkiis; Surah 7: 172 and 173. Ka akhri jaahilow.

  • @YayaAli-ze5vu
    @YayaAli-ze5vu 9 дней назад

    Shaydaankan gaalo aya sooraratay,hala fogaado,anagaa naqaana kuwa badan oo laid ah isaga oo ree galbeedka jooga.

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 9 дней назад

    Kan meel xun buu ku danbeyn doonaa waa kuwa ay gaaladu soo dirsatey waxaana laga yaabaa inuu hoos ka gaal yahay ama uu macatab xidhan yahay

  • @zienabali23
    @zienabali23 11 дней назад

    Kan oo kale waa in laga hor keeno sheekh la dooda oo lawada dhagaysto

  • @AyaanAli-cz5yt
    @AyaanAli-cz5yt 12 дней назад

    Asc ninka waa shica waa jaahil

  • @mustafehussein6983
    @mustafehussein6983 15 дней назад

    Dadka inta ayna gaadhin Sifo lagu kala saarayo ayaa jirta oo jano iyo cadaaba ay ku kala muteysanayaan

  • @dakanedakane7993
    @dakanedakane7993 16 дней назад +1

    Sub xana laah

  • @oceangatetradingcoltd9029
    @oceangatetradingcoltd9029 5 дней назад

    ninkan carab nacayb ayaa meel kasta la galaysa.

  • @cabdibaashe-wx6nk
    @cabdibaashe-wx6nk 16 дней назад

    Khuraafaadle

  • @Samiraandsister5007
    @Samiraandsister5007 4 дня назад

    Anigaba waan amin sanahay waadadaa somalida ay yihin turjuman yihin oo jahilin ay yihiin 😡😡😡

  • @alcamirialcamiri5343
    @alcamirialcamiri5343 11 дней назад

    Waa tuug gaal ah oo axaadiithtii rasulka beninaya Quraankana jahligisa ku fasiraya...
    Ayadaha uu akhrinayo xitaa wuu khaldayaa wax inu saxayana wuu sheganayaa...!

  • @user-tl2ft3mv6p
    @user-tl2ft3mv6p 14 дней назад

    Intaad nooshahay waxwalba waad arki

  • @HassanAbdulkadir-wm2fw
    @HassanAbdulkadir-wm2fw 16 дней назад +1

    Asc walaal wax yar aan ku daawaday Cawaale ninyahow La fadhiiso hawshaan aqoontaada, garaadkaaga, fahamkaaga, qaabkaaga intaba waa 0 marka Arday Soo noqo aan edebdarnayn Soo Barbara Cawaaloow.
    Mahadsanid Mudane Wariye

  • @abdisalamabdulle9061
    @abdisalamabdulle9061 Час назад

    Wariyaha waxbaa kaqadan. Asiga ayaa doodaya intuu jawaabta dhagaysan lahaa. Fikradiisa ayuu inoo sheegayaa intuu cawaale fikradiisa inoo soo gudbinlahaa. Qofka ra yihiisa waalagu ixtiraamaa.

  • @MOHAMED-e4o
    @MOHAMED-e4o 14 дней назад

    Xataa inta jeer ee aad NABI MUXAMED SCW magaciisa soo qaadeen hal mar ah bes ah ayuu si liidata ugu saliyay Nabiga csw.markaa waa Gaal cad ninkani

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 15 дней назад

    British waxa fiicneed inad sheekh la dood siisid cawaale.
    Jawaabo khaldan uu kugu xadayo Ayaan u jeedaa.
    Mabiga sc ayaa yiri buu yiri quraanka kaliya qaata. Wan waydiin lahaa xagu kuyiri
    Wuxu yiri taajir maal qabeen ah ayuu ahaa aaway cafayntiii

  • @yassinhashi1045
    @yassinhashi1045 3 дня назад

    This man who claims to be a journalist trying to attack this man without knowing what's he is talking about.

  • @user-gp6ym9yz2w
    @user-gp6ym9yz2w 16 дней назад

    Acuudu bilaah
    Waxaas ka daran kan wareysan duli duli ma waayo

  • @IbrahimRobleh-jl4rs
    @IbrahimRobleh-jl4rs 13 дней назад

    Waxaas baa la odhan waa reer gasle
    Reer gaslaw xaal qaata

  • @za614
    @za614 7 дней назад

    Ninka cayda iyo aflagaadada ha lagadaayo waayo isagaad u shaqeenaysaan. Tan labaad wax cusub ma’sheegin oo waxuu cadeeyay inuu Quraaniya yahay. Tan saddexaad waxuu banaanka isu keenay inaan uun aaqiro ku marqaati Furno inuu Axaadiisra Rasuulka SCW inuu in’kirsan yahay. Ugu danbayn No Mashquul

  • @KhadarAxmed-qp3du
    @KhadarAxmed-qp3du 15 дней назад

    War nacdal waye

  • @mohamedsherif134
    @mohamedsherif134 15 дней назад

    Kan isagaaba jaahil ah xiliga lajooga ruux magaalo ama meel khadlahe jooga oon diinta maqlin majiro

  • @Samiraandsister5007
    @Samiraandsister5007 4 дня назад

    Wariyo jaheel ah marku kuwaraysanayi waa sida inu ku waydiyo suaalaha😡😡

  • @user-gn8gb6zw4j
    @user-gn8gb6zw4j 16 дней назад +1

    Qofkii raruulka ladhinactama marka uu u cadaaday hanuunka oo raaco jid aan ahayn jidka muslimiinta .waxan wali uga dhigna waxa uu wali kadhigtay. Waxa uuna gala jahanamo. Rasuulka hadyiga uu layimid been kama sheegi kartid . Wax sòo baro

  • @mustafehussein6983
    @mustafehussein6983 15 дней назад

    Inuu jaahil yhy waxa ku cadeyneysa quraankaan qaadaneyaa ee hadalka nebiga ma qaadaneyo, 2 daba nebigaa soo tebiyey xadiis iyo quraan ba.

  • @ShukriCilmi-i9b
    @ShukriCilmi-i9b 15 дней назад

    Bilaayo la badhaaci. Nacasow. Waxba kamaad. Hadline yaa ku soodirtay

  • @rocky4066
    @rocky4066 12 дней назад

    Jaahil kani ma istaahio in la dhageeysto waxa uu kamidyahay mulxidiinta afsoomaaliga kuhadla

  • @user-vw4fv3yh1r
    @user-vw4fv3yh1r 15 дней назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkk kuwaan waa jaahiliin ama waa gaalo soomaaliyey iska ilaaliya

  • @bahjabilan2350
    @bahjabilan2350 16 дней назад

    Ada jahil ah waliba murakab ah ninkan nasara ba sodirsataygaaladas narta allaha kulagaliyo sen logusodirn rasul sawka nabuga maxamed scw lomaodirin

  • @mustafehussein6983
    @mustafehussein6983 15 дней назад

    Maxaa jaahil nagu soo wajahan,

  • @Hersi14
    @Hersi14 4 дня назад

    Waa wax loo soo dhiibay isaga oo qudha maahee waxaad ka helaysaa noocan oo kale wadan kasta مع الذين انعم الله عليهم من النبيين و الصديقين والشهداء ayaadaa ayaa cadaynaysaa beentiisa shuhadaa way ku jirtaa quraanka iyadoo loo ga jeedo shahiid oo noqonaynsaa jamaca shahiid shuhadaa

  • @anwarismailgedu5409
    @anwarismailgedu5409 16 дней назад

    Waar sobarro Diinta

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 16 дней назад

    Waar niyahow waxan o kalay dadka ha.horkeni

  • @naasirxasan5451
    @naasirxasan5451 16 дней назад

    Ninkan waa jaahil ee umada halaga qabto

  • @user-fx2km1vj3t
    @user-fx2km1vj3t 16 дней назад +1

    Hayaay waar kana xagee lagasoo daayay

  • @AhmeAli-qy8me
    @AhmeAli-qy8me 10 дней назад

    Yarku waa jaahil gaalada waxa uu u yaqaanaa cadanka ito reer galbeedka keliya ta kale waa beena waas ku ciyaraya ayadka quraanka iyo axaadiista suubanaha (SCW( ayadu soo daliishaday uu leeyahay cid aan rasuu loo soo dirin ma cadaabno inaga somali ahaan iyo ninka maratkanka ah midkeena muu arkin rasuulka lakiin nebiga csw caalamka dhan baa loo soo diray cadaan madow cajeb carab yuhuuf hindi cidkasta kaaaafa ayuu rasuul ugu yahay kii diidaana waa galobayaaa

  • @MOHAMED-e4o
    @MOHAMED-e4o 14 дней назад

    Ninkan wajigiisa xataa wayka muuqataa inuu munaafaq iyo kaafir yahay

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 16 дней назад

    Ninkani waa jaahil akbar waar waxanoo kale bulshada ha horkeenina mardame

  • @MohamedYusufNoor
    @MohamedYusufNoor 15 дней назад

    Asgaa ayaa jahiil ah. Been ayuuu ka sheegay Nabiga maxamed. Ninkan waa mashruc loo soo dhiibay

  • @MOHAMED-e4o
    @MOHAMED-e4o 14 дней назад

    Ninkani waa kaafir dhab ah xataa diinta kumajiro dad baa ka dambeeya sidii diinta muslimka loo burburin lahaa.markaa in xataa la ag fadhiisto ayaa khalad ah.

  • @user-cp1fk6fg9h
    @user-cp1fk6fg9h 14 дней назад

    Kani waa jaahil, wuxuuna ka mid yahay Dadka la yidhaahdo Quraaniyiin, ee Diidan Axaadiista Rasuulka , Allah wuxuu inagu leeyahay aayadahan quraanka, cidii fahmeysaa fahmiye , أَفَأَمِنَ أَهۡلُ ٱلۡقُرَىٰٓ أَن يَأۡتِيَهُم بَأۡسُنَا بَيَٰتٗا وَهُمۡ نَآئِمُونَ..
    أَوَأَمِنَ أَهْلُ الْقُرَىٰ أَن يَأْتِيَهُم بَأْسُنَا ضُحًى وَهُمْ يَلْعَبُونَ

  • @akshaale
    @akshaale 14 дней назад

    Mashruuc buu wadaa ninkaan ee yuuna idin fasahaadin