30 sanno Ayaan raadinayay. Waxaa maqalkeeda iigu danbeysey 1993 mar aan bas ka soo raacay Suuqa Hargeisa una socday Idaacadda, halkaan kaga degi lahaa Masaajidka ina Weerar agtiisa waxaan u sii raacay illaaa halkuu ku dhammaanayay. Baskii Casterka ahaa ee uu lahaa Cabdi-Risaaq Foodda. Xusuus qaaliya ayay heestaasi igu leeyahay.
daaha gaas mashiinka kooxdaas soo saray wuxu inaga mudan yahay ❤💯
Hargaysa Inay Hoyga Fanka Tahay
Hadal Kamataagnee Hambalyo Dhaha
Hadaad waayo Heesiyo Fanba Bal Aad kaga Jirtey
Maalmo Aad Hargeysiyo
Waqal Aad Hortimaad Ma Ila Aragteen
Hobolo Sanado Badan Soo Guur guurtay
Inay Habeen Hobol Cadaaaday Noqdeen
Erayadii =maxamed aadan dacar
Laxankii =jango
Xusuustii codadka= axmed mooge iyo sahra siyaad
30 sanno Ayaan raadinayay. Waxaa maqalkeeda iigu danbeysey 1993 mar aan bas ka soo raacay Suuqa Hargeisa una socday Idaacadda, halkaan kaga degi lahaa Masaajidka ina Weerar agtiisa waxaan u sii raacay illaaa halkuu ku dhammaanayay. Baskii Casterka ahaa ee uu lahaa Cabdi-Risaaq Foodda.
Xusuus qaaliya ayay heestaasi igu leeyahay.
Haddi uu ku jiro calaf
Jeer ay ahaataba
La jalbeeban doonte
Kooxda Qarniga Dayax band yaa la tartami kara wakaase♥🙏
cidna cidna yaa ku dhaca
Fansan band meeday Dayax Band waydiiH ❤
Hooyga fanka iyo murtideday🔥🔥🙏😜
"Yaa Salaam Eesh-calaa Heestii Sahra Siyaad iyo (AUN) Axmed Moogee Liban..
Wlhi khaalid barteedu dhigay codkii allh how nxariiste🤲🤲🤲🤲 LEGEND A.MOGE LIBAN
Inyaroo degdega ayuunba ku jirta✍✍🎸🥁🥁
give him some extra time, he will improve by the day, just a juvenile
Come on huuno
Axmed Mooge iyo Sahra Siyaad ayaa qaadijiray maaha Sahra Axmed
Funkii baad dib u nooleyseen. Guul.
Wwww heestii heesaha eryatay horay usoco Khalid dhoobo
Maashaa allaah axsan fanàniin
Meel dheer majiro jalaha walaal🤩
Halkeedii ayuu dhigay mr dhoobo🔥
dhoobo yare najax nalka waqal ,nuuradin ali amaan ,buulo xubey keep moving forward
Hestani gogashada ayay ka shekaynaysaa raxo wacan
Ish calaa qaraami xasuustii ahmed mooge iyo zahra ziyaad
Waa lay jirrabayoo
kii aan jeclaabaa
lana kala jirciiroo
Joogto maqane ayaa ahee 🙆♀️
Uma jeedsanoo
Ma jeedaaliyee
Ha jabine aabbowe
Xagee buu jiraa
Mee jaallaahay? 🤔
Inan yahay jaceylkani
Kaligaa ma joogee
Isba jalaladkiisi
Jaarkaa la yaabee 🙄
Haddii uu kujiro calaf
Jeer ay ahaataba
La jalbeeban doontide
Meel dheer majiro
Jaallahaa walaal 🥰
♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎♫︎
Jiidhkii I dhallaybaa
Jillbahayga xidhayoo
Jaranjarta aqalkiyo
Iriddaba ma gaadhee 😥
iiga keen jawaab
Kii aan jecllaa
Hajabine abboowe
Xageebuu jiraa
Mee jaallahay?🤔
labada isku jeelee
kalgacayku jiitaa
Buuraha isla jiidhoo
Ooddana jibaaxee 👩❤️💋👨
Qalbigaagu yuu jabin
Dhakhsuuu kuula jooga
Ha jabine abbaayo
Meel dheer ma jiro
Jaallahaa walaal 🤵👰
𝗳𝗿𝗶𝗱𝗮𝘆 /22/𝗝𝗲𝗻𝘂𝗮𝗿𝘆/2021
𝗨𝗴𝗯𝗮𝗮𝗱 𝘀𝗵𝗮𝗻𝗹𝗲 01:57 𝗽𝗺
helkeedaa dhigtey
Naa wll 😂😂😂😂😂😂
Halkeedi baad dhigtay heesta wlhi
🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉🙉
Thank u
Ugbaad Maxamad Adan Cali 😍
Dayaxbaan waxayba noqdeen koox khatara
Wow wa xasusti Axmed moge iyo sahro siyad wey so dhaweyen keep gonig
Ooh amazing voice dhoobo and nalka dayax bands waberi Junior
CHANELKA 1million Ma gaadhsiisiin
Waa xasuustii axmed mooge an iyo sahra siyaad
Hargaysa iyo fan 🤔💥
Inta ila aragtay inay najax isnaaxisay like
Ado ninad dumarka ku mashquulysa hush
Faanin noool 💟
InanTaa Heesta DhadhawaYzaY Labada
Alsylehe labaduba laysma xistiyo
Heesihii mn lka bixin it's 2021☻
Waqal wax kale keep Going all Team waqal
Love it.
Keep going wllo kooxad aan jecahaly
the best awlaadayadii
Khaaliid 👑👑🧡💜💜💙💙💔💔💘💘💜🧡mataanka👌💯💯🌹🌹🌹💖💖💖 mee 🤣🤣🤣 yasalaam 👍👍👌👌✅✅🌹🌹❤❤
Xasuus ❤❤
100% najax
Dayax ban kooxad aantagiro xaadaa idhaqaaqdey inata codbaa ku jira
Maqane joogan aheee🙋♀️🤪🤪 waqalka
Waaaaaaaaaaw yasalaaam salimnaa milalbalaa
Kii kuuriya waa jooga
Faniiin isku soo baxay
woooooooooooooooow wiilka keenay yaasalama
Dadkii fanka iska lahaa @@@@@@@
Wakaa 🎸🎙️
Kooxdii qarniga Somaliland guul
Horumar wacan waqal
Sidayda yaa ismuujiyay 😅
Waad qaadeen sifican
Xusuus 1993
Guieterist I can call such guy.
❤😂 0:20 0:20
wooow
Waqal on another level 🔥✌
Good
🎉🎉🎉🎉🎉
Raxma roos ayay u cod eegtahay inantani, she is same
Najax nalka
Waxay heestani ku jirtay ruwaayadii luqun iyo madax madhaafto.ee uu alifay abwaan dacar 1970 markaa axmed mooge iyo sahra siyaad ayaa qaaday
Xasuustii
Axmed mooge iyo sahra siyaad
Labadaba illahy ha u naxariisto
Wow
𝑴𝒆𝒆 𝒋𝒂𝒂𝒍𝒂𝒉𝒚🥰
waqal❤️
Waqal is Top
🔥🔥🔥⚘⚘👋👍
Ma uur bay ledhay yartu
F
woow