maasha Allah abaayo fadumo waxatahay qof adag illah ha ku xafido macanto waxan illah kaga baray in carurtada illah ku mideyo yarabi Aamiin waxa kale ka codsana in ad iga tacsiyeyso fowsiyo cali cadow iyo fartun cali cadow inad iga garsisid hadi ad awoodo waxan ku waad nolen sacudi carabiya waan mahad santahay macanto❤❤❤🙏
Masha Allah walahay Fadumo waa qof is xakamayn sin karta oo caqli badan Ilahay haku xafido adiga iyo awladadaba hana kusoo celiyo adiga iyo inagoo dhan wllo
Faaduma wlhi waa qof adag waxasn ka maqlijirey hooya deey ayaa i dhah do dhigeed wax dheer waana runteed wlhi waa ska celisey mash allah ilahey ha kuu daayo aqligaga
Ma sha Allah tabaarakallh Fadumo sharaf waw waw amazing prank.Maslax Wa cajiib . Fadumo walaal Allah ha ku xifdiyo amiin amiin wad dulqad ficantahay . I love you sister ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍 Maslax iyo Fadumo wan idiin salamay keep going brother and sister
Walahay wan ooyey ano og in u pranki yahay marku u sheegay ku yidhi walal waa pranki waxan qiyaasay Wuxuu ku samyey iyo waxay u haysatay waa ariin haddii ay kugu dhacdo si runa xanun badan run ban moday Faadumo waa qof dulqad badan oo calol aday walahay wan ooyi laha hadaba anan laygu samayn ban ooyey hore u soco xabibti allah ha ku xifdiyo ciyaalka reerka ado ilmahaga lagu siiyey allah ha I kaa tuso 😍😍😍🥰🥰🥰😍🌹❤️🔥✅🙏🏻
Oh my Allah,wallhi Waa gaduutay wakarkartay waleewaad fakatay Haldharbixi kugu dhici rabtay ay faacaday , Waa saxiib qaali ah naag kaftanto ma aha iska jira mar danbe hakusamaynin Adiga ay faayoow is ka ilaali cadawgaa badan maslax wuxuu ku Narayan cashar kadig toonoow Waliga soo aqriso adkaar sabaax& nisaa Cadawga Allah kaaxijaabo caruurtaadana Allah soo celiyo ayagoo Nabad qabo& caruurta muslimiinta Aamin yaarabi
Marka hore waan ka xanagey maslax waxaan is dhahay maxuu san ugu galaa gabadha maba nasan marka xigtana waan yabey fadumoo barangi dhigeyso abaayo baranki habaran wax fiican mahan Allaha ku xafdiyo maslax waan kucafiney lkn waad naga xanajisey faduma dhib uma rabno Allaha u kaalmeyo tim faduma haye lkgta ha loosaro faduma uduceya intaas ku kaalmeya
Maansha allah waxaa tahay qof ale ka cabsi badan oo rabta in saaxiibteed gurigeeda ka dumin ee ayada iskeed usoo maqasho Maansha allah faadumo saaxiibka wanaagsan waa sidaan
Faruma baranbur wey iga qoslise handicap ma tahay bey tiri biyo i ken amar buxa bey siise waa in Fatuma mdaxweyne somalia loga dhiga deganata iyo sidey is kaga hubineyso wax kasta Masha Allah Horay u soco abayo Allha kuso celyo carurtada ayago nabad qaba
maasha Allah abaayo fadumo waxatahay qof adag illah ha ku xafido macanto waxan illah kaga baray in carurtada illah ku mideyo yarabi Aamiin waxa kale ka codsana in ad iga tacsiyeyso fowsiyo cali cadow iyo fartun cali cadow inad iga garsisid hadi ad awoodo waxan ku waad nolen sacudi carabiya waan mahad santahay macanto❤❤❤🙏
Naag nool ilahay adi iyo awlada rabi nabad ha iskugu kiin keeno
😂😂😂😂😂😂😂Qof prank lagu sameynayo oo dadka adeegsaneysa faadumo ayaa laga helaa wlhi waa fuuray faadumo love u in badan abaayo🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰.
Oo dadka adeygsaneysa? maxa kawada?😳micnaha
@@quruxleyqalanjo5485 calashaan wiilka ayey biyo u dirsatay sababtoo ah wey haraaday sida ay u doodeysay.
@@SuleeqaquruxChannel 😳😳haaa alla wa runtaa🤣🤣🤣waxadba moda in iyada tahay qofki prankiga sameynayay
@@quruxleyqalanjo5485 😂😂😂😂😂😂Kulahaa candhuufta ayaa igu dhag dhageysee biyo ii keen.
@@quruxleyqalanjo5485
Fadumo waa gabar qalbi fican wlhi mash allh qaf wangsan ayaa tahay muminka adunka ayaa lgu imtixamaa ilmahaga waxaa lagaa qatey waa imanka ka buxo ma tihid hooyo xuun adiga lgu gu imtixamayaa waxaa tahay qof sabar badan ilahey qofka sabarka badan wuu jclyaahey carurtada oo nbad qabo allha ku soo caliyo
Masha Allah walahay Fadumo waa qof is xakamayn sin karta oo caqli badan Ilahay haku xafido adiga iyo awladadaba hana kusoo celiyo adiga iyo inagoo dhan wllo
Kkkkkkkkk mansha Allah aqliga wa waxa lagugu cunay oo ilmahada iyo adiga lidin kala turay wlhi mansha Allah ilahay inta ilahay hakaga ekeyo
MashaaAllh waxathy mamo dhiigle oo aqlileh Allaha kuu barakeeyo aqligaas waa waxay kugu cunene
MashaAllah abaayo Faadumo gabar sharafleh.
Faaduma wlhi waa qof adag waxasn ka maqlijirey hooya deey ayaa i dhah do dhigeed wax dheer waana runteed wlhi waa ska celisey mash allah ilahey ha kuu daayo aqligaga
Masha allah walahy wnka xanaqay inta usocday because faduma ayuu kaqxnajiyey waliba iyada oo dalan marka sxb kan wnkuguqadanay lkn midkle hakusamey. Parnk waa dhib faduma wdka baxsatay we love ❤ 😍 💖 ❣ 💕
Masha allaah faadumo waa qof qalbi wanagaan alle ha barkeeye
Ma sha Allah tabaarakallh Fadumo sharaf waw waw amazing prank.Maslax Wa cajiib . Fadumo walaal Allah ha ku xifdiyo amiin amiin wad dulqad ficantahay . I love you sister ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍 Maslax iyo Fadumo wan idiin salamay keep going brother and sister
Fadumo waa gabar dhiigleh Mashaallah tabarakallah
Iney libaax tahay waa ogaa laakiin maantaan gacan u taagay masha allah
Walahay wan ooyey ano og in u pranki yahay marku u sheegay ku yidhi walal waa pranki waxan qiyaasay Wuxuu ku samyey iyo waxay u haysatay waa ariin haddii ay kugu dhacdo si runa xanun badan run ban moday Faadumo waa qof dulqad badan oo calol aday walahay wan ooyi laha hadaba anan laygu samayn ban ooyey hore u soco xabibti allah ha ku xifdiyo ciyaalka reerka ado ilmahaga lagu siiyey allah ha I kaa tuso 😍😍😍🥰🥰🥰😍🌹❤️🔥✅🙏🏻
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣fadumo Ku jecliyaa ♥️♥️♥️♥️♥️
Kkkkkkk anigoo ogaay prank inaa fiirsanoyo ayaaba xanaaqey Fadumo iga dulqaat badan Masha Allah musqul isii inaa dhaho ayaaba ka dhuuman lahaa haduu qof i dhaho goormee baxeeysaa🤣🤣🤣🤣
Wlhi aqliga iyo kartida weyn aad leedahay aanla cajabay masha allah Allah ku dhowro wll
Mashaa Allah tabarakallah
Ma'sha'Allaah Fadumo Wallahi Qof Aniga Igu dabeecad Ah Ayaad Tahay Kuleelka Aduunka Waala Kar Karaaa Wax Yar Mala Xamili Karo😂😂😂
Mashaa alaah Faduma nag adag 🥰🥰
Maslax Faaduma dhib ma mudna maasha Allaah faaduma dagan Allaha kuxifdiyo
Naag nool iga dheeh , Fadumo buranbur horey usoco !!!!!
Wallhi waligeey prank bilaw ilaa dhamad Somali leedahay madhameysan kan lkn xiiso farabadan buu lahaa 🥳 waaaw very funny very good 👍 congratulations 🎉 Prank waa kusoo baxesaa Fadumo 😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wlh fadumo waa dacad way yabtay
The prank oo run ah kanaa ladhahaa wlhi waa fuurey faadumo inaad daacad tahay ayaan kusii baraney Mashllah allaha idin dhowro waa idin jecel nahay illaahey waxaa heceshahay hakuu fududeeyo the best prank wlhi Mashllah
Mashallah abayo CAY malihid abayo qali sharaf
Faadumo waa dacaad i am sorry sister aniga horta iskaa keey caafii abaayo Illaahay qaayr haa kusiyo adun iyo aqiira baa Allahuma amiin yarabiil calamiin ❤️😍
Habo waxatahay rux wanagsan unafdeda waxee lajeceshahay datga kale lajecel m.a ❤❤❤❤❤💯💯💯💯
Never do that again. For my beautiful sister 😭
Faadumo baraanbur waxey mudantahay sabareys farxad leh moye mamudno inlaa ciilciilo wlhi bilahi talahi faadumo qalbigada alah haku xafido my queen 👸 ♥ ❤ wlhi wan oyaay wllky kaday ariinkas hana uceelin
Mashaalaah abaayo qof degen ayaa tahey dadka qaar waa xanaaqi lahayen ❤️❤️❤️👍❤️❤️
Hhhh deganaashooy xaalqaado in eey dhirbaaxdo lee u dhineeyt
Alaah waxaan ka bar yaa inuu faadumo ubadkeeda usoo celiyo aamiin yaa allaah
🤣🤣🤣🤣 maamo fadumo wlhi wad iga qoslisay maamo karti badan
Masha allaah wllhi waxatahay gabar dhiigle ❤❤❤
Faadumo wlh u made my day waligey prank waqti ma galin kan ka hor naag kulul inaa tahay halkan aa ka ogaday iyo sidaa isu celcelinaysid
Fadumo qof dhiga leh 🥰🥰🥰❤❤
Masha Allah fadumo. dacad batahay horay usoco.
😂😂😂👌👏👏👏👏👌👌 xayi Manshallaha sida ula kurbootay walaasha meel baad oga tala……♥️🌹❤️💕💕💕💕👏👏👏
Mansha allah qof dhiigleh faadumo
Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 allow amuurah noo sahal ❤️
Maasha allh faadumo waa qof fiican walaahi
Kkkkk fadumo dhan wey kulushahay wlhi Sami🥰🥰🥰
Asc Maslax iyo Faadumo pranki suuragal'ah ayaad sameeyseen.
Abaayo Faadumo buraanbur ilmihii kuli maheshey, ilaaheey ilmahaaga oo dhan hakuu'soodaayo.
Fadumo waa Legend kac biyo ii keen aan cabo as walee inaa legend thy allaha ku sharfo please prank waxaa sugi donaa mid family adigo ah yacni caruurtado isku timid aad sameysan waxaan hubaa inee 1m la firsan doono xiisha inla qabo adi iyo carurtada midowey prank family ah isla samenayo mashallh abyo mcn ilaah haku xafido adiga caruurta habo u ahay iyo dumashigey Insha allh ❤️💝🥰🥰🥰🥰
Faadumo ka soo aarso ka yeeli meeyno maslax 🤣🤣🤣
Kan ayaa prank ah
Hore u socoda guuleysta😂😂😂
😂😂😂😂kanaa prank lagaa dhahaa
Masha allaah HBO MCN waa lagu kar kariyay caawa
😂😂😂 Waagaa ku arkaaye waa fiicneed maasha allah faadumo
Wlhi 5 kabadaban ku ceelshaday kkkkkkkk fadumo colmakaso waca
Walahi wuxuu halaa prank cajiib ah oo qiimo badan, thanks Maslax waqtiga aa gelisay.
Fadumo nag kulul aya tahay socialka dagaha kagarac ee ilmahena nogasoqad wallahi. Kaftan waye Allah hanogasoqado inshallah
Oh my Allah,wallhi Waa gaduutay wakarkartay waleewaad fakatay Haldharbixi kugu dhici rabtay ay faacaday , Waa saxiib qaali ah naag kaftanto ma aha iska jira mar danbe hakusamaynin Adiga ay faayoow is ka ilaali cadawgaa badan maslax wuxuu ku Narayan cashar kadig toonoow Waliga soo aqriso adkaar sabaax& nisaa Cadawga Allah kaaxijaabo caruurtaadana Allah soo celiyo ayagoo Nabad qabo& caruurta muslimiinta Aamin yaarabi
Faadumoo mashaa alaah ilahay darti anku jecelahy alaha Ku xafido prank naxdinleh ayu kugu sameye lkn farxadada aad ayaa ujecelahay
❤🧡💛💚💚💋💋💋💋🤲🤲🤲🤲🤲
Mash Allah ilhay hakuxafido fadumo fariid
Marka hore waan ka xanagey maslax waxaan is dhahay maxuu san ugu galaa gabadha maba nasan marka xigtana waan yabey fadumoo barangi dhigeyso abaayo baranki habaran wax fiican mahan Allaha ku xafdiyo maslax waan kucafiney lkn waad naga xanajisey faduma dhib uma rabno Allaha u kaalmeyo tim faduma haye lkgta ha loosaro faduma uduceya intaas ku kaalmeya
Kan woo ku haraadiye wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
M.a.faduma cady qosolka iga dhamady wlhi naag go.anle tahay xafidakillaah
Maansha allah waxaa tahay qof ale ka cabsi badan oo rabta in saaxiibteed gurigeeda ka dumin ee ayada iskeed usoo maqasho Maansha allah faadumo saaxiibka wanaagsan waa sidaan
Kkkk fatima camera baad egeysa sidii qof wax ogna waad u hadli
Waa lisla og yhh
waa team fb walaalkey waan kaa aarsan doonaa is ilaali mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
fadumo wan nacebahy qofka wax u geysto abyo horay u soco
Fadumo waa gabar wanaagsan maansha allah 🥰🥰
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi qosolka iga dhamade qof barank sameynaya o la adeyjisanayo kac biyo is ken wlhi cadi ma ahen
Naag iyo naar allaha nag
Qabto.aamiin
Masha allah walashay wlhi fani aatahay 🤣🤣🤣🤣🤣
walashey mardambe yan la ga xanajin xalkeda allah ayaa of maslax wa karkarisay faduma.
Wcs Masha Allhhh maslx iyo fadumo walsheen Masha alllh haaka nixinin haanka xanjiin fadumo miskinta Kaa daa plzzz 👍👍👍💖💖💖💖
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waa parankigi ugu joreeyay oo.runa
Maslax gabadheena sidaas ha u gelin waad qaldan tahay 😢😢😢
Salaam walaalahey faadumo sharaf waa gob gob dhashay farxadeeda waa farxadeena ilaahoow waa hooyo say u caruur jeceshahay imisa jeer baykusoo celcelisay caruurtii aawey yaa alaah caruurteeda cadawga noogasoo qaad love you faduma.
Wlh faaduma ano kle waaye kar kar caadiya🤣🤣😀😀😀
Walal qali qiima badaney fadumo cadey wa sagotintada quruxey qaali dumarey waxad mujisey walasha inad u qirotey oo saxibtinimadina ay dhab katahey mesha adka jogtid iney tahey mel fog mansha allah dumarka odhan sida okale hanoqdan iyaga xasid isku ah💕🌹🌹👍
Ku soo dhawoow cunooyinka fudud nagu soo biir wall
Mashallah faay cadeey caay malihid 😍
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjjkkkkkkkkk wallahi cadi mahan fadumo qof ad iyo aad uwanagsan ayaatahay abayo maasha Allah
Kkkkkk naada lama tuso faay walahi Islamaha waa isku mid naak lama tuso kkkkkk 😍😍😍😍 qatar waaye saan shooshalka yeesan arkin
Hayaay Fadumay pranks
Waad dagaalantay masha Allah guul iyo barwaqo iskaceli adigoon xanaaqin
Faruma baranbur
wey iga qoslise handicap ma tahay
bey tiri biyo i ken amar buxa bey siise
waa in Fatuma mdaxweyne
somalia loga dhiga deganata iyo sidey is kaga hubineyso wax kasta
Masha Allah
Horay u soco abayo
Allha kuso celyo
carurtada ayago nabad qaba
Masha allh dhiiga kugu jeclahay
Kkkkk waa iga xabaajiseen 😍🤣
gabar daalan soo safar soo gashay sidaan ma aheen inaad samesid waa ka xumahay faduma qalbi fiican ega taaban
Asc fatima walaal qaali please dib haw samayn. Waa sharaf rid waxani.
Sori abaayo fadumo walahi waaa kulullaaty qofku marko nasto ayaa baragi lagusameyaa
Faduma abaayo maceeboobin runtii qof rag ah ayaa tahay midakale wax lacunidleh adigoo lagaxanaajiyay biyo codsatay kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkk waligeey prank saan uma fiir sanin marna waan ka naxay faadumo buraan bur waa hooyo adag qalbigeeda dhaawac xun soo gaaray kumana fiic neen lkn dhib malaha
wlh waan naxay markuu jiri 2 saac kadib inabaxdid waaye😂
Sharaf aya ledahay fadumo huno cay malihid lakin maslax noga ar yah kkkk
Waa gabar dagan Masha allaah ani waaba bixilahaa gurigaas
Geesiyad faduma🌹🌹🌹🌹💕💕💕🌹🇸🇴💕💕🌹🌹🌹🌹
Labo jeeer aan dawadey xiiso walhi waa fani fadumo illahay ilmaheeda u soo celi waan naxay markey tiri waan qalanahay sorry
😃😂😂😂😂
Mashaallah Faduma
Wallaahi waa bashaa iska fani ah ee ka aarso umu salmaan
Alla allow qalbiga u qabowji fadumo
Wlh saan u qoslay ar adigaa sadex tariinaa isdin so racay adi jini maa ku haayo hhh
Prank ayaa ku fiican tahay fadumo quruxey
Waad ka xanaajisay.
Faadumo miskiin waaye💔😭
😂😂😂😂😂WALIGEY PRANKS MA FIIRSAN,LAAKIIN FB,WAA DHAMEYSTEY AAAD AYAANA U QOSLEY,NAAG NOOL GO'AAN LEH IGA DHEH .DAD IS QADARIYA OO KALSOONIDA WALAALTINIMADA DHAB KA TAHAY, AYAA DAGAALA HADANA HESHIIYA FB RUNTII WAA ARIN FIICAN SHAKHSIYADADA DHABTA INAAN ARAGNO.
Waan qos lay habo mcnto waxan xasuustay Allow nada iga hay laguma maqashiinkaro
Masha Allah kkkk💕👍
Asc, qaaliyee waa laga raayey maantay. Maasha’alaah, maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka laah xabiibti waxad tahay qof dhiig leh waxaad m qarsan.
Walahi waalagaa gastey
Ciyo cad ikeenaa ligaa keeney
Asc walaashey Faduma Banaanbur prank no waayo caloosheeda gubeeh please and please. Kadaaye prank no more
Mansha Allaha abaayo 💞💞💞👐👐👍👍👍👍👍🤝🤝🤝