QEYBTII UGU XIISAHA BADNEYD KHIYAANADII DHEXMARTAY SADAAM IYO MUBAARAK

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 23

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 месяца назад

    Waa geesi garab waayey ee Allah ha u naxariisto aamiin Allah ha ka qabto umada muslimiinta munaafaqiinta dhexdooda ku jiro ee cadowga u adeego aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee Isha Allah

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Месяц назад

    Allaahu Akbar Allow xaqah adaa u hiiliya yaraball caallamiin Allow j jano ku macsuum

  • @mustafNune
    @mustafNune 3 месяца назад +2

    Ustaad nadara jimco kasto taarikhahano kale noso duub

  • @ahmedali-ij7xd
    @ahmedali-ij7xd Год назад

    Alle ha unaxaristo halyaaga islaamka ka geeriyooday

  • @cabdirisaq4858
    @cabdirisaq4858 Год назад

    Xusni mubaarak khaa.inul wadan oo ahaay

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 2 года назад +1

    Waa geesi tol waayey Saadaam xusen

  • @abdulahiabdi74
    @abdulahiabdi74 2 года назад

    Asc nadaara waankuugu hanbalyeeynayaa barnaamijyadaada intabadan waan ku xiranahay siiba barnaamijka nadaara show lkn waxaan waayaa qeybtiisa koobaad oo iima soo dhacdo halka ay qaybta labaad marwalba iisoodhacdo ma aqaano sababta

  • @CandulaahiCabduqaadirmaxamuud
    @CandulaahiCabduqaadirmaxamuud 9 месяцев назад

    Ilaa hada masaari waa cadawka carabta io dunida Muslim ka 😢

  • @AbdiweliMohamed-d5k
    @AbdiweliMohamed-d5k 5 месяцев назад

    😢😢😢

  • @saidaahmedmohamed4996
    @saidaahmedmohamed4996 9 месяцев назад

    انا لله وانا اليه راجعون allaah bilaash munaafiqiinta uguma doorin jahanama salkeeda قال الله تعالى في كتابه العزيز ان المنافقين في الدرك الاسفل من النار
    Runtii muslimiintu cadaw kalaba Malahan ayaga Lee cadaw isku ah wllhi qalbiga ayaa I qarqarxay 😢😢😢😢😢😢😢

  • @fanaxwadani8209
    @fanaxwadani8209 2 года назад

    Saacaddaan xusuus ahaan u qaado, taadana isii.
    Waxaa u shidnayd heestii ahayd "Cirka iijira cabbaar"

  • @maxamedcabdi7069
    @maxamedcabdi7069 2 года назад

    Nadaara aad baan kuugu xi dha nahay waxan kaa.cod sanayaa inad soo badiso waxyaabo ku saab san sadam.xuseen aad baan kaaga cod sanayaa arinkaa maadaama aan ahay dadka aadka kuugu xidhan

  • @CabdulaahiAdm-bf1bp
    @CabdulaahiAdm-bf1bp 4 месяца назад

    Mahad sanid walaal

  • @MohammedMohammed-ki1ct
    @MohammedMohammed-ki1ct 2 года назад

    Waxaan karabnaa wixii tariiq ah oo carabta iyo sadam inaad soo gudbiso

  • @yusufabas-bj3wm
    @yusufabas-bj3wm Год назад

    Cajiib???????????

  • @Ramadaan1977
    @Ramadaan1977 Год назад

    Sadam waka hos baxde ino gale eheed Israel meshow Kuwait ka werare

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 3 месяца назад

      Israel hadduu la dagaalami lahaa galbeedka ayaa sidoo kale la dagaalami lahaaye kuwait wuxuu ugu duulay isagoon lacagna hayn buu ku yidhi deynta badh iga dhaafa iyaguna waaka diideen oo lacagtayadi hore noosii bay dhaheen

  • @elminasibb
    @elminasibb Год назад

    Xusni ey baa ku adiga ah