TACSIDA ABWAAN SANGUB & HOBALADA WABERI LONDON 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 июн 2019
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 182

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  5 лет назад +70

    Allaha Unaxariisto Abwaan Sangub Aamiin Yaa Rabi

  • @sabaax6272
    @sabaax6272 5 лет назад +6

    Ilaahay hawnaxariisto anagana noogadaba naxariisto. Saynab cige. Alahayaw qiyaamaha inta nebigu qoraye rabi qaatay kaayeel singabow Aamiin

  • @fahmabile1806
    @fahmabile1806 5 лет назад +1

    Abwaan C/laahi sangub Allaha u naxariisto janadii fardowsana haka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii Ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo.Aamiin.

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 5 лет назад +2

    Allaha u Naxariisto. Abwaankeenii qiimaha badnaa. Allow marti la jecel Yahay Allaha ka dhigo jano fardowsa Allaha geeyo. Allahumaa Aamiin ❤️😭

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 5 лет назад +2

    Allaha u naxariisto hoygiisa allaha ka dhigo janatul firdawsa ”Amiin yaa Allah”

  • @hodanroble5337
    @hodanroble5337 5 лет назад +1

    Alahayoow u naxariiso Amiiiiin ax ax Waxuu ahaa. ODAY soomaaliyeed kii ugu wadaninimo iyo soomaalinimo. Jeclaaa

  • @queennihaal7433
    @queennihaal7433 5 лет назад +4

    Fankii sharafta laha wasii dhimanaya alleha u naxaristo ducada an iskugu dardarno hadad ku faraxsantahay intan oo fanan& abwan inad hal mel wadajo like sar una duceya

  • @newsomali6393
    @newsomali6393 5 лет назад +3

    Alle ha unaxariisto marxuumka janadtul fardowsa ale haka waraabiyo

  • @abdirazak8672
    @abdirazak8672 5 лет назад +11

    Saynab xaji ali baxasan ayaa xanuunsan qof hadlayo maleh markay dhimato ayay soowada yaaci yaahuu balo fanaan ha noqoto

    • @ubeydyarre757
      @ubeydyarre757 5 лет назад

      Haaa wallhi qof qaali ah oo muhiim ah bey ahyd kaalay waaberi ma tacsida bas bey isxasuustan aaway aygii dadka iskgu jeclaa sorry

    • @sulthanoamanii2140
      @sulthanoamanii2140 5 лет назад

      Abdi risaq wllo qof kasto qli ah dadku ma xasuustan lkn malintu dhanty sheeg sheegan

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 лет назад +5

    Allaha u naxariisto Abwan Sangub Janatul fardows Allow ka warabi Amiin amiin Yaa rabi

  • @solfdenmyjock6293
    @solfdenmyjock6293 5 лет назад +4

    AUN abwaanka 😭😭 waa lawada dhiman taas aa been aheen .
    3:35 wlh seenab cige Codkeeda waa cajiib wali da'a iyadoo ah

  • @sabaax6272
    @sabaax6272 5 лет назад +2

    Somalidu waadad xun qofku markuu noolyahayna way eryadaan markuu dhintana waa u qiiroodaan. Fanaaniintu kuma jiraan waadad kakale Ilaahay hana hanuuniyo. Subxanallah

  • @dalmardeeqsimedia1536
    @dalmardeeqsimedia1536 5 лет назад +3

    Saynab cige samir iyo iiman Alle ha ka siiyo ku so gacan qabte wuu kaga duwan yhy abwanada kle

  • @amh7737
    @amh7737 5 лет назад +2

    Malagyda u qeybsami
    Markee hadalka kaa qori
    Kuwa qowlka wacane
    Laqushuuca noqo
    Allahayoow qiyaamaha
    Intuu nabi ku qoray
    Rabii qaato kaayeeel
    Allhayow kuu naxariiso Abwn Singub. Rbi magantisa ahow. Noqo midkii harsado Maalinka uusan har jirin.

  • @amenabeauty
    @amenabeauty 5 лет назад +9

    May Allah rest His In Peace Amiin yaraba 🙏🏼🙏🏼

  • @saabirteli45
    @saabirteli45 5 лет назад +1

    Abwaanka waxaa ahay
    Aabe somaliye oo xureynayay africo oo dhan
    Illahay ha u naxariisto
    Janatul firdowso illahy ha ka warabiyo
    Kitaabkisa midigta illahay ha ka siiyo

  • @hamdihassan5270
    @hamdihassan5270 5 лет назад +3

    Allah unaxiisto qabrig Allah u wasiciyo jana fardooowso Allah ka waraabsho

  • @mohamedsheikhabdow2832
    @mohamedsheikhabdow2832 5 лет назад +1

    Abwaan sangub Naxariis Janno Alle hasiiyo .Runtii aad ayaan u jeclaa suugaantiisa

  • @sunshinegirl8547
    @sunshinegirl8547 5 лет назад +8

    Imisa ayuu asagoo gacan u baahan sariir saaran hortiina yaalay😢😢cawa asaga iyo illaahiis waa is hortageen cid uu wax uga baahan yahayna ma jirto

  • @sabrinas8603
    @sabrinas8603 5 лет назад +1

    Illahow janatul firdos marxumka sangub, aammin ya Rabi 🙏 🙏 🙏 😭😭😭😭

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 5 лет назад +1

    Waa runteed saynab cigge xasuus bay gashay sangub kaalin wayn ayuu kulahaa soo shaacbixideedii heesaha ugu badan ay qaado sangub baa lahaa

  • @ayaanhassan7270
    @ayaanhassan7270 5 лет назад +2

    Qofkasta haduu yiri waa bahay waa sheeko kale allaha u naxariisto abwaanka

  • @cabaasmohamedcabdi7488
    @cabaasmohamedcabdi7488 5 лет назад +2

    allah u naxriisto abwaan soomaliyed mohamed abdulahi sangub

  • @osmanabdi8274
    @osmanabdi8274 5 лет назад +1

    Horta Abwaanka Allah ha u naxariisto. Midda kale hablihii Waaberi laba kala garanbamaayo; okiyaala isu egna waaba xiran yihiin.

    • @deqsanmoha3091
      @deqsanmoha3091 2 года назад

      😅😂

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      @@deqsanmoha3091 kkkkk okiyaala waxa xidhan qamar cabdilahi harawo iyo faynuus sheekh daahir iyo islaan kale oonana garaneyn

    • @deqsanmoha3091
      @deqsanmoha3091 2 года назад

      @@mohamedyare1917 waa khadijo qalanjo hno

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      @@deqsanmoha3091 waan garty midakle saynab cige waa oyday wll heesna waaku dhufatay

    • @deqsanmoha3091
      @deqsanmoha3091 2 года назад

      @@mohamedyare1917 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdirazak8672
    @abdirazak8672 5 лет назад +6

    Qofka markuuu xanunsanayo qof hadlaayo maleh markuu dhinto ayey qaylini any way abwaan sangub ilaahay ha u naxariisto

  • @dagganahmed7857
    @dagganahmed7857 3 года назад

    Allaha unaxariisto abwankeena aad ayan u ilmeyay wlhi waxana kasii ilmeeyay zainap cige aad 😭😭😭 qofwalba inta qofkakale kaaadhawesta ayaad kanaxda marki dhibgaro

  • @teamsharmaboy9932
    @teamsharmaboy9932 5 лет назад +2

    Alaha u naxaristo abwan sangub janatul fardows alaha ka warabiyo

  • @salmojeez2260
    @salmojeez2260 5 лет назад +2

    ilaahay kutaabkiisa gacan ta midig haka siiyo allo janadaada udug ku abaal mari alle yarxamu raaximiin alle haw naxariis to 😢😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @shukriyahmk4958
    @shukriyahmk4958 5 лет назад +3

    Inaa lilah wa inaa ilehi rajacuun alle ha unaxristo

  • @abdirizakic7464
    @abdirizakic7464 5 лет назад +2

    Allaha u naxariisto abwankeena qaliga ah😢

  • @maslahabukar2003
    @maslahabukar2003 5 лет назад +5

    Eebbe Wayne
    how Naxariisto
    Inta uu gatagay neh
    Eebbe Wayne
    haka siiyo Samir io Iiman.!😭😰😭

  • @nafisaali7065
    @nafisaali7065 5 лет назад +1

    Yaa rabi raxamanoow raximoow unaxariiso sangub amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲

  • @farhiyaibrahim552
    @farhiyaibrahim552 5 лет назад +1

    Sax Waa abwaan soomaaliyeed Kuli nafsi daaqatu moed Martida la jecel yahay Allaha Ka dhigo

  • @rahmarunsheeg8469
    @rahmarunsheeg8469 5 лет назад +1

    Inaa lilaahi wa inaa ilaah raajicuun janatu firdowsa al ha geeyo oo haku waariyo.

  • @MoonLight-te8np
    @MoonLight-te8np 5 лет назад +1

    Allaha unaxariisto adeer sangub sakaraadkii wuu dhafey ee suaalaha Allaha ufududeeyo Aamiin

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 5 лет назад

    Allah haunaxariisto adeer singub

  • @haaruunmacalincusmaan9289
    @haaruunmacalincusmaan9289 5 лет назад

    ilaahayoow odayga unaxariiso aamiin

  • @mohamedbehi9520
    @mohamedbehi9520 5 лет назад +3

    Alle haw naxariisto marxuumka abwaan sangub umada soomaaliyyed oo dhan ayuu kabaxay alle jantul fardawsana haka waraabiyo

  • @naciimo83cali91
    @naciimo83cali91 5 лет назад

    Allah unaxaristo abwankeyna

  • @fartunnuuur6729
    @fartunnuuur6729 5 лет назад +1

    Allah unaxaristo

  • @naymaaabdi3832
    @naymaaabdi3832 5 лет назад

    Allaah ha unaxariiso amiiin

  • @abdihilaal4026
    @abdihilaal4026 5 лет назад

    Allah u naxariisto abwanka

  • @ifrahabdihayaan
    @ifrahabdihayaan 5 лет назад

    Rabbi ha unaxariisto abwaan sangub

  • @samiraluulamohamed6971
    @samiraluulamohamed6971 5 лет назад +1

    Alla u naxasiisto amiiiin yaribi🤲🤲

  • @hayathaji6805
    @hayathaji6805 5 лет назад

    allah ha u naxariisto aabihii wadaniyada 😭😭😭

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 5 лет назад

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah5638 5 лет назад

    marka hore allaha u naxriisto waa run somali hal dabeco ledahay qofka marku xanun san yahay malaga war hayo malintu dhinto ayan so taganahay waxa fican inta xanunsan wa in lo duceyaa insha allah

  • @somalimanta8805
    @somalimanta8805 5 лет назад

    Alle ha unaxariisto

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 5 лет назад

    Alaha u Naxariisto Sangub.

  • @zuuzanazuuzuu2633
    @zuuzanazuuzuu2633 5 лет назад +1

    ilah ha naxaristo 1 me

  • @suldanzaki5612
    @suldanzaki5612 5 лет назад +1

    illahey ha u naxariisto

  • @jaabircariif5895
    @jaabircariif5895 5 лет назад

    Ilahey ha u naxaristo

  • @kowtherali7383
    @kowtherali7383 5 лет назад

    ilaahay ha u naxariisto abwaan sangub

  • @ikhlaashonest3904
    @ikhlaashonest3904 5 лет назад +2

    Ilahow kuu naxariiso😭😭😭😭😭😭😭

  • @saqiqa
    @saqiqa 5 лет назад

    Allah ha u naxariisto 😭

  • @berdilacshe2832
    @berdilacshe2832 5 лет назад

    Allah haaa u naxaristo Abo sangub😰

  • @abwaanjeexmaroodiinternati7459
    @abwaanjeexmaroodiinternati7459 5 лет назад

    Allaha unaxariisto abwaan sangub
    Aamiin Aamiin

  • @quruhduumaar227
    @quruhduumaar227 5 лет назад +1

    Ilaxay ha u naxaristo inalillah wa ineileyrajuun

  • @saciidaxalane8044
    @saciidaxalane8044 5 лет назад

    Inaalilaahi wainaailaahi raajicuun allaha unaxariisto fanaankeena qaran naxariistii jano alkaha kawaraabiyo

  • @mariamaria-zh7qo
    @mariamaria-zh7qo 5 лет назад

    Ilaahay ha u naxaresto

  • @fatxiam2592
    @fatxiam2592 5 лет назад

    Yaa rabi naxariistada balaadhan ilahey ugu naxariiso

  • @ifraxmaxamad4196
    @ifraxmaxamad4196 5 лет назад

    Aleh ha unaxariito abwaan sinkub

  • @faafintakhayrka5457
    @faafintakhayrka5457 5 лет назад

    Aamiiiiiiiiiiiiin
    Alle hownaxariisto

  • @saidaalijimaali6218
    @saidaalijimaali6218 5 лет назад

    Alaha u naxariisto aamiin yaa allaah

  • @wiilqaranofficial6620
    @wiilqaranofficial6620 5 лет назад

    Allaha unaxariisto abwaanka

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 5 лет назад

    Ilaah haa uu naxariisto abwaan maxamud cabulahi sangub jaano fardoso ilaah haa geeyo

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 5 лет назад

    Inaa lilaahi waìnaa ilaahay raajucuun Allah u naxariisto aamin yaarabi.

  • @barresaxardiid4416
    @barresaxardiid4416 5 лет назад

    Alleha unaxariisto

  • @9yearslove
    @9yearslove 5 лет назад

    Allaha unaxaristo abwaan sangub

  • @aminationstudios4882
    @aminationstudios4882 5 лет назад

    Alaah haunaxariisto

  • @faatuushaxmed6627
    @faatuushaxmed6627 5 лет назад

    Allow u naxariiso

  • @naleyabdullahi772
    @naleyabdullahi772 5 лет назад

    Alah ha unaxaristo

  • @saynabahmed4861
    @saynabahmed4861 5 лет назад

    Ilahay haa unaxriisto janadii kawarabiyo amiin yaarabi qabriga haa uwasiciyo amiin yaarabi

  • @zubeerabdi84
    @zubeerabdi84 5 лет назад

    Allah unaxaristo😢

  • @raahoosman3014
    @raahoosman3014 5 лет назад

    Janatul fardowsa salkiis alaha kayeelo sigaar ah baan ujecla ruwayadaha uu sameeyey Ilahoow danbigisa iyo Kii waalidkiis dhaaf qabriga alaha u waa siciyo albaabada janada rabiyoow u baqal Aamiin 😭😭

  • @halimosacdiya1309
    @halimosacdiya1309 5 лет назад

    Aamiin Allaha naxariisto sabar iyo iiman Allaha naga wada siiyo dhamaanteen meel walba aan joogno

  • @simansiman4012
    @simansiman4012 5 лет назад

    As all ha u naxariisto maskiin ka

  • @MaryamOsman-cx7te
    @MaryamOsman-cx7te Месяц назад

    Illahaw unaxariiso

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 лет назад

    amiin amiin allaha unaxariisto

  • @SomaliTime
    @SomaliTime 5 лет назад +1

    Allah Yaa Raxma Ameen

  • @shafiehassan1239
    @shafiehassan1239 5 лет назад

    Allaha unaxrsto Abwaan c/lahi

  • @munaabdi6140
    @munaabdi6140 5 лет назад

    Allah yaa raxma

  • @ilhaanmohamedbille6897
    @ilhaanmohamedbille6897 5 лет назад +4

    Ilaahay ha u naxariiisto janatul fardowsa haka qabrigana allaah ha u waasiciyo 😭 😭 😭 😭 😭 😭

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 5 лет назад

    allaha u naxaristo qabrigisana wasac allaha oga dhigo

  • @sawdasabnaa1188
    @sawdasabnaa1188 5 лет назад

    Amiin amiiin alle haw naxariisto abwaan sangub

  • @NatashasarbiNatashasarbi
    @NatashasarbiNatashasarbi 5 лет назад

    allh unaxaristo

  • @nasraabdalaomar5874
    @nasraabdalaomar5874 5 лет назад +1

    😭😭😭😭waan kaxumahay

  • @farhandouh5009
    @farhandouh5009 5 лет назад

    Aamiin yaa Rabbi

  • @aragsanaragsanmohamed7085
    @aragsanaragsanmohamed7085 5 лет назад +2

    ilaahow u naxariiso oo janada Ku irsaaq

  • @nolosha-dhabtaa7533
    @nolosha-dhabtaa7533 5 лет назад

    ala yaa raxma alow u naxariiso abwaankena

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 5 лет назад

    ILAAH raxma marxuunka inaalilh wa inaalaah raajacuun

  • @sacido1721
    @sacido1721 5 лет назад

    Inaa lilaahi wa inaa ilaahey rajacuun jano fardowasa alaha ka waraabiyo

  • @lalalaabdiahmed5057
    @lalalaabdiahmed5057 5 лет назад

    allaha una naxaristo qabrigana ha unuu riyo

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 лет назад

    Amiin ya Rahman

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 5 лет назад

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @ayanqala7862
    @ayanqala7862 5 лет назад

    allah hunaxristo abwan sungub

  • @fakiyoclahi2595
    @fakiyoclahi2595 5 лет назад

    Allaha unaxariiisto amiiin amiiin

  • @kleinemannetje7669
    @kleinemannetje7669 5 лет назад

    Jana fardowso alaha ka waraaboyo

  • @maxamedabdullahi1996
    @maxamedabdullahi1996 5 лет назад

    Alla yaa raxma

  • @riyalubahu5598
    @riyalubahu5598 3 года назад

    Allahuma amin ya allah